WAATAN SABABTA AAN YOUTUBE KA UGU MAQNAA !!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 2,4K

  • @amintube1723
    @amintube1723  Před 2 lety +437

    czcams.com/video/KgXpc0BvekU/video.html
    So daawo

    • @nuurabdi5823
      @nuurabdi5823 Před 2 lety +10

      Hada ka dib ridwaan waa in aad wacdaa

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 Před 2 lety +5

      Ax wlhi xanuun waye 😰😰😰 amin qalbiga allle hakaga reebo lkn dib haw eegin🤦 wixi tegay🤷‍♂️ lkn horay usoco noqo nin adag soo celi qosolkagi wacna farxadadi wllllnimo 😰qoso xanuuna from duriyada ❤🤍💚

    • @captainkasomaliland5998
      @captainkasomaliland5998 Před 2 lety +1

      Zhp ridwaan wac oo xidhiidhi zhp

    • @boqoraddafamillybaqoradda7311
      @boqoraddafamillybaqoradda7311 Před 2 lety +2

      Scw scw scw scw scw scw

    • @cabdinaasiraadan2976
      @cabdinaasiraadan2976 Před 2 lety +1

      sorry Aamiin wlhi aboowe waan ooyay sabarkaa wax kasta kaweyn kuwa sabra allah ayaa macooda ah marka aboowe iska sabar wax kheer badan ayaa heli doontaa insha allah

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +679

    Prophet Muhammad-the greatest man who ever walked the face of earth 💯 ❤🙌🏽

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL Před 2 lety +405

    No CZcams
    No Facebook
    No Instagram
    No tictock
    No all social media
    But has has more than 999 billion subscribers
    Mohammed scw

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Před 2 lety +43

    Waligey qof ibnu aaadam ah ma khiyaamin
    Ilahyna iguma keeno
    Lkn xiriio badan oo iga fashilma wn soo maray o qaar kamida an la xanuusaday
    Ilaa aan ka helay qofkeygii saxdaa❤
    Mid agow amiin wax walboo taga ma ahan wax aad adigu leedahy
    Wali muusan iman qofkaagi saxda ahaa ee ilaahay kaaga dooray aduunkan
    Ilaahey haku siiyo gabar ciiltira
    Dadka qalbiyada dadka ka dhaawacana ilaahey ka baqa oo waxaas iska daaya
    Qofka hadadan Rabin waqti lagama lumiyo runtaa loo sheega
    Lkn intaad waqtiga ka lumiso baad hadana khiyaamo ugu daraysaa
    Ceeb calayk waxaas waa dullimimo
    Wlhi aakhiro waxaas wa lays weydinaya inaad qof dhan noloshiisa ku ciyaarto waa xaraaam

  • @abdullahimohamedali8987
    @abdullahimohamedali8987 Před 2 lety +34

    Badanaa qisooyinkan waxay ku dhacaan dadka qalbiga wanaagsan runtiina khayr kugu ma jirin gabadha inaad reer noqotaan Illahay waxuu leeyahay وَعَسَىٰٓ أَن تَكْرَهُواْ شَيْـًٔا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تُحِبُّواْ شَيْـًٔا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ
    Wll waad heli doontaa mid ka khayr badan insha Allah ha niyad jabin🤲👏🙏❤

  • @SAFARJACAL
    @SAFARJACAL Před 2 lety +84

    Amin You can't change the past and you can't predict the future, but you can ruin the present by worrying about both.

  • @user-cv8kf6nd5z
    @user-cv8kf6nd5z Před 2 lety +33

    وعسى أن تحبو شيئاً وهو شر لكم . يمكن ماكانت لك خير والله أبعدها عنك فأحمد الله دائما

  • @j.m.m1291
    @j.m.m1291 Před 2 lety +11

    Wlhi aad ugu xumahay bro waana ka shakiyeyba aniga in Dhib uu ku haystay waxaana ku leeyahay taas sharteeda kula dhaaftay mid kuu qalanto allah haku sahlo teeda kale bro qof dhalanyaro ah tahay xiriir haku degdegin marka samaynaysid qofka Iska hubso in kastoo qofka wax uu qarinaayo la ogaan karin waxaana tahay legend kep going 170k oo farxadaada jecyl kugu xiran kep going

  • @mo-deeqdirie7608
    @mo-deeqdirie7608 Před 2 lety +31

    Sorry brother 😞 it happened all the time but that kinda experience makes you stronger 💪 , never look back move on sxb. I wish you all the best 👍 insha Allah

  • @abassyare8166
    @abassyare8166 Před 2 lety +123

    wan ka xumahay wlhi amin my brother never give up 😭💔

  • @nimcobilow7908
    @nimcobilow7908 Před 2 lety +40

    Never give up be strong wllo waxa dhici karto iney Shar ku ahed oo illahey kaqabty alxm dheh waxwalbo jiro adiga ma ogan kartit balse kaso qad waxan qeyr ku ahen Hana is dhihin dumarka oo dhan aya San u xun noloshada horey usi wado illahey talo saro mid wanagsan aya ilinka kagaso gali mida kale waliga mid hasameynin gawadha ila xaskaga xalasha ah kanoqoto qalbigaga hawada sinin malinkey xaskada noqoto dacad u jeclow inta kale isku day inad isfahantan talo kale ku doro qofkad gursani din iyo aqlaq wanagsan intas hadey ledahay xaskaga kadhigo qof ciyalka xafada ah qalbigaga Yu dhawicin

  • @khalfaabdi1191
    @khalfaabdi1191 Před 2 lety +28

    I really felt sorry💔 but may GOD give u strength to cope up with this critical condition but obviously ur strong man and iam sure u wiil get the best lady who is more valuable than her, meanwhile u all pass the stages of a relationship and love, keep going ❤️🔐💝

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 Před 2 lety +9

    {وعسي ان تكرهوا شيئا وهوخير لكم وعسي أن تحبوا شئأ وهو شر لكم والله يعلم وانتم لاتعلمون} wax ka qeyr badan ayad heleysaa insha Allah dikriga alle badi markasta wad liibaaneysa

  • @nafisaahmed4915
    @nafisaahmed4915 Před 2 lety +184

    sorry Amin, I feel so bad. You are so strong keep goin you'll find a good wife that will love you more than life in shaa allah

  • @maxamedamiin2683
    @maxamedamiin2683 Před 2 lety +42

    I am so happy inaad xilli aad is xakamayn kartid ay arintaan kugu dhacday imagine adigoo teenage ah maxaa kaa suur toobi lahaa lkn waa laga soo gudbay never look back keep going legend

  • @feyruuzmahad5941
    @feyruuzmahad5941 Před 2 lety +17

    Never give up bro stay strong 💪

  • @ICTSOMALI
    @ICTSOMALI Před 2 lety +2

    War Sxb alhamdullilah dheh ilaah baa ku dhaafiyay, adoo guursaday ay ku khiyantay bal kwrn

  • @Hassan_742
    @Hassan_742 Před 2 lety +94

    I find you a lucky man who is loved by the creator, i say that because if you look at the bright side, what if she was not exposed and got married to such a dishonesty person, i believe it would have been worse. it is an experience rather than heart break. What doesn't kill you makes you stronger

  • @absco485
    @absco485 Před 2 lety +33

    be strong brother Amin......tomorrow is better than today and yesterday

  • @naimoabdalla4995
    @naimoabdalla4995 Před 2 lety +3

    Wallhi I cried I’m so sorry abowe may allah swt grant you with more happiness N success obviously this was a lesson learned for you don’t worry qoftada she’s still coming, the person who’s gonna make you happy forever who will understand you deeply laakinse walalkey give chance to other while you’re protecting you’re heart 🫀don’t let that mistake ruin finding the one inshallah wish you nothing but happiness faarxad kunolow walalkey qaaliga❤️

  • @hamdaabdullahi7192
    @hamdaabdullahi7192 Před 2 lety +7

    Wllky Amiin waa ka xumahy Qalbigaga Allah ku qabojiyo keep going Wll Qali

  • @ramadhanabdishakur6858
    @ramadhanabdishakur6858 Před 2 lety +48

    May Allah protect you and bless you with a righteous wife in future

  • @salimtiktokvideos3677
    @salimtiktokvideos3677 Před 2 lety +30

    Sorry my brother
    In sha Allah you will get the right person in sha Allah
    We still love you my brother 🥰

  • @mawengdaddy6615
    @mawengdaddy6615 Před 2 lety +12

    Character development pro max Nairobi ladies are tough keep it easy bro

  • @khadaribrahimjama9546
    @khadaribrahimjama9546 Před 2 lety

    Aamiiin zxp
    Nin ragaa wuu gayaa geeri kolay haato
    Markaas waad dhaawacantay waa run balse halkaas kasii qaad taalabada hana u nuglaan daloolada nolosha ee u noqo geesi ay ka ganadaan daloolada noloshu
    Marba hadii aad damacday guur wanaag ayaad u socotay allena swt wuxuu kaa duway qof aan kuu qalmin
    Markaas lipax hore usii soco inaha allah dhawaan waad helin gaari ku garan taagan
    Waxaan kuu rajayn guul walaal ✋

  • @amaalolaad6544
    @amaalolaad6544 Před 2 lety +27

    Habo Amiin adaan uga xumahay dhawaca ay gabadhaas ku gaarsiisay Allaah Swt hakaaga boogo dhayo Allaahuma aamiin keep going Habo Inshaa Allaah

  • @iqrushbeautychannel5146
    @iqrushbeautychannel5146 Před 2 lety +32

    wlhi waa qiso xanun badan💔never give up wllky😢😢ma ahayn mid kuu qalanta waa helee mid kuu qalanta oo kaa dhayda xanun kaas😭💔If Allah say☝️

    • @cabdikariincabdikariin8698
      @cabdikariincabdikariin8698 Před 2 lety

      Sxp caadi waye jabka nin raga baa u tahay aduunka waxbo waxbaa laga bartaa sxp alx dheh sxp aduunka baa qiso iska ah sxp marka qisooyinka aduunka mid ka mid ah sxp 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mankowbincamir3533
    @mankowbincamir3533 Před 2 lety +30

    That is how life is bro. When your too loyal your taken as a dump and whenever you trust a person too much that is how they pay you. Anyway that's Allah Mercy for you because He halted from falling into a trap of a dishonest person. Only those who felt such scenario understands how bitter and painful its. Thank Allah and move on brother you will find your better spouse that is reserved for you In Sha Allah. And do this if any problem arises please share with your most closed people as a problem shared is a problem half solved. Wish you a prosperous life a head of you brother.

  • @maxamedcaaqilka1432
    @maxamedcaaqilka1432 Před 2 lety +3

    Nolosha Cusub Soo Dhawee Amin Never Give up brother 🙏

  • @ilhanosman9411
    @ilhanosman9411 Před 2 lety +26

    Never give up abowe wlh aad io aad uxanun bdnthy qisadan🥺🥺 wana kula daremy xanunka ilhy qalbigada haka masxo waxa lagayabaa inesan kheyr ku ehen marka wixii tago wax kheyr kugu jiro ineysan ehen aamin marwalba🥺🥺🙏 wllky mcn qof ku qalma oo wngsn allha kugu bdlo🥺🥰🥰iyadana hubal weye wu qabsan nabsigaas🥺

  • @amal7302
    @amal7302 Před 2 lety +32

    Waa wax lala yaabo siday wax kuugu dheceen weligay ma arag qof ay ku dhaceen waxa kugu dhacay keep going ogowna will yar baad tahay aduunyo badan baa ku sugeysa believe me life isn’t fun qalbigaagana ku dheh ayada way i qiyaameeysa maxaan aniga ugu murugoonaayaa

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed6135 Před 2 lety +6

    Amiin your strong bro keeping going a better one is waitig for you

  • @mahamudahmed5591
    @mahamudahmed5591 Před 2 lety +12

    This is a common scenario we share bro, and it damaged me so much that in a span of two months I involved in two accidents and its not going to be an easy but you will overcome in shaa Allah, take heart and Salute you 👍.

  • @salmanahmed4261
    @salmanahmed4261 Před 2 lety +8

    قال تعالى
    وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم
    Wll Amin waxa laga yaba inaysan guurkeeda khayr kuu ka ahayn
    Qalbi wax jecladay wan daremi karna 🥺

  • @armyman5751
    @armyman5751 Před 2 lety +8

    Mr: amin happy hearted, clear minded person, adkaa tahay zxp go higher for ever from one man live in hargeisa.

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 Před 2 lety +1

    😭😭😭you are strong man wlhi Mashalah hore u soco ha u joojin qof Wanagsan alle hakugu beego Wll

  • @khadroroble7096
    @khadroroble7096 Před 2 lety +28

    I feel sorry my dear bro never give up and be strong go ahead you will get the right person as soon insha allaah❤️❤️💕💕🤲

  • @osma8065
    @osma8065 Před 2 lety +22

    Thank you sharring with us your problem that's isn't right one Allah knows what is the best Life for you inshallah. My Allah bless you and gives you higher level in imaan and get sowjatul salxen Allahuma Ameen

  • @safiaabdi2672
    @safiaabdi2672 Před 2 lety +161

    😭😭😭😭😭😭😭😥sorry walalkey mcn wallahi wan ooyey keep going walal qaali qheir inuu kugu jira ayaa laga yaaba..all the glitters is not gold my dear...gabar fcn oo aqlaq iyo diin leh Allah haa kuu sahlo aboowe mcn haa niyad jabin waxan lawayneyninba gabar ayaa kajirto wallah horey usoco forget about the past never give up guleyso intay noolol jirto aboowe🥰💯

    • @ifraahabdi7729
      @ifraahabdi7729 Před 2 lety

      waxan lawenenin gabar a kajirto what 🤔

    • @rasha5309
      @rasha5309 Před 2 lety

      Dumarka wa buxan mxa kugubaya adi cool down 👇

    • @cabdullahicabdi8083
      @cabdullahicabdi8083 Před 2 lety

      Only aamin miyaa war noo cimaamada

    • @mohaanmohaan7073
      @mohaanmohaan7073 Před 2 lety +1

      Sorry wan kaxumahay amiin yare lkn niin waliba jabkaa wayku dhacda lkn adi dhiiri galiin bay kutahy zhp mcn waaka buugsoon soori wan kaxu mahy boqolkiba

    • @hafsoabdullahi2528
      @hafsoabdullahi2528 Před 2 lety

      Sorry Above

  • @jamachirsi7479
    @jamachirsi7479 Před 2 lety +2

    Never give up bro tomorrow is better then to day allha qalbiga ku qabojiyo

  • @nasranasriina7400
    @nasranasriina7400 Před 2 lety +1

    Oh sooryy pro l feal so bad wllhe ilaahey qalbiga hakoo qaboojiyo pro🥰😍 ilaahey mid kwngsn hadu kubadalo

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 2 lety +31

    Amiin naagtaas bilowga guurkiina qayaanadaas sameeysay wax kalena weey u qar,soonaayeen allaaku dhaafiyay bro keep going

  • @abdisiyad8475
    @abdisiyad8475 Před 2 lety +30

    I am really sorry my elder brother Amiin what happening To you every hardship has a relief I wish Allah (swt) will reward you better one

  • @dheemanugaas7946
    @dheemanugaas7946 Před 2 lety +3

    amiin qisada aad bay iitaabatay waxana aan daawaday xalay marka maanso aan kasameyey baa jira marka meel aan kuguso diro ban rabaa si aad uguso dartaan filimka aad so wadaan oo qisada kusaabsan

  • @saadiasiman6793
    @saadiasiman6793 Před 2 lety +3

    Alhamdulillah deh marwalbo Aminow,kheir meykuaheen,ur strong brother,Keep going brother.Mustaqbal wacan In sha Allah.

  • @bashkayt1154
    @bashkayt1154 Před 2 lety +64

    Nin rag waa kii soo mara jab weliga qof beni aadam ah lesma wada siiyo girls come and go same with boys always be strong qof kii kaa taga awalba kuuma qalmin.

  • @halimaosman6623
    @halimaosman6623 Před 2 lety +19

    oh my god I can't believe wat happened to u walhi bilahi..am so sorry 😢😢😢😢. May Allah SWT give u strength to fight and to move on in life wll qaali

  • @ayaanfarax8851
    @ayaanfarax8851 Před 2 lety +4

    Alxm wlla wax walbo waa qadar Allah waxaa tahay qof nasib leh wyo uma qalantid waxii kugu dhacay insha Allah ilahey mid kaqer Ron ayaa kugu adiyo

  • @mohamedabdidahir8354
    @mohamedabdidahir8354 Před 2 lety +1

    Aminow Labo Isqabadsii Gabadhii Aqal Baan Ugaday Saan Wada Ognahay Gabadh aqal Aysan Ogeyn Lama Gado Tan labaad Gabaraan Reerkooda Laga Doonan Howl iyo Aqal looma Galo
    Tan Sadexaad Gabar Familkoodii Nin Kula Heshiiyeen Aqalna Loo Dhigay Baa Ninka Iga Raacday Waa Sheko Aan La Fahmi Karin Bal Zcpow Halkaas Dib Ugu Noqo Adoo Raaliya🙏

    • @youngabdalla3451
      @youngabdalla3451 Před 2 lety

      Lkin Qof waliba Siduuuu Asga Ka dhigto Weye💪🙏✊

  • @abdirisaaqshukrimaxamuud8733

    Waan ka xumahay wll dhibka kugu dhacay in sha allaah zowju saalixa ah oo qalbigaagu ku dago allaha kusiiyo bi,idnilaahi kariim

    • @mustalifojamacbintujamac5570
      @mustalifojamacbintujamac5570 Před 2 lety

      Soorry walalo walhi qalbiga baan ka daremay ilakin qof ku qalma bad Heli hore usoco 😭😭😭😭 walalo

    • @manaali4071
      @manaali4071 Před 2 lety +1

      Sorry my bro wankahumahay

  • @amiir_955
    @amiir_955 Před 2 lety +97

    Xiriir cusub isku diyari sxp nin rag aH kaso jiida ma ahne wxkasta wey qabsadaane.. keep stronge👊🏾 170K io kabadan o farxdada jecelba inta kgu sugeyso horay usoco mrka dib ha fiirin

    • @dagancali754
      @dagancali754 Před 2 lety +4

      Ala anigaba sasa igu dhacday baryahan murugo wlhi

    • @munamaanka2983
      @munamaanka2983 Před 2 lety

      Wlh sxb wa wax laga cararo xirirka kas kadambeyo marka sory sxb amin

  • @abdellefaarax1093
    @abdellefaarax1093 Před 2 lety

    Aamiin kuus sxb badalkhayr qabah baan kujrajaynayaah
    Insha allaah mid kaqurux badan baan kuu rajaynayaaah

  • @ugaasocakes3501
    @ugaasocakes3501 Před 2 lety

    Allaaahu akbar allaah dumarka qiyaanada ay sameeyaaan inta laguursan ka hor ayey udhibaatoodaan guurkooda kadib sory amiin horey ooga soco

  • @hafsamhd6329
    @hafsamhd6329 Před 2 lety +18

    Wlh I remember the days aad dixi jirten amiin guur iskudiyaarinaaya and was wondering 🤔 y it took it so long to get it done ....😪ileen saana jirte😪....abowe know that you are the strongest..2nd believe that everything that happens to you has a good reason behind it ...3rdly don't deprive love bcoz of someone....in life what u give is what u get back wlh, Alhamdulilah deh. And I.A Allah will never fail you again...mid qeyr qabto kurajeynaa I.A ....

  • @mubarakmohamed2031
    @mubarakmohamed2031 Před 2 lety +1

    Kaloy pro nin waa ki jap mara kna zo kpta imikana qof frxzn u eegthy xlkana kzi wd adi oo aqal la gla ka xumn lahyd wxn idinka codzn laha in kzta oo idin ku adagthy in riwaayd ka zameezn ✌💫😍

  • @farahsanchannel
    @farahsanchannel Před 2 lety +1

    Qalbiga ilahey hakuu qawojiyo

  • @kingnasser9826
    @kingnasser9826 Před 2 lety +4

    Masha allah amine alleh qalbigaga Haku ilaliyo sxb yadu pasport aya donaysay eeh malmihi wacna way sosocdan ee nasibka markaleh cugo sxb amin ok sabirka aadke 💖

  • @Grand.daddy5
    @Grand.daddy5 Před 2 lety +73

    Bro it is called “grieving process”
    you go through all the stages, denial, anger, sadness… up and down like a rollercoaster until one day it all doesn’t feel that bad anymore.

  • @haliimoahmed6675
    @haliimoahmed6675 Před 2 lety

    Qalbiga alle ha ku dajiyo amin🥰🥰

  • @maxamuudilkacase6780
    @maxamuudilkacase6780 Před 2 lety +1

    Wallhi wa qiso xanuun badan😭😭😭 wa iga adagtahy amiin aniga ilmeeyay Wallhi
    Lkn zxp rag waa kii jaba
    Ma aqaan waxan ku qiyaaso dareen kyga
    Kolay dhawac gudaha ah wu ku garay allaha ku sahlo

  • @asmoahmed5843
    @asmoahmed5843 Před 2 lety +11

    Walaal ilaah ayaa ku jeclaa oo kaa badbaadiyay alxmdu lillah dheh allaha kaaga bogo dhayo inshaa allah badal kheyr qabo ayaan ilaahay kaaga baryaa.

  • @umu.khaliif7144
    @umu.khaliif7144 Před 2 lety +9

    Aminow walalkey iskasabar Allah aya kujecel ruxas rux kuqalma mehen madama at qof wanaksan tahay sharteda Alle aya kumotiyey

  • @fahmanoor7424
    @fahmanoor7424 Před 2 lety +1

    Illahey akudafi lagayabe inay Shar wadati alxamdulilah dex abowe

  • @yussufmohamedadenyussufade9858

    Bro. Life consists of two days; One is for u and one is against bro.
    Say Alxamdulilah always!

  • @HassanAli-zi6sr
    @HassanAli-zi6sr Před 2 lety +20

    If you have the love ❤️ of Allah nothing can hurt you in this world 🌎 so my little brother this happens to the best of us so keep going
    Insha Allah you will find your Princess

  • @yuusufxeydar6196
    @yuusufxeydar6196 Před 2 lety +49

    that is life man i hope this makes you stronger ❤

  • @butekeeyow2208
    @butekeeyow2208 Před 2 lety +5

    waa qisa xanuun badan runti, kula midaan ahay kii jaceyl ahaa wan calfan la'ahay😿💔

  • @fahmocali3325
    @fahmocali3325 Před 2 lety +1

    Amiin abowe mcn wllky ilhey wxn kga baryaa inuu ilhy calaf kugu daro mid daacad ah oo qalbi wanaksan insha allh guuleyso wllky🤴🤴🤴🤴🙏🙏

  • @yasminabdalla9426
    @yasminabdalla9426 Před 2 lety +10

    Amiiin my bro guulyso 200k soon 🔥 🥵

  • @nuohalimohammed6493
    @nuohalimohammed6493 Před 2 lety +23

    Dhicisoow qalbigaga allah kuqabojiyo pro every can happen in this world
    Forget your past forcus your future pro

  • @hanaaraydal9085
    @hanaaraydal9085 Před 2 lety

    Amiin wiil yar baatahay waxba ha israacin hooray uso

  • @daafacdalnuurshe2100
    @daafacdalnuurshe2100 Před 2 lety

    Amiin please kaso hadal gabadhiii & wiilkii kale meshiii udambeyzi

  • @user-rp5yd1rk6x
    @user-rp5yd1rk6x Před 2 lety +17

    sorry brother it is heart touching indeed🙏😭😭You will heal with better option😍💓

  • @cqadirqanyare5336
    @cqadirqanyare5336 Před 2 lety +13

    Amiin walalky aad aya ugu xumahay
    Dhib malahan gawar kafican aya helee pro keep going 🥰🥰💯💯

  • @boqorkajacelka.8139
    @boqorkajacelka.8139 Před 2 lety

    Amiiin walal waha umaleya ina aniga iga hadlesaa 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲 runti waha umaleye ina hada anba tage wahana kusigte ina boqol jeeer isdila blse alxm xada jeclan laha ina kula wadhaga qisadeydaa

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 Před 2 lety +2

    Amiinow aduunkaan wuu wiji badan yahay wllka dulqaad muuuji lpx garabkaaga nahay😒🥰🥰🥰🥰

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 Před 2 lety +8

    Arinkan Waa Xanuun waxa Lagu Daaweyn karaa Inaad imaka Qof wanaagsan oo Aqoon Buuxda aad uleedahay Aad Guursato Qalbiga ayaa kuu Qaboobi doona inshaa Allaah ilaahay Xuskiisana Badi wll

  • @mahadrelaxtion9571
    @mahadrelaxtion9571 Před 2 lety +27

    Never give up brother 🙏 🥺💔

  • @khalobwoy280
    @khalobwoy280 Před 2 lety +8

    People are not worth your time let alone your heart ❤️

  • @manderaboy340
    @manderaboy340 Před 2 lety +11

    I feel sympathy for you brother 😢😢

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před 2 lety +10

    Amin welcome back keep going pro

  • @amaalmohaaz4529
    @amaalmohaaz4529 Před 2 lety +35

    God really loves you walai 😢😢

    • @xasanbishaar9312
      @xasanbishaar9312 Před 2 lety

      Wlhi wan qiroday my brother Aamin sorry wllkey wlhi qof ad adag ayaaa thy dhabtii dhib malahan koley hda waN ka soo gudub tay hda mus taqbal kheyr kabo ayaan ku rajeynayaa wll qaali geep kowing😆😆☺️

  • @nafisoibraahim4845
    @nafisoibraahim4845 Před 2 lety +3

    Never give up bro
    Waa duni waxtar kisa iyo dantisa qofkad wada si weyn adi ku wajala 😪😪

  • @jamachirsi7479
    @jamachirsi7479 Před 2 lety +2

    Wallhy waan ilmeeyy waan dareemikaraa qof aad qalbigaaga iyo niyadada siisay oo hadana ku qiyaanay 😢 qofkii la so noladay baa daremikara

  • @nuruibrahim7448
    @nuruibrahim7448 Před 2 lety +12

    That is the problem of depression just pray and keep forward

  • @Samiirceshqi8
    @Samiirceshqi8 Před 2 lety +23

    it's a painful feeling, brother you can get better one i.a

  • @alfanaancaynaancaato514

    Jacaylku ehel xumaa
    Ujeediyo caqli xumaa
    Adkeysiyo awood xumaa
    QIZADA HEESTAA INAA IDINKA SHEEKEEYO AYAA FICNAAN LAHAYD DHALINYARO DIP QOF UMAAD JECLAATEEN WLHI
    WAXWALPA WAA QADAR LKN 🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdiweli571
    @cabdiweli571 Před 2 lety

    Horay uu soco albab hadu kaa xiirmo miidkala kuu fuuran marka aboowe haa israciin wiil yara tahay qofkalo kaa qer badan alaha kusiiyo my dhiiga horay uu soco

  • @aasiyamukhtaarcali2752
    @aasiyamukhtaarcali2752 Před 2 lety +15

    Sorry wllky never give up jacayl waxaanuun qofkii soomaraylee arki kraa wllhi haubiqin waxaas keep going nasapkeena😭

  • @imrandaud7133
    @imrandaud7133 Před 2 lety +78

    Never give up come on brother time will reach 💪💯🙏my army amin🥰👊

    • @shugrihassan4279
      @shugrihassan4279 Před 2 lety +1

      Sory aboowe 😭😭😭😭😭

    • @abdirahmanrashid5269
      @abdirahmanrashid5269 Před 2 lety

      Amiin be strong brother I.aa u will find good wife love has test and all becomes successful wen u stand strong..... be strong bro

  • @edebsanapdi6614
    @edebsanapdi6614 Před 2 lety

    Ax wlhy xanun wayo waxa daremikroh Kaliya qofki wax jcldy oo misana wayay qofkuu jclaa wll wxan kuleyahy sabarka bdi incha Allah bdl khyrqaboh wad heli

  • @ziaaalpani746
    @ziaaalpani746 Před 2 lety

    Aamiin walhi waan kula qiiroodey abwe alle hakuu booga dhayo

  • @sharmaketube2638
    @sharmaketube2638 Před 2 lety +17

    I'm so emotional 🥺😭🥺😭😭😭😭 something like this happened to me last year where my gal was married by my frnd but is life keep going bro 😘😘💕😘
    😢

  • @munaalahmed3664
    @munaalahmed3664 Před 2 lety +18

    Never give up huno 😭🙏

  • @kadraubax8786
    @kadraubax8786 Před 2 lety

    xanunka qalbiga maha wax sahlan
    qofki u ku dhaco unba gran kara
    2021 ila hada kama so laaban
    alle haku gargaaro aaminow

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 Před 2 lety +2

    🥺waa arin xanuunkeda leh balse walalkey mid daacad ah oo aad ku ilowdo wad heleysaa insha,allaah

  • @fahadmohamed372
    @fahadmohamed372 Před 2 lety +17

    it really touched me your story 😔😔😌😌

  • @khadar.1984
    @khadar.1984 Před 2 lety +4

    Zxb hal talo aan kusiiyo please Naag Nairobi jogtaa naftada iyo hantidada haku aminin rabi iyo raag midna mayaqanaan😢🥲waxaay iga haysaa canada intaad katagtid nagaha Nairobi oodhan jacyl bena maku abuurta wayo way uqalmaan😎

  • @nuuradin1maxamuud235
    @nuuradin1maxamuud235 Před 2 lety +2

    Waaa ka xumahay wllky allaha qalbiga kuu qaboojo
    Keep goin insha allah badal khayr qaba qalbigaan kaala dareemay sxp🥺🥺🥺🥺😥

  • @kahaahmed7152
    @kahaahmed7152 Před 2 lety

    Wax badan baan kuxasostay oon isliwasinayay wlh lakin khaire ban kurajaynaya wllakay sidokalee allah kula kulan siyo waftadi inchallah