PRANK UGU XUMAA AAN KU SAMEEYNO QURUX KU DHIIGLE

Sdílet
Vložit

Komentáře • 1K

  • @amintube1723
    @amintube1723  Před 3 lety +397

    So daawo
    czcams.com/video/ekYqdySZ2l4/video.html

    • @mohammabdullahi4209
      @mohammabdullahi4209 Před 3 lety +3

      Keep going borther one Love 💕💕

    • @hulkga7615
      @hulkga7615 Před 3 lety +2

      Big fan bro please bin igu qabo

    • @mohaofficial7766
      @mohaofficial7766 Před 3 lety +3

      Please share out isameey wllkey ilaahy dartiis igucaawi wllkaga cawin ubahn ayaan ahayee 10k lee igaarsi

    • @mubaarigaltaaf5590
      @mubaarigaltaaf5590 Před 3 lety +3

      Nio qurux ku dhiig le iyo marish maxay isku guur san waa yeen way isku qurux badan yihiine 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

    • @mubaarigaltaaf5590
      @mubaarigaltaaf5590 Před 3 lety +2

      Laakiin mariish wajiga nabara kaga yaa lee yaa dilay 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔😛😛🤔😛🤔🤔😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛😛

  • @MkXiddo
    @MkXiddo Před 3 lety +1145

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha .....

  • @hamzemandela2435
    @hamzemandela2435 Před 3 lety +593

    Aminow ma king of the prank ayad iskuso jedinaysan team qurux kudhigle ismujiya wa inan so arsanaa

    • @izxaqupdi1805
      @izxaqupdi1805 Před 3 lety +1

      Laxwo Prankiga qurixkudhigle way Isla ogaayen ....somlai aqli maqbto badnka

    • @juliocesarofficial1217
      @juliocesarofficial1217 Před 3 lety +1

      SALMAN TEAM AMIIN❣💖💫

    • @hamzemandela2435
      @hamzemandela2435 Před 3 lety +1

      @@izxaqupdi1805 sxb may way islaa ogayeen ha dhihin u daremi kara wa macqul bro lakin haday isla ogyihin nac nac iyo dagal iyo wax le la isku dhidhifan laha ilahay caqli ayu kusiye lakin jack isago gabadha sharafteda ilalinayo ayu hadana saxibki dhowraya 60% marya ayu gaarta siyay 40%amin wana xeerka somalida lagu yaqan ✌

    • @izxaqupdi1805
      @izxaqupdi1805 Před 3 lety +1

      @@hamzemandela2435 MUHIMADA wa veiws iyo many ..waxfahn nio 3legends..bentaasa lagu shaqaysanaya...kk

    • @hamzemandela2435
      @hamzemandela2435 Před 3 lety +2

      @@izxaqupdi1805 kkkk waxkala wadaye bro ado oog inay views radinayan ay donayan videoga inu uu qarxo sow ma firsanaysid hadan marka maxa views ugu didi

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 Před 3 lety +662

    Manta waa jimce ku saliya nabi mohamed SCW❤❤❤

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 3 lety +290

    Ilaahey dartiis igusoo booqo 1k 5qof iga dhiman🕋🕌🥺😭🙏

  • @sabiriinabdalla5080
    @sabiriinabdalla5080 Před 3 lety +114

    Jack inuu qalpi wanagzanyhy inta ila argtay🤩💗

  • @cumarcaaqil3590
    @cumarcaaqil3590 Před 3 lety +260

    Team qurux kudhigle in an so arsano wye ismujiya 🤣

  • @muscabchannel6231
    @muscabchannel6231 Před 3 lety +197

    Intii Qurux ku Dhiig leh Tageerto like ME

  • @sagalnuur5847
    @sagalnuur5847 Před 3 lety +147

    Kusali nabigena Muhammad scw

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 Před 3 lety +142

    Mareexaan wayku daawan karaan kulahaa🤣🤣 wanba idin daawanaa Tageero number idin nahay Team wanaag badan❤️Waligin qabiil kafogaada somalinimo idinku ogahay

  • @mrtayson9868
    @mrtayson9868 Před 3 lety +186

    Shaqsi wanaagsan qurux ku dhiigle legend always legend

  • @nuurabdirahman4850
    @nuurabdirahman4850 Před 3 lety +87

    Wllhi Jack waa maamulaha team kaan keep going qurux kudhiigle

  • @bariyowofficial8873
    @bariyowofficial8873 Před 3 lety +94

    Team Qurax ku dhigle hadaa nahay wan arsaneynaaa😜😜Ismuujiye

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 Před 3 lety +89

    Qurux ku dhiigle Marixaan way ku daawan karaan kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před 3 lety +83

    Jack somalinimadaa kuweyn wlhi
    waxan wto maxaa waye kulhaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kaas wye lpx keep going brother qabyaalad waligaa iska ilaali🙏

  • @hoosh6670
    @hoosh6670 Před 3 lety +206

    Jack Inuu Maria JeceLyahay Siduu U Xnaaqeypa Noo CadeyneysaH😅

  • @zadka.jr10
    @zadka.jr10 Před 3 lety +64

    Teams qurux kudhigle wan inan arsana away jack 💪🏿💪🏿💪🏿🤛

  • @mowliidhalane8795
    @mowliidhalane8795 Před 3 lety +98

    Nio team ka aadban u taagera lkn sxbw sucaad wlhi aadban ugu xiisnay salaam iga gaarsii sucaad🥰🥰

  • @zhakirchannel2535
    @zhakirchannel2535 Před 3 lety +103

    Howshiina Watah angana Tageero inagu Ogtihiin 🤣🤣🤣

  • @shakrra2020
    @shakrra2020 Před 3 lety +120

    Inta jecel Mariah beauty Chanel like Saar

  • @fardowsaabdi6372
    @fardowsaabdi6372 Před 3 lety +55

    😂😂😂😅manoli qurux mapo sas ugasheen m.a ninka waa nin extiraam🥰 bdn alle haiskukiin dayo nin qaran wye qurux saas kugu oghy wllky
    my team favities hormar wcn🥰

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 Před 3 lety +35

    Jack waa nin dhiig leh cadaladna yaqana
    2daba wuu la safday m.a🥰

  • @el-noorahmed4579
    @el-noorahmed4579 Před 3 lety +106

    Wlai qurux kudhigle wa wadaani🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Keep going bro 🤜 m a

  • @abshiranshax
    @abshiranshax Před 3 lety +38

    IntaH ka xun in qurux wxa ku dhacy like me 🤩🥰😍

  • @engabdirashidhassan
    @engabdirashidhassan Před 3 lety +28

    Maanta inta iga danbaysaa like wada saara amiin iyo mariish ugu horeeya

  • @timo6867
    @timo6867 Před 3 lety +28

    Inta ila aragtay in qurux kudhiigle jecelyahay maarish like saara

  • @abdikadirabdi5019
    @abdikadirabdi5019 Před 3 lety +56

    Runti marish Qurux kudhiigle waa nin kujecel keep him

  • @ridwaanapdulahi7528
    @ridwaanapdulahi7528 Před 3 lety +77

    17: 07 ay Ay ay Ay ay Ay ay Another level waye. jack 🤜🤛marich.

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Před 3 lety +163

    Wlhi qurux KudhiiGLe in prank Lagu sameyo san ujecLhaY guri aan qabaa kuLaha😂✌

  • @SADKASHOW
    @SADKASHOW Před 3 lety +87

    Team dicisow keep going
    Otherwise Nabigena kusaliya scw

  • @mohamedgaarane9128
    @mohamedgaarane9128 Před 3 lety +86

    Jack kista u gym ka kaso faidey ina prank uga qadin ma rbtn😂✊

  • @ibraahimsuladaanka3933
    @ibraahimsuladaanka3933 Před 3 lety +46

    Wan idin wataaa really prank team qurux kudhiugle🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 Před 3 lety +204

    😂😂😂😂 Jack kulahaa dadka hdaan cayno kuma dawanyaan kkkk

  • @yamanisteyl9662
    @yamanisteyl9662 Před 3 lety +30

    Maalintii iigu horeysay comanti aan ka bixiyo familkaan

  • @yacquubbarshe5674
    @yacquubbarshe5674 Před 3 lety +27

    Beydhabo aaaaa qurux ku dhiigle keep going waa idin wa taa dhamaan one ♥😆💖love

  • @cabdirazaqmohamed4437
    @cabdirazaqmohamed4437 Před 3 lety +34

    Wlhi qurux kudhiigle waa nin yaqaano sida dadka loo xishmeeyo runta loosheego 😁🇸🇴qurux wanku wataa

  • @ishwaqahmed3994
    @ishwaqahmed3994 Před 3 lety +16

    Waxan ahay gabar somaliyed oo walshiin ah pls waxan gali rabaa imtixankii jamacada sanad kii u danbeyay pls wllyaal isoo duceeya waan idin tuugaa 🙏🙏🙏🙏🥺🥺 inaan tookadan gulaysto pls 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 Před 3 lety +35

    INTA RABTA INU AAR SADO QURUX ISMU JIYA😁😁👇

  • @honhaloyelo1108
    @honhaloyelo1108 Před 3 lety +34

    Amin kusalaamey Horey Usocda

  • @zakarieadambullalehassan5029

    Maria ma iska darentey in aad wajiga Ka cayishey Masha Allah
    Mise aniga Hurdo I heyso

    • @hibaaqriki4976
      @hibaaqriki4976 Před 3 lety +6

      Way xanusanthy ee cayil mahn wll illhy ha cafiyo mariish

    • @zakarieadambullalehassan5029
      @zakarieadambullalehassan5029 Před 3 lety +2

      @@hibaaqriki4976
      Aamiin wlashey
      Cafimad taam ah Allah ha siiyo
      Insha Allah
      We Love You ❤️
      #Maria

    • @faadumoc.rizaaq1866
      @faadumoc.rizaaq1866 Před 3 lety

      @@zakarieadambullalehassan5029 haa maalindhaweed baysheegaysay ilaahay hacaafiyo

    • @alifarax4955
      @alifarax4955 Před 3 lety +3

      War maxaa gabadha wajigeeda ku tusay , ragii somali adonkaloo malayacniyaa ku jira , wajigay ka cayishay kulaa yaaab mar idib daranidaa.

    • @zakarieadambullalehassan5029
      @zakarieadambullalehassan5029 Před 3 lety

      @@alifarax4955
      Mxaa Ka qaldan libaax
      Waayo wan jclahay wa walashey
      Hadda Ayan ogadey in ay yara xanunsanthy
      Is daji Gesi okay 🆗

  • @dreamboy1442
    @dreamboy1442 Před 3 lety +28

    War Unnuka Mareexan Ah Naga Ilaaliya Cayda🤣

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo7383 Před 3 lety +24

    Hhhh Jack runta kujeclahy iyo qabiil naceybka❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xamdish_xilojanoh4516
    @xamdish_xilojanoh4516 Před 3 lety +46

    waan idin wataa gar iyo gardaraba
    keep going my team

  • @Hanadabdivlogs
    @Hanadabdivlogs Před 3 lety +31

    Amin qofkii u horeyay Ayan Noqday abaal Marin malihi miyaa

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 Před 3 lety +19

    Allah haka farxiyo plz shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏😢😭

  • @dayaxsomalianboy4601
    @dayaxsomalianboy4601 Před 3 lety +30

    Keep flying brother ❤️

  • @hamdikotindalabay7850
    @hamdikotindalabay7850 Před 3 lety +17

    Hhhhhhhh mareexan ana ah zxp car yaa wax kasheegi kro😂😂😂😂😂😂❤❤💖one loph team quruxkudhiigle 💖💖❤❤

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +21

    Team Qurux ku dhiigle on love🤗

  • @robowofficial1718
    @robowofficial1718 Před 3 lety +7

    inta nabiga jacel Like saar

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 Před 3 lety +39

    Prank or Riwayaad
    Who cares this was Entertaining.. 👏👏

  • @ahmedcade1667
    @ahmedcade1667 Před 3 lety +13

    Jacel ayaa kadhaxeyyo iska dhaaf hee amiin inta igu raacsan love Sara asxaabta my big fans 🙏

  • @Ridhwaanqacan
    @Ridhwaanqacan Před 3 lety +12

    Qofki ohoreyay ahay like ha ila dhafin

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 Před 3 lety +3

    Inta ila araqtay jack iiin uu rabiin iin marish wax ladhoo like Esara pliz Amin Dhisow Keep going 💯✌💘

  • @hamzadeenhamza3784
    @hamzadeenhamza3784 Před 3 lety +6

    Alwayz first view

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 Před 3 lety +16

    Qurux ku dhiigle wiil qaran waye keep going legend's

  • @tiktockNews
    @tiktockNews Před 3 lety +16

    The fast one love you team qurux kudhiigle

  • @adityaroy4601
    @adityaroy4601 Před 3 lety +11

    Gib Gowin walalahay like iisaara inta iga dambeesoh

  • @yahyaabdullahi9070
    @yahyaabdullahi9070 Před 3 lety +11

    Aamiin Dhicisow First Comment ahay bro waana idin Salaamay adiga iyo asxaabta
    Hadaan awooda kaligay 500k ku gaarsiin lahaa

  • @amirduqow3145
    @amirduqow3145 Před 3 lety +13

    Keep on shining guys

  • @hazzan1438
    @hazzan1438 Před 3 lety +6

    First ani wye love

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 Před 3 lety +11

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib 😂🙏😢

  • @abdirahmanmohamed2056
    @abdirahmanmohamed2056 Před 3 lety +4

    War ninkaa qurux ku dhiigle daacad weeye ciyaarta ka dhaaafa
    Waana qofka groupkan dhan isku haya dulqaadkisa dad hal saac doodayaa buu hadana kudhex jira waa kuwataa pqr VIVA POWER

  • @suldaansiciid7878
    @suldaansiciid7878 Před 3 lety +14

    Anaa uhoreeya maanta dhicisow waan ku salaamay

  • @maxamedyaremaxamedyare9527
    @maxamedyaremaxamedyare9527 Před 3 lety +22

    Aamin sheekada meel fiicanaa ka bilowday🤣🤣👈

  • @raashmoha1960
    @raashmoha1960 Před 3 lety +8

    I'm the first 💟💟💟💟

  • @najiibcaleeye462
    @najiibcaleeye462 Před 3 lety +7

    Keep going zxp dhamantin waan idin jeclahay ♥️

  • @mummyhodhan6279
    @mummyhodhan6279 Před 2 lety +7

    Wishing you success in your beautiful career

  • @cabdulcasiismacalinadan1333

    Quruxoow reer baydhabo gacanaa utaagtey haye 😂😂👏 sxp gar iyo gardaro waan kuwadanaaa

  • @msscaato3976
    @msscaato3976 Před 3 lety +10

    Masha allah Team wadani waa idin salaamay✋😘🥰

  • @mohamedabdullahi519
    @mohamedabdullahi519 Před 3 lety +11

    Keep going Azxab aanjeclahy

  • @cabdiyosahalguha7038
    @cabdiyosahalguha7038 Před 3 lety +12

    Wan kuwata amiin tajir abihes wakaheley prank giga ❤❤

  • @xudayfaaadan5249
    @xudayfaaadan5249 Před 3 lety +15

    Geeep going bro

  • @ilhaanabdidaahir8344
    @ilhaanabdidaahir8344 Před 3 lety +5

    M.a jack wlhi qaranba tahay halka kaga hay powe keep going💯💯💯💯💯🙏🙏

  • @thetears9631
    @thetears9631 Před 3 lety +5

    Waxa wax lagu farxaa in la arko dhalinyaro ay la xuntahy qabiilada ka sheekaytooda iskadaa ku dhaqankeede mazha aallh @qurux ku dhiigle KU DAYAAZHA MUDAN TAHY ZXP✍💪

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 Před 3 lety +33

    Jimco wanagsan and first veiw ano mrs keep going livekiisa dawn aa notification iso dhacy waxa tagere laga dhaha👍👍👍yala ila dhafin

  • @xilkas5815
    @xilkas5815 Před 3 lety +12

    First waa sugaaye wlh🥰🥰🥰🥰
    Inta sugeesay in qurux ku dhiigle lagu sameeyo prank like dhac kusii

  • @abdirashiidhassan621
    @abdirashiidhassan621 Před 3 lety +4

    First one 🔥😅

  • @ahmedhonest5484
    @ahmedhonest5484 Před 3 lety +5

    The only team i love is team wayab keep going guys

  • @abdikafarfarah3944
    @abdikafarfarah3944 Před 3 lety +4

    Sksjekakidis you are welcome 🤗 thanks for your assistance today to me and my family and my dad and I were going through our prayers for you and the best

  • @ayaanguribila1836
    @ayaanguribila1836 Před 3 lety +5

    Mash allh wlhi wll qurux ku dhiigale waa wll waxa ka yaqan tixigalinta iyo ixtiraamaka dumarka kuna weynthy walaltinmada allah haku la jiro wll iyo dhaaman asxabtaba 🤲🏻🤲🏻❤️❤️♥️

  • @mkhadaradow9438
    @mkhadaradow9438 Před 3 lety +6

    Inta aragtay jack in cayda mariish la cayay kaxanaqday #like saara😂🤣🤣🤣

  • @muhandasofficial607
    @muhandasofficial607 Před 2 lety +6

    High level my people...

  • @ramlaaliofficial2633
    @ramlaaliofficial2633 Před 3 lety +6

    My king keep going 🤴🥰

  • @aismailow6360
    @aismailow6360 Před 3 lety +1

    Boqrtoy m.r amii sxb duwanaxan waluwaye cad ...bt keep going nevar back man

  • @kamalabdi6095
    @kamalabdi6095 Před 3 lety +8

    Team Amiin tube one love 💕

  • @mowliidhalane8795
    @mowliidhalane8795 Před 3 lety +3

    I'm first 🥰

  • @osameabdi6059
    @osameabdi6059 Před 3 lety +6

    Amino marish iyo jack waethisalame love you guys like esraa

  • @Wariyeabdisalam
    @Wariyeabdisalam Před 3 lety +3

    Qurux kudhigle xaqiiq qof dadnimo leh ayaa tahy keep going bro

  • @yusufmanis4235
    @yusufmanis4235 Před 3 lety +7

    Legend sxb keep going

  • @mustafeabdillahi4165
    @mustafeabdillahi4165 Před 3 lety +5

    Anigu maba wadi kareen prankga, wllhi waan qosli lahaa.🤣

  • @maxamedlajan2307
    @maxamedlajan2307 Před 3 lety +6

    M.a proh horay u soco 🥰🥰

  • @rodaadan558
    @rodaadan558 Před 3 lety +7

    Aamin keep going tagero buxan kuahay

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e Před 3 lety +13

    الرجال شاروخان صومالي الله يسعدك ي جيك

  • @hassanyoutubechannel6439
    @hassanyoutubechannel6439 Před 3 lety +6

    Jack qalbi torto maria adigawa kadaran dacadaa tahay sxpoow wanku wataa 🔥

  • @bashkerbkofficial419
    @bashkerbkofficial419 Před 3 lety +3

    M a marish ilxum iyo mid hasidax kumaegto horay usogo adiga iyo team wayab waxatixin dad qalpi wngsn lex oo kudayasha mudan farxad kunolado waligin 💖💝💖💝

  • @abumohanad7544
    @abumohanad7544 Před 3 lety +20

    Www😲ku wada
    Sxb markle ugu celiya pls.

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 3 lety +5

    Masha allaha keep going wallahey kkkkkk

  • @yonkahajiali8361
    @yonkahajiali8361 Před 3 lety +9

    Jeck xarif wayy marku dhahayy carb dhera wuu arkay kamirada 🤣🤣🤣🤣

  • @drssamiyasocial4216
    @drssamiyasocial4216 Před 3 lety +1

    Manshallah jeck wllha waa wlll Qalbi wanagsan waliba Aad u dulqaad badan

  • @maryamacadey1486
    @maryamacadey1486 Před 3 lety +2

    Wlhi qurux kudhigle waxn ku jeclahy qabil mayaqn waa somali xalal ah masha Allh