Guri iib ah,Xaafada Siigaale, Degmada Hodan, Laamiga dabka 8ad ka ah 2 jidle ah+252610482060WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 05. 2024
  • Guri 🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Hodan
    Cabirkiisa: 20×15
    Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
    Degmada: Hodan
    Xaafada: Siigaale
    Waddadisa: 2 jidle, Laamiga Dabka 8aad ka ah
    Qiimaha: 170,000$ iyo Heshiis
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 4194979, +252610482060(WhatsApp)
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya

Komentáře • 12

  • @immakulate1395
    @immakulate1395 Před 14 dny

    Shaqo fiican ayaad bulshada u haysaa jazaka allah

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 Před měsícem

    Biyaha magaalada oo dhan aagala siigaale

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q Před 2 měsíci +1

    Salaan qaali ah mudane. Ilaahay haku barakeeyo ganacsigaaga. Aamin.
    Xaliye from Garoowe.

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE Před 2 měsíci +4

    Walaalayaalow xaafadaan waa biyo galeen jid loo marana malahan.
    Qiimaha intaas waa qaali.
    105k ilaa 95k Ayuu ku haboon yahay.

  • @silverloola726
    @silverloola726 Před 2 měsíci +1

    Biyaha ayaa galijirey guryaha siigaale. Siigaale ayaan daganaanjirney, waxaanan uga guurney biyaha oo sooglaey gurgii aan laheeyn u dhawaa jidka kasapopular, kamaana fogeeyn makaalmukarama.

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Před měsícem +1

    ISGOOSKA BAKAARO IYO SIGAALE XA ISKA GALEY ISGOOSKA DABKA DHEH EX SHALEEMO HODAN ISKOOL HODAN AND DHAGAX TUUR DHEH SUUQA SIGAALE IYO BAKAARO MA ISKU DHOW U DHIIB SHAQADA NIN KALA YAQAAN MOGADISHU XMR

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 Před 2 měsíci

    Walaal iska sax qoraalka degmada waa Hodan ee Yaaqshiid ma ahan

  • @sahroamohamed2987
    @sahroamohamed2987 Před 2 měsíci

    Boos miyaa mise nus boos 13x13 maxaad ula jeedaa wll

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před měsícem

    Ma nus booskaas ma fursad ah maxa laga wada guryah xamar sidaa loogu qaaliyey

    • @nana60155
      @nana60155 Před měsícem

      Nus boos ma intas oo qol laga dhise kara neh?!

  • @MohamadMusa-mz1pz
    @MohamadMusa-mz1pz Před 2 měsíci

    Xaafadda axmad gurey miyaa?