GURI DHISAN IIBNA AH KUYALA CYM HADAAD RAADINEYSAY GURI QURUX BADAN OO RAQIIS AH MANTA AYAAD HEYSAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 04. 2023

Komentáře • 15

  • @halimaabdi5143
    @halimaabdi5143 Před rokem

    Yes❤

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před rokem +2

    Xafad qurxon waye mashl

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před rokem +1

    Masha Allah

  • @tahliilj
    @tahliilj Před rokem

    Maashaallaah Jzkkh Hadii aad yeelikarto sooraaci soonaha ijaarka guryaha

  • @liban579
    @liban579 Před rokem

    Masha Allah thanks

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Před rokem

    Maashaa Allaah

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Před rokem

    maansha alaah beautiful

  • @user-yd9dx2gn4m
    @user-yd9dx2gn4m Před rokem

    Asc wllo B. Darasalam sodob waa imsa cafwan mcnt

  • @luulabdullahimahmoud1143

    WA GOFAFKI MATAN CABDULE ABGAAL CISMAN WA MELAHA AY BILILIQEYSTEN HG MAHAD ALLE WA ULA BAXAY CIDI SO QAXDAY. MARKEDI HORE WAXA AHEYD BEERIHI SHOBAYE IYO HER CABURE YAB

    • @duceysanali9024
      @duceysanali9024 Před rokem

      Mar dhow aya laga saara Iska sug. Siyaad bare awey. Hg. Dhulkooda loo Celina inshallah

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Před 9 měsíci

    WALAAHI WARKAAS BADAN AAN NACAY. MABA DHEGEYSTO RUNTII WAAYO WAAB WAQTI DHUMIS

  • @lonely-1444
    @lonely-1444 Před rokem +1

    Gurigayagi baad hormartay tolow yaa daga...😱😱waan xasuusta maali ta ka qaxaynay😢 we r America now...lkn meshas cidi dib udagi doonta happy life maku hellaysi dhiig badanaa kudaatay dadaa lagu qawracay.... Muqdisho is not Wright place to life... especially hadaad daarood tahay xaaranayay ka tahay...😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @fooso1327
      @fooso1327 Před rokem +4

      Wadamada reer galbeedkaba dagaaladii aduunka ugu darnaa baa kadhacay sida world war1 & 2. Waadna aragtaa sidey dib wadamadooda ugu dhisteen wixii horey udhacayna iskaaga iloobeen

  • @abdiaziznor2771
    @abdiaziznor2771 Před rokem +1

    Cabirka waa 20×15
    Kuyaalo ceymiska mahad alle
    Qiimaha 105,000
    Intaas Lee Maa na dhahdid balaayo war badaneee

  • @sacdiyomohamedrooble2132

    Masha Allah