Guri iib ah, Xaafada Shaleemo Soomali, Degmada Waaberi, Cabirka 12×12 2jidle, +252610482060 WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 05. 2024
  • Guri🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa boos ah, iib ah, ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Waaberi.
    Cabirkiisa: 12×12
    Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
    Degmada: Waaberi
    Xaafada: Shaleemo soomaali
    Waddadisa: 2 jidle ah
    Qiimaha: 210,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 614194979, +252610482060 (WhatsApp)
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya

Komentáře • 10

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před měsícem

    Xaafad fiican lkn xagee Dabdamiska marayaa

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Před měsícem

    Walaahi qosol ayaan u dhintey dhul hataa nus boos ja yar ayuu sheegayaa in ka vadan 2,000 kun. Haddaa xatawaanka ayaa ku qoslaayo sisa ay dadka Soomaaliyeed ay wax u iibinataan. Naan iska Gato dhul haworth fiican keh oo aan ku helaayo boos Ana kaba boos 10,ooo kun kaliyah meeshaas gataa kacag la,aan kuma degeen.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před měsícem +1

    Shaleemo Soomaaliya iyo Oto oto maxaa is kagalay .

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql Před měsícem

    Emergency hadii ay dhacdo xaafadaas oo dhan waa gubaynaysaa meel banaan oo la mari karo ma jirto. .......

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem

    Maxaa qaldan shalemo somali iyo oto oto waa laba meel oo kala duwan

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem

    Xaafada October

  • @taaha1680
    @taaha1680 Před měsícem

    $210,000 laamiga xitaa koobaad kama ahan. Uma qalmo runtii.

  • @ibra11yusuf87
    @ibra11yusuf87 Před měsícem

    20000 iga sii

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před měsícem

    Shaleemo soomaali sow tii maka almukarama ku taaley ototo maxaa waaye