PRANK AAN UGA XANAAJIYAY MARISH BEAUTY IGAMA FILANEYN SIDAAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 979

  • @amintube1723
    @amintube1723  Před 2 lety +290

    czcams.com/video/OjwQkKLSJ-4/video.html

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle Před 2 lety +1828

    Amiin wey noo talaa 😂🔨💣🔩⚔️🧨💀

    • @updala5585
      @updala5585 Před 2 lety +38

      Mxaa ku Sameynee😂😂

    • @Updikhadar
      @Updikhadar Před 2 lety +75

      Hayeey aminow ninkeeda kuu dhartey adey ku tala it's joke bro jeck😂😂🤚🤚

    • @smartsankavic1017
      @smartsankavic1017 Před 2 lety +36

      Atorahaa maxa kaqabani karataaa😂😂

    • @mohamedshire397
      @mohamedshire397 Před 2 lety +22

      Dhicoow wuu kibaray ayaanta

    • @smartsankavic1017
      @smartsankavic1017 Před 2 lety +21

      Hayeeeey ninkedaaa aya ku daranoyaaaa...... it's joke lee Jack

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac7291 Před 2 lety +201

    Wllhy maariyo waa dulqaadkii oo qof ah masha Allah .
    Qofkale haday ahaan lahayd maanta waxbaa ku gaari lahaa Aamiin.
    Maariish say idiin ixtiraamto u ixtiraama❤

  • @mrshabalaza8678
    @mrshabalaza8678 Před 2 lety +115

    Maariyo Hadiyad ayku faraxdo kadis uga dhig wa ganaxantahay amiin 😥

  • @bashiircabdulahi6615
    @bashiircabdulahi6615 Před 2 lety +34

    Maria umadeena ma ahan duqsi saa unecbahay malin Kosta 1xaba bursary wa ogtahee kulahaa🤣🤣

  • @ahmedfilig5063
    @ahmedfilig5063 Před 2 lety +155

    Nin ajanabi ah hadii ay caraftada gaarto waxay lamid tahay adigoo zinestay 👂gabdho brafun hamarsan marka ad bulsho dhex galeesid wlhi waa danbi 🥲

  • @anasmohamed6150
    @anasmohamed6150 Před 2 lety +46

    Plz mzul Marish waa Abayo marna waa Gabar Aan jeclahay eee ilinteeda yaana Arkin waaa iga dar Daran mar walpo smile 😃 mariish farxadii oo qof ah

  • @abdiwaliabdillahi4757
    @abdiwaliabdillahi4757 Před 2 lety +24

    Marish one of last real queen on earth🥰

  • @badmanmo1381
    @badmanmo1381 Před 2 lety +64

    😂😂 I don't understand the language but still is enjoyable💖🤞

  • @ahmeddalab181
    @ahmeddalab181 Před 2 lety +48

    Waxaan shiir waa dhaafay kulahaa🤣🤣🤣
    Legend dhicisow💯💫💥

  • @ahmedmahamed
    @ahmedmahamed Před 2 lety +48

    Waan ku salaamey adeer dhamaantiin waan ku sugeynaa amiin

  • @munamahamud7927
    @munamahamud7927 Před 2 lety +6

    Alla rabiyow Maria dulqaad badanaa masha allah qof loo soo marti karo waaye oo ixtiraam badan

  • @shakrayare5729
    @shakrayare5729 Před 2 lety +42

    Ciyow naga soo gaarsiiya asxaab aan kufaraxno dawashadoda 💯✌️

  • @haykalmardaadi9695
    @haykalmardaadi9695 Před 2 lety +12

    Amiin walaashaa hadhihin danbo gawar waxeey unecebtahay waasoo iree waxkale kusuubi kadaa saan camal waan idiinjeclahay

  • @mubaarikofficial2820
    @mubaarikofficial2820 Před 2 lety +29

    *HAYAAAY DOOLIGA **#DHICIS** WAA WAYNAADAY* 🤣🤣🤣🤣

  • @xaawokiinabdi2053
    @xaawokiinabdi2053 Před 2 lety +14

    Amiin gabadhaan ka daa maskiin waayee sxpkey🤣😂😂😂

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 Před 2 lety +5

    Adiga akhrinaaya qoraalkeyga haddii prank Marka 1aad lagugu sameeyo waa caadi lkn mar 2aad waad feejignaanaysaa . Markaa prank waxaad ka dhigteen caano barxay😂😂😂

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +14

    We are team Maria wasoo aarsanaynaa one love team Maria 💙 🤟😂
    I am enjoyed your clip 😊 Mi fav team wayaab We are always Together ❤ 💪

  • @alikerow8264
    @alikerow8264 Před 2 lety +31

    High class prank wlhi... Lkni wanjeclahay walasheey mcn

  • @maryanxasan1105
    @maryanxasan1105 Před 2 lety +12

    Barafuun qaalilih ayaan marsadaah kulahaah 🤣🤣🤣🤣 keep going ❤♥️🌹💪♥

  • @abdihakim3305
    @abdihakim3305 Před 2 lety +27

    Amin respect the woman 💁 always brother.

  • @siriyosahanchannel5568
    @siriyosahanchannel5568 Před 2 lety +19

    Best prank lkn inay kaa aarsanayso shaki kuma jiro isu badnow 😆🤗

  • @farhianishow9021
    @farhianishow9021 Před 2 lety +7

    Amin walashay dhibka kadaa aboowe adigoo raali ah marish dhib lama jecli sido kale idinkuna idin lama jecli keep goin my bro

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 Před 2 lety +11

    Masha allah wllaha nolosha idin jeclhy team waa yaab keep going❤🥰🥰🙏

  • @abshiranshax
    @abshiranshax Před 2 lety +14

    IntaH u xistay pranks 🙋‍♂️🥰🤗🔥
    Legend amin dhicsoH
    Marish kor sanbab 🤗🙋‍♂️
    I can wait this prank 🔥

  • @kaahpost
    @kaahpost Před 2 lety +8

    Prank Geesinimo Leh aya Marki ugu Horaysay Sameysay Amazing🔥👌👍

  • @mulkihappy
    @mulkihappy Před 2 lety +18

    Alla Maria dabeecad wacanaa masha Allah wlh hadan booskeeda ku jiri lahaa amin dagaal na dhex mari lahaa maria maskiin sorry cadey amin waad in aad ka arsataa.

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 Před 2 lety +5

    Marish maanta wey ku dhacdey 🥰🥰😂😂😂😂

  • @bashirdahir3668
    @bashirdahir3668 Před 2 lety +27

    Ohh she so dhacaad .... I really amazed by her tolerance ☺️👍🌹

  • @ibraahimsuladaanka3933
    @ibraahimsuladaanka3933 Před 2 lety +106

    I can't wait this prank really 😥

    • @apdallaofficial6512
      @apdallaofficial6512 Před 2 lety +1

      Waa bilaabatey

    • @ahmedhayan8921
      @ahmedhayan8921 Před 2 lety

      Kkkkkk, Wlaahay Marish si run run ah bay u yaaban tahay,Amiin caadi ma tihide gabadha waad ku dogaatay.Marish way dulqaad badan tahay.kkkkkkkkkkkk

    • @mohayo1729
      @mohayo1729 Před 2 lety

      You mean couldn't

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 Před 2 lety +6

    mariish inala dhibo majecli kada pls wlhy kuma farxsani wayo waa qof wangsan oo dadka xishmaysa

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před 2 lety +5

    Amiin waxan oo kale ma fiicna maarish waa qof dabeecad dulqaad qurux iyo nadaafad badan intaan ka argnay ha sameyn mar danbe please

  • @c.qaadirosmaan7959
    @c.qaadirosmaan7959 Před 2 lety +23

    Kada lpx marish lama taabtaan waayeh🥰🥰🥰

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Před 2 lety +5

    Masha Allah, Walashey Mariya wey dulqaad badantahay runti 👍💕💕💕

  • @abdullahiadan9315
    @abdullahiadan9315 Před 2 lety +25

    Eargerly waiting 6 minutes to go

  • @Nicimo-vn4vh
    @Nicimo-vn4vh Před 2 lety +23

    Aamin I can't wait marish oo cadhaysan soo fasax bro waan jeclahay Maria qurux

  • @cabdinajiibcaynaanshe7064
    @cabdinajiibcaynaanshe7064 Před 2 lety +10

    waryaa gabadhu waa gabadheeniiye kadaa prankiga badan🥺

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 Před 2 lety +7

    😀😀😀😀CEEEB nio Maria carafteeda inta ayaa kadareemooyaa

  • @caskasaciidxaaji3369
    @caskasaciidxaaji3369 Před 2 lety +8

    Www waa riyale prank. Waxan larabaa qurux ku dhiigle sxb amiin wan kaa sugeynaa prank lala yaabo ayan kaa sugeynaa kep go win. Teem waayab

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +6

    Team marish beauty aarsi wacan inshaa allaah

  • @abwaanbarreofficial3472
    @abwaanbarreofficial3472 Před 2 lety +3

    Wlhi mariyo way dulqaad badan tahay allaha xafido m.a ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @muhaazadull2579
    @muhaazadull2579 Před 2 lety +7

    Walhi waydhuqad madhanthy wllshy keep going ♥️💯

  • @cabdiraxmanjarmal520
    @cabdiraxmanjarmal520 Před 2 lety +5

    Hhhhh best prank weeye zxp ninkii kalana ku samee.

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 Před 2 lety +16

    Three lions are back wan idin wataa farxad ku noolaada

  • @yahyequrbo4105
    @yahyequrbo4105 Před 2 lety +6

    Waxs Prank Ma Galo Nio Gabadha Wad NaGa BaHdilaysaaa🙄🙄❌

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 Před 2 lety +3

    13 November wyee first prank and first video together jack and Mariah sanad guro wcn jack

  • @waliidkaka6084
    @waliidkaka6084 Před 2 lety +2

    Shiirka lafuxuu soo taabti ku laha hhhhhh this guy is talented 👏

  • @bashiircabdulahi6615
    @bashiircabdulahi6615 Před 2 lety +42

    Waxan layabahay dadkaan comentiga English ka kuso qoraayo
    War afkeena wale wax idin dhaamo malahan🥰

    • @amiinmoha3073
      @amiinmoha3073 Před 2 lety

      Zhp iyaga ma aha e wa qoloda youtupeka iyaga english u badalaya hdlada qaar

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 Před 2 lety

      qoloda youtbka bedelyso Ayaga maaha😂

  • @nafisoibraahim4845
    @nafisoibraahim4845 Před 2 lety +4

    Masha allh wlh Mario wa dulqadki oo qof ah 👸😘😘😘❣

  • @adhanahmed6240
    @adhanahmed6240 Před 2 lety +6

    Maria miyaaa saan ugaleee amin hadow adiga ayaa haa calacalin sxp

  • @MariaNuur
    @MariaNuur Před 2 lety +2

    Maariish dulqaad kii oo qof ah hormar wcn

  • @shiinetifow7623
    @shiinetifow7623 Před 2 lety +1

    Wlh gabadhan waa Iska maskiin San xaqmahin inkastoo ogahay in fiyus lagu rabo

  • @Cristiano-z-y4o
    @Cristiano-z-y4o Před 2 lety +19

    Amiin waan ku hyaaa legend besti prank 🤣🤣🤣🤣

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 Před 2 lety +6

    BeentiiyOo prank ah OH MY GADHOODH 😂😂😂👊

  • @maryamacadey1486
    @maryamacadey1486 Před 2 lety +1

    Amiin huush waa idabdarn tahy maxd inantaa sas u ledahy dhaqn yeelo

  • @drabdikey2244
    @drabdikey2244 Před 2 lety +2

    One of best prank that is real waa prank xaqiq ah inta aragtay like sara comentigan

  • @maxamedshekh7160
    @maxamedshekh7160 Před 2 lety +17

    Hada Dhow waan daawaday hadana maxaa ka qaldan maarisha aamiin kaniniga aloosha sii markale 😅

    • @xubiinaxaaji5862
      @xubiinaxaaji5862 Před 2 lety +1

      Apoo maxaa qaldan malaga saaraY muqAalka apoo iga sheg noh muxuu ahaa prank gaan🤔🤦‍♀️👏😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ijaborage8440
    @ijaborage8440 Před 2 lety +3

    Sorry Marish wadacad Mashallah umaqalanto waa gabar qalibi waanag ❤️❤️

  • @izxaqkaraamo4367
    @izxaqkaraamo4367 Před 2 lety +5

    I LOVE TEAM WAYAB
    QURUXKUDHIGLE NAIROBI MALIN UN WANKIQABN AND AMIN✋🥰🥰

  • @mohamedchanel5921
    @mohamedchanel5921 Před 2 lety +4

    Maxa khaldan sxb videoga waba dawan la ahaye var ma Ku jiro

    • @xubiinaxaaji5862
      @xubiinaxaaji5862 Před 2 lety +1

      Anipo wn YabanahaY wlhi🤔🤦‍♀️👏😂😂😂😂😂

  • @ibrahimmohamudkhalif
    @ibrahimmohamudkhalif Před 2 lety +19

    05:00Galapnimo wayey suga Dhalinyaro 👋

  • @Shukriyano
    @Shukriyano Před 2 lety +13

    Wow! Keep on Zxp sare

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 Před 2 lety +1

    Mariya top level kulahaa markaa iledahay sooqubeeso xalay maa ila jiifate abyo caqligaga alaha kubarakeyo nin yuuna kaharowsan waligaa furbo ahow

  • @kafeeyomuna4645
    @kafeeyomuna4645 Před 2 lety +6

    Ilhy haa idin xafido wlo qalii 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤

  • @matahayqofnaftiisaaaminsan359

    😳😳😳😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂 istaqfrullh wlh waan qoslay wlh amiin aboowe maariya maanta sifiican maba uxanaaqoosee awal horay bey ka xanaaqi jirtee aboow waa isla ogtihiin miyaa micnaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😂🤣🤣🤣🤣😂😁😄😅👈

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 Před 2 lety +15

    Wara dhicisow gabadha maxa sidan ugu gashay 😂🤣✌

  • @nashaadcabilahi5711
    @nashaadcabilahi5711 Před 2 lety +16

    I can't wait 🙄

  • @Brother-film68792
    @Brother-film68792 Před 2 lety +6

    Wrong prank inaad ku samayso amira big respect

  • @mohankinji4428
    @mohankinji4428 Před 2 lety +6

    1k like and 2.5 views with in 35mints Mashallah keep 🚶‍♀️ walal

  • @maxamedyare9160
    @maxamedyare9160 Před 2 lety +5

    Wllhi mariyo waa qof dulqaad badan 💟💓

  • @abdifatahgedi9834
    @abdifatahgedi9834 Před 2 lety +1

    Amiin mucjiso dhicisow agtinan farxad kaso donta ha dhihin markada

  • @hassanissack9470
    @hassanissack9470 Před 2 lety +10

    M.a wllaha nolasha wa idin salameey keep going

    • @hassanissack9470
      @hassanissack9470 Před 2 lety +1

      Aminoow adaa kutalaa gabadha ninkeda wey imadeey inta adiga dharka iskasobadal kulahaa

  • @hanadcabdirixman8911
    @hanadcabdirixman8911 Před 2 lety +6

    Adi maa ila seexday kulhaa walaahi say ula heshay aa ka yaabay

  • @masterrown2982
    @masterrown2982 Před 2 lety +7

    Waraa marish ha iiga samayn prank yaana isdiririnee

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 Před 2 lety

    Msh allh dulqaat iyo xushmat ba weey isku dar sate allh haku dhowra abyo mcn maria💕💕💕

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 Před 2 lety +2

    Keep going brother hormar wacan ku rajeenayaa wll mhdsnd

  • @Abzino123
    @Abzino123 Před 2 lety +23

    Waan jeclahay maarish. ❤️. I Love. Maarish.

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv Před 2 lety +6

    Amiin dhicisoow horey u soco

  • @iqraosman2907
    @iqraosman2907 Před 2 lety +1

    Maariish adi ku soo samey prank amiin

  • @yusufabdirahman1925
    @yusufabdirahman1925 Před 2 lety +1

    Adaa u're if kaxishow gawadha prank damba hahusameyin sawa💪💪💪😄😄

  • @Abdi235
    @Abdi235 Před 2 lety +6

    Marish wallhi maskin waye walal tinimada ayey waxkataqana biyo ikana ladhahi we ukenti

  • @muxudiinarbaca7930
    @muxudiinarbaca7930 Před 2 lety +7

    Mario imtuxaan waaye kulaaa Barafuun qaaliyaa Marsadaaa 🤣🤣🤣🤣😍 Amiinow lrother Gabadha raali gali wee xaaaqday wlhi

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 Před 2 lety +2

    Mariya wa dulqadkiyo qofa

  • @burhaanposs198
    @burhaanposs198 Před 2 lety +1

    Wlhi aamiin waa edeb daran tahay marish waa qoftaan aduunka ugu jeclahay wlhi adaa sida xoorka u uraayo

  • @abdiosmaan9403
    @abdiosmaan9403 Před 2 lety +10

    Amiinoow jack iyo maarish ku samee prank adigoo mahdsan

  • @hassanmohamed5143
    @hassanmohamed5143 Před 2 lety +6

    Hoyada aa wacaa kulaha🙆‍♂️😄

  • @mahadmaxamed4276
    @mahadmaxamed4276 Před 2 lety +1

    Amiin waxas cml xaniya tabad weye ee hana xaniya taban qofta dhan aan mesha u joogno hadaba sidas u galeysid maxan sameynaa

  • @nimcoali562
    @nimcoali562 Před 2 lety +1

    Marish ino dhaaf wn jeclnhye lkin wn kaarsneyna hadn Nahy tem Mariish bety🥺🥺🥺

  • @araxmanalikayse8350
    @araxmanalikayse8350 Před 2 lety +5

    Mriaya Waa miskiin, Waa gaariyadii lagu heesayay

  • @abdiqafaradan9588
    @abdiqafaradan9588 Před 2 lety +9

    Good job br0, ur so very funny😁 🤣😅🤣🤣

  • @somalitech2842
    @somalitech2842 Před 2 lety +1

    Ax ax maarish wllo qalbi israalinoqo

  • @ibrahimhassan4350
    @ibrahimhassan4350 Před 2 lety +2

    Urka prank magalee inanta markle ha ucelin Amiin🤣🤣

  • @eza882
    @eza882 Před 2 lety +13

    amiin marizh zalamn jckna zigra uzlmyaa ma camerdu idin hyaa miyaa😂😂😫

    • @abdirahmaan255
      @abdirahmaan255 Před 2 lety

      Waadku fahantay waa been cad 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amiinmoha3073
      @amiinmoha3073 Před 2 lety

      @@abdirahmaan255 camerda qalab lagu haya jira nio

    • @eza882
      @eza882 Před 2 lety

      @@abdirahmaan255 waa beentod ma odhan nio

    • @eza882
      @eza882 Před 2 lety

      @@amiinmoha3073 waa runtaa wll

    • @abdirahmaan255
      @abdirahmaan255 Před 2 lety

      @@eza882 ma sidaa ok

  • @abdifitahabdi212
    @abdifitahabdi212 Před 2 lety +4

    Amin zxp anaga miya prank nugu subinin ama so daysid vidio

  • @suleimanwarpha2520
    @suleimanwarpha2520 Před 2 lety +2

    Make more videos like this one ☝️. And be careful it may go wrong

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 Před 2 lety +1

    Amin Dhcasow walhi waa dhib badanyaha marish yaa soo xun u gasha lakin adiga waa oyonaysa Amiin hadka pranka lugosamayo 🤣😅😄😄

  • @asmaabdi5444
    @asmaabdi5444 Před 2 lety +6

    Ooooh my baby sis guys Amaaan siiiya Gabarta waliba Amiiin Dhicisow 👶

  • @jamanesofficial8842
    @jamanesofficial8842 Před 2 lety +3

    wlhi best prank amin libax 😂😂

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 Před 2 lety +1

    Wllhi marish dulqaad ayay leeday wllhi waa gabadh

  • @abdiaziizmohamed5661
    @abdiaziizmohamed5661 Před 2 lety +2

    Runtii said aya u qoslay wllhi keep going my dear brother