GURIGA UGU QURUXDA BADAN XAAFADA MASALAHA HARGEISA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 11. 2023

Komentáře • 39

  • @CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz
    @CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz Před 3 měsíci +2

    Msha Allah ninka guriga leh Allah haw barakeeyo lkn waxan dadka xasuusinayaa kuwani guryaheenii mahee aan guryaha aakhiro hagaajisano

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 3 měsíci +1

    Mashalla Allah 👍

  • @ZainaB-ve5gp
    @ZainaB-ve5gp Před 7 měsíci +3

    MashaAllah MashaAllah

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 7 měsíci +3

    masha allah hargaysaay ha dheeliyin

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Před 7 měsíci +2

    Allahuma barik.

  • @user-hr1nj7gk7r
    @user-hr1nj7gk7r Před 6 měsíci +1

    Maasha Allaah tabaaraka raxman ilaahay hakuu barakeeyo

  • @asmaawnur844
    @asmaawnur844 Před 7 měsíci +1

    MaanshaaAlaah qurux weeyaan ilaahay ha kuu barakeeyo walaal ❤❤❤❤🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 6 měsíci +1

    haba ladabaashe gurigu biyo maleeyahayi ninka lena waxaan leeyahayi Allah ha kuu barakeeyo

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 7 měsíci +1

    Masha allllah reer hargaysa nooolaaaada waaqurux❤

  • @abdidhamal8835
    @abdidhamal8835 Před 3 měsíci

    Mansho Allah

  • @AhmedNur-mr2tg
    @AhmedNur-mr2tg Před 2 měsíci

    Aad Ayuu Ok

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 7 měsíci +1

    Masha alllah ilaahow ubarakeee❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 7 měsíci

    Masha Allah

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 7 měsíci

    Maansha alaah yoonis lawaayay

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 7 měsíci

    Mansha Allah

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 7 měsíci +2

    50 000 dollars

  • @aishamawlid4702
    @aishamawlid4702 Před 7 měsíci +1

    Maan shalah ❤❤❤😂

  • @faizam523
    @faizam523 Před 7 měsíci

    Guryaha dhir ku beera walaal, dhirtu waa qurux iyo caafimaad intaba, leydhna wey u keentaa guriga iyo qurux intaba. Beer baad noo sheegtey ee dhankee bey ku taal walaal midh beera maan arag?

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 Před 7 měsíci

    Niyaw mulkiilaha gurigu ma nin maajid la odhan jiray oo garoonka saylada hargrysa kubada ku ciyaari joraybaa

  • @suadgellemuhumed5166
    @suadgellemuhumed5166 Před 4 měsíci

    Dhirta ku beera gur yaha

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 Před 7 měsíci +1

    Mansha Allah very nice, waa horumarkaa waxa laynagula dagaalamayaa ee jealous huwan ka tahay.

    • @june6206
      @june6206 Před 7 měsíci

      Harti adaa duulan ku ah horumarka bal ku qanacoo harti dhulkooda u daya idinma daba socdan dhulkina ma raban marka ya nolasha u ogala layn harti inay hurumar gadhay oy xoroowday ssc na ka xun soomali markhatey ka tahay cida waxba cid kale u ogalayn imansada dhulkina jooga umada aman siiya wa haday iiman jiro😂

    • @Iftiin501
      @Iftiin501 Před 7 měsíci +1

      @@june6206 harti maxaa ka soo jira somaliland dhulbahante nabad buu ku noolaada intaydaan duulaanka ku soo qaadin dad bay wax la qayb sadeen, oo wax wada yeesheen, sida aad amxaarka iyo bidoodka kiiniya wax ula qaybsatay,

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 7 měsíci

    Soller ma leyahay iyo biyo kuluu

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před 7 měsíci

    Biyo ma soo gaaraan

  • @rooda-vk3zu
    @rooda-vk3zu Před 7 měsíci

    Qurux kulha makana qurux bdn

    • @user-fb7or3ej2g
      @user-fb7or3ej2g Před 7 měsíci

      Huuno MashaAllaah dheh. Nin baa dhistay.

    • @rooda-vk3zu
      @rooda-vk3zu Před 7 měsíci

      @@user-fb7or3ej2g mxn msha allh dhaha wax qurux bdn umaba jeede 😂

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 7 měsíci

    Injineerka magacii yonisow

  • @NasirAhmed-mg2zb
    @NasirAhmed-mg2zb Před 7 měsíci

    Adigu marba guri ayaad soo dubaysa qiimahana ma sheegaysid telefonkana ma qabanaysid sxb maxaa kaa khaldan nagada ciyaarta

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Před 7 měsíci

      Walal la hadal taleenkan +252634080288 war dhamaystiran ayaad ka helaysaa inshallah. Ka raali noqo wixii hore.

    • @NasirAhmed-mg2zb
      @NasirAhmed-mg2zb Před 7 měsíci

      @@hargeisavlogs haye waayay wall isha allah

  • @cigalcali8546
    @cigalcali8546 Před 7 měsíci

    Dhulbahaante baa laa warekii dooni 😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 7 měsíci +1

      Adeerkaa Afwaynaa la wareegi kari waayay oo Afrika ciidanka ugu quwada wayn haystay macdalaa faraajiin

    • @cigalcali8546
      @cigalcali8546 Před 7 měsíci

      @@user-sz7sn2rv9r wakhtiikaa baa kuu jawabi dooni 😉

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Před 7 měsíci

      ​@@user-sz7sn2rv9ruu sheeg dadkan jahiliinta barorwiishta

    • @shukriahussein1146
      @shukriahussein1146 Před 7 měsíci

      ​@@user-sz7sn2rv9r😂😂 u sheeg inader 😂😂

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem

      Yaaaahuuuu faqash sowta jabtay😂😂😂😂😂😂😂😂