Isagoo Live Ku Jira Ayaa ABGAAL Soo Weerareen - PILOT-KA QARANKA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Isagoo Live Ku Jira Ayaa ABGAAL Soo Weerareen - WARIYAHA QARANKA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 191

  • @HHi-z3n
    @HHi-z3n Před měsícem +14

    Abgaal dad mahan wlhi 😢

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před měsícem +1

      abgaal guska fuq nacalad yahee cuqdada dilatay qabiil dhan buraash xaar leh ha marin

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 Před měsícem +2

      ​​@@user-de6lm4wn9c runta ma diide ano abgaal a kuleh dad maha firi marke arkeen in la caawinayo ay so wacayaan awalna telka ku dhagaysan jireen

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před měsícem

      Faarax sendiko Buu ku jufa yhy

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Před měsícem +4

    Wan ooyay😢 walala yaalow tiktok ma galee see u cawiyaa😢Somalia ogadaa qabiil inuu waxtaren qaranimo na deeqdo❤

    • @cadaaladaxoogleh408
      @cadaaladaxoogleh408 Před měsícem

      Walaakey hada caawineyso ilaahey kheyr ha ku siiyo Telefonica qoro ka caawi asaga la hadal weydii magaca telka ku qoran magacaas sadexan ugu dir iyi telkaas thank you

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před měsícem +4

    Tolbelay qabiil an meel iskadhegno,dahir calasow somalinimada ha nagu weynato 🎉🎉🎉🎉🎉dahir horay u soco qabiilna joje 🎉🎉🎉🎉

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +7

    WA RUN HADU WALAL LEYAHEY MAHAAN MA IMAN LAHEYN😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️🇸🇴

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e Před měsícem +2

    Daahir hooda badanoow waxaa tahay halyeey dhab ah ❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +6

    WA WARIYE QARAN❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před měsícem +1

    Dahir Alasow waa Libaax...sidaa uma shaqaynoo yiri! Nin wax badan og. Salaama.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem +3

    Ninkani wa somali xalal ah e ha la cawiyo

  • @user-rt1qb9ob9d
    @user-rt1qb9ob9d Před měsícem +5

    Ilaaahiiiw.maxkamada.daàhir.calasow.unaxariiso

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +6

    AABE DAHIR DAHAB IYO TIMKA SADAQO MAHADSANIDIIN SADAQADA ALLAHA IDIN KUGU BEDELO CAFIMAAD CIMRI DHEER HORUMAR IDINKA IYO FAMILKIINA AMIIN AMIIN YA RABI

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před měsícem +3

    Cabdulaahi yare waa baari waa wax abti loo noqdo Maashaalaah

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před měsícem +1

    Dahiroow qabiil naga daaya qabiil haduu wax tarayo ninkan cawada ha lagu firiyo asa hadana lala dagalamayo somali naga badan ❤❤

  • @aminaohassan1893
    @aminaohassan1893 Před měsícem +1

    Maasha Allah Tabaaraka Allah somalinimo ayaan wax ku nahay Allah subxaana wa tacaalaa quluubteena ha mideeyo Amiin Amiin Amiin ya Allah.

  • @user-re2iv3pz6b
    @user-re2iv3pz6b Před měsícem +1

    daahir calasoow waxaa laguu dooranaayaa madaxweeynaha soomaaliya insha allaah guuleeyso wiligaa cimri dheer iyo caafimaad

  • @nafisohussen857
    @nafisohussen857 Před měsícem +4

    Allaha cafiyo walaahi qof aan daruuf haynin kamirada ma soo istagi laheyn. Somaliyey ku quusta qabiil aa ku walateen inuu waxba nii tareenin lugtiisa Allah u cafiyo waa wax laga xumaado dhibaatada heesato in lugtiisa inaas oo bir ay ku jirto 😢😢😢dhibka waa ka baxee insha Allah

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 Před měsícem +4

    daahir calasow waxaad tahay nin masuul ah horey usoco yeysan ku niyad jabinin waligaa caay kuguma karaane allow yeysan ku cowrin maasha allaah

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah Před měsícem

      AAAAAAAAAAAAAAAMMMMMMMMMMMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIINNNNNNNNNN🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hodhare961
    @hodhare961 Před měsícem +3

    Soomaaliyeey qabiil wax ma taro aan iska dhaafno dowlad aan dhisano

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před měsícem +2

    Maalinta qiyaamo waa la weydiinaa walahiis iyo gabadha uu dhalay siday u dayaceen
    Mide kale marka hore may wax taraan markay soo weeraraayaan qabyaalad darteed

  • @Yasmin-o2k
    @Yasmin-o2k Před měsícem +2

    Walahi Dahirow waxaan kuqiray inadtahay ninraged allah nokaxafido bro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warsamemohamud841
    @warsamemohamud841 Před měsícem +2

    Daahirog weligaa guuleeyso wallaal magaca kor ayaad u qaaday thanks

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před měsícem +3

    Soomaaliyey qabiil waa kaa 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před měsícem +2

    Abgaal gaajo
    Miyeey noqdeen allah baan igurarin caruurtooda marbaan sigtay😂😢

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 Před měsícem +2

    Daahi row walaahi waaruntaa wax maheestaan duuliyuhuna waalamid oo waa lamid

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +10

    YA SOMALIYAHEY AYA KUGU FILAN❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Před měsícem +1

    Maashallaah daahir nolosha farxad iyo caafimaad kudhameyso

  • @dahaboadan6555
    @dahaboadan6555 Před měsícem +4

    Illahey ha siiyo irsaaq aan cid laga tuugin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    MASHA ALLAH MASLAXO CADEY WA RUNTEED AABE DAHIR WUXU U QALMA MADAXWEYNAHA SOMALIA❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HHi-z3n
    @HHi-z3n Před měsícem +3

    Abgaal dad mahan wlhi

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před měsícem +1

      Ha dhaaran ILLAAHEY ka cabso yeysan dhaarta ku qaban !!!
      Annigoo Abgaal ah ayaa dad aan waxba isu aheyn oon isku qabiil aheyn, deris aheyn & kuwa aanan aqoon u laheyn baan caawinaa !!!

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před měsícem +2

    Asc dahir barnamijaka aad wado waanu kugu ducanaa
    Maasha allah qabrigaagii
    Waad nadiifsaty hore usco

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    QOF IYO WOOD HALA GALO HALO WOODO AABAHAN IYO AABE DAHIR❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před měsícem +2

    Allah ha ku caafiiyo Aamiin

  • @ramla8285
    @ramla8285 Před měsícem +2

    Maxkamada ha guleysato❤

  • @degan4
    @degan4 Před měsícem +1

    Hadhoow baa la leeyahay Abgaal baa xoolo cunay😮😮😮😮

  • @Umunasiib-yb6yq
    @Umunasiib-yb6yq Před měsícem +2

    Walhi qofka qof dhibatesan cawiyo illaha cawinayo

  • @dahirahmed9268
    @dahirahmed9268 Před měsícem +1

    Dahir sxb iga raali noqo wlhi Oday soomaaliyeed waa tahay

  • @najma8198
    @najma8198 Před měsícem +2

    Aqir sabka laku jira gabar dhalaya iyo walis waxa u qaban waaye nin dufle as ka dabiyo ninka maskiin la weeraya baal u dirio labo libaax qolka ka xunaya abgaal la cawin duli abgaal isku ficaan daadkan waxa u qabtin

  • @HHi-z3n
    @HHi-z3n Před měsícem +3

    Abgaal dad mahan wlhi😢

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před měsícem +1

      dabada xiro xaraami baa tahay abgaal ku waashay

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před měsícem

    Abgaal Hassan dhiiqo ayaa tusaale nogu fiilan gaajo iyo tuugnimo iyo qabyaalad waa dhameeyey lakiin hala caawiyo nin waa masaakiin. waa foowdo Hawiye.

  • @aadanaamin7022
    @aadanaamin7022 Před měsícem +2

    Daahir calasow nolow soomaalidamiirleh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +3

    WA IN DEG DEG LO GEYO OSPEDAAL SABABTO EH WA QATAR HADEY KU MIRIRAAN

  • @maryamdheerey998
    @maryamdheerey998 Před měsícem +4

    ASC dahira calasowa waxan raba inada icawiso waxan haoyo SOOMAALI OO BAHAN haaya

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem +1

    Sadax kun Hadi kasiyo xata sow Uma bahna ban iyo wuxu kusi Mel garo

  • @fartuunlaki6617
    @fartuunlaki6617 Před měsícem +2

    Hah ilahey janada haku geeyo daahir

  • @Salmaan_omar12
    @Salmaan_omar12 Před měsícem +1

    daahir nolaaw wall❤

  • @hodhare961
    @hodhare961 Před měsícem +1

    Daahir dahabow dowlo noo noqo. Yaan ninkaa qabiil lagu halayn!

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem +1

    Bravo bravo pig POS gesi calasow sasa laga raba dulmi hatagerin weliga cawi walalka

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 Před měsícem +2

    Allaha caafiyo

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 Před měsícem +1

    Pilotka Hooyadiis ayaa korsatay ayaan u malynaa laakiin Abaha waa dhibane ee hala gargaaro .

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před měsícem +4

    Qabiil wuxu taraayo maleh, Ninkaan waa ogyahay qabiil waa diiday Somalinimo ayaa ku filan

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 Před měsícem +1

    Walaahi qabiil wax mataro ee somalinimo lee waxtarayso ee somalidu ha isku gurmato

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem +2

    dahirna saqada waxa ka xumanaya inu qolo ceebaysto saqdaqda qolo malaha dadka isma wada oga manta qof walaba oo qabiilkaga dhibtiisa ma ogid mana ogaan kartid marka meesha reeraha ha laga daayo qofka ilahay dartiis ha loo cawiyo

  • @asmajama4882
    @asmajama4882 Před měsícem +2

    Adeer Alle dhibka haka saaro waan ka xumahay :(

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před měsícem +1

    Alaahu akbar walaahi waan ooyey ala ciil badanaa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před měsícem +1

    C/LAHI AFAARIHIISA WAAD GASHAY YAA WIILKIISA WAC KU DHAHAY SOMALI WEYN MIYAASE KA XIGTAA C/HI WUU KU QALDAN YAHAY INUU FAMILKIISA IYO AFAARIHIISA YAA U WAKIISHAY INUU GOONI U GALO

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 Před měsícem +3

    Abgaal dad ma aha balaayo doqonimo badan uf somali aa ku caawinaysa waxba ugama baahin abgaal iyo macaa xasan shiikhoodaba

    • @sofieguleed2447
      @sofieguleed2447 Před měsícem

      QABIIL DHAN MA CAAYI KARTID, dadkana doqonimo kuma tilmaami kartid,aqlaaqda waa muhiim,

  • @ABDIRAHMAN205
    @ABDIRAHMAN205 Před měsícem +2

    Wllo cidnaa umad bahateen wllo laxadkagii ayaa ka dhantalmay anigu wllo waxba kuguma tari karayee wllo anigu ku soo ducaynayaa ilahayna waxan kaga baryeyab wllo in ilahay. Laxaadkagiii kusoo celiyo cafimad degdegana ku siyo .

  • @shukriadan9767
    @shukriadan9767 Před měsícem +2

    Asc dahir calasow walal maxkamdada wan kutaxanahay
    Wan wax lodirana maqano

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 Před měsícem +1

    Qabiil soomaali weyn ka fiican

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před měsícem

    Dahir somali u mideyay allah cimdher siyoo dahir madaxweyne a udoranoo somaliyye soamli qof dahir cml u naxris badan aye rabta ma rabto calol marid iyo caloshis ushaqeste

  • @dahirahmed9268
    @dahirahmed9268 Před měsícem +1

    Daaaaahir alasoow viva

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 Před měsícem +2

    Subxanallaha

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 Před měsícem

    Wiil pilot ah haduu dhalay isagaaba aabihiis ku filan dadkii ma caasi waalidayn bay noqdeen

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +2

    HAWIYOOW QALBIGA HANA JABININEE SO BARTA DOWLAD NIMADA CAALAMKU WEY KUFAANAN HALYEYADOODA E

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +2

    LUGTÀN EXFESHIN QAADAY AX AX AX
    MAWAXAASA AH DOWLAD 😢😢😢😢

  • @SaciidC.qaadir
    @SaciidC.qaadir Před měsícem +1

    daahir calasoow wnku salamy mas uu sre

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 Před měsícem +2

    Maskiin wadanka ayuu u soo shaqeeyay wuu dhaawacmay wax ha loo qabto soomaali wayn qabiil haduu wax u qabanaayo wuu dhex joogaa

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Před měsícem

    Waa ka xumahay wlh qof dhiban hadana la weerarayo cajiib ilaahey ha caafiyo aabe simaliyeed wasye wadabka y shaqeeye asago kale waxay aheed diwlada inay dubada u qaado maantana waxaa leeyahay somaliyeey qabiil dhuga qarabumo aan isku caawino abaka ku filan hada ilaahey dartiis isku caawino

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +3

    HADAAD JIRAN TAHEY AMA FAQRI TAHEY QABIIL KUMA RABO

  • @abdishakuurmohamed4666
    @abdishakuurmohamed4666 Před měsícem +1

    In uu dhintay rabaan malah agoonyar hadiib ay werarayaan

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 Před měsícem +1

    Somaaliyo waa wadan balse dadki somaaliyeed ayaa xumaaday dalku waa xumaaday

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    KAMERA DUBTA KU XIR ALBABKA ABE ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před měsícem

    HAWIYE inkaar ayaa heesato booli iyo xaaran ayeey ka dhargeen guryaha boolida ka baaxa fadlan dadkii lahaa siiya hadaal badbaado rabtan.
    abgaal gaajo weeyo waxbo bixiin maayan.

  • @user-hy1ss2ri9j
    @user-hy1ss2ri9j Před měsícem

    Hadeysa abihii cawinkari musagatagaa somaliya aniga amxaradaa ayaa iigaficn

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    ABAHAAN IYO WIILKIISA WEXEY MUDNAYEEN BILAD TAALO DAHABA MUSHAAR EY KU NOLADAAN

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 Před měsícem +2

    Ninka hala Caawiyo waa dhibane Qabiil wax ma taro ,
    Qabiil sidiisaba markuu wax dulminaayo ayuu isku yimaadaan laakiin markay wax tar tahay inta badan isma gargaaraan .

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 Před měsícem +2

    Slan sare daahir mxkmada inaba cafi ma aha

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 Před měsícem +1

    Wlhi cali dheer barqadle

  • @dahaboadan6555
    @dahaboadan6555 Před měsícem +2

    Daahir dahab wax dhaama lawaay

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před měsícem

    Abgaal weligis qofka
    Buko macaawiyaan markuu
    Dhinto 10 geelay qalaayaan

  • @SaciidC.qaadir
    @SaciidC.qaadir Před měsícem +1

    isaso sharax daahiroow taliye

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před měsícem

    Pilot abahisa tugsanayo 😢hawiye allah idin halagoo qaranki cerinka ku cunten idinkana wa iscunten

  • @degan4
    @degan4 Před měsícem +1

    Dhaxal maa lagu dagaalay wax u jiraan.?..😢😢😢😢

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Před měsícem

      Ma umaleemaayo abaha ayaa,ealki nool

  • @fartuunlaki6617
    @fartuunlaki6617 Před měsícem +1

    Waa iga hoysiisay

  • @user-rt1qb9ob9d
    @user-rt1qb9ob9d Před měsícem +2

    Intiiwax.baxsate.alaaah.badalkeed..ooo.qerqaba.hasiiito

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    AABE DAHIR WA IN OSPEDAALKA DIGFEER MADIINA BANADIR MARTIINI KUSO NOQDAAN LACAG LA AN

    • @xkhadhiib2538
      @xkhadhiib2538 Před měsícem

      Wallhi wa run intaad hadan malo ano nool waan farxi laha inshaallah illah ha i tussen.aamiin

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +2

    DAAHIR LEGNDOW
    YAA IGA BIXIYAY KA DHIHIN EE YAA ALE DARTII ULA BAXAY DHEH

  • @AmenaAs
    @AmenaAs Před měsícem +1

    Qabiil waxba mataro wa waxii illaahay ku saqiro

  • @user-wg5nf7pl9k
    @user-wg5nf7pl9k Před měsícem +4

    daahirow aptiyow gabar dhibatesana ahay cunug wax la iku siininaa heystaa iilahy dartiis wax iikuqabo aptiyow waxan caano iyo daawo uku gatolee isiii 😢😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před měsícem +2

    Qabiil qiimo maleh ee walaalkaas soomaali nimo wax haloogu qabto

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před 23 dny

    Ala ku xafiyo baba baylodka

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk Před měsícem +1

    Wiilkiisa aan sawirkiisa wadanaa kuye aabihiisna caawi meysiin hadii la caawiyana idinkama fakanaayo reer tolkeey yaab aa leedihiin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem +2

    hadhow bay odhanayaan reer hebel baa madaxwaynee reerhebel xata hadayy amadaxwyane wax noqoto bal wataase muu ku gurarmado wa waxan dhacayn

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +2

    AX SORRY MISKIIN WEYKA MUUQATAA MISKIN NIMADA ULA AAMUSNAA 2SANO AX SORRY AABE

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +1

    DAAHIR ADEER WAAN KU SALAAMAYA
    ADEER DADKA HALDORKA AH DHAQTARKAODA ACON GARA AH HALO SAMEYO DOWLAD KU SHEEGA XATAA KAQAADA AXSAN HAU SAMEYNINA

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem +2

    Ninkan waa geesi tolwaayey 😢 Abgaal waa useless

  • @user-ix5bh6qs4j
    @user-ix5bh6qs4j Před měsícem +1

    daahir madax weynaha soomaliyed waa adi noolow

  • @deeqo123
    @deeqo123 Před měsícem

    Dahir guuleyso
    Abgaal dad waaye lkn waa gacan adag yihiin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    AABE DAHIR DAHAB WA IN LAGA DHIGO MADAXWEYNAHA SOMALIA WA NINKA KELIYA O ISKU KENI KARO SOMALI O ISAAQ SO CELIN KARO❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hasnajimale5517
    @hasnajimale5517 Před měsícem +2

    Sorry walaal Allaah ha kuu caafiyo lugtaada.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před měsícem +1

    War gabadhiisa qalbi adagaa say aabaheed oga aamustay xitaa haduu san korsan, hooyada dhashay gabadheeda duco uma rabto miyaa