Guri si casri ah u dhisan, filo qurux badan, Hadaa u baahan tahay lasoo xiriir+252610482060 WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 06. 2024
  • Lasoo xiriir +252610482060 WhatsApp

Komentáře • 7

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 Před měsícem +2

    Asalaamu Aleykum . Walaalo Qurbo joog baa ku fiirsato. Noo sheeg. qiimaha uu ku kacayo sandals iyo bisha sheeg si dadka Qurbojooga ay uga qiyaas qaataan . Hadii aad sheeg to bish iyo sanadka midi kadib sanado badan wasting iyo qarashka waa is bedelaa . Dhismaha dhagax miyaa mise bulukeeti shub ah. Noo faahfaahin. Dhulka Cabirkiisa noo sheeg .

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Před měsícem

    inna ba caadi maahn mashaAllh qurux

  • @Muna-ng5cd
    @Muna-ng5cd Před měsícem

    Asc

  • @Mohamed-yar
    @Mohamed-yar Před měsícem

    Imisa ku dhisesiin dhus boos dabaq sugaa

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 Před měsícem

    Qimaha qiyaas ahaan maxa loo qariyaa?

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Před měsícem

    Asc. Eebow warbixin dheeraad ah managa siin kartaa dhismahaan ?
    Mahadsanid mudane

    • @DaldhisRealEstate
      @DaldhisRealEstate  Před měsícem

      Wa caleykuma salaam walaal, adigoo mahadsan lambarkaan nagala soo xiriir +252610482060 WhatsApp. Sharaxaad fiican oo xaga qiimaha ah ayaa ku siineynaa insha'allah.