Munira Mourad Iyo Mohmed Buskut Oo Jawabta runtii waa la kala tagay oo arkay guur badan oo gabdho ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2024

Komentáře • 16

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 22 dny +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 22 dny +3

    Muniira guul sida ba so maray cid ii haysa hal maalin ma jirin galaa iihayn jirtay anigu abayaal jecel caruurtoda habeen ku saxinaya ayaad haysata isu keenso hore u soco xanaaq ma jiro iiska ilaali xanaaq calaf hadu dhamaado qabiil ma jiro raali noqo habo hadaan farsis joogi lahaa waan ku cawini lahaa muslim mulim ma waayo ducaan idin hayn inta sidada o kale ah

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 Před 22 dny +1

    Horeey u soco

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann Před 22 dny +2

    I love you ruun haa modin wanage ogow wallahi ninkagii baalagu khatay nagahani waay ka walin

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 Před 22 dny

    👍👍👍👍👍

  • @farahj2244
    @farahj2244 Před 22 dny

    Qurux hore u soco dib ha eegin guulaha wad❤❤❤❤❤

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 Před 22 dny +1

    👍👍

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 Před 22 dny

    ❤❤

  • @YasserAbdoulrahman
    @YasserAbdoulrahman Před 22 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @user-cf6qb3vy5h
    @user-cf6qb3vy5h Před 22 dny

    Muniraan maqleyne filsantune waxay

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r Před 22 dny

    Coontaan afkaa kalaheysaaa intaabey doneysaay ceeb caleyk iney youtubka kukalkiicsatooy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 22 dny

    MAXAMED WAA MAGAC FIICAN OO ALLAAH BIXIYEY UGUNA QIIMO BADAN MAGACYADA ADUUNKA NABIGEENA MAXAMED SCW BAA MAGACAAS LA YIRAAH DA WAA XUN YAHAY HA DHIHIN MAGACAAS HANI KA FIIRSO

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před 22 dny

    Ma ninkii iyadoo uur leh soo dhigey dibada bay unaxaysaa weli way jeceshahay 😂23::00 isfahankaa xumaaday bay tiri 😂 dantaada ka hadal dee? Waa maxay dantaada muniiraay? Haddaadan caawimaad rabin?

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před 22 dny

    Naagahan waa gidaafadihi gaaladu jabuuti kula tuman jirtay ee xaaranta lagu wada garciyay. Xaramiyiin

    • @hiboali4523
      @hiboali4523 Před 22 dny +1

      Markad cayayso daldhan gabdhohoda miyad khaldanayn wllo waxn ku waydiyay marki sida lagu sameynayay gabdhaha adiga garsore miyad uu ahaayd

  • @jawahirmohammed3619
    @jawahirmohammed3619 Před 22 dny

    Masillled 🇨🇦🇨🇦🇸🇴🤲🤲🤲🤲👍