PRANK QURUX KU DHIGLE JIKADA IGAL CREAM NA IMARI😂😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Maria Abshir is a talk show host, an activist, and a CZcams content creator.
    My social media accounts can be found here..
    TikTok: / marishbeauty
    Facebook Page: / marishbeutychannel
    Facebook Profile: / maria.abshir
    Instagram: / maarishbeauty
    Snapchat: / marishbeauty13

Komentáře • 1,9K

  • @ayaaniitabbe9622
    @ayaaniitabbe9622 Před 2 lety +132

    Labadiina oo is qabo illahey wuu i tusi kaaraa❤😳

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +214

    Inta og inlaysla ogyahay hadana iska jecel inay dawadan ismujiya 😢😂😂
    Maria & Jack labo qof oon tagera wlalhy.❤

  • @hermajesty1753
    @hermajesty1753 Před 2 lety +35

    The look he's giving her " naa ma wareertay maxaa ku hadlee" camal priceless wlhi😂😂😂😂❤️

  • @abdimalikabdullahi9930
    @abdimalikabdullahi9930 Před 2 lety +6

    Mariii jack majexeshahay adii waiting serious answer

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 Před 2 lety +223

    Qurux ku dhiigle waan fuuray 🤣🤣indha heyga xagee u socdaan kulahaa😅😅sedex jeer Ayaan dawaday prakigaan

  • @rayaanmohamud1254
    @rayaanmohamud1254 Před 2 lety +82

    Jack: indhahygu hlkee u socdaan marka 🤣🤣
    Marish : indhahagu meel wlba ma eeegayn adi 🤣🤣🤣🤣🙈

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 Před 2 lety +7

    Nagti wilkan hesho wlhi nasiib ledahay wiil dhowrsoon waye masha Allah

  • @sami-dm3sh
    @sami-dm3sh Před 2 lety +18

    😂😂😂😂 wlhi Jack wa qofka kaliya ee prank marka lagu sameyno si kal iyo laab ah iga qosliya hdaladiisa wlhi wa funny 😅😅 my bro jack wku wataaaa❤

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 Před 2 lety +579

    Prank juck io marish samyen saan u jecelay saan u soo ordat le Yaa illa mida first😂👍

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 Před 2 lety +189

    16:26 jack: ani naag a xazkeyga ehen shu_shukuman io shekadas ma gali kari.
    Jack wiil dhowrsan hadal uu ku hadlo waa ku hadashay wllhi❤✌
    2 legends come together❤

  • @fardowsaabdi8390
    @fardowsaabdi8390 Před 2 lety +24

    Hhhhhhh seey u jileeyso ayaanba ka helay xataa hadeey isla ogyihiin si funny ah ayeey u sameeysay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirizakbade7388
    @abdirizakbade7388 Před 2 lety +16

    This man is Gentleman 🔥❤

  • @abdinasirozil5028
    @abdinasirozil5028 Před 2 lety +139

    Marish Ninka Indhaha Daaf Hakaga Ridin Yaqey😃😃😃🙏

  • @mohamedamin1077
    @mohamedamin1077 Před 2 lety +171

    Marish and jack legends

  • @lastqueenofhargysa3201
    @lastqueenofhargysa3201 Před 2 lety +72

    Hhh qurux ku dhiigle waa funny wlhi kulaha beerka see u cune🤣😍✌

  • @masnahappi7181
    @masnahappi7181 Před 2 lety +8

    Prankigani waa ki 1m views gadhayey zidu u mcny3y😹maria legend alweys legend quruxow atna zoo Arso😏🖤

  • @BIGBOSS-kx3kb
    @BIGBOSS-kx3kb Před 2 lety +136

    The only CZcamsrs OO an aaminsanahay prankigoda is uu sax yahay other waxey sameeyaan wax la Isla ogyhy lkn dadkaan waxooda waa sax Marish and jack waan idin wataa wlhi guys keep going 🌹 love you guys

    • @halimaabdullahi1809
      @halimaabdullahi1809 Před 2 lety +3

      You are right bro🥰🥰🥰🥰

    • @husseinhassandakale1684
      @husseinhassandakale1684 Před 2 lety +2

      Prank darisle and samexa

    • @daarali
      @daarali Před 2 lety +3

      Hh prank somali samayso oon la isla ogayn ma jirto brother ha ku daaalin kuli waa film ay jilayaaan oo laga soo shaqeeyey

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 Před 2 lety +1

      Waa kutashteen

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 Před 2 lety

      @@husseinhassandakale1684 samixa prnk run maba sameyso

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před 2 lety +37

    5:40 jack Afka kalatag Wuu yabnyahay Xishood badan Ani miyaa🙈🙈💜
    Marish Dhib badanaa😂😂😂

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 Před 2 lety +30

    walahi qosol iguma hadhin Qurux ku dhiigle 😂😂😂😂😂😂

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 Před 2 lety +16

    Waaw Jack wllhy waa Nin Rageed mansha allh funny weeye illhy baraY cisaynta Dumarka waligaa ereY Xun Haku oroN Jack

  • @armyman5751
    @armyman5751 Před 2 lety +232

    Mr jack and marish the way ay u jilan prank is another level best prank makers of all time 👏👏👏👏

  • @amaticade7583
    @amaticade7583 Před 2 lety +21

    Marish ilahay dartiis kuu jcl hay ❤️♥️
    Jack wixii ka qeylisinaayo waa rapaa ani

  • @hafidhuniabdii6581
    @hafidhuniabdii6581 Před 2 lety +20

    Marish you are another level iskuwara I love you bcz of Allah 💕💕💕💕💕💕😘😘😘

  • @ikranqurux8820
    @ikranqurux8820 Před 2 lety +85

    Omg this is a another level 🤣😂I am dead wllhi love u guys keep going 💖❤my fav famous marish 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ganaycabdinasir3684
    @ganaycabdinasir3684 Před 2 lety +65

    Wallhi pranki yadiina aad ayaan uxiiseeyaa🤩🤩

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před 2 lety +63

    Romantic Prank Legend Jack Anbaa Kula jira Queen 👸 Marish Maadan Naga Xishoon Yaaqee Wuu Ku fahmayaa Balse Sidaan Kaama Yeelleyno Are you OK 👍 👌 🙆‍♀️

  • @Tatum1988
    @Tatum1988 Před 2 lety +11

    The chemistry is there why don’t you guys get married I’m just curious

  • @maymuunmuuse7469
    @maymuunmuuse7469 Před 2 lety +48

    So funny 😂😂😂keep going marish en jack

  • @abshiranshax
    @abshiranshax Před 2 lety +70

    Welcome back Marish
    Another video 📹
    Inta mrkay prank argtay so carartay like 👍
    So funny Jack

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 2 lety +19

    Jack "See cream iigu marinee macsaro iyo saliid baba taale" 🤣🤣nin adayg weye wlhi legend💙🥰

  • @abdikadirgarad8872
    @abdikadirgarad8872 Před 2 lety +8

    The Best Prank Indeed Keep Going My Lovely Queen Sister Marish

  • @dhancadesaed6959
    @dhancadesaed6959 Před 2 lety +21

    Jilicsanta kulahaa😀😃 Qurux ku dhiigle

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia Před 2 lety +42

    Jack and marish the family empire👑❤

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 Před 2 lety +32

    I dont like Pranks.. the aint Genuine or Authentic
    Lakin cos its u imma watch it to show love and support ❤

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 Před 2 lety +8

    U r doing good job 😜 👸marish naga xisho inbti quruxeey 😂 waxan huba hadi Janis u heli laha shukumaanka inay iidiisa ahaan lahayd ✊
    Ka waala maryoolay

  • @justinbieberfans165
    @justinbieberfans165 Před 2 lety +20

    Marish prank noocan ahna ma keentay waa sheeka kalEE 😂😂😂👌

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 2 lety +57

    After back couples the prank crazy ww❤🥰💫

  • @muktaradan4128
    @muktaradan4128 Před 2 lety +112

    I have no words to describe you guys ... Amazing individuals.. following you all the ways from wajir

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 Před 2 lety +25

    Maashaallah jack walhi waa qof fican oo Akhlaaqle❤ imika qarba kahelilahaa wajiga wax imarida🤣 Guulaysta wll qli

  • @taamfilmsaction1254
    @taamfilmsaction1254 Před 2 lety +7

    international rufiyan walahi waa qoslay jack and marish 😍😍😍😍😍😍😘😘😘😅😅😅

  • @bisharajelle6140
    @bisharajelle6140 Před 2 lety +235

    Funny prank wlh keep going jack en marish♥️💯🙏🔥

  • @mrm2729
    @mrm2729 Před 2 lety +5

    Maarishey walahi walaal waad iga qoslisay jiliinka aad samaysay 😂😂😂😂😂😂
    From Hargeysa Duriyadii ❤❤❤

  • @queenloyal7225
    @queenloyal7225 Před 2 lety +7

    Maarish waa funny wllhi kuteno wA duriyad duriyad dowlad😂😂

  • @whizumoja5941
    @whizumoja5941 Před 2 lety +19

    Jack prank kasameyey wan arsaneynaa team jack
    Inta Amin dhicisow u xistey is muujiya

  • @haskovan2115
    @haskovan2115 Před 2 lety +186

    Macsaro 😂😂😂😂
    Jack is a legend

  • @drabdikey2244
    @drabdikey2244 Před 2 lety +20

    Keep going my team 💪 🙏

  • @shabkamediaproduction9104

    Macsaraaba taallee kulahaa 🤣🤣🤣 jack wa another level

  • @maaweelo1871
    @maaweelo1871 Před 2 lety +39

    1minut ayuu yaala qaar ba kuleh best prank cajiib sheekhow

  • @idirisibnucabdi4371
    @idirisibnucabdi4371 Před 2 lety +47

    Best prank waa prankigii igu qosol badnaa keep going marai

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs Před 2 lety +3

    Waa markii lii dal dali lahaa qurux ku dhiigle 😂😂

  • @deekaupthirahman9698
    @deekaupthirahman9698 Před 2 lety +3

    Jack iyo maarish waa idin wataa sxpayal🖤from duriyada

  • @zamaarahirad8932
    @zamaarahirad8932 Před 2 lety +16

    Indhahaygu xagay usocdaaan
    Sideed cream iigu marin macsarbaaba iitaalee kulahaaaa so funny qurux ku dhiigle
    Aaar ninku naarsanaaaa 😂😂😂😂

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před 2 lety +25

    Saa u qoslay weligey uma qoslin naayaa abwe in ley dhaho maa rabtaa kulahaa Jack umadeena maahin jikada waan galaa lkn la labadaan kale igala tag kulahaa kal iyo laab u qoslay🤣😂😂

  • @rahmaduale
    @rahmaduale Před 2 lety +10

    Hilarious 😂😂😂wallahi the guy he is answering very seriously keep going forward my dear

  • @abdikhadarosmanribiishka5290

    Jack waa gobtii reer sheikh isxaaq duriydii❤

  • @hafsaabdi4972
    @hafsaabdi4972 Před 2 lety +38

    Wadkusuktay wadsoarsatay team marish kuaway wow 👏😍😳👌🙌❤ well come back marish

  • @onlyziizey3979
    @onlyziizey3979 Před 2 lety +71

    The two legends that i like most keep going

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 Před 2 lety +14

    Jack legend ❤️🙏🙏

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Před 2 lety +2

    Maashaa allah tabaarakallaah Mariya Abshir quruxlay aan qalbiga ka jeclahay aniga ayaaba ku leh Quruxkudhiigle kuma fahmaaye ka dabaalo hadii uu toos kuu abaari waayo Anigu bartaan kaa joogo ayaa dheere intaasba igumaad soo ag gaadheen xili hore ayaan xaas kaa dhigan lahaa warya jack gabadha habee ilaahay nin raguu kaa dhigaye ma saaxiibka Dirisle ayaad ka liidataa niyahow gabadha wakhtiga ha ka lumin hadaanad heeeedee

  • @AHH-kr3om
    @AHH-kr3om Před 2 lety +58

    Sometimes having fun with your best M, is only the therapy you need, Got it M.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +32

    🤣🤣🤣 qurux ku dhigle waa hadal badan yahay booto waa dhameyay biiq waaye marish waa ka baqa nagaha waa ka raysay 🤣🥰👌

  • @dekamoha3755
    @dekamoha3755 Před 2 lety +7

    😂😂saa uqusley wlhi waa daley jacak umadena ma ahan international rufiyan ma ahay ku lahaa 😂

  • @ganeychanel4666
    @ganeychanel4666 Před 2 lety +1

    Waaa videow ga laliyeen anoon wakhti heynin dhameystey wlhy so very funny videow mariyo inuu kaa diidey codsiga waan ku taageerey legend jack adiguna inaad prank gii ugu cajib sanaa sameysey baan kuu saxeexey tig tiina waan kuu saarey go farward sister

  • @najmacadey7747
    @najmacadey7747 Před 2 lety +28

    Jack nin ixtiraamka dumarka yaqaan sharaftodana ilasha masha Allah 👑🙏

  • @calimideeye2666
    @calimideeye2666 Před 2 lety +58

    Aniga qoftaan marish beyuty ladhahaayo prank waa ugu haray keep going abaayo marish beyuty 🙏💔🙏

  • @NuuneaxmedfaraxCali
    @NuuneaxmedfaraxCali Před 11 měsíci +1

    Marish gabar oga weyn aan jeclahay miss prank really life keep going my sister

  • @hamseali1079
    @hamseali1079 Před 2 lety +13

    Waanku qaldoomey meeshan Hala iga Raali ahado any way hada prank ahan miyad udawaneysa waala Isla ogtahee 😂😅

  • @cabdiwahab5318
    @cabdiwahab5318 Před 2 lety +61

    Qurux ku dhigle micnaha nin iyo nag isla shaqenaayo marqaati Ayan ka ahay Miya team tacban ismuujiya😂😂

  • @iprasimbaofficial5173
    @iprasimbaofficial5173 Před 2 lety +53

    OMG 😲this is another level

  • @thanksari5947
    @thanksari5947 Před 2 lety +1

    @qurux ku dhiigle iyo maarish please make clear things. How comes we all people feel love when we get to see u people together. Does that mean we feel this things becoz you love each other.
    Please, don't play our mind we are grown up and can understand everything
    Waiting your response

  • @shafinoor4281
    @shafinoor4281 Před 2 lety +1

    @Jack waa nin hab daqaniisa sareya💯
    Shekoyinkan wafahansanyhy iney prank noqon karan.
    Duo always the best🤍

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 Před 2 lety +50

    Indhahygu intee u socdaan kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @zuhaylppe6748
    @zuhaylppe6748 Před 2 lety +71

    🤣🤣🤣Ayyy wan ku wata yaqey marish keep going huno

  • @sidiiqxasanchannel1765
    @sidiiqxasanchannel1765 Před 2 lety +1

    Waaa markii la,idaldali lahaa🤣🤣🤣

  • @anisaabdi3671
    @anisaabdi3671 Před 2 lety +3

    Wala uray😂😂😂
    Wallhi so funny
    Sobadi sis keep going

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 Před 2 lety +61

    "See cream iigu marinee macsaro iyo saliid cadey aaba taale"🤣🤣🤣intaasa iga gadan ani 😅😅

  • @ibunuahmedtoldeck9648
    @ibunuahmedtoldeck9648 Před 2 lety +31

    His is legend wlh his dignity matters to him

    • @k--fn9vp
      @k--fn9vp Před 2 lety

      Dignity is what he had marish beauty is what he got.

    • @jaahiliintaafkaayaankagooy7570
      @jaahiliintaafkaayaankagooy7570 Před 2 lety

      look at 10:31 her english is way better than Him , she even called him the N..... word!!😂

  • @hassanweli22
    @hassanweli22 Před 6 měsíci +1

    My favourite CZcamsrs

  • @zkzakariya1486
    @zkzakariya1486 Před 2 lety +1

    Marish Jiliin kaag waan ka helaa jeek iyo marish sxbtinimo iyo walaaltinimo hore u socda wlhy video walba aad leedihiin waan u soo cararaa keep going

  • @mamababa2368
    @mamababa2368 Před 2 lety +30

    Noo Soo badii prankiga. Ramadhan is coming soon i.a
    Allah nbd hnguu garsiiya

  • @amiroqasim2804
    @amiroqasim2804 Před 2 lety +41

    Adaa jaahila oo rer gobol eh ilbax nimo Nairobi baa kugu horaysay kulahaa Mariish waxbaa lagugu dhigay 😂😂😂😂

  • @speakeriftin9742
    @speakeriftin9742 Před 2 lety +6

    Public:keep going best prank
    Private:sheka lesla ogyaxy mesha nokenayan

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 Před 2 lety +6

    the best prank ever😂😂😂😂

  • @druzair5466
    @druzair5466 Před 2 lety +41

    San usugayey lee inad prank Jack lagusemeyoo .... team Qurux kudugle wan Soo arsananaa i.a ... keep going sister 🥰 Queen always is Queen 👑 boqordenaa

  • @bajunabdi2456
    @bajunabdi2456 Před 2 lety +60

    Best prank ever salute you maria

  • @abasadamelmi3829
    @abasadamelmi3829 Před 2 lety +1

    Wlhy 100% muuqaaladiina Waa nadiif maasha'Allah

  • @abdiraxiim8842
    @abdiraxiim8842 Před 2 lety +1

    Rag waaye wlhi Jack sharftada wx wlbo ka weyn 1m aduunyo waaye sister mcn

  • @wllpazaari8309
    @wllpazaari8309 Před 2 lety +6

    Qofka igu hore oo firsad mi sista hor mar wacan love waa adi xge ❤️‍🔥🥺

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 Před 2 lety +56

    🤣🤣🤣🤣alla jack waa iga qoslisay 😅 prank walan Cadi mha

  • @milgoabdidahir910
    @milgoabdidahir910 Před 2 lety

    Marish mi best gwãl on social media keep going sz

  • @abdirahmanahmedmohamed6342

    Ilahow Gabar Marish cml isahal🤲

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 Před 2 lety +10

    toos ii aroos markasan kuu sameynee kulaha😂😂😂😂😂 jack farid wayee wlhi💪💪

  • @mowliidhassan9890
    @mowliidhassan9890 Před 2 lety +17

    Nolaada jack iyo maresh dad Aan jeclahay 😍😍

  • @apwaanxarago4950
    @apwaanxarago4950 Před 2 lety +11

    jack walhi Hadii naag looga Tago guri Cidlo Ah waa lagu Aamini karaa
    igu qaado jack waa Bururay🤣🤣😂😅😘

  • @jamalbashir9487
    @jamalbashir9487 Před 2 lety +8

    Marish i normally became sad whenever i see somebody doing prank to Quruh kudigle otherwise love u so much ♥️...

  • @yasminabdalla9426
    @yasminabdalla9426 Před 2 lety +57

    Marish gabar asturan masha Allah horay usoco sister 🙏 💖 ♥

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 Před 2 lety +28

    Juck Prank lagu smaeyo fun weye😂🥰🥰
    Keep going wllshy mcn❤💋

  • @abdirizakmuhumed1527
    @abdirizakmuhumed1527 Před 2 lety +1

    Mariahbeauty keep going

  • @aqiil1291
    @aqiil1291 Před 2 lety +1

    Ayy wa ka gashatay maskiinka much love guys🥰