Nimcada Namanga Taala Iyo Ganacsade Soomaali ah oo 20 Sano Canada ku Noolaa oo soo degay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 04. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 164

  • @SSTV2
    @SSTV2  Před 3 měsíci +4

    FG: Qofkii Xog dheeri ah raba +254722201838 WhatsApp Insha Allah.

    • @sadiqf7683
      @sadiqf7683 Před 3 měsíci

      Waxaan xog dheeri ah karabaa gabadhi ugu danbayzay ee Hererida ahayd hadaad hayso tlf # keeda

    • @sadiqf7683
      @sadiqf7683 Před 3 měsíci

      Sorry fariin aan meelkale kuwaday baad iga leexsate

    • @MuslimaM-en8qb
      @MuslimaM-en8qb Před 3 měsíci

      Aslaamu alaikum.
      Brother number ka WhatsApp ma laha. Number ka so sax brother.
      I’m interested Insha Allah

    • @IlhanDahir-by1rz
      @IlhanDahir-by1rz Před 3 měsíci

      Masha allaah

    • @wajagaraahmedhassan5796
      @wajagaraahmedhassan5796 Před měsícem

      Asc Telefonica yaa lee

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před 3 měsíci +9

    Waxaa ka fiican Beeraha Somali ee Allaha.nabad na siiyo aamiin Yaa rabi

  • @rashka2024
    @rashka2024 Před 3 měsíci +13

    Sxb yarka beerta iska leh mar wareesi kaqaad xaqiiqatan waa nin kudayasho mudan waa sida jeclahy inaa unolaado Allah ubarakeyo beertiisa iyo reerkisa intaba guleyso

  • @ahmeddirie1923
    @ahmeddirie1923 Před 3 měsíci +9

    Adeer noo soo ducee in annagana qurbaha Naga soo kaxeeyo xoolena Naga soo siiyo aan Namanga kuso degno .

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah. Dhul qurux badan oo barwaaqo ah . Allah ha I barakeeyo wiilka somaliyeed Hadaana Africa gaajo ka bixi weydey!

  • @ruqiyaadan6739
    @ruqiyaadan6739 Před měsícem

    Wa meshey xudhunteda ku dugantahay❤❤❤Namanga Cadey

  • @user-fu5hs7yb9k
    @user-fu5hs7yb9k Před 3 měsíci +4

    Masha Allah walalaha somaliyeed Allah ha u barakeeyo masha Allah

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 Před 3 měsíci +2

    Maashaa Allah tabaraka Allah ilaahow u barakeey umada soomalina barakeey oo is jecleeysii oo wax qabad iyo Karti ku irzaaq

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Před 3 měsíci +7

    Namanga iyo Buurhakaba labada waan arkay mana la simi karo. Buurhakaba waa dhul kulul oo saxaro xigern ah, halka Namanga aay tahay dhul Barwaaqo ah oo cimilo fiican. 94kii oo aan asbuuc joognay annagoo 2 dhalinyaro ah oo South Africa u soconay waxaan ku xasuustaa in aay lahayd hilib Ari oo aad u macaan!

  • @asadsom324
    @asadsom324 Před 3 měsíci +3

    Sheekh Nuuroow barnaamij wacan baad noo soo bandhigtay

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před 3 měsíci +4

    Dhul Ninkiisibaa iskaleh Umadwaliba aayaheeda ineygarato iyadaa leh Somaliyeey Dhulkiina distance oo beerta Allana aamina

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et Před 3 měsíci +1

    Maasha Allah. Allah u Barakeeyo beerta

  • @MAS_01
    @MAS_01 Před 3 měsíci +2

    Nuurooow Maashaa Allah dheh walaal.

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 Před 3 měsíci +1

    Shukran ninkan waa aabe sax ah. Maashaa Allah❤

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 3 měsíci +8

    Masaayda iska ilaaliya
    Nimcada dhulkeena ayeey taal
    Aamina dhulkiina hooyo

    • @buraale134
      @buraale134 Před 3 měsíci +2

      Maanta waxan daawaday moos laga keenay kenya somalia ganacsato aan dawladi xukumin ba la hadhay

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 Před 3 měsíci

      Subxanallah 😮​@@buraale134

    • @mohamedmukhtarhassan560
      @mohamedmukhtarhassan560 Před 3 měsíci

      Naacda iskadaa tuug alqacido qabiil jahli intasaa talee maxaa la aminaa

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 Před 3 měsíci

      Wallee soomaali habaar baa ku dhacay,war ordoo dhuliina dowlad ,nidaam ,iyo sharci usamaysta oo dhulkiina aamina.Soomaali waa duul habaaran ,walaalayaaloow waligiin ma aragteen Tanzaniyaan iyo Kenyaan soomaliya dagaya oo dhisanaya ,billaahi calaykum, dadkeenii iyo dalkiina ayaad dayacdeen, deedna dal dadkii lahaa nidaam iyo sharci usamaysteen baad rabtaan inaad ku noolaataan.
      Alloow sahal umuuraha

    • @shayga5656
      @shayga5656 Před 3 měsíci

      Wlhi anago beero kuwan ka fican Ayan hadana Americada kusii jeedna Alle dhulkanaga Hana jeclaysiyo

  • @khadronuur83
    @khadronuur83 Před 3 měsíci +1

    Mansh Allah tabarkal Allah

  • @ahmedabdi2731
    @ahmedabdi2731 Před 3 měsíci +1

    Maanshalaah Aala yaabaarik,

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Před 3 měsíci +1

    Mashaallah Tabarakallah 😊

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 3 měsíci +1

    Ma sha alla 💝💖👍❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @blackmumb6267
    @blackmumb6267 Před 3 měsíci +1

    Maasha. Allaah. Allaha. U. Barakeeyo. Cadowgana. Allaha kaqabto

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah wa wax lagu farxo guul iyo gobanimo somaliya melay joganba 🎉🎉🎉nuur fah fahin ayan karabna wa meeqo booske adana ad ayu u mahadsanyahay sedu nogu fah fahiyey,xafadaha se fican no tuse.

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 Před 3 měsíci +1

    Maanshaa allah

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 Před 3 měsíci +1

    Man sha alah

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u Před 3 měsíci

    Mashalaah

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před 3 měsíci

    Masha allah tabarakallah

  • @user-vz4df2im1c
    @user-vz4df2im1c Před 3 měsíci +2

    Meeshu qurux badanaa mashallaah

  • @MsSuusu
    @MsSuusu Před 3 měsíci

    ماشاءالله

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 3 měsíci

    Mnsha allah somali meel ay joogin ma lahan ilaahay ganacsiga iyo beeraha ala ha idiin barakeeyo

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 3 měsíci

    Maansha alaah

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před 3 měsíci

    Woow I am coming tonamanga iOS beautiful inchallah I come I live in London 🌺👍🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @user-yj9pl4xq2j
    @user-yj9pl4xq2j Před 3 měsíci

    How beautiful ❤

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 Před 3 měsíci

    MAASHA’ALAAH MUDANE WAAD KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD UDIYAARISAY BARNAAMIJKAAN

  • @fahmo8477
    @fahmo8477 Před 3 měsíci +2

    Asalama Alaykum Walalo waxaan u baahanahay xogta iyo taleefoonka dadka dhulka iibinaya…fadlan si degdeg ah uga jawaab Mahadsanid

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Před 3 měsíci

    Mashaallah it’s a beautiful farm.Allah yabarik 😊I would love to live in such environments.Nairobi is a scam 😮

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 3 měsíci +1

    🥺
    🥺 😪.🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 Před 3 měsíci +1

    Dhuka aad haysaan nasoo tusa waan usoo sida ugu dhakhso badan

  • @Cirroole
    @Cirroole Před 3 měsíci

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 Před 3 měsíci +1

    Namanga wa dhul dhir badan wana xuduudka tanzania iyo kenya

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 Před 3 měsíci +1

    Maadaaba aan wadankeenii maalgashan karin waa in aan gaali u galno oo ilmo gaalo ah oo dhaqano gaali wata keena aaqirka somaliya ilaahow alshabaab naga qabo yaa rabbi

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 Před 3 měsíci +2

    waa meel aad u cimila wanaagsan ee bal qiimaha dhulka la iibiyo noo sheega adinkoo mahadsan

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤ That’s my dream in Canada 22 years now😢😢

    • @MaryanAbdi-fr4hc
      @MaryanAbdi-fr4hc Před 3 měsíci

      Asc wiilka Edmonton kayimid miyad tahay please isoowac reer toronto ayaan ahay

    • @yaz4702
      @yaz4702 Před 3 měsíci

      you can do it Insha Allah

  • @myasmamysumaya3382
    @myasmamysumaya3382 Před 3 měsíci +3

    How much is one acre pls walalo

  • @basraali7318
    @basraali7318 Před 3 měsíci

    Meesha alaah bal noosoo dir information kooda sida kuwa guryahaan gado iyo talefoonkooda manala wadaagi kartaa

  • @maryamnoor5209
    @maryamnoor5209 Před 3 měsíci

    I’m going on the boat

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy Před 3 měsíci +1

    waa sax inuu dalkale beer kasameysto haduu kawaayay dalkiisii nabad uu kunaaloodo iyo nolol

  • @salaxleychanel8500
    @salaxleychanel8500 Před 2 měsíci

    Wiilka weriyaha ah waxa ka maqan kelmad muhuum ah marka uu geedka liinta ah ku celcelinayo waxay ahayd inuu raaciyo kelmada masha allah waxay xijaab ka tahay khataro badan oo ay ka mid tahay isha iyo xasadku mida kale beerta hadaanu joogin mulkiilahii iska lahaa ma fiicna inuu sidaas oo dhan u dhex qaado beertu lama mid aha nimcooyinka kale way ka duwantahay waanay ka nugushahay

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 Před 3 měsíci +2

    Waa un dhulkii waxaad modaa inaad somaaliya jogta kulahaa war orodo dhulkaga beero marba hadey iskumid yihiin ilaahey somali dantooda iyo dalkooda hatuso

    • @june6206
      @june6206 Před 3 měsíci +1

      Nabad male soomali ya dhulka Illhay ba le qurbaha la tago hala na ka nolol fiican

    • @jellebashirmohamed-wc9op
      @jellebashirmohamed-wc9op Před 3 měsíci

      Bro in la dillo miyaa rabtaa dadka😅😊

    • @rukiyamohamed3728
      @rukiyamohamed3728 Před 3 měsíci +1

      @@jellebashirmohamed-wc9op yaa dilaayo

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 3 měsíci +2

    Somaliya waa dal Rabiga uu kumaneystay Dhul wabiya dhul bereyd xoolaha kufican Baddii oogu dheer oo kheiratku uu kabuxo balse Nasib daro Amni daro qabil in dhiig sokeye lagu daadiyo,Dhinaca kale Wabiga Tana River oo isagana laga sameyn karo in laga beero sokorta iyo dalaga kale oodhan,DDS sido kale Macdan xoolo Dahab Shidaal eey laga heli karo,balse Somalida kan wabiga Daawo ee Mandhera Gedo Shabeloyinka Juboyinka Hiiran Nugal waa,dal dadkisi wadaniyadd loo waayay.

  • @user-qi4ns3yh2x
    @user-qi4ns3yh2x Před 3 měsíci

    Nabad ka dhigtey

  • @user-fu5hs7yb9k
    @user-fu5hs7yb9k Před 3 měsíci +1

    Wlle magaalada soo duub iyo ganacsiga

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 Před 3 měsíci

    Sideen Ku imaan karnaa from mogadisho

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 Před 3 měsíci

    Is very sad our people investing other countries but they can’t fix our country 😢

  • @fuwaascabdala9068
    @fuwaascabdala9068 Před 3 měsíci +2

    Dhulkina nabadaysta beerta dhul islamed yaan laydinku gaadin dhul aan dhulkda ahayn faaido ma
    Leh kuwan waa somlida kenya dagan somlinima fiicn kuma jirto dhulkina maal gashada somli laab la kac iska dhafa

    • @jellebashirmohamed-wc9op
      @jellebashirmohamed-wc9op Před 3 měsíci

      Nabad baa la rabaa, meel hadeysan nabad laheyn laguma noolan karo

    • @ustaadaadam
      @ustaadaadam Před 3 měsíci

      Iska dbaaf hadaan dhulkale cusub qaaadanno soo ma fiicno

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 Před 3 měsíci

    Waa wareey ma hooshii Hereri miyaa ka maseerteen hadana hun guriga dhib badanaa.

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 Před 3 měsíci +1

    Basasha maxaa badhideeda banaanka u soo saaray?

  • @MaryanAbdi-fr4hc
    @MaryanAbdi-fr4hc Před 3 měsíci +1

    Asc walal sideen ula xirira wiilasha dhulka gada please isoo jawab

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před měsícem

    gabadha canab ee ayaduna laamo waxaan u fiirsadeyineysan kenya laheyn wabi beeraheedana cambe ka bixin

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před měsícem

    Ninka hadalkiisa waan maqlayey gaalaya ol soo gala maraas kadib ayan idiin sheegaya qofku waa inuu ku talo galo waa inuu soo sheego qiimaha beer iyo guri laga dhiso qiimaha ay ku kaceyso deg eg iigu soo jawaab

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 Před 3 měsíci

    Soomaalinimadii 35 sano ka hor Jiri jirtay❤ walaahi markeey dadku dhahaan waa gaas qsbyaalad lama aqoon waa yaabaaa

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 měsíci

    LIVE

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 Před 3 měsíci +4

    Dhul somaliyeed
    Wayba tahay sxb
    Somaliyaa iska leh

  • @kayfhassanmahamad6223
    @kayfhassanmahamad6223 Před měsícem

    Asalaama Caleykum walaalayaal tea ku abuura ama coffee waa kuwa ugu lacagta badane

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 3 měsíci

    Nuurow nooga diyaari barnaamij kusaabsan qaabka ama sidii aan dhul uga gadanlaheeyn " NAMANGA"

  • @MohamedMohamed-vr1gj
    @MohamedMohamed-vr1gj Před 3 měsíci

    Not passing but I mean Yassin

  • @MohamedMohamed-vr1gj
    @MohamedMohamed-vr1gj Před 3 měsíci

    Mzee passing of kilimanjaro wholesale store iyo ogaden people started doing business in Namanga

  • @abdirizakhassan8094
    @abdirizakhassan8094 Před 3 měsíci

    Alla aadan telkiisa yaa isiiya ninkaabaa warbixin isiin lahaaye.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 měsíci

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 měsíci

    LIKE

  • @AbdirashidMahamuud-bs5mq
    @AbdirashidMahamuud-bs5mq Před 3 měsíci +3

    Liin dhanaan miyaa mise liin macaan

    • @SSTV2
      @SSTV2  Před 3 měsíci +1

      Labadaba way ku yaalaan walaal

    • @zak7697
      @zak7697 Před 3 měsíci +2

      A​@@SSTV2 asc nuur walal dad lagal xishidho o aamina nagu so xidh thanks

    • @SSTV2
      @SSTV2  Před 3 měsíci

      ​@@zak7697 +254722201838 WhatsApp wll

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 Před 3 měsíci

    War somalidu meesheey tagaan abaar beey noqotaaye dhulkaas cagaarkaa howgu yeerina somalidu intooda badan waa isxastaan allaha nahanuuniyee

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Před 3 měsíci

      Walal waa runta somalida waa daba qiiq meesheey tagaan weey holacdaa.waxana oogu wacan xasadka.

  • @jellebashirmohamed-wc9op
    @jellebashirmohamed-wc9op Před 3 měsíci +1

    Nabad hadii la helo dalka quruxdiisa wey soo bixi

  • @user-vz4df2im1c
    @user-vz4df2im1c Před 3 měsíci +1

    Dhulka intee la sinyaa sxb inkasta ay isku mid ahayn oo uu kala weyn yahay

  • @AbdulkadirAbdulle
    @AbdulkadirAbdulle Před 3 měsíci

    XOOLO IYO DHUL DAD KLE LEEYAHAY WAX LAGU FAANO MAAAHA, DHULKEENII IYO DADKEENII MAR HADAAN NABAD KUWADA NOOLAAN KARIN OO DOWLAD AAN NOQON KARIN ANYAX AYAAN NAHAY CEEB AYSAN NA KARIN

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 3 měsíci +1

    Yaaca caloosha un ushaqeeya, jiilka danbe Ee dhaxlaya Waa dadka leh Dhulkaan. Dhulkii hooyana Wixii dhaxlaa ayaa dhisandoona

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 Před 3 měsíci

    Beerta waa meeqa hecter?

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Před 2 měsíci

    Tuugada iska ilaaliya baadiyaha yeysan idinku dhicin war iska jira wariye kusheega tuuga ee umada qatalaya. Garissa ugu yaraan dhista ama banaanka nairobi namanga aalkoliiste iyo tuugo ayaa degan waa xuduud caruurta ku kortana gaangis ayey npqdaan

  • @cabdiwaasacmaxamed4392
    @cabdiwaasacmaxamed4392 Před 3 měsíci +5

    Dhulkan adigu ma ,lihid Dhul aad ledahay Beero

    • @buraale134
      @buraale134 Před 3 měsíci

      Halke ugu fiican beeraha somalia wll

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 Před 2 měsíci

    Adam abti baa loohay waa runti inbadan ayuu kunoolaa Canada

  • @fadumohandullah323
    @fadumohandullah323 Před 3 měsíci +1

    Hotel ma leedahay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 měsíci

    LEGETA

  • @maryamnoor5209
    @maryamnoor5209 Před 3 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 3 měsíci

    SHORTS

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa Před 3 měsíci

    WALAAL HALKII ACRE WAA IMISA PLEASE

  • @XmdaiIbrihm
    @XmdaiIbrihm Před 3 měsíci

    Sorry walaal dhulkena meel ka fiican ma Leh nabad nabad Ina ragow

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 Před 3 měsíci +1

    Somali dalkeeda weey diideen Canada waxba madhaanto hadaanan soomaali eheen

  • @farahahmed6406
    @farahahmed6406 Před 3 měsíci

    SCW Sh Nuur bal kasoo sheekee sharciga

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 3 měsíci

    Namaanga waxa degana masaay oo taariikhdodu somaali kasoo jeeda ka dib somaalida timi

  • @hindimohamed2217
    @hindimohamed2217 Před 3 měsíci

    Dhulka ana rabee xaagee idinkala sooxidhidhaa please

  • @user-qi4ns3yh2x
    @user-qi4ns3yh2x Před 3 měsíci

    Waankiina nabad ka dhigta dad baa

  • @user-hi3oh2yw9j
    @user-hi3oh2yw9j Před 3 měsíci

    How much is an acre of land?

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg Před 3 měsíci

    1 accre wa imisa beerta qimaha lagado😊

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 Před 3 měsíci

    Somalida maaha dad la fahmi karo waa dad aad u qiyaano badan

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před 3 měsíci

    Anigu waxaan dadka uso jeedin lahaa iney dhulkooda beertaan ilaahey dhul wa ina siiyey lkn dal kale dhisanina wllyal

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 3 měsíci

    Namanga dadkii asasey magalda ee somalida ahaa aderkay ba ka mid ahaa waligayna man arag adeerkay

  • @warbaahintadalka9563
    @warbaahintadalka9563 Před 3 měsíci

    Micnaha Ku Jira Maxay tahay inaad Qurbe Ka soo Guurtid Qurbe Kalena Beertaada Ka Sameysato

  • @dekaabdisalam2497
    @dekaabdisalam2497 Před 3 měsíci

    Babaay sedex boqol ma joogo waa 100sh

    • @cabdicadow1472
      @cabdicadow1472 Před 3 měsíci

      Xayawaan nairobi aniga ku iibsaday hal ba baay 400, yaa ah bal wuxuu ku xiranyahay how big it’s ax maq

  • @MrOska114
    @MrOska114 Před 3 měsíci

    Geedka qodxaha leh ee Qabayaraha u eg waxaa layiraahdaa Dragon fruit.

  • @fartuunshido2724
    @fartuunshido2724 Před 3 měsíci

    Wallo dhulka meeqaa lagadaa ama beeraha

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 Před 2 měsíci

    🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🕌🏨🇸🇦