PRANK| LAMAANO SIDAAN AYAA KU NACAY🥹🫣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 651

  • @adnanmodelofficial8242
    @adnanmodelofficial8242  Před rokem +148

    czcams.com/video/altb3RTivpA/video.html sodaawo hadad qosol rabto🤣

    • @asaddiamond4416
      @asaddiamond4416 Před rokem +1

      Ani Nuuridiinaa waxa iiga Dhigoosaa Cristiano Ronaldo inaa La Fadhiyo Camalee Kulahaa Cadnaan Model waa iga qoslisey wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😃🤣

    • @abdikanihusein829
      @abdikanihusein829 Před rokem

      Hhhhh matihiin wlhi

    • @nuurowabdi1471
      @nuurowabdi1471 Před rokem

      Hadii aan aamino dhigax allah ha Iga dhigo adnanow 😂😂😂

    • @rahmasayit6851
      @rahmasayit6851 Před rokem

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @rahmasayit6851
      @rahmasayit6851 Před rokem

      Hhhhhh cadnan masera lagu dilay hello qoftii cadnan 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před rokem +66

    Kusaliya Xabiibkeena Maxamed scw

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před rokem +15

    Qofka ugu aqoonta badan, Naxariista, iyo karaamada leh ALLE waxa uu u abuuray MohameTt ﷺ ﷺ aduunka ❣

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +87

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم

  • @luishamsik6017
    @luishamsik6017 Před rokem +21

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created is prophet Muhammad 🕋🕋🕋

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +105

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🤲☝🕋

  • @youtubekudhiigle6645
    @youtubekudhiigle6645 Před rokem +61

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine create prophet Muhammad ❤

  • @barwaaqoaxmed4511
    @barwaaqoaxmed4511 Před rokem +79

    Best prank wllhi dacad baan u qosolay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před rokem +92

    The best person ever most knowledge able & The
    most shine all Created prophet muhamed Scw Scw Scw❣🕋😿

  • @khaldaantube59
    @khaldaantube59 Před rokem +6

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ( NNKH ) ❤❤💞🕋✔✔✔

  • @abdirizakqoslaaye3283
    @abdirizakqoslaaye3283 Před rokem +57

    😂😁😁😂 Kuwaan Caan ku yihiin Prank kiga nuucaan Cml ah wax xasuustaa mid Saan cml ah ay ku Sameeyeen Lii caato kkkkkk walee ciil waa ku dilaa prank kiga nuucaan cml ah hadii laguugu sameyo

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 Před rokem +11

    Waa iga gadayahay kan,prank-gan caadi ufuuray wlhi 😂😂😂atarishoda dhib badanaa wiligey prank aan kuqoslo kan kahor ma arkin 👌

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +5

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🕋🕋🕍

  • @ckfamilyfans5459
    @ckfamilyfans5459 Před rokem +9

    Cadnaan model wxiii ku helay layaaaapy 😁🤣😅😅🤍sorry 😞💔

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 Před rokem +19

    Wlhi reaction ka Adnan aaba qosolka iga dhameeye naag Malesian ah aa soo aroosaa kulahaa 😂😂😂😂

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Před rokem +22

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣dadkaan liicaato eey hortaadaa kayaabsadeen maanta adeey kuheeysataa adnaan iskasawar wll 😂😂😂

  • @abdallahasan4994
    @abdallahasan4994 Před rokem +9

    Shaahigaan wa cabi lahaaaa
    Lkn Shaah kalaaa inta ka socdeeee🤣🤣🤣 Model is funny

  • @Lamahuuran
    @Lamahuuran Před rokem +14

    Atariaho igudaran wankujeclahy kulaha 😂😂😂 bashal caadi kadigeen mesha wlhi😂😂

  • @deeqohg4597
    @deeqohg4597 Před rokem +16

    Maseeraaaa NAFTA iga qaaadeeeen kulahaaaa 😂😂😂adnanow wixii kuhelan layaaby my couple😅😅😅😅😅😅😅

    • @abdixasan200
      @abdixasan200 Před rokem

      Hhhhhhhhh walhi cadi maha🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 Před rokem +14

    Cadnaan indhaha casaday wllhi saan waji malihidin nuradiin iyo fadumina 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 Před rokem +17

    haye dhamaysta narka dhamaysatiin wllhi kal iyo kaab uqoslay adnan so aarso aabaha prankiga tahay🤣🤣

  • @mimik2959
    @mimik2959 Před rokem +3

    Miskiinka waa ka waasheen 😂😂 soryy inaderkay cadnaan reerkaan maseeray kugu dileen kaama xishoon. Good prank✌️😂😂

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Před rokem +15

    Best prank wlhi is dhacad ayn uqosalay😂😂😂😂😂

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 Před rokem +9

    Cadnanow wxaa ree kenya prank kusameeyso magalo wada prank ah ayaad tagtay guri kasta prank acudkow🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 Před rokem +11

    7:34 waanku jeclahay anaa kaa daran kulahaa astaaqfurallaah ma nooli 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cadeymohamed3653
    @cadeymohamed3653 Před rokem +12

    Hhhhhhh adnan ma xishoode sakay ma kala kalahdeen ku laha 🤣😃

  • @hassanaato1
    @hassanaato1 Před rokem +7

    malamahan elcalaasiku ma jirin miyaaa😄

  • @saynabismail8594
    @saynabismail8594 Před rokem +27

    Best prank walaahi saan u qoslaay maanta dadkii guriga ila joogay ayaa yaabay saan uqoslaayo 🤣🤣🤣

  • @nnololchannel3209
    @nnololchannel3209 Před rokem +4

    Walalow Geed maad ku xirneyd kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @azadzaleban0119
    @azadzaleban0119 Před rokem +15

    Pest prank 🤣 😆 😂 😄 adnan way kugu dhacday pro lamanayasha u dul qaado

  • @had936
    @had936 Před rokem +1

    I,m so sorry my nadeerkay cadna kuso noqo puntland waxan kudhisay boqrada ugu qurxoon puntland dhiga ikacay naday weelka kaa ku ka kiciineena

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed Před rokem +1

    Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal ❤❤️🥰

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 Před rokem +11

    7:34 wa ku jeclhy aniga kaa daran kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 Před rokem +7

    🤣🤣🤣🤣sorry cadnan iska aroos abowe

  • @aweesxasanaxmed4181
    @aweesxasanaxmed4181 Před rokem +4

    Walhi sidaacad ah u qosley waa prankigii igu qosolka badnaay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před rokem +19

    😂😂😂😂 very funny adnaanow iska adkeyso waad ku jirtaa Adaa atariisho isku tabtaye Adiga maseyr ka bananka baad ka dontay adiga dhinaca kaga lee bilaabay 👏👌 legend family baa ku helay 👌❤️🎉

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před rokem +4

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @Raho339
    @Raho339 Před rokem +2

    Mascab Ayaa Ooyaya Maansha Allaah Rabi Ha,Iskukiin Daayo Inbadan oo Badan Family Quruxbadan,Cadnaan Naag KhayRqabta Rabi Hasiiyo Waa Wiil Fiicane Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    Allaahu AkbaR☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️❣️

  • @califaarax6721
    @califaarax6721 Před rokem +4

    Mnsha allah nuradiin iyo faatumo wan idin salamaya wllo waxan idinka soo salamaya magalo madaxda casimada somalinad ee hargyza wllo waxan idin leyhy wax idin dhipa alle idinma tuso wllshey iyo walakay waxan idin leyhy keep going mar walpa❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘💕

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Před rokem +12

    Sheekadii ay ku sameeyeen li caato 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Před rokem +2

    Yaa xasusta licato maar lugusameye ..prank kaan cml

  • @khaalidibraahim5356
    @khaalidibraahim5356 Před rokem +3

    Adnaanow waa ku taageraa wlhi hadaa replay ii soo gasho waa ii farxad caawa

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 Před rokem +6

    😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Ala beerka sidaan u qoslayaya. Waan fuuraya kkkkkkkk waxan ka baqayaya. In aan qarxo kkkkkkkkk😂😂😂😂😂

  • @liyaomars
    @liyaomars Před rokem +1

    Kan prank maahan waa is tus tus iyo xishood la,aan waa ceeb waxaan oo kale dad waaweyn oo nin rag hortiisa waxaas ku sameynaayo welibo social mediyaha lamaano aan is jecleen malahan kan waaba ka dareey cml

    • @deeqohg4597
      @deeqohg4597 Před rokem

      Ma ujeeedid miyaaaa iny dhib aykathay ooo ay kutalagal usamynayaaan mise maqasha ayaad l,adahy iyo indhaha 🤮

  • @Hayatim3
    @Hayatim3 Před rokem +2

    Adnaan reactionkiisaaba qosol.eh maseeraa u dhiman rba kulha😂😂😂😂

  • @caashojamaal8348
    @caashojamaal8348 Před rokem +8

    Kkkkk waa kuqurux badan tahay keep going

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Před rokem +2

    Aniga idinka niima jiido waxan laqoslaa muscab yareesoow masha allah tabarakallah 😂ok cadnaan insaan loogalo waan rawaa jecliyaa cadnaan mac sonkor😂

  • @hodandoolaal6941
    @hodandoolaal6941 Před rokem +1

    Hhhhhhh cadnan waa xarabee geed miyad ku xidhnayd ku yee

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před rokem +5

    3:20 nin gar loo salsalaaxoyo kulaha dabeecada ku akfadhisa leedahay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umukhulda7743
    @umukhulda7743 Před rokem +3

    🤣🤣🤣🤣Wllhi qslka iga dhamadey maseyr mesha igaarsiisen in aan naag Malaysian in aan gursada cml hhhhh keep going adnn lkn aarso inta aadan bixin

  • @nadiaabdulkadir230
    @nadiaabdulkadir230 Před rokem

    Allla lii caato markii lagu samynye soo xasuusty lkn adnaan dulqaad ma qoro wa laga gashty maskiin

  • @MuxudiinAxmed-i3p
    @MuxudiinAxmed-i3p Před 11 dny

    Masha alaah abowe fani yatahay

  • @ahmednour1504
    @ahmednour1504 Před rokem +4

    Wlh wa fuuray caawa cadnaan funny wye😂😂😂

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 Před rokem

    IstaqfuruAllah 😂 Dacad u qosleY wixii ku hely layapy cadnanow🤣🤣

  • @najmanajuu5272
    @najmanajuu5272 Před rokem

    I love that smilling

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Před rokem

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Před rokem +1

    ‏كم شخص تعاملت معه اليوم يومك😂😂😂😂😂👍

  • @abdiaziizabtidoon5140
    @abdiaziizabtidoon5140 Před rokem +1

    Adnan qosal gariir caadi ah aya ku dhacay wale Aarsi ayee ledahay kan xasuus waaye kii liicato lagu samenayay

  • @mss_zaishaa7579
    @mss_zaishaa7579 Před rokem +2

    Kan umadeena maaha shaahkala halkan ka socda kulahaa🤣🤣🤣

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 Před rokem +1

    Saa u qoslaayay waa daalay runtii

  • @cubeyda
    @cubeyda Před rokem +1

    Hadal wyn ku hdl taliye san bahdil wye isdil coz wx ku noshahy bahdil 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 Před rokem +1

    walahii cadnaan maseerow ataahaay lamanahaa wakayaabsheen

  • @cqanimaxamed5488
    @cqanimaxamed5488 Před rokem +2

    Best prank wlahi funny wye atarisho baadiyo😂😂😂😂

  • @falismohamud5579
    @falismohamud5579 Před rokem

    Manta walaga gashaty wllhi qosal 😅😅😅adunka wax badan ads prank sameysay lkn tan caml marak adrisho ndiyo cadi mahan keep going

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Před rokem +2

    ‏تستاهل يا عدنان

  • @Naftaunoon55
    @Naftaunoon55 Před rokem +1

    Allow naga saar single nimada😢😂😂😂😂😂

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Před rokem +1

    Wallhi sifiican ayee kaga kashteyna 😀😀😀😀😀😀😀😀😀✌️🫶

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 Před rokem +1

    Cidaan saan okale licato eey ku sameyen kkkkk

  • @boojadheere
    @boojadheere Před rokem +2

    Keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW 🕋🕋✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔💞💞💞💞💔💔💔💔💝💝💝

  • @ashoahmed2882
    @ashoahmed2882 Před rokem

    Adnaan lamaane kuma aadid u soo wado gabar lamaane kula ah reerkaan

  • @siazon7701
    @siazon7701 Před rokem +1

    cadaan sow ukuuraayo aaba kaheli markaan camal wuxuu ku fakarooyaa noloshaana majirtay way oo way 😂😂😂😂

  • @hanicalasow8873
    @hanicalasow8873 Před rokem +2

    Shaaxaan waa cabilahaaa lakin maxee kuu taal shaax kalaa inta ka socdee🤣🤣🤣

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před rokem

    Ssc walalehey chanelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo insha Allaah🥰💜💞

  • @sakiinosheeq7902
    @sakiinosheeq7902 Před rokem +1

    sheekatan waa miid liicato luu galay hata kahor waaye yaa isgaray

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před rokem +2

    Adnan waxii kuhelan layaabay 😂😂😂😂😂

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Před rokem

    Walaahi saan u qoslay maanta ar atariisho badiye umadeena ma ahan gacan aan kuu taagay adnan dulqaadkii oo qof ah abaabiina hore u soco mashaa allaah aan ku leeyahay

  • @shuuriye6371
    @shuuriye6371 Před rokem +1

    Cadnaan funny weeye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kulhaaa halkaan ayaa shaac kle kasocadaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣lkn wllhy ciil waaye adnaan

  • @fardowsomohamed8491
    @fardowsomohamed8491 Před rokem

    Soori aboowe 😭😭😭😭 marka dhahday cadi u qirooday walhi wa kanaxay soori aboowe

  • @fatimaosman2948
    @fatimaosman2948 Před rokem +1

    Cadnan qosol igu dily kulahaa macalaa cunugooda qaylinaya nuurdin iyo atirisho dhib socota weeye😂

  • @amiraanfac7821
    @amiraanfac7821 Před rokem +1

    waligey sidan uma qosliin😂😂wan kujeclahay sidokale shah maxa caba shah kala inta kasocda😂😂😂😂

  • @sihaamhassann8413
    @sihaamhassann8413 Před rokem

    cadnan dulqaad badana reerka oo isku dhamaaday uun bu iska dhex fadhiya waa waxa looyidhi dulqaadka iyo samirku waa haybad uu illaahay bixiyo sina aad bu uuqosol badna prank

  • @caaliyoaadan4717
    @caaliyoaadan4717 Před rokem +2

    Cadnaan caawa waalagu helay wlhi best prank 🤣🤣🤣😍😍😍💞

  • @theone1229
    @theone1229 Před rokem +1

    Saaka maad kala kalahdeen kulaha 😂😂😂😂😂

  • @Abass894
    @Abass894 Před rokem

    Hhhh hata unugotha hata waqalina kulaha Adnan athiga kutala family dan kutashathen

  • @warsamemahamud1626
    @warsamemahamud1626 Před rokem +2

    Game ma jiirin miya malmahan dhaan kulaha qosal iguma harin walahi 😂😂

  • @samiraboss6155
    @samiraboss6155 Před rokem +1

    Wlhi prank aan ku qoslo kan koow Wlhi weligay prank Comment kama bixin
    Waan ku jeclahay kulaha anaa kaa daran🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi dacada u qoslay 🤣🤣

  • @Raho339
    @Raho339 Před rokem

    Alla Beerka ManooLi Cadnaan Moodel Wuu Kujiraa Maanta Kkk
    WaLaahida Waan Kusoo Ceshadey Waa Videogii Iiguqosolka Badnaa Kusoco Adariisho Baadiyo😂😂😂

  • @fazzuomar156
    @fazzuomar156 Před rokem +2

    Abti kan prank maahin 🤣🤣
    no so aar aabaha prnkiga

  • @samiramohamud1800
    @samiramohamud1800 Před rokem

    Allabeeerka adnan waaa igaqosliyey😂😂😂

  • @sahromoha7456
    @sahromoha7456 Před rokem

    M.a wll cadnaan wlhi dulqadki oo qofa thy wlhi allow ku dhowr

  • @cabdixamidcade1710
    @cabdixamidcade1710 Před rokem

    Ninka niya jab baad ku disheen ee kadaya noh😁😁😁😁🤪

  • @boqradayoutubeka1768
    @boqradayoutubeka1768 Před rokem +1

    😂😂😂 😂😂😂geed maa kuxirneet kulahaa ar cadbaana😂

  • @deeqoxasanxaaji6702
    @deeqoxasanxaaji6702 Před rokem +1

    Masha Allah wllhi sii dacad u qoslay 😂😂😂

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 Před rokem +4

    Maa Shaa Allah you guys are funny

  • @hodoho3778
    @hodoho3778 Před rokem

    cadnaan walhi yaaba ka soo hadhay aar kuwanaa wan idinwata zaxibayal hargeisa idinkala socda

  • @yaswanhilaac1435
    @yaswanhilaac1435 Před rokem +1

    Best prank wlhi qosol aan udhintay kuwaan maseer eey kaw kaga siyeen😀🤣🤣

  • @abdirahimhyder5975
    @abdirahimhyder5975 Před rokem +1

    Saifunde from jamhuri high horay usoco adnan Model waa ku wataa kun iyo kow jeer adaa ku leh brother

  • @ifraaxjamac6772
    @ifraaxjamac6772 Před rokem

    cadnaan kii liicaato miyaad hore u daawan waad fahmi lahayde

  • @raxmamaxamed1245
    @raxmamaxamed1245 Před rokem +1

    Alla cadnaanow wixii Ku helaan layaabay🤣🤣🤣

  • @mahdabobalemuhumed3940

    Maradaan gaduudan mnta wxba KU dhacy iyaaaah ala cadnaan sanaaaa