PRANK AAN UGU XANAAJIYAY QURUX KUDHIGLE😩🥺

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 942

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +523

    Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna
    Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +289

    Jack iyo Marish guurkoda inuso dhawaday inta ila aragtay is muujiya 🥰😁

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 2 lety +177

    Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi muxamed صلي الله عليه و سلم

  • @mohamedahmedibro2001
    @mohamedahmedibro2001 Před 2 lety +51

    Jack wuu masayrsayay
    Marish ninku wuu ku jecelayay
    Waan ka yar baqaya inaad diido
    Hadu guur kala hadalo
    Ee Adi la hadal

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 Před 2 lety +31

    Marish marka quruxkudhigle lajogto qurux tahay wlhi😂🔥❤🤘

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +22

    Dad aan jeclahay Wada joogoodana Aan ku farxo marish and jack Guulaysta wllayaal😊❤

  • @abdallamacalinosman8419
    @abdallamacalinosman8419 Před 2 lety +32

    Waaaaaaw wiilka waa ku jecelyahy istuura yaakhey qalbiga ayow ka hadley 🤣🤣🤣

  • @Mazim266
    @Mazim266 Před 2 lety +37

    Jack inuu Iska ka dhiciyo ayuu bilaaway lawadan beri sxbey ee iska dhici adna mlpey🤣😂

  • @ilwaadmhmud9546
    @ilwaadmhmud9546 Před 2 lety +17

    Masha allh Jack waa qof dabecad wanagsan ilhy calaf haysugu kiin daro 🥺♥️

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +22

    Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋

  • @MohammedAli-vz5eo
    @MohammedAli-vz5eo Před 2 lety +16

    Mashalah qurax kudhigle keep going brother cadowgada hoos 100% supporting you everywhere and every place

  • @apdirisackmohamed204
    @apdirisackmohamed204 Před 2 lety +43

    Hadaan nahay team qurux ku dhiigle Wan soo aarsan doonaa coming soon

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 Před 2 lety +12

    ❤️❤️❤️😂😂😂shaftada CZcams ka Jack wayga qoslisay. Mariish imtixaan baa tahay wllhi

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +45

    12:58 war jack xan badna cadiyu uga gaadhsina xanta amin shaafto wlaiya uso dhacday kulahaa manool😂😂😇

  • @c.jaacgeelleofficail2398
    @c.jaacgeelleofficail2398 Před 2 lety +14

    Jack iyo Cabitaanka (Sharaabka) Maxa kala Haysta Waa dhigaya Qaadanayaa ismuujiya 🤣🤣🤣⬜🟥🟥🟥⬜⬜⬜⬜🟥🟥🤒🤯🤯

  • @mosessomali2819
    @mosessomali2819 Před 2 lety +17

    Asxabey cwga neef ari ah aya ceelka xafada iga dhacthi Alxmdlh hada wasosari balse aniga aya tabcan ah,vidiokan aya cadhi iga Digi😍

  • @updizalanzidani3219
    @updizalanzidani3219 Před 2 lety +91

    QALADAADKA PRANK NOO SO GALI😂

    • @zalmaahmet565
      @zalmaahmet565 Před 2 lety +4

      Film miya😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Před 2 lety +1

      @@zalmaahmet565 haa waa jiliin prankiga somalida dhan

    • @abaasabdirahman1489
      @abaasabdirahman1489 Před 2 lety +2

      @@mahdimohamed7056 adduunka dhan waaye lpx kaliya waxaa laga rabaa in reality camal loo jillo

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Před 2 lety

      @@abaasabdirahman1489 lkn anaga ugu qiyaanada badan hada somali nahay maba jiro pranki sax ah aan sameeno

    • @abaasabdirahman1489
      @abaasabdirahman1489 Před 2 lety +2

      @@mahdimohamed7056 adoo weyn sxb

  • @yusufyare5431
    @yusufyare5431 Před 2 lety +29

    Emotional damage
    Teamka way kala caajiseen

  • @kawsarita1561
    @kawsarita1561 Před 2 lety +12

    BOQORADEENA MARIYA QURUX IYO WLL JACK Wada jira apid Kuwaygii🥰♥️

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Před 2 lety +16

    Mariish Nin Masayrsan ayay rabtaa inay prank ku samayso. Kulhaa kampla Maxaad ka doontay 😂😂😂😂😂

  • @abdiwaliabdillahi4757
    @abdiwaliabdillahi4757 Před 2 lety +221

    Labadiina waa is fahanten waxa naga dhameeya🥰couples

    • @xalaalquutemaqasaaro5287
      @xalaalquutemaqasaaro5287 Před 2 lety +9

      Afkeyga kala baxdey wlhi😄 Allaha isu kiin calfo ilaahayow u aqbal ducadan amiin yaa Rabbi 😊

  • @mohamedabdi8534
    @mohamedabdi8534 Před 2 lety +106

    Salaada hala ilaliyo I.a dhaman teyna 👍☝

  • @muxiyomuxiyo7561
    @muxiyomuxiyo7561 Před 2 lety +47

    Maasrish waan ku raagsanee ugu Dambayn waad soolaabatay keep coing marish and jack

  • @t................1237
    @t................1237 Před 2 lety +35

    Xaflada 400 k tiktok marish iyo youtubkaga 400 k iyo amin 200k iyo jack 500k gortad wada gashan hal xaflad haday suurta gal tahay wada dhigta My team waa Yaab horay usocda🥰⚘🥀

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Před 2 lety +24

    "Wax walwal ah haka muujin isbedelka aad ku aragtay dad kuu muujin jiray iney ku jecel yihiin marwaliba oo aad ku aragto isbedelkooda waxad ogaaneysaa xaqiiqooyinka dadkaas, noqo mid barta dabeecadaha dadka kula nool ha noqon doqon god walba laga qaniino"
    So dhww wllyl ❣❣🙏

  • @apwaanxarago4950
    @apwaanxarago4950 Před 2 lety +10

    walee mariyooy kampala waxlee kajiro wuxuu jack Sheegayo ninku wuu maseersanyhy😂🤣

  • @abdirahmanabdullahi5350
    @abdirahmanabdullahi5350 Před 2 lety +25

    Last part made my day😂😂😂.....jack hit the game

    • @Supr93
      @Supr93 Před 11 měsíci

      Maxi has the most 😅

  • @zeinabdaahir5323
    @zeinabdaahir5323 Před 2 lety +31

    Wuu maseersanyahay wlhi😅

  • @maxamedyasin3806
    @maxamedyasin3806 Před 2 lety +13

    Mar hadii adoo 2 saac kaliya joogay aad isla
    Markiiba prank la doonatay waxaasaa xiiso
    Lagaa dhahaa 😂😂😂 hawsha nagaga soo dhakhsada bilaahi calaykum 😂

  • @mosessomali2819
    @mosessomali2819 Před 2 lety +12

    M,a my favorite channel marish beauty 💯🌹love you gyz keep rocking

  • @maxamedciise4273
    @maxamedciise4273 Před 2 lety +8

    Jack maseerkaaga wuu cad yahy Waalagaa dareemayaa ee almiina naga yaree eebow✌✌✌

  • @siicowproduction6967
    @siicowproduction6967 Před 2 lety +2

    Welcome back our queen really happy to see you again asxbta 400k waxyar ka harsan please hala share gareeyo muuqaalka waa codsi asxbtiina la wadaaga si boqoradeena ay u gaarto 400k

  • @noloshacusub4526
    @noloshacusub4526 Před 2 lety +6

    Inta ila arag tay iney is fahansan yihiin like ta 😋

  • @anisamohamed6019
    @anisamohamed6019 Před 2 lety +14

    12:17 🤣🤣🤣 wlh Jack cadi ma ahn hhh lcgteyda wallnimaa ku dhameysay mxan gabdhaha kle ku shuknsanaa u taganyhy🤣

  • @maxamadyuusuf3506
    @maxamadyuusuf3506 Před 2 lety +27

    Dhawaan baan kugu soo biiray marish hore u socon wllshy 🙏🙏❤️❤️

  • @mohadeeq7321
    @mohadeeq7321 Před 2 lety +10

    Maseer haayo Qurux kudhigle kulahaa kambaalo zxpkaga miyaa kujogo 😂😂😂

  • @mohafiqi6650
    @mohafiqi6650 Před 2 lety +85

    Prank Inta u so carartay is muujiya 👋😅

  • @bashahaji4696
    @bashahaji4696 Před 2 lety +79

    ninkaan waa calool Hadlay " Walal nimaa Jeebkayga ku cunaysaa " 🤣🤣🤣🤣

  • @starfootball738
    @starfootball738 Před 2 lety +2

    Labadiinu markaad wada joogtaan waan idin dawda balse markan kale maqan tihin markasa igu kiin dambeysa waan fahmi wayay

  • @nasteexodarawiish1752
    @nasteexodarawiish1752 Před 2 lety +47

    Marish jeck waa ku shegay waa ku jacal yahay ii baag kula ha walalnima iiga dameeysay😂😂😂

  • @queenqalbiuroon1982
    @queenqalbiuroon1982 Před 2 lety +15

    Wlhi abyo wan ku jeclhy Wana ku tagera abyo geb gion sistar😍😍

  • @ayuubcali9422
    @ayuubcali9422 Před 2 lety +11

    Mise jegaa cumarow cumarow wada wle ma fahmi🔴❤

  • @mushtaqabdisamed6585
    @mushtaqabdisamed6585 Před 2 lety +31

    Prank another level waye😃😄😁

  • @kinkaran985
    @kinkaran985 Před 2 lety +19

    Waa kusug tay walaasheey mcn😇😇

  • @naciimomaxamed4602
    @naciimomaxamed4602 Před 2 lety +5

    Wlhi dad is dabeecad fahmay ba tihiin mariya iyo jack waxasto aad isku tihiin ba ilahay waxanu ka rajaynaynaa inuu calaf iskugu kiin daro kuwii baraara oo barwaqooba noqotaan🎊🎉🎁🌹🌹

  • @abdiazizosmanhassan6015
    @abdiazizosmanhassan6015 Před 2 lety +10

    Jack xantaa yaree sxb mxa afka sida uu kula qaday marka lagu dahay prank wyee 👌 funny 😄 😆 🤣 😂 😁

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +11

    Welcome 🔙 my lovely Queen 💘👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulaahocandule4026
    @abdulaahocandule4026 Před 2 lety +54

    Welcome back my waslsye macn habmaliyo habmaliyo Next 700k ina Allah keep going my sister

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 Před 2 lety +3

    Qoftan waxa la dhahay markay shiid noqoto le video so duubtaa 😂😂

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 Před 2 lety +16

    Masha allah xamdallah calaa salaama

  • @hananmuusemursal566
    @hananmuusemursal566 Před 2 lety +13

    Jack waa qof mudan in saxiip lala noqdo m . A 💯

  • @ardokiin1236
    @ardokiin1236 Před 2 lety +7

    Run badanaa Kampala meel maah 😂 😂😂😂😂 walayo buuro badan

  • @fatimayusuf3766
    @fatimayusuf3766 Před 2 lety +67

    Marish qurux ku dhiigla waa maseersanyhy ku adkeynta ka dhaaf manata dhan nin luu kugu soo celcelinooyaa waa fuuray😂😂😂

    • @abdirahmanabdiwahab7630
      @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +1

      Waan fiicanahay abaayo waan jeclahay marish ani

    • @thisworldisend6143
      @thisworldisend6143 Před 2 lety

      Wxᴀᴀɴ ᴘʀᴀɴᴋ ᴍᴀ ᴀʜᴀɴ 😅😅😅ᴄᴀǫʟɪɢɪɪɴᴀ ᴋᴀ sʜᴀǫᴇʏsɪɪʏᴀ

    • @abdirahmanabdiwahab7630
      @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +1

      @@thisworldisend6143 brother waa lisla ogyahay maa ilee dahay hadda

  • @maxamedabdalla9582
    @maxamedabdalla9582 Před 2 lety +1

    Hello marisha qurux one love dhac igu dheh

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 Před 2 lety +7

    Illahy dambigaga hadhafo plz iga farxi shurudaha waxyar iga dhiman plz😅😂

  • @wllpaato2852
    @wllpaato2852 Před 2 lety +18

    My team I can't wait to reach half million subscribers 🙌I.a🤞🤔🤚

  • @liibaanbuli
    @liibaanbuli Před 2 lety +34

    Uu imaanayey waa soo qurxoonaate kulaha 😂😂😂
    Cimaamadaada wan dhiibay ani 😂😂😂

  • @samirasalvatore7593
    @samirasalvatore7593 Před 2 lety +8

    First viewer ayy much love for you guys❤️

  • @ahmedzipeek9147
    @ahmedzipeek9147 Před 2 lety +3

    Inta ila maqashey in marish ay dhaxdey wllhii pea like dhac ku siiya😃😃

  • @ibrahimahmed4359
    @ibrahimahmed4359 Před 2 lety +6

    Waad Isla Ogtihiin Yaad Waxaas U Sheygaysaan HH inta Igu Raacsan Love Saara Asxaabta

  • @mohamethapdi2816
    @mohamethapdi2816 Před 2 lety +4

    jack wlhy runtuu kahadlay marishy wllnimo wixii ku dhamaysee waxn amin sany in qurux kudhiigle aanu asago xidhiidh cadiya lahyn balse marish

  • @salmannewmohamed1319
    @salmannewmohamed1319 Před 2 lety +2

    Dhawr Habeen oo kala duwan ayaa ku Riyooday Jack iyo marish oo midhihii ay beerteen ugu dambayn siwadajira u cunaya❤💙💚💯💥 sababtuna waxa tihiin dadka kaliya ee isu qalma

  • @Forexsom
    @Forexsom Před 2 lety +7

    I feel like maarish is going through stress anyone else see this

  • @anabhassan9801
    @anabhassan9801 Před 2 lety +9

    Ayyy finally waad nosoo labaty m.a keep going byo🦋❤

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 Před 2 lety +43

    masha Allah keep going abayo 🥰 🙏

  • @abdimajiidhussein4232
    @abdimajiidhussein4232 Před 2 lety +6

    Qurux ku dhiigle legends Alwes mariish waan idin wataa m.a

  • @smartchannel2459
    @smartchannel2459 Před 2 lety +27

    Sister marish gep going waan ku fanaa nice
    nin ka uurkisa kujira baanan ka keentay lpxada
    gep going nice waan ku fana adiga big toll 😜😜

  • @waqalstudio5628
    @waqalstudio5628 Před 2 lety +17

    Prank lays la og yahay dulqad ban ku dawaneyna wlhi Somaliba ilahow naga qabo

  • @hussienali7425
    @hussienali7425 Před 2 lety +2

    Wll jiliinka aad bad ugu fiican tahiin mashallalh nominated for best acting prank marish amd jack

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia Před 2 lety +19

    😂😂Anu prank somali dhan ruwayad ahaan udawada ya ila mida😂😂😝💨🤌😬🤸‍♀️

  • @taglifico5027
    @taglifico5027 Před 2 lety +78

    400k Comming soon Queen 🥰👑

  • @AhmedHassan-hy8jk
    @AhmedHassan-hy8jk Před 2 lety +2

    Qofta guurso hadii kale waan kaa dul qaadaa qurux kudhiigle 🤣🤣🤣✌

  • @imrandaud7133
    @imrandaud7133 Před 2 lety +15

    My brother ond my dumashi qali keep rocking 😤my two favourite actors 😤love you 😍❤

  • @hanadabdullahi1445
    @hanadabdullahi1445 Před 2 lety +4

    Maariish Jack is adken buu bilawe ninka wuu masersan yahay wuna ku jecel yahay hhhhh

  • @qnayaaniito7583
    @qnayaaniito7583 Před 2 lety +21

    Asxaab Aan Isla Joogooda Jeclahay🫶🥰keep going guys🤎

  • @abdisalamboy8
    @abdisalamboy8 Před 2 lety +4

    Marish wllhi qof sxp Laga dhigtO thy sidokale jack friendships 🥰💖💖💖💖💖

  • @qanniya7744
    @qanniya7744 Před 2 lety +16

    Ala marshey sidaankugu xiisay you can't believe ❤️❤️❤️

  • @abdiabsieh3964
    @abdiabsieh3964 Před 2 lety +11

    Somali caqli xumo Ango oog prank isla og yahy fiirsanonaa kwrn cajib 😂😂😂

    • @thisworldisend6143
      @thisworldisend6143 Před 2 lety

      Kᴜʀsɪɢᴀᴀ xɪᴛᴀᴀ ᴡᴀʏ ᴅɪʏᴀᴀʀsᴀᴅᴇᴇɴ😅😅

    • @abdiabsieh3964
      @abdiabsieh3964 Před 2 lety +1

      @@thisworldisend6143 walahi been maha 😂😂

  • @iqra10lul50
    @iqra10lul50 Před 2 lety +14

    M.a keep going my people

  • @ubahtiriigchannel1880
    @ubahtiriigchannel1880 Před 2 lety +6

    Welcome back boqorada Prank Wllshy Marish

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +13

    The one N only QueeN Maria in the building 👸
    What a prank ... 🤣💯

  • @mohamedcanjeero4751
    @mohamedcanjeero4751 Před 2 lety +10

    Qurux ku dhiigle telephone ☎️ ayah laga xaday haday sawira kugu jiraaan waa fashilantahay 🙏like sida la ii arko

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 2 lety +1

    Markay is gursadan like sara❤️🙌

  • @siciidcllaahi5766
    @siciidcllaahi5766 Před 2 lety +14

    Waan ku dhaaran karaa inuu beenyahay 😉 wixii caqli leH isoo raaca😃

  • @user-gg8pg1uh7n
    @user-gg8pg1uh7n Před 2 lety +6

    😂😂😂😂jack umad mhan wllhi qosol miiran hdalkiisa dhan 😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @ia.mxaafidka...5036
    @ia.mxaafidka...5036 Před 2 lety +3

    Wlhi nin rageed iga dheh wlltinimo xad halahaato😅😅😅🙏🇸🇴

  • @abdallaqaddar7255
    @abdallaqaddar7255 Před 2 lety +2

    War kuwaan iga qabta waa iga qosliyeen waaba hiritik roshan iyo kajal kaboor caadiya waan idin wataa ani

  • @adoonyogadoonmailaaragtaa8292

    wu Kugu Sugay😁🤣😂👌👍 Mac Caqliga Leeba Ku Jeclahay Jack 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 2 lety +5

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 Před 2 lety +7

    Jack lacag hormarty maseerna wa ku jiraa nin ma guursaty kulaha 🤣🤣🤣🤣

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 Před 2 lety +1

    marki oogu horeyay shaki iga galo prankgina, lkn maria jack inuu jecelyahay way ogtahay xataa maseerkisa waa laga dareemayaa lkn family background oogu adkaynayzaa umaleena, qaf dhanoo hadiyad u gadaayay dareenkisa si uu ogu mujiyo ayay ledahay nago kale dartood qalbi adkaa

  • @mohamedhussein8643
    @mohamedhussein8643 Před 2 lety +7

    400k soon I .a

  • @fatahbulshaawe8140
    @fatahbulshaawe8140 Před 2 lety +3

    😂😂😂😂Jack kulaha xariif miyaa kuujooga wad kadhamaan la dhahy😅

  • @mohacade6559
    @mohacade6559 Před 2 lety +4

    Prank waa ĺeyska dhahaa lee ma ahane marish calooshey kahadloysaa runtii

  • @abuukarcabdi9523
    @abuukarcabdi9523 Před 2 lety +6

    Hi team marish keep going

  • @wizzmovioman7999
    @wizzmovioman7999 Před 2 lety +6

    The First One ☝️ 😂

  • @asmamohamed2059
    @asmamohamed2059 Před 2 lety +6

    Marish wlhi saaid ayan kuugu xiisay 😍😍😍❤❤❤

  • @cabdaladambalaas8115
    @cabdaladambalaas8115 Před 2 lety +18

    400 waalagugaarsiini prankiga Jack haka dayn😃😃😄😅🤣

  • @khalifsalah5949
    @khalifsalah5949 Před 2 lety +5

    The queen is back
    Let's go 400k subs