PRANK AAN KAGA YAABSADEY MARISH BEAUTY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 867

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  Před 2 lety +236

    czcams.com/video/H6uE2IvR6L8/video.html

  • @ibrahimyakub9764
    @ibrahimyakub9764 Před 2 lety

    Wonderful 🔥

  • @husseinwarsame200
    @husseinwarsame200 Před 2 lety +232

    Qurux ku dhiigle mustaqbal kiisii prank buu ku dhamaystay saacan wilkiisu wuu ordilahaa🤓

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +162

    Best couple 💑 Wallaahi waan jeclahay inee is guursadaan 🤩😍Inta rabto is muujiya like 👍 saara🤩⭐⭐🌎🌎
    Team qurux ku dhiigle

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 Před 2 lety +59

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

    • @abdimalikqaasim2793
      @abdimalikqaasim2793 Před 2 lety +1

      Scw

    • @barniesaidahmed5148
      @barniesaidahmed5148 Před 2 lety +1

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

    • @sundusahmed14
      @sundusahmed14 Před 2 lety +1

      Scw scw scw

  • @faizahaniabdull2021
    @faizahaniabdull2021 Před 2 lety +17

    The only channel that the American and Somali people watch
    Qurux kudhigle.🥰🥰

  • @muhandasofficial607
    @muhandasofficial607 Před 2 lety +40

    This is why we want to Watch this Family..

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +97

    Best couple in CZcams. Best prank ever. Qurux Ku dhiigle iyo Marish isku waara 💍❤️.

  • @ismailabdirahman2222
    @ismailabdirahman2222 Před 2 lety +55

    Best couples I liked them when they together with videos 💯💯

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +9

    Inta ciida ila sugeysa ismuujiya ❤❣ ilaahay cafimaad iyo barwaaqo Hanagu gaarsiiyo 🤲🏽❣❤❤

  • @ahmedshaafi7862
    @ahmedshaafi7862 Před 2 lety +5

    waan kugu tageer sanahay waadna ku saxantahay inaaa waxaan aQli aheen wax ku bixin waligaa saas ahow israafka iska ilaaali sxp keep going

  • @FILASHOMEDIA-f
    @FILASHOMEDIA-f Před 2 lety +26

    Marish iyo qurux ku dhiigle guuleysta wllhyga 🥰

  • @Hassan_742
    @Hassan_742 Před 2 lety +23

    I'm starting to like your moves these days, your game is improving keep it up and i promise you will get marish at the end

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 2 lety +11

    Qurux kudhigle iyo Marish my favorite persons in All social media so keep going dear sis N bro

  • @kynaanyare1195
    @kynaanyare1195 Před 2 lety +13

    Qaabkaa fiyoraha ugu dhibtay another level wllhi war qurux kudhiigle meeqaa kulenahay gabadha fahan plz pro wuxu waa gabar waxey ubahanthy in lafahmo wllhi waad isku soo baxeysaan plz vidio kle kaso samee adinkoo cadeynaya inad is jeceshin koley iyada kudhihi mayso waan kujeclhy waa gabar ee adaa rag eh ee raga nimadada muji plz Guuleysta 💪 team bom bom in the house bye 👋

  • @martennelimartenneli3578
    @martennelimartenneli3578 Před 2 lety +18

    Boqortooyo waa idin salaamay Gurux ku dhiigle iyo the one and only kor sambab🤝❤️💯🥰

  • @happiabdulahi6797
    @happiabdulahi6797 Před 2 lety +17

    Jack man with a golden heart 👑❤️🥰🔥

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal Před 2 lety +69

    Aad baan ugu faraxsanahay idinkoo dib u midoobay waqti koban oo mugdi ahaa. Sidaan iskula joogo yaqey 😢❤

  • @jamiloabdulahi699
    @jamiloabdulahi699 Před 2 lety +28

    You are so beautiful together masha Allah ❤️❤️❤️

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +66

    10:04 Team Marish waxan rabnaa inaad suprise sax ah u samayso sidan ma dulqadan karto 😞❤️.

  • @I.F.J
    @I.F.J Před 2 lety +22

    Qurux kudhiigle waxa Tick ku siiyay marka dhahdey
    ' Keek ayaa utaag la,anahay markasey kuleyiin wax sheeego 😅🤚 wabilaahi ma ilaaawo ,😅😅 Legend,ow waku wataaa 🎤🎤🔼

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed Před 2 lety +4

    Welcome back Jack wuxuu noqday aamin oo kale siduu ugu dhex jiray dirisle iyo samiiha

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +10

    Walaahy wada joogiina waa looxiisaa .
    Noolaada oo farxad ku noolaada wllaha qalbiga Maarish inthe building and Zain bashiir .
    😍😍❤❤❤😘😘😘.

  • @samiyoahmed6043
    @samiyoahmed6043 Před 2 lety +12

    Another level jack marish inasoo wanaga haday arkiwayso ayaday utaala keep going legend 👑❣️❣️💯

  • @mohamedirshaadali9965
    @mohamedirshaadali9965 Před 2 lety +9

    My brother from another mother peace and love ♥️❤️♥️❤️♥️

  • @zaxanuunifilms1937
    @zaxanuunifilms1937 Před 2 lety +17

    6minute 2k another level ✅🙏

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Před 2 lety +10

    Jack this is why i can't wait your videos....

  • @abdalletech3927
    @abdalletech3927 Před 2 lety +6

    Legend legend dhaly jeck pro waaidin wata Dadka social media igu hayo 🤗one love🤗

  • @abasshussein2314
    @abasshussein2314 Před 2 lety +11

    My first day.....i had never seen .,,..putting kiswahil song on your video.......another level....keep it up......rayvany.....

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 Před 2 lety +7

    Masha allah jack wad ka baxsaday lkin maarish maxaa ka qaldan qof dhan BAA waqtigisa u horay hidiyad u keenay aawe ninka maxaa ladhaha waxas cml niyad jab waaye qof dhan baa farxadad raadinayo walalnimo jcyl naxaris intaba wuu ku siiyay wiilkan aad buu kugu qalmaa wax walba uu kuu keno waa inaa ku faraxda ha yaraado ama ha badnadan inaa ku faraxday u muuji sido kuu farxad gelinayo u farxad geli

  • @whizumoja5941
    @whizumoja5941 Před 2 lety +12

    Lgend wllhi marish wey ku jeceshahy indheheeda laga dareema

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 Před 2 lety +7

    Fast one qurux ku dhiigle wiil aan Tagero ayaa thy keep going and marish igu salam from Sweden

  • @Abdirisaq-dd2vb
    @Abdirisaq-dd2vb Před 2 lety +9

    Mashaa Allah Walahi aad banufaray marki
    An arakay idinko dib iskugu solabtay
    Waxan idin leyahay keep going 👏 🙌 👍 ♥ 👌

  • @nimcomohamed9633
    @nimcomohamed9633 Před 2 lety +5

    Keep gowing ilahye haa iden dayo mariesh waan ku jecalhsye ilhaye ku dayo sister

  • @ahmedshariifcali387
    @ahmedshariifcali387 Před 2 lety +25

    30min 10k other level 💯 👌

  • @amineid3105
    @amineid3105 Před 2 lety +13

    Saxiibtimo ayeey daanyeernimo kugu dhamaysay😀

  • @brotherschannel6640
    @brotherschannel6640 Před 2 lety +6

    This guy is literally funny wllh 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811

    Eid Mubarak two legend ✨ we love you

  • @abdiazizomar1384
    @abdiazizomar1384 Před 2 lety +11

    MashaAllah qurux kudigle cid Mubarak walal qhali

  • @HassanAli-zi6sr
    @HassanAli-zi6sr Před 2 lety +7

    Mariah and Qurux ku Dhiigle roses are red violets are blue and your is love is real❤️❤️

  • @xarshawumedia8779
    @xarshawumedia8779 Před 2 lety +3

    Qurux ku dhiigile iyo Marya dee jclaka dhamayiistir waa ku kugusoo baxasaan maasha Allah

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 Před 2 lety +9

    Jack iyo marish waqtiga ha idiin wacnaado❤✌

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 Před 2 lety +14

    RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕.
    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @user-uu8bt2is1i
    @user-uu8bt2is1i Před 2 lety +50

    jack wlhi another level
    iyada iskadaye anaka ku fraxnay arrinTan
    nothing can be done about you🥰
    horey usoco Lipaax
    videoga xigana jclkga shego 😅😅😅

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 Před 2 lety +5

    Inta isla jecel inay lamaane noqdaan jack iyo marish likta hayla dhafin❤🤟🤟

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 2 lety +7

    Inta ila jecel 2 Dan like saar
    Isku waraa 🥺🙌

  • @xasansalaad7309
    @xasansalaad7309 Před 2 lety +8

    Isla markiibo giftigii qurux kudhigle kukenay ma soo gashaty wlh wa jeceshhy

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před 2 lety +22

    Keep going marish and jack welcome back🤩🤩🤩🤩

  • @naasiraxmad4445
    @naasiraxmad4445 Před 2 lety +9

    aad baan idin jacalahay marwalba islajogtan hurmal wacan 😍😍😍😍😍

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 Před 2 lety +4

    Keep going Legend iis Back 💪waxan ku rajen 500k iiyo ka badan iisha Allah 🤲 walalka farxada

  • @abdalecozy7074
    @abdalecozy7074 Před 2 lety +23

    Surprise ku waa shidan yhy lkn Jack marish inaa ka qariso ood kadis kaga dhigtay ahayd dabcan sidaa magaca ku xusanba ''surprise''

    • @mk6098
      @mk6098 Před 2 lety

      Yes sidaas ayaa ficneed markas wuxuu ahan lahaay kadis fiican lkn kadis la og yhy wax jiro mahin

  • @boy_win0232
    @boy_win0232 Před 2 lety +5

    Tha king of love jack love u ❤️❤️❤️

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 Před 2 lety +13

    the one and only kor sanbab😂😂stel kudhiigle qurux kudhiigle prank kudhiigle caadi matihid peace and love❤💯❣💟

  • @ahmedjokar2540
    @ahmedjokar2540 Před 2 lety +9

    Best romance ❤frxad wadajra sxbayal

  • @Hebico1
    @Hebico1 Před 2 lety +6

    Jack you the man...! Maria should be happy.
    Ciid Mubarak dhamaantiin
    ♥️♥️♥️♥️

  • @hothanmohammed2631
    @hothanmohammed2631 Před 2 lety +5

    keep going marish and my brother jack come back sister ❤️

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 2 lety +17

    👏👏🤲👌👍 Axsan Rijaaal waliga ruux xuman u dooney ha ku rali galinin Hadey bureeqadii adunka tahay ama la dhaho Hadey ka dhaceysaa……… Sabab walbood u deysay aniga oo walashey faraxdeeda jecel mariya qurux hadana ku racayo wax yar oo fan Iyo heblo baa loo sameeyey ah wana kugu racsanahay…….great job brother
    Ogow na fan ka Iyo rabitanka naftada waxay kugu lead gareyn karta daqad walba oo rabiga ka careysiineysa waayo waxad rabtaa ( gaal duleysan in uu hortaada ku niikiyo adiga magacaga maryama yahay yaaa ukhtii, xabiibatii wado aan lagu aqoonin ha isku furin waxagii yaryara ee TikTok ( Intaas dambi ha kugu filaalto) xaqiiqatan Aad baan uga xumaday markan arkay face kaga sidoo isu badalay wana waxa iga keenay Commentigana ee sharafey illahay dartiis Gaal dhaqankiisa iskaga daaa rabi baa ku karaameeyey…….kuwa loo sameeyey na allaha ka soo hanuuniyo wax fican loma sameynin!!!!! Mida kale Waliga sharaftada, diintada, dhaqankaga ha ku badalanin Heblo ama hebal baa wax loo sameeyey!!!! Adunka qof ugu Wanagsan waa qof ka wuxuu u yahay ku qnaacsan……Marka mariish hadey USA….. UK…. European countries ay aado howshada wey culus tahay!!!! Xabiibti inta gaal femous ah ee rabigii aburtay ku caasiyey ( Nin & Naag) wax ba kama badalayaaane qurux da Iyo cafimad illahay heybada allaha ku siiyo kaga oga faideyso wax rabi rali ka yahay!!!!!
    Iga rali ahow qali kaliya waxay iga tahay madama aan idin dawano waa inaan waxa saxa Iyo kheyr Iyo positive idinku tagerno malinkey wax yar idinka taraaraxdana waa inaan jac ( ka Joog) idin dhahnaa markan keep going Wanagsan Iyo kheyr Iyo dhaqan ka Wanagsan ku sii socda……. You are role model thousand ladies around the world especially kuwa qurbaha joogo….. wlhi gabdho badan ayaa kugu tusaleeyaa oo Minnesota ila joga!!! Marka aniga wanaga unbaan idin la jecladay My point is be proud who you are and learned it………🙏🙏

  • @abdimaliknajib
    @abdimaliknajib Před 2 lety +8

    There are feelings both sides wlhi 💔😫
    Illhow kuwa is jecel isku midee 🤲🤲❤

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety +5

    Masha allaha ma beautiful brother Mohamed bashir and sister marish beauty farxad kunolow abid wanijeclahy damatina hambalyo 💯❤❤❤👌👌🥰🤲🤲🥀🥀🥀

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Aamin yare xagee ku ilowdeen ,wiilka ma cajiska ka qadan ,wnu u xiisanya dhmntinba so wada noqda

  • @mosalahsalah7133
    @mosalahsalah7133 Před 2 lety +2

    Waan ku faraxsan ahay in qurux ku dhiigle iyo maria mar kale ka soo muuqdeen CZcams ka

  • @hunterbwoi2271
    @hunterbwoi2271 Před 2 lety +4

    Wow the king of the strong style love ka saaraa

  • @laylacabdi
    @laylacabdi Před 2 lety +4

    Zeyn hadalkaga waa qosol nikane Mahno wa kana kula🤣🤣🤣

  • @xusencabdi7994
    @xusencabdi7994 Před 2 lety +4

    M.a King and Queen lakulakiina
    Waan ku farxaa wllhi noolada.abid

  • @zamzamkulow2006
    @zamzamkulow2006 Před 2 lety +10

    May God bless you all 🙏

  • @druzair5466
    @druzair5466 Před 2 lety +7

    Keep going sister and brother 🥰 dip kadaf Gabadaa sxpow 🔥💪

  • @abdishakurofficial9047
    @abdishakurofficial9047 Před 2 lety +8

    real prank he started lagend qurux ku dhigle wa uxisay prankiyadada bro

  • @nafisonoor2998
    @nafisonoor2998 Před 2 lety +4

    2 minute 83 comments another level brother ♥️🥰

  • @dahuum23
    @dahuum23 Před 2 lety +8

    8:08 jack faan Mel Laga garay 500 sh baa ladhahay 500$ kulaha 😂🤣😍

  • @sumayaqurux6259
    @sumayaqurux6259 Před 2 lety +22

    Abowe mcn I need your help please reply me may Allah bless you with more in Sha Allah

  • @libannkeyosman4421
    @libannkeyosman4421 Před 2 lety +5

    500k coming soon team jack🥰

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 Před 2 lety +4

    Labadan shakhsi ilahay amarkiiza Farxadayday ka qayb qaatan
    Markastan daawado waan Farxa wlHi
    Hadyadii lagu keenayna si fcn ugu soo baxdo Korsombab 😬

  • @nuurmaxamad9680
    @nuurmaxamad9680 Před 2 lety +3

    masha alah waad naga farxisaa alah kaafarxiyo

  • @shariifowshariif6765
    @shariifowshariif6765 Před 2 lety +3

    Another level 💯 👌 wan idin wata dhamantina

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 Před 2 lety +2

    38 minutes 13K another level

  • @hadiyamohamed3993
    @hadiyamohamed3993 Před 2 lety +18

    Wlhi anigo tiktok gaaga ku jira wx so dhigtay Iska kiin jeclay wlaalahay Maria and Mohameth 💚🤍❤

  • @hawahakima4451
    @hawahakima4451 Před 2 lety +11

    An other level king and queen of tha would and tha best couble in the world muqaaladiina waxba lagama qaban karo❤❤❤

  • @kingmaqustee2910
    @kingmaqustee2910 Před 2 lety +2

    Anaa usoo horeyaay canooo

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 Před 2 lety +8

    Maarish si loo dhaho jack way jeceshahay indho reer galmudug oo romantic aqoonin ayay kufiirinee😂😂😂 beenta naga joojiya

  • @sharmaarkemaxamedcali722
    @sharmaarkemaxamedcali722 Před 2 lety +5

    Waxn Uma dulqadn karno hddan nahny taem Mariish 🥰

  • @mukhtaarahmed578
    @mukhtaarahmed578 Před 2 lety +4

    Keeping going qurux ku dhiig

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Před 2 lety +10

    Waxan kala socda burco my nigga lkn goormad isguursanasaan aan ku noqdo bestman kaaga hadi kale ani isi aan canada geeyo wll😊😊💖💖🇨🇦🇨🇦🇨🇦🥹🥹🥹🙏🏼🙏🏼

  • @mariakozcuoglo6011
    @mariakozcuoglo6011 Před 2 lety +10

    Woooow so lucky marish to find jack amazing

  • @moguehomarboulaleh1116
    @moguehomarboulaleh1116 Před 2 lety +1

    maashaallaah hambalyo idhabildhin farxada uu siiyay waan ujeednaa inta qalbiga kala farxday like iisaara

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 2 lety +4

    Best feeling love❤🥺

  • @zulechahindi2628
    @zulechahindi2628 Před 2 lety +1

    Wlhi qurux kudhiigle waa rageedi🥰😂😂

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +6

    War wax run umaleeyay beee prank maaa lgu jiraaa 90 ga 😀😃

  • @cabdiraxmaan165
    @cabdiraxmaan165 Před 2 lety +2

    Jack Alweys legend marish alweys in the building queen or king waan idiin wataa

  • @libaanabdi5236
    @libaanabdi5236 Před 2 lety +1

    You make me happy when I see marish behind you

  • @ahmedmahamed
    @ahmedmahamed Před 2 lety +1

    Waan idin salaamey dhamaantiin adeeryaal

  • @feysalarif5188
    @feysalarif5188 Před 2 lety

    Hakuna mingine kuona macho yangu Miamo best

  • @esabelasln8833
    @esabelasln8833 Před 2 lety +9

    Baryahan qurux ku dhiigle quruxdu wy siyadey😂😂😂

  • @faysalhanadhanad5421
    @faysalhanadhanad5421 Před 2 lety +4

    Amazing wllhi ilake your make intaasa ka badan ❤

  • @yaxyeibnuawdaahir8366
    @yaxyeibnuawdaahir8366 Před 2 lety +1

    Zxp aamin dhicisow halkuu ka dhacay soo jawaaab pro

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 Před 2 lety +4

    Jack iyo marish madaxda social media wn ini wataa guleysta

  • @ruweydasamatar2723
    @ruweydasamatar2723 Před 2 lety +2

    Waaw mansha allah Jack wll qaali ah

  • @bakaylemedia381
    @bakaylemedia381 Před 2 lety +4

    Wakhti badan kadib waa kulanteen anaguna waan idi sugaynay 😪

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 Před 2 lety +3

    Waan ka helay Dabeecada Marish 👍💯❤️🥰

  • @maxamedcabdilaahi2599
    @maxamedcabdilaahi2599 Před 2 lety +2

    Keep going jack and marish

  • @leylaxasan3631
    @leylaxasan3631 Před 2 lety +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹adan inijaclahay walhi intan dawanayey wan qoslayey