ADIGON DAREEMIN AYAAD TAAJIR KUNOQONEEYSAA DHULKAN HADII AAD MAAL GASHATO NOQO TAAJIR HANOQON DAYAC

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 04. 2024

Komentáře • 11

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q Před 2 měsíci +3

    Maasha allah, ilaahay haku guulaysiiyo adigana, hano kuu barakeeyo shaqadaada iyo noloshaaada. Aamin.
    Xaliye from Garoowe

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo Před 2 měsíci +3

    Masha Allah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před 2 měsíci +2

    Masha allah waa raqiis waana jaanis.

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 Před 2 měsíci +3

    Alxamdulillah nicmadaas Allah na siiyey.

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq Před měsícem

    Maamsha Allah beautiful

  • @fareehafarah
    @fareehafarah Před 2 měsíci +3

    JAZAAKI ALLAH KHEIRAN

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 2 měsíci +2

    Mahadsanid

  • @user-gz4yh8mm8v
    @user-gz4yh8mm8v Před měsícem

    1,300 dollars booskii maansha Allah

  • @halimah2896
    @halimah2896 Před 2 měsíci +1

    Dhulkaan iyo goofahaan Quruxda badan dadba dhaxal uleeh oo walidkood uga tagey maquul qiimaha u lee yahay iney shiliman dhafsadeen 😢

  • @user-uz2rb5zx5y
    @user-uz2rb5zx5y Před 2 měsíci +2

    Ilaahow nabad noogu dar oo umada somaliyeed aqligoodii usoo celli, wadan sikasta oo uu qurux badan yahay haduusan daganayn oo nabad ahayn waxba mahan,

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Před 2 měsíci +3

    Ajmaleey goofaf saan u raqiisan oo maskiin ukaalmees ah maa nooga soo raadisid dhinaca qorax udhaca ee daarusalaam ama hadaa sikale kuu dhaho degmada dayniile goofafkeeda fadlan aad dhinacaas ee nookeen boosas raqiisan oo goofyadeeda weli wadada loo falin oo aad u raqiisan