PRANK QURUX KUDHIIGLE OO GACAN II QAADAY 😳🤬

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • PRANK QURUX KUDHIIGLE OO GACAN II QAADAY,DIRISLE ABDI,SOMALI PRANK ,QURUX KUDHIIGLE,SOMALI PRANK ,QOSOL IYO QARAAXO,PRANK DAGAAL KEENAY,DAGAAL PRANK,
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW CZcams CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    CZcamsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

Komentáře • 684

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 Před 2 lety +262

    Dunida ma soo marin qof la mid ah nabi maxamed scw ku sali walaal ❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před 2 lety +334

    Madadalada waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh inago xafidna ya igu raacsan.🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingmoha8501
    @kingmoha8501 Před 2 lety +209

    “Wanaaji Xiriirka Aad Illaahay la leedahay waayo guul xumada ugu horaysa ee noloshu wuxuu ka bilaabma in qofku ku guul daraysto inuu la xiriiro Illaahay ”💯

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 Před 2 lety +55

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ❤❤

  • @sakiabdurrahman2819
    @sakiabdurrahman2819 Před 2 lety +151

    The best person ever, the most kind in the world is prophet sallallaahu alayhi❤️🥰

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 2 lety +88

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H 😘😘😘😘

    • @mshire3995
      @mshire3995 Před 2 lety +1

      ‏صلى الله عليه وسلم

    • @fartuunxasan2514
      @fartuunxasan2514 Před 2 lety +1

      Scw scw scw

  • @ilayschannel3991
    @ilayschannel3991 Před 2 lety +58

    Qurux waaa in ixtiraaam badan. Wuuu is celinayey team Qurux badan ahay my brother Qurux🥰❤️😍

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +256

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +56

    Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋

    • @maxamedaadan8422
      @maxamedaadan8422 Před 2 lety

      Scw

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H CswN.N.K.H 😘😘

  • @munizhchennal1773
    @munizhchennal1773 Před 2 lety +25

    Team qurux kudhiigle ✊✊✊ is muu jiya

  • @apaanduuleqanciye3758
    @apaanduuleqanciye3758 Před 2 lety +39

    Qurux ku dhiiGle XiTaa haduu xaanaqzanyhy Waa funny🤣🤣❤️

  • @najiibkaarshe2765
    @najiibkaarshe2765 Před 2 lety +54

    Dadka Qorbaha Kunool kulaaha hadii cirbad laku dhufto Africa Hadey imaadaan Cirbadaaa Kukacdo 🤣🤣

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 Před 2 lety +17

    Masha Allah qurux kudhiigle dulqad Aya kudhamadey wlh nin rag IGA dheh

  • @mohamedshafat8660
    @mohamedshafat8660 Před 2 lety +27

    Dirisle brother wallahi billlahi iska ilali wayo dhab ma.aha waxan wayo waxan dhab ahayn inlagu dharto waa dambi💀🖐🤟

  • @horowelmi5470
    @horowelmi5470 Před 2 lety +6

    Darisle dhibkadaa qurux ku dhiigle waa wll wanaagsan oo dadka dhibkiisa ka ilaaliya big brothers hormar wacan

  • @salmomahamed9206
    @salmomahamed9206 Před 2 lety +37

    Dirisle wilow quruxkudhigle waa wiilka ugu dacadsan social media marka ka dhamow wiilkas maskinka wan ku dharanaa🥰

  • @Qaxdaani_ali_yassen
    @Qaxdaani_ali_yassen Před 2 lety +12

    Wlhi qurux ku dhiigle, waa gob raganimo bdn❤🥰

  • @abdiqaniahmed2103
    @abdiqaniahmed2103 Před 2 lety +80

    Big respect qurux ku dhiigle family🤣

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 Před 2 lety +52

    سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 💛

  • @yazkabou3441
    @yazkabou3441 Před 2 lety +16

    Dadka Africa waa kusokacdaa kulaha jack it's funny really ✌️😂😂😂

  • @abdijibaarxuseenmowliid9528

    Masha Allah qurux kudhiile waxwad tahay kof dulqaad badan oo martida sharfa

  • @updyrahmanbashir7361
    @updyrahmanbashir7361 Před 2 lety +65

    Team DirisLe 900k waxa inooga dhiman 6k let’s go balantenu waa subscribe 💪💪

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 2 lety +26

    Just say Alxamdullilaah and remember that your life is better than millions

  • @lucky9893
    @lucky9893 Před 2 lety +115

    😂😂😂
    Haddeysan jiri laheyn
    Camerooyin filter-ka wata,
    Daanyeero badan lacag
    Lagama qaadi laheyn,
    Ani madhihin🤣

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 Před 2 lety +10

    Jak walahi wa Niin xiishod iyo xaq dhar badan keep going jak

  • @muniishomar5734
    @muniishomar5734 Před 2 lety +15

    Qurux ku dhiigle hala GA leexdo wllhi waa wiil qalbi wnaagsan

  • @xaliyeoska5465
    @xaliyeoska5465 Před 2 lety +11

    Wlhi iyo bilaahi ciyaar magashee ninyhw erayadas markaa benta shegi isticmaalkoda iska yareey wllkey❤️🙏

  • @xasanmaxamad9815
    @xasanmaxamad9815 Před 2 lety +13

    Qurux ku dhiig legend waaye wllhi 😂😎🖐️

  • @isma.zolla203
    @isma.zolla203 Před 2 lety +65

    jack waa maskiin waa shaqsi qalbi wanaagsan maxaa prank ugu samayn née waynootaalaa balan waye waalagaa aaraa pro🤣🤣🤣🤣

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 Před 2 lety +6

    Jack waa legend qalbi wanagsan wlhi 🔥🔥🥺

  • @amiinmahamed8769
    @amiinmahamed8769 Před 2 lety +12

    Nabigeena halagusaliyo scw

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 Před 2 lety +15

    Dirisle Iyo Qorax kudhigle 2Libax wan idin salamay🥰

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY Před 2 lety +42

    Dirisle oo prank ka xanaaqi jirey baa isku kaaya soo daba galiyay keep going ila 1m 😹😹🙌🏽 prank somali weyaan kolay ee.

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 Před 2 lety +11

    Team qurux ku dhiigle inaan aarsanaa jirta
    dirsle buuma Wayne iska kaftan

  • @ayub3343
    @ayub3343 Před 2 lety +60

    The big legends jack and darisle support you for ever

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Před 2 lety +9

    Waryaa qurux ku dhiigle siduu kuu dhagaysanayo ayaaba another level ah😅😅

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 Před 2 lety +12

    Labo wiil oon jeclahay keep going 🙏💯🥰👍

  • @warsanmahamud4773
    @warsanmahamud4773 Před 2 lety +10

    Jack waa nin qalbi wanaagsan walahi oo dulqad miran

  • @maxamedsnw3664
    @maxamedsnw3664 Před 2 lety +12

    Dirisle 1m coming soon Insha alaah

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 Před 2 lety +8

    Wlhy qurux kudhiigle wa dulqad kiiyoo qofa m.a🥰

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před 2 lety +18

    Big respect to jack 🙏

  • @khalid5318
    @khalid5318 Před 2 lety +10

    Prank aad ku dhaarani jooji bro Walahi bilaahi ciyaar ma ahan

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 2 lety +21

    Qurux ku dhiigle prank horay u baabajey kugu sameyayna wa arkay m.a nin rag ah o dulqaad bdn ba thy gulayso❤️🙏

  • @maxamedsaleban9077
    @maxamedsaleban9077 Před 2 lety +5

    Qurux Ku dhiigle wllhi wa legend dulqaad badan ninka raga wakii aan dagdagin

  • @abdulaahocandule4026
    @abdulaahocandule4026 Před 2 lety +10

    Wan ku wataaa legend my brother coming soon 1m inasha Alllah 🥰🥰🥰

  • @honestdude70
    @honestdude70 Před 2 lety +14

    Quruxkudhiigle prank kan mid kaxun waligiis laguma sameenin Jack we love you my brother sorry 😢

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 Před 2 lety +1

    Walahi ixtiraam badnaa qurux kudhiglee siduu ula dhaqmay dirisle subxnallah waxyabaha qar waa wax laga x8shodo

  • @tusaale7565
    @tusaale7565 Před 2 lety +16

    1million coming soon team dirisle💪🏻💯💯

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Před 2 lety +15

    Waka prank ki aan ku arko qurux ku dhiigle oo caroodey 😅🤣😂🤣😂

  • @fadxifani8556
    @fadxifani8556 Před 2 lety +11

    Dhaarta io ilaahey magaciii ma prankibaa 😭

  • @zulechahindi2628
    @zulechahindi2628 Před 2 lety +40

    Wlhi qurux kudhigle marku hadlayo waa funny labolabo kulaha😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @Xikmaawi_Lyrics
    @Xikmaawi_Lyrics Před 2 lety +7

    Dirisle abdi best youtuber in the world❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 2 lety +6

    My brother keep going guuleso waligaa my brother

  • @gulletzimpa
    @gulletzimpa Před 2 lety +33

    Tani prank maahe waa rasaas iyo madaafiic 😅sorry qurux kudhiigle 😱

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 Před 2 lety +5

    Prank aan Sameno Maxume Dhaarta Iska,ilaali Legend DIRISLE 1m coming soon INSHALLH LOL

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Před 2 lety +2

    Yeees Iam first one keep going 😍😜legenoow

  • @deeqaxuuseen397
    @deeqaxuuseen397 Před 2 lety +3

    dirisle 1m coming soon from 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

  • @apiipck1042
    @apiipck1042 Před 2 lety +10

    Qoroxda ku dhipaysaa idirisle🤣🤣

  • @mabsuudmohamad529
    @mabsuudmohamad529 Před 2 lety +23

    After few days I hope your subscribers be 949K Insha Allah
    A king is always a king

  • @mohamedshafat8660
    @mohamedshafat8660 Před 2 lety +7

    Best PRANK 👌 keep going 900k

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +36

    Intay markay prank aragtay soo carartay ismuujiya 😂😂

  • @bashiirmaxamedahmed5022
    @bashiirmaxamedahmed5022 Před 2 lety +7

    Really prank balanteenu waa shaqo balanteenu waa shaqo 900k I.a the next video Aan garsiino waa walalkeena Darisle abdi mamoyinka carurta dhamaan subscribe halaga soo dhaho

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 Před 2 lety +7

    Dirisle waaa dhaqan xun tahy wll maxa maanta dhan igu haysaaa gabar gabar waa ogahay inay prank tahy lkin gbdhuhu ceeebta hal hays uma ahn naga xishoood

  • @abdiaziizmadow5349
    @abdiaziizmadow5349 Před 2 lety +11

    Waxan ku qabey nin fican subscrip ku sarey lkn hada wakla labana waxan barangi ma ahan wa bahdil gardaro jck rali geli wa maskin wa rer hamar sida dadka lolama dhakhmo hadan rali gilin 100 100 mel walba waka guura balln

  • @ibrahassan6418
    @ibrahassan6418 Před 2 lety +5

    Coming soon 900k and 1m in sha allah 🙏 ♥ ❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +71

    Dirislow dee been intan ka badan masi daawan karno, ee wax run u eeg soo gali szb 😂😂🙏 kolay wax isku sheegna walaysku leyahe Team dirisle sow sidas maaha dhalinyaro.

  • @aliilyasibrahim3536
    @aliilyasibrahim3536 Před 2 lety +7

    Ragow WxY Wajigu Wa Cadan Luguhuna Wa Madoweh igu Qata xabadasoh 😂😂

  • @suldanhassan6614
    @suldanhassan6614 Před 2 lety +6

    Big man legend keep going

  • @cutepie2591
    @cutepie2591 Před 2 lety +7

    Team qurux kudhiigle am.... 💔🥺

  • @mohmedtokiyo3410
    @mohmedtokiyo3410 Před 2 lety +6

    Beenta inaga daaa zxp inasha mar un baa gadhisa 1m💕😂

  • @Zagta_officiyal_5199
    @Zagta_officiyal_5199 Před 2 lety +4

    Wewe,Idirisle abdi legend 🥰

  • @Kibrani
    @Kibrani Před 2 lety +9

    Waa caag dabada ka duleela kulahaa 😂😂😂 wlhi funny 😁 prank😂😂😂

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 Před 2 lety +8

    Saxib dirisle matihid dadkii prankiyada waa iga talo chelangiyo kale keen

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před 2 lety +20

    Prank Inta Araktay So Carartay 😂😂

  • @sabirinabdirazak2109
    @sabirinabdirazak2109 Před 2 lety +6

    Laba lejen waan idin jeclahay wlhy wada joga abid mrkad wda jogtaan waa ku Farxaan♥️❤️♥️♥️

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před 2 lety +1

    Adkayso markaga dirislow bad Baad gasheeee😂😂😂💪💪🦁🦁🦁

  • @halimacudooncudoon8919
    @halimacudooncudoon8919 Před 2 lety +5

    😂😂😂😂😂waaa nin ween o ado kale aaaah wax ba ku gaaarye wale

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 Před 2 lety +40

    I feel sorry 😞 qurux ku dhiigle It’s really heartbroken 💔 I don’t like prank

  • @nassteexoali
    @nassteexoali Před 2 lety +16

    Prank inta maqadgry soo oroty🤣🤣🤣

  • @hanaaxmedxayaad8057
    @hanaaxmedxayaad8057 Před 2 lety +6

    13:16 waa markii iigu horeysey ee aan maqlo qurux ku dhiigle oo caytamaya,marka aad xanaaqdo waxa fiican inaad is xakameyso lkin qof wanagsan ayaa tahay bini aadamku uu qaldamaa ee dulqaadkaaga iyo dabcigaaga wanagsan alle hakuu siyaadiyo🙏

    • @aliaden1222
      @aliaden1222 Před 2 lety

      Jack qofka ixtiraam badan waligay ma arag

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 Před 2 lety +3

    shakadi ee ku sameeyen marish iyo sucaad mobela naga xaday ayaa igu so dhacday well done in laga xanajiyo we adag thy lkn qurux ku dhigle wa aye ana ka arkay in uu yahay qof wanag san masha allah

  • @saamisiman1736
    @saamisiman1736 Před 2 lety +4

    Wllhi ixtiraam iyo sharaf ayuu leyhy Jack m.a 💪🥰

  • @ifaraxmaxamed9686
    @ifaraxmaxamed9686 Před 2 lety +8

    Ax jack sorry 😞 wllhi aniga wanka xumaday video gam dirisle rali galin ka bixi jack rali gali wax ficn mahan sidaan

  • @naasirkeyow4410
    @naasirkeyow4410 Před 2 lety +3

    Wow qurux ku dhigle wlhi ixtiramka oo qof ah kuwta pro martada gacan uma qadno

  • @xamse4177
    @xamse4177 Před 2 lety +1

    Allaw muraadkanaga iyo muraadada muslimiintaba sahal aamiin

  • @osamadagaa5314
    @osamadagaa5314 Před 2 lety +2

    First person to view

  • @naazirmohamed1030
    @naazirmohamed1030 Před 2 lety +6

    QURUXKUDHIGLE RECPECT FULL ❤🙏

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 Před 2 lety +3

    Asc wll qali

  • @hamifook3752
    @hamifook3752 Před 2 lety +5

    Jeek aad ayuu udulqaad badanyahay walahi waa dacaad waa saxiib wanagsan lanoqo

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 Před 2 lety +2

    1milion coming soon insha allah legen

  • @ibrahimmohamed-lj6ls
    @ibrahimmohamed-lj6ls Před 2 lety +6

    Ha igu neefsanin ..neeftaada sanka iga galinoosaa ku lahaaa 🤣🤣🤣🤣 qurux ku dhigle ....haddu xanuusto xitta kan wuu kaa qoslini 🤣🤣🤣

  • @SweetieZahra
    @SweetieZahra Před 2 lety +4

    1m coming soon 🔜

  • @ismailmohammett3880
    @ismailmohammett3880 Před 2 lety +2

    Amazing how he react at the last

  • @abdihoussein1335
    @abdihoussein1335 Před 2 lety

    Legend dirisle sxb horaay uu soco takera buxaa aan kuu ahaay from djibuti horaay uu soco prankikaan uu ikaa kadaan yahay sxb

  • @abdirahmanabdo1153
    @abdirahmanabdo1153 Před 2 lety +1

    The most amazing man in the building 👏💯

  • @jatelonazra3431
    @jatelonazra3431 Před 2 lety +4

    Big respect full qurux ku dhiigle

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 Před 2 lety +7

    Wll adiga iyo walidka ilahay janada ilahay haidinkubishareye wll isoboqo I.A

  • @abdisomali8155
    @abdisomali8155 Před 2 lety +2

    Qofkasta muraadkiisa allah ha u sahlo inta xanuusan caafimad allah ha siiyo

  • @abdirahmannourfarah5613

    Keep going ina abdi 900k

  • @naalasman2208
    @naalasman2208 Před 2 lety +4

    Dirisle cabdi inuu jigjiga madaxweyne kanoqonoyo like