GURI VILO AH OO RAQIS LAKU DHIISHAY IYO QABKA LAGU DHIISAY GURIGA VIILADA AH

Sdílet
Vložit

Komentáře • 22

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 11 měsíci +3

    Maasha Allaah
    Dadkii
    Idin.Aamina
    Si Qurxoon ugu Adeega.sumcad.iyo kalsooni.iyo macaamiil ayaad ka dhaxleysaane
    Aad iyo aad. engineer Sokorow.iyo teamka lii live media Mahadsanidiin

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Před 11 měsíci

    Eng sokoroow caadi maaha waa nin tegey oo Tallaabsadey shaqadiisu wacan tahay 👌👌👌👋

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před 11 měsíci

    Masha allah.

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210 Před 11 měsíci

    Ameen wad mahadsan tehiin

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 Před 10 měsíci

    Maasha Allah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 11 měsíci

    Masha alaah waa igineer daacad ah😂❤🇸🇴

  • @CabdijaliilMuse-ju4rt
    @CabdijaliilMuse-ju4rt Před 11 měsíci

    😂😂😂
    Eng Sakoroow masha allah

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 11 měsíci

    Masha Allah. Meeqa ayaa lagu dhisey?

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 Před 3 měsíci

    😂mr sokor

  • @My.madka.27
    @My.madka.27 Před 11 měsíci +1

    yaawaaye filidiis kan fillo kulahaa
    qofkaa fiilo kaseeynin u sheega waxaas

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 Před 3 měsíci

    Or Qooor, 9f xamar,mogshu

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 Před 11 měsíci

    Qoladada hismaha ee carasbaleey company ayaa ka dhisma qurxoon

  • @rahmaali8852
    @rahmaali8852 Před 11 měsíci

    Mutuneelka ma fiicna

  • @mohab7457
    @mohab7457 Před 11 měsíci

    2800 ma lagudhisay mise 28kun ayu kawada

  • @aminawahab4168
    @aminawahab4168 Před 11 měsíci

    Boosa banan danile meqomar

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Před 11 měsíci

      afar qooble Lee Deyniile dagee yaa la dagaayo hee

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 Před 11 měsíci

    Fuulxumo iga dheh,Adeer injineer ma tihid ee dadka been ha sheegin.Fuundinimo aan ka duqoobay dheh.saanaa

    • @user-ye5wm7cq8z
      @user-ye5wm7cq8z Před 11 měsíci

      Adi maxaa taqnaa

    • @halimaali431
      @halimaali431 Před 11 měsíci

      Asc ma ahan in dadka qalbiga laga jebiyo waxa la dhah horey u soco eng waa dadalay.

    • @mohab7457
      @mohab7457 Před 11 měsíci

      ​@@halimaali431 sax runti personal attack .maficno

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 Před 11 měsíci

    Raali ahaada kaas guri mahan

    • @y.a1903
      @y.a1903 Před 11 měsíci

      $2800 guri ah ??? Aad ka ugu fiican yhy