QURUX KU DHIGLE O HADIYAD QAALI AH IKEENAY KADIB MARKA 100k GAARAY😍

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 03. 2021

Komentáře • 971

  • @landaali6296
    @landaali6296 Před 3 lety +1337

    Waxaan dareemayaa in labadani ay is Calfan doonan Lkn alle og bari ka maalin markay is guursadan Farintaydan 1m oo like ah gaadhsiiya

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 Před 3 lety +447

    joogso yaaqeey inta fahansan marish inay noqon doonto xaaska qurux k dhiigle like dhac kusii hhh lol

  • @mohamedmuhidin8712
    @mohamedmuhidin8712 Před 3 lety +473

    Marish in eey qurux kudhigle agtiisa qaali eey katahay yaa ila arkay❤❤❤

  • @sumayamahamud2097
    @sumayamahamud2097 Před 3 lety +555

    inta og in ay isjecel yihiin mariish &qurux ❤
    👇

    • @khalidibrahim6133
      @khalidibrahim6133 Před 3 lety +8

      Jecelka Ceeb maahan ee dadka Kanaso deee🤣🤣🤣🤣

    • @saynabomar8380
      @saynabomar8380 Před 2 lety +1

      @@khalidibrahim6133 hhhhhh qosl iguma harin 😂😂😂😂😂

  • @hafsamahdi9961
    @hafsamahdi9961 Před 3 lety +231

    Qurux ku dhiigle vaaar waxa uu keenay dhan waa wada love ❤️ inta ila aragtay baakada hadiyada lagu soo riday🤣🤣🤣

    • @siyadjey132
      @siyadjey132 Před 3 lety +6

      Runtii aniga xita wan kula wata awel shaki aya igu jirey balse hada Ayan xaqiqde arkey

  • @madamrose6157
    @madamrose6157 Před 3 lety +105

    Coming soon arooakiina🤣🤣... Yaakhey hal mar lee is aroosa plz wan Isla kiin jeclaanay🥰🥰

  • @mustafmohamed7595
    @mustafmohamed7595 Před 3 lety +157

    qurux ku dhiigle nin qalbi wanaagsan marish congrats qosol wanaageey🥰❤✋

  • @kingjabra6657
    @kingjabra6657 Před 3 lety +591

    Qurux kudhigle iyo marish markan maqlo wan socarara yaa ila mid ah

  • @asmaahmetali1057
    @asmaahmetali1057 Před 3 lety +46

    Walaltinimada iyo qalbi ficnida wax ka wayn majiro hadiyda jack aaba kaga filan wx walba runti +
    Gabadh social media kujirta o kulamida Lawaa
    qurux iyo akhlaq ilahy isuguka daray
    Say Alxamdullh ilaha dadka qalbiyadoda
    Ku galyy jacayl💛🙏
    Wxn kugu jeclanay dagananshaha +asturnaanta+quruxdada wlh💋
    Congra qali

  • @updyrahman4927
    @updyrahman4927 Před 3 lety +235

    Balan qaadi wuu ka dhabeyay Qurux ku dhigle 👑👑🎁🎁🎁🎁🎁🎁❤❤❤❤

  • @mrmuwlidsamatar801
    @mrmuwlidsamatar801 Před 3 lety +88

    Wiilkaas anigaa ku siiyay maariyo guurso inanka khayr allah ku siiyeee 😂😂😂

  • @apdikanimello9046
    @apdikanimello9046 Před 3 lety +72

    Qurux Ku dheegle nin walaalnimada wax Ka yaqaan
    Lkn inta Ila aragtay inay wx qarisay like dhac Ku siiyah

  • @wacane7656
    @wacane7656 Před 3 lety +104

    Waligey hadiyad ka qalisan ma leysiin aaaaa.. ani jaceylka wan jeclaahy . Hada is calftaana wan ki farxi lahaaa .. inta ila aragty in marsih uu jaceylka ku bdnyhy like sara

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Před 3 lety +15

    ''He is another level Walahi'' Thank you MARIA, waa wiil wanaagsan oo qalbi fiican aana ka dareemayo xushmad gaar ah in uu ku siiyo ee ha moogaan maba moogide.

  • @abdirizakabdikadir4740
    @abdirizakabdikadir4740 Před 3 lety +26

    Bbbbb masha allah wixii aan ku fikiraayay inaa keeno qurux kudhiigle ayaaba keenay legend waan ku wataaa farxada marish waa farxada bulshada somaliyed like ku boobsiii one love💝💝💝💯

  • @cumarcabdiqaadir9955
    @cumarcabdiqaadir9955 Před 3 lety +14

    Qurux ku dhiigle nin walltinimad iyo sxptinimada wx weyn ka yaqaano tahyo wlhi Bro Keep Going legend jack ❤✌

  • @Update_ka_maanta
    @Update_ka_maanta Před 3 lety +23

    Oo Hada Qurux kudhiigle Ma seedigay buu noqon Rapaa😂 WELCOME SEEDI
    KEEP GOING WLLSHY

  • @baashaalkahaaruun7853
    @baashaalkahaaruun7853 Před 3 lety +55

    Qurux ku dhiigle balantiisi wuu kasoobaxay 🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁 maasha Allah

  • @najipalpha6385
    @najipalpha6385 Před 3 lety +41

    First ahy cawa ku xumayn igu saaara 😂😀

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Před 3 lety +15

    OMG 😱 Qurux ku dhiigle Thanks yaaqey marish beuty hadaa ka farxisay anakana wanaga farxisy runtii😘
    💋💯🥰🌹

  • @lailaaadan3427
    @lailaaadan3427 Před 3 lety +11

    Qurux ku dhigle waa nin ilbaxa, masha allah walaal iyo saxiib wanaagsan🥰

  • @mohamednoordoll2210
    @mohamednoordoll2210 Před 3 lety +17

    Masha Allah .walasheydi Mariah iyo walal keygi qurux kudhigle waxan jeclan lahaa inaad isgursatan ilahey. Haidin dhowro

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 Před 3 lety +14

    Mash allah hambalyo hambalyo 100k kabadan u Qalantaa Walhi ❤❤❤😍❤❤😍😍❤

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 Před 3 lety +15

    Ar caawa vartii yaa noo haya waxbaan u jeedaayeeee
    By the HAMBALYO "THE QUEEN OF QUEENS" 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayanledaahirofficial7977
    @ayanledaahirofficial7977 Před 3 lety +4

    Qurux ku dhiigle ninka kaliya ee isku soo baxaysaan marku agtaada gadhiyo waxan rajaynaya inaad is calfan doontan insha allah 🥰✌️

  • @king...3695
    @king...3695 Před 3 lety +92

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey...,

    • @farxiyocabdisalaan7557
      @farxiyocabdisalaan7557 Před 3 lety

      Salma abaayo marwaliba comantiyaash yutubarada kugu arko xitaa mar aan adiga kufirsado intaba wankuusaara sabiscarb yaawaaye dad kani hada marsh kugu arkey kusarey awalna kuusarey wan yaabanahy zxby magaca noobadal yaqey

  • @osmanbache1281
    @osmanbache1281 Před 3 lety +4

    Hadiyad lamida kuma soo gareyso walhi walal qurux ku dhigleh waa nin wanaga jacayl runti wayoo xasustaatii ayu ku xafiitay wax wngsan ayu ku so xulay Masha Allah hore u soco wll màriàyà i'm from Jabuuti🇩🇯

  • @sagalyusuf5885
    @sagalyusuf5885 Před 3 lety +14

    Masha Allah walaalo is jecel baa tihdiin Allah ni daysto dhamaantiin abaayo💞👌💖

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 Před 3 lety +5

    Masha Allah
    Cogratulation
    Qurux ku dhiigle wa wll ku jecel
    Keep going❣🙏

  • @samircde7543
    @samircde7543 Před 3 lety +9

    qurux ku digle is are legendary ... Keep going my sister one love always

  • @mahadindhageele3223
    @mahadindhageele3223 Před 3 lety +3

    Nin qalbi wanaagsan weeye sxby qurux kudhiigle keep going gabartii heshaa nin bey heshay

  • @inasokorow6137
    @inasokorow6137 Před 3 lety +5

    Jack waa ruux qalbi wanagsan teamkiina isku xirnaada marwlbo Keep going sister Marish

  • @IbrahimMohamed-sj4ov
    @IbrahimMohamed-sj4ov Před 3 lety +11

    Congratulations my dear sister he’s wonderful keep he up always 🙏🙏🇸🇴🙏

  • @abdiiftin3609
    @abdiiftin3609 Před 3 lety +7

    Marish walashey qali wax badan ayad dhahtay sharuqanka somaliyed rumatig ma ahan lkn cawo waa wad uqirtay ayaan filayaa wuu ka ilmeysiyay wlhi waa nasab kamil ah ninkaas team wayab labada Wil oo kujurta waa raag naxariis badan sidii raga somaliyed lagu aqanay mansha Allah ragaas xibin dootada wan siyay wlhi ❤️❤️❤️❤️

  • @mashaallahallahhabarakeeyo8546

    mchllah zxp ku jecel aad haysata

  • @calicalifarax7032
    @calicalifarax7032 Před 3 lety +23

    Marizh farxadeda intii ku faraxzan iis mujiYa

  • @hassanhujale2111
    @hassanhujale2111 Před 3 lety +4

    Manshaa Allah walashey qali Maria congratulation for your 100k subscribe...mida kale waxbadan aya sxpky qurux kudhiglee kushegtay gacan adheg balse manta wad ujeda sxpky sitha agtisa qali ogatahay od ogu deertahay maxana filaya wax kabadan inad kafilaneysid hambalyo ayan idhinleyahay walalaha isjecel o marwalbo isgarabtagn

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 Před 3 lety +8

    Amazing, outstanding, marvellous...... qurax kudigle nin weeen wayeee, legends ❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +9

    Cag fudayd waxaan faraz ahayn,fiicni gali waa. "marizh keep going sister"

  • @caaqilabdishakur5621
    @caaqilabdishakur5621 Před 3 lety +4

    Mariish baaye wilka ha cidleyn nin kale haka racin walahia Qurux ku dhiigle okale hali maysid Masha allah farxad bu ku siyey keep going I’m happy to see your face queen 👑

  • @farahtayin
    @farahtayin Před 3 lety +27

    8:25 Waa Ilbiriqsiyo Aan emotional noqday.

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 Před 3 lety +78

    Team marish ha noo laato

  • @abdulahialinunow5789
    @abdulahialinunow5789 Před 3 lety +2

    Masha Allah qurux kudhig le tncs brooo waan aragnay hadiyada qaaliga aaad gudonsisey gawadha wlsha maasha Allah tncs bro horey usoco

  • @hakimy5684
    @hakimy5684 Před 3 lety +2

    Habeen hore jack waxuu dhahay marish hadiyada aan kuu keeno. Sidaa ugu faraxdid waxaa balan ah in aad. Madax ku socotid marka. Midkaas in ay run noqotay ayaa ii muuqato. Marka walaalo is jecel ....kaftan.con.marish ninkaan jack ha siideyn. 100k soo. Soomaali ha ayaa kula jecelaatay WELL DONE GUYS FROM 🇧🇪🇧🇪

  • @MaliKalej
    @MaliKalej Před 3 lety +6

    Yes Mariah 100k beautiful enjoy you worth..mwah

  • @canabahmed8082
    @canabahmed8082 Před 3 lety +3

    Mashaa Allaah 🌹💓💋Abaayo macaanto
    Qurux ku dhiigle thanks 🌹

  • @ifrahismacil2346
    @ifrahismacil2346 Před 3 lety

    thanks qurux ku dhiigle from mariish wlhi sida ugu farxisay aya aad u jeclaada m.a mariish farxadeed wa teena

  • @mohamedabdullahi9071
    @mohamedabdullahi9071 Před 3 lety +7

    Walashey si Allah aya kujeclaxay ❤❤

  • @fooziyafawaza4526
    @fooziyafawaza4526 Před 3 lety +21

    Masha Allah abaayo marish hore u soco 💝💖💖💖❤🧡💯💯💕💕

    • @saamiyacabdi405
      @saamiyacabdi405 Před 2 lety

      Mashala wala qali marish iyo qurux ku dhigle walhi 🥀🥀🥀💓💓💔💔🙈😍🥀🥀🤔🤔🤔❤🙏🙏

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před 2 lety +3

    Masha Allah qof reer magal ah aya ku kenay

  • @nimcomohamed2121
    @nimcomohamed2121 Před 3 lety +2

    Masha Allah abaayo wlh waad isku soo baxeysaaan ilaahayoow iskukiin daaa aamiin

  • @xuseenmacalindheerechannel5403

    Masha allaah mariyo anaaba ilmeyn gaarey alle hakuudaayo abayo mcn dadka oodhan isaga ookale alle hakaaga dhigo abayo mcn mudnaan waxaa lasiiyaa qofkii mudan koley adigana waad munaatey

  • @muktaradan4128
    @muktaradan4128 Před 2 lety +7

    Our Mariah beauty m.a keep rocking ..... Enjoying your cute videos from wajir .. looking forward to see you live one day i.a❤️

  • @nimcoahmed1695
    @nimcoahmed1695 Před 3 lety +9

    Congratulations mariah am big fan of u ♥️♥️🙌

  • @abdullahinuurmahamud2144

    qurux ku dhiigle wuuu kaa farxiye, lama eko inta aad ka farsaday waa qof walaltinimada wax badan ka yaqaan.
    jack dhel dheel haku hilmamin waa nin muhim ah

  • @abdirahmanmohamedkhalif2119

    Hadyadan Oo Kale Qof Lajecelyahay Ba Lasiiya 🦋🥰
    Qof Wax Jecel bana Siiya 💖🙆‍♂️
    Runti Qurux Ku Dhiigle Qalbigu Kaala Hadlay Abyo 🌹💔
    I wish inad Maalin Un Dareentid 😍♡

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh Před 3 lety +15

    ❤️another level wllhi

  • @said_sahane1880
    @said_sahane1880 Před 3 lety +7

    قال النبي ص،ع،و "تهادوا تحابوا"

  • @maylerholder1250
    @maylerholder1250 Před 3 lety +8

    Woow mashaalh congratulations marish we love you
    Nice gifts from Jack king of comedy

  • @hamadadahir5414
    @hamadadahir5414 Před 3 lety +2

    Masha allah wallah waa walaal qali ilaah waxan kabaray inoo isku daayo walanmd barata kasee wada, waxa kali negaa cudasan waan arakaa inaad da wangsan tiheen qof waliab oo qacan maga baahad caweyaa wallah harageesn joog waan jacelahy wangen marakast waan dawad vedo, marish wala qaali hamlyo walshay qali

  • @samatarcumar6499
    @samatarcumar6499 Před 3 lety +16

    Keep going sister my fans marish beauti Lambar 1

  • @roodacarab9198
    @roodacarab9198 Před 3 lety +6

    Sidii raage iyo qaali iyagoon isguursan dadku iskula jeclaayeem inaan arooskiina maqlanuun ayaan rajaynaynaa

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 Před 3 lety +2

    Meshaan wax kalaa kasoo socdo keep going qurux kudhiigle Nin weyn

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse Před 3 lety

    Masha allah tabarakallah marish qurux hadiyad qaali ah ayuu ku keenay sxbka ahna walalkaa qurux ku dhiigle
    Wa qof qaali ah ee walalnimadisi ilaasho dadka cadawga ah oo dadka farxadoda ka xun yee idinka faaideysay
    100k wankugu hambalyena xbbty ❤❤❤❤❤❤❤❤ ka badan ayaa astaahishaa horay usoco

  • @daacadyare322
    @daacadyare322 Před 3 lety +7

    Hambalyada Arooos kiina Waa idin sii hor mariyay 😊😂💖

  • @queenloveuzain5763
    @queenloveuzain5763 Před 3 lety +64

    7:45mxaa dhacay aad u jertey loveka miyad naga qarisey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @salmanahmed4261
    @salmanahmed4261 Před 3 lety

    Qurux ku dhiigle borlqorka boqoradooda waye Masha Allah sxb zaaid kuu jeclahay walshey marishna waad ka farxisay adigana Alaha kaa farxiyo

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 Před 3 lety +1

    M.a hore uu soco Wllshe Alle haka farxiyo

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 3 lety +4

    Marish alle haku xafido gabar kaa qurux badan ma arag miss you maria😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @jananjb6812
    @jananjb6812 Před 3 lety +11

    Masha allah

  • @abdirahmanshafi5075
    @abdirahmanshafi5075 Před 3 lety +2

    Man sha Allah wa walal jira Allah barakeyo wana idin salama yaaa walal qali ya

  • @maxamedcadde1567
    @maxamedcadde1567 Před 3 lety +1

    Masha allah marish anaba jacyl daremay rag iga dheh qurux ku dhiigle wllhi qalbiga aya idhaqaqy

  • @ikraandilbaroffcial6051
    @ikraandilbaroffcial6051 Před 3 lety +6

    Wlhi I hope inuu noqodo Mustaqblka Ninkaan because qof siden wx ku siinayo beri neh Wlhi wx ka dhigaa qofka adunka uga farxad badan

  • @ahmedesmail622
    @ahmedesmail622 Před 3 lety +7

    Mansha allah waxaad tihiiin dad isfahmay iska raaaliya iskaftan yaqaana hore uzocda wllo alle waxan idin waydiyay inaad iscalfatan waa iskusobaxaysaane

  • @cabdulmajiiddiiriye533
    @cabdulmajiiddiiriye533 Před 3 lety +1

    Hadiyado Qurux Badan Oo Wada Fantastic Ah Masha Allah Qurux Ku Dhiigle Walaal Iyo Saaxiib Garab Kuu Ah Ee Ilaasho Dhexdiinna Yaa La Dhex Gelin Farxad Waarta Idiin Wada Rajeynaa🥰😘

  • @mohamedshakur7826
    @mohamedshakur7826 Před 3 lety

    Masha allah mariish iyo qurux kudhiigle wa labada qof aan social media aan kadawado midaka waad aqlada kalimatu dhayibka ku hadlayaan asturnaata qalbiyada wanaagsa waxaan ini leeyahay horay usocda

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 Před 3 lety +16

    Masha Allah keep going abayo🥰💯🙏👌

  • @liishineofficial316
    @liishineofficial316 Před 3 lety +4

    Intaas o hadiyad 1 qof kaliya mida kalle love sartay marki lagu dhahay wey is jecel yihin fadlan naga sobobsiya plc

  • @mohamedhusseinkunciil3043

    Waxaan soo xasuusti qaali ladan iyo raage abdi inta aysan is guursan ka hor muuqaladoodii allah idin rumeeyo

  • @wizer1594
    @wizer1594 Před 3 lety +2

    Ninku wa qurux ku dhiigle wa onother level ❤😂🥳🥳🥳🥳msha Allh gesnimada wankugu ogaaa kolba marka mid la furo comment bixnyaa😂🥳👏

  • @abdirahmanomar9315
    @abdirahmanomar9315 Před 3 lety +6

    wllhi labadaan qof iney is guursadaan ayey ku fcnyahiin runtii lkn maaria ayaa diidan sida ila tahay qurux dhiigle waa qof qalbi wanaagsan waa qof uqalma in gabar la siisto waxaan idin duceynayaa guur wanaagsan iyo owlaad baari ah

  • @thekingofheart623
    @thekingofheart623 Před 2 lety +3

    M.a m.a m.a m.a Illahay cadowga ha idhiinka xafidho inshallah 💖💖💖🌹🌷🌹

  • @filsandegan5625
    @filsandegan5625 Před 3 lety +2

    Mnsha Allah hambalyo hambalyo xbbty go forward qurux kudhiiglena wuu mahdsanyey gifts hadal may karayn waaw alle farxada iyo isku duubnida haydiin siyaadiyo

  • @aishaamohammed4638
    @aishaamohammed4638 Před 3 lety

    M.a wllhi xppt hadiyad aad uqurxoon oo ku keenay wllal qalbi nadiif ah oo jecl samha m.a wallaltinimadu+saaxibtinimadu waa shey aad uqaali ah runti wada jirkiina waa jeclahay rabi ha idin xfdo dhamntina team--waayaab aad baan idin taageera hore usocda waligiina 💯💯🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️🌺🌺🌺🌷🌷🍀💐💐

  • @fuadmoha8551
    @fuadmoha8551 Před 3 lety +9

    Wow that is a lovely 🌹 gift 💕

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 Před 3 lety +4

    Mansha allah keep going sister

  • @xasanpirlo492
    @xasanpirlo492 Před 3 lety

    Run Ahaanti Marish Walashey ka badan Aa U Qalanta insha Allah Ka badan Aya ku Rajena Hore Usoco Waxa tahay Shaqsi Qalbi Wanaagsan inta Ka Aragnay Dadaal Wacan 🙏❤👌

  • @akritmaxamedcm6350
    @akritmaxamedcm6350 Před 3 lety

    Qurux kudhiigle waan ku ogaa inuu yahay qof deeqsi aha kartina le my bro qurux kudhiigle iyo marisha hore usocda

  • @ahmetmaalin
    @ahmetmaalin Před 3 lety +7

    Abaayo Ak 47 neey 😂🤭 si qurux badan ayuu kaga farxiyay Ninkaga mustqbalka dhow Qurux ku dhiigle, wiilkeen Alle haynoo daayee 😍👏

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Před 3 lety +5

    Qurux ku dhigle waa is xoreysey maarish Indrtey ilaali waa gabar gob gobi Dhashey laandheere reer puntland

  • @HassanAli-lw6im
    @HassanAli-lw6im Před 3 lety +2

    He is the best friend keep working each other

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 Před 3 lety +2

    keep going ziz mansha.allah 🎁beautiful

  • @SERGIO-hh2so
    @SERGIO-hh2so Před 3 lety +6

    from Bottom of my heart waa sheeko kalee😂

  • @idirisabuukar2355
    @idirisabuukar2355 Před 3 lety +4

    Hamblyo hamblyo my sister kep going

  • @malyunhassan5611
    @malyunhassan5611 Před 3 lety

    Hamblyo marish cadey wad uqalanta 100k iyo ka badan keep goin qali 😘❤❤❤❤

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 Před 3 lety +2

    Masha allah allah haka abaal mariyo qurux ku dhigle qofti saxiib la ah baa liibantay

  • @doug2000100
    @doug2000100 Před 3 lety +5

    Félicitation bonne continuation

  • @sucaadoqaasimibrahim3150
    @sucaadoqaasimibrahim3150 Před 3 lety +6

    Marish and qurux 😍😇

  • @KafiacabdiKafiacabdi
    @KafiacabdiKafiacabdi Před 3 lety +2

    Dire dire ka nabad gala garbahaygii marizh and jack idam alle nolosha ku midoba waad isku qrx badantihiine anaguna wn idiiin ducaynay♥️♥️♥️♥️♥️🌹