WAXAAN KU DHEX LUGEEYAY MAGALADA KALIGAY KADIB MAXA DHACAY😫🇨🇦

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 1,1K

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Před 2 lety +619

    Dunida Maso Marin Qof Lamid Ah Nabiga Maxamed Scw❤️☝️

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +449

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +498

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙

  • @electronicparacticsengshek6488

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW 😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +353

    Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 Před 2 lety +344

    The world has never seen and will never see a better person nabi maxamed scw scw

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Před 2 lety +205

    Rabbiyoow raxmaan rajjadayda ii rumee si dhaqso ah hunayaal qofka commentgaygan arka wll i ducee pls ilhay ajar ha kaa siyee muraad ayaan leeyahay waqti kaama qadanayso wllo please ducadiina wa ii muhiim🥺😭🤲🏽🤲🏽

  • @sadaqmohamed1090
    @sadaqmohamed1090 Před 2 lety +101

    Aan ku Salino xabiibkena Muhammad scw

  • @abdulahibadel3700
    @abdulahibadel3700 Před 2 lety +70

    Fanax tnx bro Gabdha noo iLali hadan nahay team marish Qalbigay Noga talaaye 😭🥰

  • @mohamedeilmixasan7475
    @mohamedeilmixasan7475 Před 2 lety +102

    :inta qurux ku dhil jecel love isaar 🥰🥰

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +132

    Abaayo Amuuraha Allaha kuu fududeeyo😍❤💋

  • @neyruusnalka3032
    @neyruusnalka3032 Před 2 lety +46

    Masha Allah walashey qaaali Alle haku xafido
    Aad ayaaan oga xumahay inaad kaligaa wado lugeyso lugeysgu wuxuu fiican yahay markaad qof Isla socotaan
    Farxad ku waar abidkaa insha Allah

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Před 2 lety +24

    Mariish quruxey kaligaa halugayn habo hintaad ka baranaysi Allaha kuxiftiyo amiiiiiin yaa rabbi

  • @AhmedHassan-hy8jk
    @AhmedHassan-hy8jk Před 2 lety +45

    Waaan kuugu imaan😁😁😁😁😁 marishey Canada 🇨🇦 insha Allah

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +37

    Walo Baahan Yahay kaliga inad socon karta meesha doonta aadi Karto inta Lagu wadwada wa inta martida tahay meeshan niwalbo nafta weeya 👍👍

  • @frankribery642
    @frankribery642 Před 2 lety +11

    Qofki ugu kheyrka badnaa aduunka waa ............النبي محمد صلى الله عليه وسلم

  • @AnimeScare
    @AnimeScare Před 2 lety +95

    Another level marish beautiful 😍 lenged

  • @hamdi9266
    @hamdi9266 Před 2 lety +35

    Finally waa ley helay wllhi fuuray marish beuty caadi maaha so funny 😂

  • @umacandacasiis4523
    @umacandacasiis4523 Před 2 lety +46

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك اختي الكريمة ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ayushbintusiciidcali4911
    @ayushbintusiciidcali4911 Před 2 lety +29

    illahy haku fududeyo ina hooyo wallshy ku jeclahy dar illahy wallshy dhib la, aan iladhalty waxa tahy gabdha keliya aan darted youtube io tiktok io meelaha kle uso galo adiga teamkaga team wa yaab illahy haydin xafido😍😍😍

  • @maxakagalay8060
    @maxakagalay8060 Před 2 lety +14

    Mar hda taqanid lukeshinka sida loo isticmalo magalka waa iska celin karta abyo isku day inaad basaska iyo tariinada inaad racdiid 🙏

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Před 2 lety +47

    Wlhi abaayo funny ayaa tahay noo soo badi😂😂🥰

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Před 2 lety +12

    Maasha allaah fariid maalinwalba jid dheer ku lugee ku soo noqo wadamadaan waa lagu curyaamaaye saacad bax maalin kastasaacad badheed soco saacad badhkeedna ku soo noqo jid dheer oo aadan ku anban luuqluuqyada waa lagu lumaa

  • @Gacalka07
    @Gacalka07 Před 2 lety +11

    Wadan waxaad jogtaa international ah maad map-ka isticmaashid ama location-ka maxaa jaahilna matihidee 😫😫😫🙏🙏🙏

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +9

    Mida kale google map ba isticmaala isaga ku geynaaya meesha rabta 👍👍

  • @cabdiwalixuseenaadan6825
    @cabdiwalixuseenaadan6825 Před 2 lety +22

    Masha allah boqorada quruxley baa tahay

  • @saafisaaf1926
    @saafisaaf1926 Před 2 lety +4

    Waxaan arkay dad qurux kudhigle bahdilaya marish na rabaan in ee xariir lasameyaan. Sister wiilkena cadow kiisa ha ujabin. You are our queen and qurux is our king and we are the family empire keep going sister.

  • @hassanbilaaja9455
    @hassanbilaaja9455 Před 2 lety +36

    Allah'a kuu sahlo inshaa Alllaah

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 Před 2 lety +24

    Mariyo qurux🥰❣️guuleyso abayo ❤️

  • @Nuradin380
    @Nuradin380 Před 2 lety +42

    Youtubarada ugu quruxda badan canada ku dheex lugeeyso 😂😂❤️

  • @ladanhagi33
    @ladanhagi33 Před 2 lety +14

    Masha Allah Naag nool sasa laga rabaa🥰

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Před 2 lety +8

    Be careful marish mida kale don’t trust strangers you never know what is going on in canada yaan kelyaha iyo beerka lagaala bixin be careful

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +11

    Manshallah 😍 ilahay ha ku fududeyo inshallah xabibati 🥰❤❤❤👌

  • @yasminabdalla9426
    @yasminabdalla9426 Před 2 lety +35

    Marish Queen 👸 guulayso my dream is Canada 🇨🇦 😍 😌🥺 alaha ii fududeeyo

  • @nimcocadaawe7957
    @nimcocadaawe7957 Před 2 lety +17

    Yes qofkii u horeeyey 💪💪❤️💯

  • @mukhtarabdirashiid7935
    @mukhtarabdirashiid7935 Před 2 lety +9

    Canada ku tugso waa Habaaar 👍

  • @ahmedothman2460
    @ahmedothman2460 Před 2 lety +11

    Such a nice girl i love somali people I'm from Russia 🇷🇺

  • @sacdishmohamud4409
    @sacdishmohamud4409 Před 2 lety +5

    Muraad kasta oo aad leedahey Alllah haku fudeedsho xbbti🥰🥰♥️♥️

  • @madaaleofficialschanell7492

    Appka scoter🛴soda jiso beauty 🛴 wada daa martaba wa tala lakin wa ina Mastercard💳 haysata ✊

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Před 2 lety +29

    Anaa dhunsan lacag intee ka keena kulhaa 😂😂😂😂😂

    • @4mpodcast
      @4mpodcast Před 2 lety

      Cadaankana ma tuugsadan🤣🤣🤣

    • @queentima6146
      @queentima6146 Před 2 lety +1

      @@4mpodcast haaa iyagaa ugu darn maadn arkin miya🤣

    • @4mpodcast
      @4mpodcast Před 2 lety

      @@queentima6146 markii iigu horeysay aan arko🤣🤣

    • @queentima6146
      @queentima6146 Před 2 lety

      @@4mpodcast 🤣

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před 2 lety

      @@4mpodcast walal subscribe isaar

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 Před 2 lety +33

    Marish mxaa kugu dhacy baraafumadi wax kuma lahi miyaa xabadkeyga iizoo dhiib walaan la,iska yeeleyn marish wlhi waxaa thy wll qalbi wngzn allaha nookaa daysto apyo keep going ayan ku leyahy quen ❤❤❤❤

    • @abdisamadjama2559
      @abdisamadjama2559 Před 2 lety +4

      Ax caanka somalida waxa ku nacay hadu way egayan wa dhafayan inta love u saarto.
      Bulshada kale way ku qadarin lagaayen.

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před 2 lety +1

      @@abdisamadjama2559 walal subscribe isaar

    • @abdisamadjama2559
      @abdisamadjama2559 Před 2 lety +1

      @@ruunishbeauty3220 Haye wll

    • @iamsomali224
      @iamsomali224 Před 2 lety +2

      ​@@abdisamadjama2559 pro waa runtaa somalidu waa dad kibir islawayni
      jahilnimo isku darsaday
      ilbaxnimo malaha
      hala yaabin kuligod waa saas

  • @canabahmed8082
    @canabahmed8082 Před 2 lety +16

    Asc habo is ilaali waligaa feejignaa habo dadaal inshaa Allaah qeeyr badan

  • @iqra10lul50
    @iqra10lul50 Před 2 lety +12

    really miss you Queen m.a

  • @xilkasabdiaziz4102
    @xilkasabdiaziz4102 Před 2 lety +6

    Marish Cali Cali la dhaha kuwas iska ilali wax lama siiyo coz hadhow drags ku cabayan 🙏🏽

  • @mahamadabdullahi4747
    @mahamadabdullahi4747 Před 2 lety +3

    abaayo talo ayaan kusiinaa waxaajiro kuwo cadaan ah oo cusiri ah hadee ku arkaan adoo xajiib kulibisan waxaa maquul ah inee kudilaan marka kaligaa hasocon waa iga talo sister 💕🤚

  • @suleekhahaybe9796
    @suleekhahaybe9796 Před 2 lety +14

    Alle haku fudaydiyo Muradkaga Hppti 🤲❤❤

    • @hamtuteinbek2362
      @hamtuteinbek2362 Před 2 lety

      Alle haku fududeyo abayo mcn muradkaaga HAPPti wan kujeclhy farxad iigu nolow

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před 2 lety

      @@hamtuteinbek2362 walal subscribe isaar

  • @mrfahmed9393
    @mrfahmed9393 Před 2 lety +1

    Lean how to use google maps, to go where you want and find your back home whenever Marish.

  • @aishocabdulqadir6409
    @aishocabdulqadir6409 Před 2 lety +12

    Mariisha abaayo waxaan ahay qofgii uku horaayey taageero kuu ahay sister ♥

  • @FaadumoibraahimIbraahim
    @FaadumoibraahimIbraahim Před 2 lety +9

    Quraxey 🥰 Allaha Kusahlo wax walba ad jcshahay 💋❤️👑

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +33

    Marish mss Canada keep going abayo ❤🥰✌🏽

  • @nastehhuseenahmed9822
    @nastehhuseenahmed9822 Před 2 lety +6

    Wxn lagu dhibton lama dhefsado byo Alla ku fududeeyo intaxn adun io mid aaqiraba

  • @omarabdoulfatahog1512
    @omarabdoulfatahog1512 Před 2 lety +12

    Maanta Jig jiga yar baad dhex mushaaxaysaa maria 😅😅😅 Jack ila fako ayaan sugayee wasidee dumaashi nafarkan kale eed u wacday

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 Před 2 lety +5

    Waaaw marish waan ku salaamey

  • @najahjama4935
    @najahjama4935 Před 2 lety +7

    Challenge yadii uxiiznay adi aamin iyo quruxkudhigle 🖤💔💔💚❤🤍💙

  • @oscarlyrics6767
    @oscarlyrics6767 Před 2 lety +5

    Mariash waan ku tageraa bal replay iso gal
    Meesha waad ku naxday 😍 guulyaso

  • @sanbarchanel8705
    @sanbarchanel8705 Před 2 lety +4

    War hanaga lumin 2ka gabar oo cadaan naga bareejeesay waa adigee yaaah 🥰

  • @lipaanjr4778
    @lipaanjr4778 Před 2 lety +6

    Alla manta sidaa iga qoslisay lee Finally walay helay kuLaahaa😂😂😂😂😂😂👸

  • @jarrohusen2331
    @jarrohusen2331 Před 2 lety +7

    Marish funy tahey walal alah ha ku xifdiyo hargeisa kaso salamaya😂😂😂

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 Před 2 lety +1

    Asc habaryar hadalkaaga ku darso Insha ALAAH. Talo dhan Alaah u dhiib. Kuna darso MashaAlaah naftaada.

  • @ibroarre5692
    @ibroarre5692 Před 2 lety +18

    Masha allah Marish qurux ,

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 Před 2 lety +3

    Congratulations on returning for subscribers 420K

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +22

    Maarish wax waalan inta maan ka baxo gaari maan ahay 😅😅 wllhy waa qoslay abaayo Examka allaha kuu fududeeyo.

  • @adanabdibaan8512
    @adanabdibaan8512 Před 2 lety +2

    Iska Bashal Marish Lkn Xasusnaw Team Waa Yaab Aya Garabkaga Ka Maqan Like Qurux Ku Dhigle🥰

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 Před 2 lety +1

    Abayo don’t ever trust anyone that you don’t know if you lost you better call police and please make sure you have your full address and your family phone good luck

  • @aaminamuuse3646
    @aaminamuuse3646 Před 2 lety +6

    Wllo CANADA wan usoo socda insha allah sanadka cusub insha allah
    Ee aad noohusoo badi vedio yada insha allah wllo

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman2438 Před 2 lety +10

    Cabsi cabsi waaye sidoo kle waa Funny
    Maarishtayda❤

  • @umumaxamedumumaxamed2127
    @umumaxamedumumaxamed2127 Před 2 lety +2

    Wlhi maskintan ani caml ku dhacday ilhy haku gargaro wlhi wadhib qof marwalba iwad ina dhahdo kuma dhibsanayn lkn adiga cebsanee maskintan is muji dhaheysi lkn insha allh wad baraney

  • @abdullahiabdi1097
    @abdullahiabdi1097 Před 2 lety +6

    Marish beauty wadadan aniga shaley maraayey abaayo location isheeg aan kuu imaadee

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 Před 2 lety +3

    Canada dhibaatooyinka laga sheego waa cidlada magaalo dhan oo aadan 10daqiqo cidna arkayn wa dhibaato, mida kale adress-ka gurigaaga baad isticmali kartaa hadaad luntid.
    Hadaa dag dag urabtid inaa ku baratid st's yada magalada qof ku lugaysiiya maalmo raadso.

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 Před 2 lety +4

    Meshu cidla weynaa marish wlly halumin mnsha allh fanax waa wiil fcn

  • @mohamedabdullahi4339
    @mohamedabdullahi4339 Před rokem

    Dunidan Masomarin qof kafican nabi Mohamed scw Scw Scw scw

  • @ipraahimapdikariin3438
    @ipraahimapdikariin3438 Před 2 lety +19

    Keep goin marish beutifull 🥰

  • @ahmedsiciid8580
    @ahmedsiciid8580 Před 2 lety +10

    Ala Canada quay badanaa
    Waa tagi Donna in sha allah

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 Před 2 lety +15

    Qurba jogtaa...dont give away your address...
    Meeshan horror waye there are stalkers everywhere.. so be carefull.

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Před 2 lety +1

    Maarish waanu kudarsanay wllhi wll ilaahay ha kaaqabtoo caduwgagaa in Sha allaah
    Ilaaahay Isha nacaybka hakaaduboi in Sha allaah ilaahay hakuu sahloo in Sha allaah abaayo in Sha allaah

  • @faadumo2224
    @faadumo2224 Před 2 lety +39

    Marish canada adoomey ma joogtee adi iyo howsha guriga yaa raaayey macaaney😂🤣 farxad waarta ku rajena abaayo intaad noshahay😘❤

    • @abdulrespectmatters7999
      @abdulrespectmatters7999 Před 2 lety +3

      Adoomey ma hablaha guryaha kashaqeeya. War anaga yaad aragnay. Somali oo dadka aduunka kunool ugu liidato miyaa cid Adoomey ugu yeerayso. Yaaabka yaabkisa

    • @amiraosman5350
      @amiraosman5350 Před 2 lety

      Adoomay waa maxay

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 Před 2 lety +2

      @@abdulrespectmatters7999 somlida kenya jogta inbdn waka maqlay adomy ilhy ka baqa anga dhana adoomo ahee

    • @aoa3912
      @aoa3912 Před 2 lety

      @@abdulrespectmatters7999 adiga aduunka ugu liito iyo wixii ku dhalay soomaali faraha kala bax nacas aa tahee

    • @abdulrespectmatters7999
      @abdulrespectmatters7999 Před 2 lety +2

      @@hafzaahmet1879 waa eray aad uxun inaad qof kula mid ah moreover wadankiisa ama aad sharci daro kutahay ama qoxooti inaad adoomey kudhahdid.

  • @mawliidkey8556
    @mawliidkey8556 Před 2 lety +10

    The one and only kor sanbab wa ku salamey 🥰🥰🥰

  • @hawaguelleh1902
    @hawaguelleh1902 Před 2 lety +3

    you are lucky u come to 🇨🇦 summer time wait winters on the way🥰🥰🇩🇯

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Před 2 lety +2

    Maarish wll nairobi ku soo noqo keep going

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 Před 2 lety +1

    Maariya abyo guulayso Burtinle ayan kala Socdaa..Hormakaga wan jecalahay.masha allah👋

  • @cabdallaciisejamac8340
    @cabdallaciisejamac8340 Před 2 lety +4

    Keep going my sister Mariah beauty ❤️❤️

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 Před 2 lety +3

    Insha Allah marish beauty waad ku gulaysanaysaa Exmaka
    Abaayo lkn iskajir YaaH markad Kaligaa socoto

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 Před 2 lety +2

    No queen we ready to help you ❤️

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 Před 2 lety +1

    Welcome to Canada abaayo🥰Qabawgii iyo barafkii wu so socda kasii faiideyso inaad sii dawaato wadanka ilaa iyo caasimada inaad timaatid isku day. Manshallah gabadh qurux badan ba tahay laakin okiiyalaha (sun glasses) aad bu wajigaga uga weyn yahay waxaa fiican inaad mid xooga ka yar xidhato. Wa iga waano laakiin hadad dhibsato iga raali ahaw sister.

  • @ladanmohamed4462
    @ladanmohamed4462 Před 2 lety +5

    First person to view 😍

  • @cabdiraxmaanjaamac7300
    @cabdiraxmaanjaamac7300 Před 2 lety +17

    ilaahay hakugu guuleeyo wllo

  • @aminabdurahman9482
    @aminabdurahman9482 Před 2 lety +8

    locionka mad furatid google mapka macnaha yarey hana waalin😂😂

    • @amiiraarale3121
      @amiiraarale3121 Před 2 lety +1

      google map internet la’aan ma shaqeynaa ayada ma haysatee

  • @iidmaajo8737
    @iidmaajo8737 Před 2 lety +12

    Ninka fanaX waa legend wanaa nin dagan kuma usan qayaliN lkn wax ayuu fahnsiyay pig legend an kugu so dageh inteh ku soo mara legend

  • @hamzeyareofficial6003
    @hamzeyareofficial6003 Před 2 lety +5

    marish waa mxy sidani wll hadaad ilaahay taqaano iisoo samee muuqaal aad kaga waramaysid qaabka ugu fudud een ku imaan karo canada 🇨🇦 wll video kasta ood soo dhigtidna waan soo qoraa hno plz iisoo samee inta igu raacsan like 👍 👌 💖 😊

  • @oumarosmaan4159
    @oumarosmaan4159 Před 2 lety +12

    Ilahy hakuu fududeeeyo

  • @axmedzaki7
    @axmedzaki7 Před 2 lety +1

    Wllo ale hakuu sakhiro Halladay marish

  • @amiinhaaji630
    @amiinhaaji630 Před 2 lety +2

    Maarish funny 😁 allaha kuu fududeeyoH amuuraHaada byoH si qalpiyan kugu soo duceye allaha kuu aqbaloH

  • @naruronalka
    @naruronalka Před 2 lety +16

    Sheekadan wxay shaabahda sheekadii maslaxo
    Live isku ilalinoya😂😂 hda mariish Camerada ma isku ilinosa😁😂😂 waa iga kaftan😁 love you queen❤❤👑

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 Před 2 lety

      Ee ayada wexeeda live maba ahn editing ayba soo mareen

    • @naruronalka
      @naruronalka Před 2 lety +1

      @@nimcaaliwaceys8484 waa ogahe sis inay Editing soomare videoga ee caadi uduubte ee funny lee kawadaa

  • @siciidoabdirahman1098
    @siciidoabdirahman1098 Před 2 lety +4

    Marish veoday soo dhigaty waykan ❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 2 lety +2

    Mnsha Allah habaryar maarish English ki kenya wadigaa mantaba ku bax saday si wadad daalkagaaga luuqada dalkeedii jogta adoo ku heesaya nosoo labo gulayso wloal mcn

  • @ayshafashion7419
    @ayshafashion7419 Před 2 lety +1

    Finally waa ley helay wlalahi fuuray marish beuty caadi matihid qosolkaa iga dhamaysay😀💋

  • @saynabmaxamed9458
    @saynabmaxamed9458 Před 2 lety +6

    Illaahy hakuu fududeeyo guul baan kurajaynayaa hppti🥰❤

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Před 2 lety +7

    Allah kugu guuleeyo wllashy mcn

  • @user-hb8sh5nw8j
    @user-hb8sh5nw8j Před 2 lety +2

    Waba na ilawi rabta sida Canada utagtaye queen