FARXAD DARTEED WU AAMINI WAYAY LAMA FILAANKA AAN U SAMEYAY🙈

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 2,7K

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 Před 2 lety +365

    Wllhi waa muqaal aaad ufarxad badan masha allaaah walshey hore usoco ❤
    Sidokle qurux ku dhiigle gabdhaas noo ilaali😘

  • @fawsiyoaweys6847
    @fawsiyoaweys6847 Před 2 lety +68

    Hadiyadu waa wax wanagsan nabigaan Amaany( Scw)

  • @zamzammohamed2673
    @zamzammohamed2673 Před 2 lety +33

    Walaahi shalay dagsaday videogan hada daawaday Gallery inan ku daawado jeclahay hada waxan ugu soo laabtay maadaama jek Marr badan ku soo celiyy darted legta masaaro badanaa videoyada waayo markas masaaro markan daksanaayana wanba ilaabaa marka qurux ku dhiigle ku faraxsanahay sida lagaaga farxiyy boowe sida aad gift 🎁 ufureysayna wanba ka helay boob siis ani cml wax la kolkooliyo majecli waasugi la aaa sidii inaan anigu leeyahay cml 😂tolow yaa aqrin toono warkeygan tirada badan comanti inaan galo War tiradeyda u nacay intii aqriso fariin teyda wan salaamay😊🖐

  • @saaramuuse9603
    @saaramuuse9603 Před 2 lety +36

    Mariya amiin sidaan uga farxi wlhi wu uqalma amiin qof wanagsan ixtiraam badan wayay . Teamkina waa idin wataa 😍

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 Před 2 lety +197

    Wallaahi billahi wiilkeyga oo 5jirah noo firsanaayo muu qalkan intuu ila fiirsaday kulahaa Qurux ku dhiigle iyo xaaskiisa wallahi waaa yaabay Waxaan ku iri waa walaashii hhhhh waa maalin jimcaa hadaa qeer isku tihiin Allaha isku kiin beego iska daa dadkii waa weenaa caruurtii baa isla kiin jecel🥰😍😍MASHA ALLAH

  • @abshiranshax
    @abshiranshax Před 2 lety +133

    Marish iyo qurux
    Welcome back
    IntaH ila sugaysay Rali galintaH
    Team qurux 🥰
    Team marish 🥰

  • @mohamednoorsaney2253
    @mohamednoorsaney2253 Před 2 lety +51

    Having good friend like this is not easy. Teamwork goes like this Maria 🥰

  • @hodan8250
    @hodan8250 Před 2 lety +21

    Maansha allaah gabadheyda allaha ku xafido,lakiin qurux ku dhiigle iga gaarsiiya gabadhan walidkeed baan ahaye hayga soo doonto.

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 Před 2 lety +137

    Friendship of the highest level! Masha allah

  • @aqoonguud8420
    @aqoonguud8420 Před 2 lety +91

    Thanks 😊 Marish, Jack waa funny walahi waa qof aan si gaara utageero, inaa ka farxisay anagana waa noo farxad, teamka farxad ku noolada 2022 insha allah inaan idinla kulmo rajaynayaa.
    From Hargeisa.

  • @capaazshire9381
    @capaazshire9381 Před 2 lety +20

    Jeck is really a good heart Really a good friend jeck Anyone who has such a friend is really good

  • @boqorkaxamar8761
    @boqorkaxamar8761 Před 2 lety +2

    Wlhi blhi farxad darteeda ilin ayaa iga imaatay farxadiina waa farxadeydaa
    Sxbtinimada waa ka qaalisan tahay
    Dunida waxa saran oo dhan
    Maria qurux Ku dhiigle iyo amin
    One love 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @alihersi2419
    @alihersi2419 Před 2 lety +265

    Maashaa Allaah. Maria waxaad na bartay inaad qalbiga iyo gacantaba aad deeqsiyad ka tahay. Waxaad kalood na bartay inaad garaadka iyo garashadana aad qani ka tahay. Walaalka wanaagsan iyo saaxiibka wanaagsanba waa la ilaashadaa. Ilaahay isha bani'aadamka iyo tan Jinkaba hakaa ilaaliyo, waadna ku mahadsan tahay sida aad u ilaalineyso bulshada idinku xiranqalbiyadooda. Insha Allaahu haddii aad sidaan ku sii socotaan waxaad hanan doontaan inta badan bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan iyo da'walba oo ay yihiin. Guuleyso oo wada guuleysta.
    Mahadsanid.

  • @suleimanwarpha2520
    @suleimanwarpha2520 Před 2 lety +176

    Somehow you knew exactly what Jack wanted, and Jack didn’t even know what he wanted. Marish You’re an amazing gift giver. You knocked Jack off his feet! Jack heart ❤️ is still smiling 😊

    • @nafisocali3364
      @nafisocali3364 Před 2 lety

      Kkkkkkkkkkk quruxkudhigle dhiblow ayatahey wa iga qoslisey

  • @maalinkastaiyofarxad5197
    @maalinkastaiyofarxad5197 Před 2 lety +1

    Jack nio waa nin reer burao ah kawdheh nio
    Inanta waa inaad guursata sxb halahan dhan dee oo jacayla waa another level marka soo gabagabee marish buraona nogu keen sxb

  • @lalislife8378
    @lalislife8378 Před 2 lety +15

    Masha allah jack is so happy 😁

  • @ahmedmuktar638
    @ahmedmuktar638 Před 2 lety +152

    Best friends ever....lamaano ina noqotan ayan jeclani lahaa😍

  • @abdallaomar1097
    @abdallaomar1097 Před 2 lety +101

    Sidaan idiin sugaayay waa daalay
    Keep goin team waa yaab🥰✌

  • @aweysshiikh9920
    @aweysshiikh9920 Před 2 lety +6

    Runtii maria waa qof qalbi wanagsan oo ixtiraam badan ❤

  • @suubae1506
    @suubae1506 Před 2 lety +10

    😍😍😍 this is the most beautiful video I have ever seen wlhi 🥰Masha Allah mcnto 🥺 u are such a sweetheart 😘 real friendship Masha Allah 😍

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 Před 2 lety +43

    Farxadu waa qayb kamida nolosha-🥰🥰🥰waan kaa aqbalnay wlshay 🥰🥰🥰

  • @saynabbarre420
    @saynabbarre420 Před 2 lety +39

    Maansha Allah abaayo sharaf leh baad tahay maria. Runtii qurux kudhiile waa ruux aad u wanagsan ixtiraam' kaftan iyo farxad u saaxiib ah. Ilaahy ha inii xiftiyo dhaman team kiina.

  • @mohamedwarsame396
    @mohamedwarsame396 Před 2 lety +9

    The prophet, peace and blessings be upon him said
    Give each other gifts and you will love each other.”
    تهادوا تحابوا

  • @maryanomar9667
    @maryanomar9667 Před 2 lety +4

    Masha Allah Marish Beauty waxaa tahay qof wada dooq ah waa ku mahad santahay
    sida aad walalkaa Qurux ku dhiigle uga farxisey hore u soco Deeqsinimada waa loo
    dhashaa ❤️💎🌹💎

  • @jamal_kea3279
    @jamal_kea3279 Před 2 lety +122

    Congrats siz Marish! As a follower I always see you as natural, understanding and strong person against all odds. Thank you understanding brother JACK and making him happy. Kudoz! Move on!

  • @xidigmano7659
    @xidigmano7659 Před 2 lety +12

    Mnch allH asxaap qurux baddan baatihine alle haydin xafido caawa waa chumcee aYnu kuwada salino nabigeeni subanaa mhmed N N K H ♥️Scw 💙scw scw 💟

  • @drabdikey2244
    @drabdikey2244 Před 2 lety +20

    These two are in true love 💘 but we hope they get married soon

  • @nasraabdi4507
    @nasraabdi4507 Před 2 lety +5

    MashaAllah She is good friend ❤

  • @shadiyacadeey8772
    @shadiyacadeey8772 Před 2 lety +156

    Manshallaha dadkeyga ❤️ money comes and goes but having true friend is blessing ❤️

  • @coladcuri3495
    @coladcuri3495 Před 2 lety +32

    Jack & jookar ( Naciiimo jooojar are the funniest somali actors wlh MashaAllah

  • @aminomohamed3517
    @aminomohamed3517 Před 2 lety +13

    Masha Allah inaba caadi ma,ahan 💞 maarish lkni qurux ku dhiigle fahan baa lagaaga baahanyahay yaaq

  • @lifewithzuzu6597
    @lifewithzuzu6597 Před 2 lety +10

    Don’t cry You deserve it but thank you marish queen ❤️👑🎁

  • @abdiwaliabdillahi4757
    @abdiwaliabdillahi4757 Před 2 lety +166

    Who keeps someone's all clothes,size,colors,favourite except he/she is your soulmate🥰😂Waa idin wataa

    • @ibrahimismail7608
      @ibrahimismail7608 Před 2 lety

      war kan waa laxdiyo qof ah wlhi qoftan anaa ka dulqaadaayo hadu sanadkan xareen waayo taragaba idiley nacnacaan inan iskukalabixiyo igu haleya

    • @MustafaAli-ed3gi
      @MustafaAli-ed3gi Před 2 lety

      @@ibrahimismail7608
      Woxooda in ay private u yihiin miyaad ogtahay wll
      Haka hor dhicin 🤣🤣🤣

    • @user-mq7hb5qb8s
      @user-mq7hb5qb8s Před 2 lety

      🔊

    • @fatumadubow9463
      @fatumadubow9463 Před 2 lety

      They are only friends💯✌️

    • @xalimobashka9185
      @xalimobashka9185 Před rokem

      AAbo

  • @xasancarabclaahi345
    @xasancarabclaahi345 Před 2 lety +5

    Wlhi marish waan wataa sxbayaal Hargaisa maruun nagu soo booqda sida ugu fcn ayaanu idiin soo dhawayne🥰🥰🥰🥰

  • @imanmusse6723
    @imanmusse6723 Před 2 lety +1

    Marish qof qqlbi fican waxaba lagahayinkaro taageero cusub aa yaan ku ahay ee team marish ISO shaqeya

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 Před 2 lety +8

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @unique45016
    @unique45016 Před 2 lety +178

    MaaSHAALLAH beautiful gift 🎁 you deserve more jack, and also you have a good friend 🤩

  • @baashicali459
    @baashicali459 Před 2 lety +30

    Masha Allah marish sidad qurux ku dhiige iyo inagaba inoo sharaftay Allaha kuu sharfo wan kaa qabnaa raali galinta lkn hanoogu noqon

  • @codkaraggaofficial8324

    wlhy wiil iyo gabadh youtubero ah aan ugu jecelay ugana funny san

  • @qadraahmett2026
    @qadraahmett2026 Před 2 lety +10

    Mazha Allah beautiful gift🎁🥰❤🙀

  • @BashiiryYusuf
    @BashiiryYusuf Před 2 lety +60

    Msha allah best gift thank u marish hadan nahay team jeck wn kaa qabnaa my team wligiin wada jira oo isku duubnada guuleysta dhamantiin

  • @motivatingandrelaxingchann4044

    If you gifts each other the love between you will be come strong. Masha ALLAH 💓💯..if the entire somalis could be doing such act Wlhi we could have lived Prosperity and peaceful life and in hearafter could be Jannah..Qulubtena ALLAH isufuro.Amiin

  • @abdifitah7045
    @abdifitah7045 Před 2 lety +3

    Marishe Videogan jack dartis Ayn like kgu sary Runtii sidaa uga farxisy Ayn ka hely 🥰Gulesta waligin ✊🩸💯

  • @maryamaabdirahman194
    @maryamaabdirahman194 Před rokem

    Sanad ka dib baan dawanaya mar 2baad ramadan kream. sida uga farxisay Jack Alle ha kaaga farxiyo🥰🥰🥰🥰

  • @shakrayare5729
    @shakrayare5729 Před 2 lety +23

    Horay usocoda asxaabey 💯✌️ asxaab marwalbo iska farxiso anakane waqti qurux badan nasiiiso sharaf iyo karaama korkiina ja ahaato

  • @walalahmed6400
    @walalahmed6400 Před 2 lety +47

    Mashllh thanks marish Wll jack bishan prank laga badiyay in laga farxiyo wuu uqalma❤🥀

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Před 2 lety

    Ilaahey haka noqdo dheh raali 🌸 like ta wa xagena hadiyadana waa adiga xagaga yah ee cafimad ku xiro gabadhana ilaahey wexey jeceshahay hasiiyo oo qeyr u ah

  • @abdiraxamanyare9344
    @abdiraxamanyare9344 Před 2 lety +5

    Marish waa qof wanagsan ❤️ guuleyso Walashey qali ❤️

  • @suleeqosiman7123
    @suleeqosiman7123 Před 2 lety +49

    M.a allaha ku daaayoh my sister waa kaa qabnaa raaligalinta ❤❤❤❤👋👋👋👋

  • @luuldeek1637
    @luuldeek1637 Před 2 lety +4

    Ma JECESHAHay Barashada Quraanka Adiga iyo caruurtda

  • @kamaalsaid6588
    @kamaalsaid6588 Před 2 lety +3

    Runtii jeck maanty waxaad heysataa garab aadan mar heysan doonin wa iga talo maariyo farxadeeda ka tali heysku dayin inaad garabkaaga ey ka tagto hadiii aad maanty rabto guur xalaal ah na iyada Qof kaaga dhow ma jiro waana Qof dabeecadaada wax weyn ka yaqaana 🤗🙏

  • @thegoats274
    @thegoats274 Před 2 lety +19

    Mansha alaah Beautiful gift ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shukrimohammed8389
    @shukrimohammed8389 Před 2 lety +50

    Marish keep going sister wakafilanay sidan inasamayneys , congratulation for the gift and thank you very much

  • @iftiinshemedia1353
    @iftiinshemedia1353 Před 2 lety +13

    Marish marwalba kusame prank maanta wixi ka danbeya wa xalal✌🎁🎁

  • @roodaaadan8080
    @roodaaadan8080 Před 2 lety +1

    mansha allah qosol igumaharin alle haydinsharfo tiim aan jecelahay

  • @caska1081
    @caska1081 Před 2 lety

    Mariya qof qalbi wangsan waan ku wataaa hore u soco abyo mcne

  • @zeitunahmed1904
    @zeitunahmed1904 Před 2 lety +65

    Manshallah favourite Marish,🥰💕💕💝💖

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 Před 2 lety +22

    3 Hours 10k like another level wlhi da😝🤗🤗🌜🌛

  • @rahmaruxii7610
    @rahmaruxii7610 Před 2 lety +6

    mashllh an amazing gift keep going my favorite youtubers

  • @abdifatahosman8543
    @abdifatahosman8543 Před 2 lety +1

    Walhi aniga aaad ayan idan tageeraaaa
    Markan istares soo dareemo vedio yadiina ayan iska daawadaaaa
    Masha allah alaha idan xifdiyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯💝💋🙏❤️🇸🇴

  • @najiibmahamed7774
    @najiibmahamed7774 Před 2 lety +8

    Ilahayow gabadh saan noo raali galisa ha noo wayin 😢🤲

  • @hassaninternet5729
    @hassaninternet5729 Před 2 lety +12

    Xadiis ba aha isku hadyadeeya wa is jeclanaysaneh 🥰

  • @bisharabdiraxman1361
    @bisharabdiraxman1361 Před 2 lety

    Jack Wlhi CZcamsrka Aan Uugu Jeclahay wlhi Guulayso sxb Qaaaali

  • @ummuashraftaxta7171
    @ummuashraftaxta7171 Před 2 lety +1

    Maka iloowin like dhaxalka ad iigu lahed wye

  • @cabdulaahimaxamed352
    @cabdulaahimaxamed352 Před 2 lety +151

    Wow thes is to another level ✌️We are not the only ones who are happy, we are all happy with you Thank you marish♥️🙏

  • @cabdulahicabdi1731
    @cabdulahicabdi1731 Před 2 lety +27

    Jack is a good person he deserve it Keep going sister❤️👍

  • @abassmansur
    @abassmansur Před 2 lety +5

    Marish you are agreat friend for your team keep going and don't let haters break your oneness.adhiga iyo gawadha codka iyo qusolka deer micnaha wa glam by suu Allah inxifdiyo daman waligina dowrsanadha Adun ley haegina akhirana ogadha insha'Allah

  • @sabirinismailsabnaa1736
    @sabirinismailsabnaa1736 Před 2 lety +4

    Like kama ilowbin waa idin wata waa iga qoslisen janda idin geyo wxklo idin dhaho maaqno 🤣🤣🤩😘

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Před 2 lety +22

    friendship is understanding not agreement❤❤❤ quluubta bini ademka ina kasbatid maha wax sahlan paaayo qalbi wngsna tahay maaaaaaarish

  • @hasanziedofficial1504
    @hasanziedofficial1504 Před 2 lety +29

    waraa ilaahay hadaad taqaaniin isguursada😢😢😢

  • @farxiyoinanuur9257
    @farxiyoinanuur9257 Před 2 lety

    Ilmahi ciida iso xusiisisay wlhi jeg ma hurdi jirin ciida sugi la ay jiray qof wa loso gado mudan tahay jeg thanks dheh

  • @beautifullady2819
    @beautifullady2819 Před 2 lety +4

    Masha Allah Ilaahay hakagafarxiyo sidaa asaga ogafarxise 🥰💖

  • @alimohamedabdi6470
    @alimohamedabdi6470 Před 2 lety +5

    Jack iyo Marish jaceylkiina Allah haka dhigo midkii guuleysta insha Allah

  • @mohamedilyazozman8310
    @mohamedilyazozman8310 Před 2 lety +38

    Mashlh my couples 💑 qosla nolasha oo farha

  • @daahiyexasanmaxamed4011
    @daahiyexasanmaxamed4011 Před 8 měsíci

    Keep goin wlh Iqbal ayaa wiil ixtirambadan edebleh waye m.a hore usocda

  • @muscabali4402
    @muscabali4402 Před 2 lety +1

    Keep going my pro and my sister 🙏🇸🇴👍

  • @cmn1290
    @cmn1290 Před 2 lety +31

    Magacayga akhri ❤

    • @medabdalla6410
      @medabdalla6410 Před 2 lety

      Waan ka Dalay cisha kaste magacaga akhristisa MA u joga🤣🤣🤛

  • @abdiwahaap_dybala5707
    @abdiwahaap_dybala5707 Před 2 lety +19

    Masha Allah Mariah Beauty qofka wanagsan wax walba waxba lama ahan dadka noocan oo kle ah aduunka way ku yar yihiin ninmaan walaal lahay buu waraabuhu cunaa 😍❤✌👋👋👋

  • @hamadakiimikoofficial4215

    Ialahay calaf ha iskugu kiin daro labadina wlh waad isku nuuraysaan wlh ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @guulwaddemedia6813
    @guulwaddemedia6813 Před 2 lety

    SHARAF IYO KARAAMA DAD QALBI WNGSN TAHIIN ALLE HAIDIN BARAKEEYO

  • @fatushqueen9555
    @fatushqueen9555 Před 2 lety +9

    Waaw mansha allah marish wax garad dhal gobeed inaaa tahay waa caday hay gabar tanade mahee gabadhee kaloo saa samen karta🤩🤩my queen mariah❤💉💯🥰

  • @maxamedsacad111
    @maxamedsacad111 Před 2 lety +25

    Masha Allh Best Gift For Ever Wllhi Waa Qadanay Maria Team Qurux💯❤️

  • @gabarbanadir69
    @gabarbanadir69 Před 2 lety +3

    Maanshaa alaaaah qurux Ku dhiigleh
    Hambalyo marisha ilaahay raali ha kaa noqdo waxaad tahay gabar aad u qiimo badan una garasho badan caqliga alaha kuu daayo in and out ayaad u quruh badan tahay guulaysta il xaasidna alah idinka dhowro guul iyo gobanimo ❤️❤️❤️

  • @ayaanlesuudaan8769
    @ayaanlesuudaan8769 Před 2 lety +3

    Masha allah qurux iyo dawecad ayu ilahey siyay walasheena good luck 👍

  • @faatimoislaan1071
    @faatimoislaan1071 Před 2 lety +30

    Masha Allah Saaxiibo wanaagsan baa Tihiin Allaha isku Kiin daayo❤️♥️♥️

  • @adanabdi3595
    @adanabdi3595 Před 2 lety +51

    Keep it up your friendship guys Masha'Allah ❤️

  • @haybeyareofficiel7967

    marish qof qalbi wanag San ayaa thy run ahaan ti marka aan arko qalpi wanagaga wan qiiroda wlll horay usoco cadawga cagta hoosteda

  • @abdiaziznoor817
    @abdiaziznoor817 Před 2 lety +31

    Mashaalah wonderful gift,may God blessed you guys

  • @maxamedmaxamud3700
    @maxamedmaxamud3700 Před 2 lety +11

    M.a marish beauty iyo qurux kudhiigle sida wanaagsan ee aad iskula jaanqaadeen.

  • @oskaisnaiza6493
    @oskaisnaiza6493 Před 2 lety +40

    This is beyond special .....queen Maria u owe the desire of qurux heart ...jack u deserve more than that .....ur team are da best team I love watching ur vidios

  • @sihaamcali991
    @sihaamcali991 Před 2 lety +5

    hhhh kulahaa marwalba pranki igu samee qosolki iga dhamaday 😁

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 Před 2 lety +1

    Alle haka farxiyo wllshe

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 Před 2 lety +10

    ilinta xabadkay iibuuxdaa kulahaa Jack caadi maaha Wlhi Big Respect two of you.
    The best couples ever💘❤👏👍✌👌👈

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 Před 2 lety +18

    Quruxdii oo qof ah allaha ku xifdiyo my sister

  • @Abdullahi5186
    @Abdullahi5186 Před 2 lety +2

    You are a good-hearted person my sisther👸🙋‍♂️♥️💯

  • @iqradheman2136
    @iqradheman2136 Před 2 lety

    Wlhi waxa kuriyoday idinko isgursaden riyadaydana wayrumowda ale calaf hayskukindaro😪☝️❤

  • @mukhtaarahmed578
    @mukhtaarahmed578 Před 2 lety +31

    Keep going marish and qurux ku dhiig hore usocdaa labadenaa

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 2 lety +70

    🤣🤣🤣🤣🤣qurux ku dhiigle wa funny masha allah mariish

  • @bashiraarofficiall1761
    @bashiraarofficiall1761 Před 2 lety +3

    Farxada allha idiin siyaadiyo Sister and Brother❤🙏