SUUQA JUUNGAL EE DEGMADA YAAQSHIID VLOG QURUX BADAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2024

Komentáře • 47

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Před 2 lety +2

    Gabadhan khayr ilaahay ha siiyo waxyaabo badan ayay soo xasuusisay dadka Mar hore wadankii ugu danbeeysay. Guulayso ayaan leenahay

  • @teamfoofane2716
    @teamfoofane2716 Před 2 lety +3

    Asc abaayo mcn waa mahadsantahay xaafadeena ayaa noosoo duubtay jazakumulaahu kheer indhahaa ku nuursanaa maadama mar hore noogu danbeesay keep going Abaayo lakiin waxaan kaa codsan lahaa inaa noo soo duubto marlabaad wadaada ceemiska dhabRkiisa xaafada ah timo jilac iyo agaas love you ❤️❤️❤️

  • @sakariamohamed3536
    @sakariamohamed3536 Před 2 lety +2

    Abayo loogo sameyso dadka qar video gaaga weyqadan marka loogo usameyso thans sister

  • @akmchannel125
    @akmchannel125 Před 2 lety +1

    mashaa allah jungal mel lo xiso waa tahay mar dhaw burka jung
    al ayaan ka soo jesa rabaa insha allah

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 Před 2 lety +2

    🙏Kaaga darane geedkaan dhaqsuu ku baxaa maansha alaah ilaahay baa nasiiyay anaga 4geed ayuu lahaa guri geena lkn markii ladhisay ayaa laga jaray ganjeelka banaankiisa lagu abuuray hada inuu baxay iyo inkale ma ogi☑️

  • @ilmiali2851
    @ilmiali2851 Před 2 lety +3

    Masha Allah Ajmal Chanel Mahadsanid magaalada si quruxbadan ayaad noogu soo duubtaa maantey xusuus fiican ayaad nagalisey xaafada juungal 10 sano kahor ayaa iigu danbeysey Hadii aad awoodo wadada ceymiska dhababka ka marto dhinaca juungal noo soo duub mahadsanid

  • @mubarakhajiyusuf942
    @mubarakhajiyusuf942 Před 2 lety +1

    Mashallah gabar wadaniyad ah oo diin ka muuqato allah yabarik fii

  • @ibraomar461
    @ibraomar461 Před 2 lety +1

    Wllhi wll qali wdnka waxa laga dhisay kaliya halka ay madaxda Mari lahayd halkii ay dadweynuhu lahaayen weli wxba lagama qaban canshuur na WA laga qaadaa hdii canshuurtooda un la uruurin lahaa 4sano xaafadaha Aya laami Loo saari lhaa lkn wxyaabaha qaar waa ciil sidan in wax laga badalo ayan ad u jclan lhaa waa xaafadaha laami la saaraa baalalkana lagu xidhaa guryaha xitaa hdii ay doonan jiingado un ha iska ahaaden qof kasta waa tabartiisa un

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 lety +1

    Masha Allah yaaqshid xafadeydi

  • @libanabdi1634
    @libanabdi1634 Před 2 lety +1

    Masha allah xaafadeydi hore wlhi xasuus

  • @xalimosacdiyo2577
    @xalimosacdiyo2577 Před 2 lety +1

    Mashaalah abayo adayaan kugumahad alinayaa ilah kasukow

  • @Yaskaofficial
    @Yaskaofficial Před 2 lety +1

    Masha allh abayadiis hormar wacan

  • @hayatali1752
    @hayatali1752 Před 2 lety +1

    Masha Allah wlhi xaafadan waajaclaaday insha Allah waxan rajeyna inan dhul kagato tolow dhulkiisa meeqa lagada

  • @hayatali1752
    @hayatali1752 Před 2 lety +1

    Masha Allah wlhi xaafada jungal waaka helay insha Allah waxan rajeyna inan dhulkagato meqalagada tolow dhulkiisa

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 Před 2 lety +2

    geedaha degmada yaaqshid ka baxo waxaa ugu badan geed hindi iyo geed talaal.!!

  • @yassinegal1050
    @yassinegal1050 Před 2 lety

    Alaah ya cisak ukhtii Sacdiya salaan sare

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157 Před 2 lety +1

    masha allah abyo keep going

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Před 2 lety +1

    maansha alaah beautiful city

  • @Syfyany
    @Syfyany Před 2 lety +3

    Muqdisho waxay u baahan tahay maamul maxalli ah oo ku daryeela nadaafadda iyo waddooyinka laamiga ah

  • @Cali_xaaji
    @Cali_xaaji Před 10 měsíci

    Mashallah xaafadeydi aan ku koray juungal walow aagii aa ka dagnaay aan ka arkin masaajidka al-aqsa udhawaay

    • @leilaomar5706
      @leilaomar5706 Před 4 měsíci

      Dugsiga macalin bare miyaa dhigan jirtay

  • @jabiin
    @jabiin Před 2 lety +1

    Masha Allah abayo waad abayo

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Před 2 lety

    Mashalaah aad iyo aad malaga daalayo clipyada aad so geliso Cadey ajar alaah ku siiyo

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @sabirahmed4852
    @sabirahmed4852 Před 2 lety +1

    Walaal waxan rabnaa inaat natusto wadada kabaxeyso saldhiga yaaqshiid ila iyo hotel lafweyn ila iyo masjidka Brazil jid cadaha, mahadsanid

  • @bintimaxamuudmaxamuud8243

    Masha allah

  • @buraaletaajirweyd486
    @buraaletaajirweyd486 Před rokem

    Xaafadda oo goofaf ah ayaa waxaa ku yiil Jungle Night Club oo dhallinyaradu ku cawayn jirtay. Gabarta aad jeceshahayna casho ka soo siin jirtay. Waxaa kaloo loo yaqaan Waaxda Kacaanka ama Zona 4.

  • @shukranjidan6974
    @shukranjidan6974 Před 2 lety +1

    Sacdiyo wadmadsantay halkelagala soxarira

  • @user-jn4iq1qm9m
    @user-jn4iq1qm9m Před 4 měsíci

    masha ani kulate haba Egypt aa ghoga😢😢

  • @SamiiromukhtaarSamiiromu-jr2vo

    Xaafadayda ahaa he meeshan😊😊

  • @shukriabdi4345
    @shukriabdi4345 Před 2 lety

    Waanku farxay juungal waaxa fadeydi suqa dhaxgasho ahed ala maxan cajin kasoshidey plz qeybaheda kale nogu solar gurigeni jeclanlaha iyo dariski inan inta ka arko maalin mahad sanid abayo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @osmanadan4966
    @osmanadan4966 Před 2 lety

    I'm from juulgal.waxan dagana.suuqa.balka

  • @mogpaziyaad
    @mogpaziyaad Před 2 lety

    masha Allah abaaayo xafadan anaa kudhashe walibo luuqan aad kabilowdeh video magaca aad ku sheegeyseh ma aha hadan kusaxo waxa ladhaha Al aqsa waana ku mahad santahe muuqalka naga tusiseh xafadena oo waay hore noku danbeyseh

  • @hiboyusuf8920
    @hiboyusuf8920 Před 2 lety

    Galmudug xafadeya aan ka sugryna wllo

  • @momu3246
    @momu3246 Před rokem

    ORIGINAL REER JUUNGAAL DAHIR BUUF,AXMED DAHIR, XAMIID, CABDI GANEY, LIBAAX , MAHAD GAACMEEY, CABDULQAADIR COON, GEEDKA JAARTA,

  • @mx112e6
    @mx112e6 Před 2 lety +1

    Taasi waxay daliil utahay dadka xaafada dagan iney so golooti yihiin oo magaca xaafada ay iyagu iska dhaxlayn

  • @codkaislaamka9761
    @codkaislaamka9761 Před 2 lety +1

    Masha allah aad ba u mahadsantahay masaajidka turkiga ee jungal so duub hadey suurtagal tahay wlshey mhdsanid

  • @deeqmohamed3811
    @deeqmohamed3811 Před 2 lety +1

    masha allah wllo

  • @kiprich920
    @kiprich920 Před 2 lety

    Hhhhh

  • @deeqmohamed3811
    @deeqmohamed3811 Před 2 lety

    dagmo wali adan booqon a jidhaa