PRANK GII UGU HOREYAY O AY IGI SAMEEYEEN REER CANADA 🥺

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 1K

  • @caska1081
    @caska1081 Před 2 lety +287

    Dunidaan ma soo barin qof ka sharaf badan kana dulqaad badan nabi muxamad scw

  • @Baqdaadimedia
    @Baqdaadimedia Před 2 lety +462

    اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت❤

    • @kinghunter398
      @kinghunter398 Před 2 lety +1

      Thank you bro

    • @fatushmohamed7094
      @fatushmohamed7094 Před 2 lety +1

      Shukran

    • @kowsaryussuf5860
      @kowsaryussuf5860 Před 2 lety +1

      M.a Amiiiin yaaa rabi

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Před 2 lety +1

      Amiin Yarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🧡❤🧡🧡❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙💙💜💜💜💜💜💜🤎💜💜💜🤎🤎🤎🤎🤎🤎💚💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💜💜💙🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 Před 2 lety

      SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maanbile5646
    @maanbile5646 Před 2 lety +88

    intii markay prnk maqashy qurux ku dhiiglena Xasuusaty soona Carrty iso raaca😂🖐️

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +280

    Waxan huba inad 3 mid ka mid ah qoralkeyga ku aqrineysid 1:- amusnan 😂 2:- jiiif 3:- kabo la,aan! Mid kamid ah hadan grty

  • @naciimokoosmohamed6214
    @naciimokoosmohamed6214 Před 2 lety +37

    Inta mariish ila taageera shaqadiina qabsada comments kaan love ❤ saara😂

    • @bisharoxarbi8939
      @bisharoxarbi8939 Před 2 lety +1

      ❣️💌

    • @nejmoabdilahi
      @nejmoabdilahi Před 2 měsíci

      Wax an sa Roy na malehe mesha is kaga carar😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +190

    Maariish beauty ilaahay amarkii waa iska jeclahay Allaha ku sharfo qaali☺❤😘

  • @deeqomohamed9402
    @deeqomohamed9402 Před 2 lety +30

    qofka markuu meel ku cusub yahay xoogaa waa dhibsadaa lkin waa la qabsan doontaa sister qeyrkeda Allaha kula kulunsiiyo canada.🥰

  • @yusuffatma3137
    @yusuffatma3137 Před 2 lety +55

    Dawadayasha waa dulman yihiin sababto ah wax la isla ogyahay ayaa loga dhigaa wax bilaya ka dhacdey 🤣🤣 inta ila araktey in la isla ogyahay 🤓🖐

  • @alishajama5873
    @alishajama5873 Před 2 lety +61

    team Marish hada nahay waa aarsaneyna fanaxow 💪💪 😅

  • @mustafmohamed4795
    @mustafmohamed4795 Před 2 lety +229

    Qurux ku dhiiglaha Canada 🇨🇦 keep going🤣🤣🤣🤣

    • @aminaahmed1080
      @aminaahmed1080 Před 2 lety +1

      imtixan ayatihin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @haashimyare1466
      @haashimyare1466 Před 2 lety +2

      🤣🤣🤣🤣

    • @KhaalidMohammed99
      @KhaalidMohammed99 Před 2 lety

      Kkkkk War maxaad u fiirsatay 😂😂😂

    • @queenloyal7225
      @queenloyal7225 Před 2 lety

      😂😂😂😂😂

    • @mustafmohamed4795
      @mustafmohamed4795 Před 2 lety +1

      Qoftaan raggo dhan prankilee ugu dhameenrabaan miyaà, Sxb quruxkudhiiglaha 🇨🇦 doo fursadii Qurux kudhiiglaha Kenya 🇰🇪 soo qasaariyay Adigaa heesto KaFaaiiDèeso sxb Hadii kalene Gabadha Kadhamaaw Suuqa Haka xerin

  • @hersifarah5391
    @hersifarah5391 Před 2 lety +9

    Marish you have new team i dont think you miss jack and amin, nice prank, i love it. KEEP GOING MARISH BEAUTY CHANNEL.

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +52

    Wiilkaan xariif hadal badan waayabee😀😀😀

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Před 2 lety +61

    Wiilka prankisa waa another level 😂

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 Před 2 lety +27

    Wiilkaan CZcams ka ubaahan he is so funny🤣

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +205

    Marish beauty I am very glad you did it. Welcome to Canada 🥰❤️

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 2 lety +9

    Wiilka prank fiican ayuu sameeyey lkn hadalka ayaa ku fag fakanaya marish the Queen 👸 gabadheena guuleyso from mudug 🥰✊

  • @warsamecbdi
    @warsamecbdi Před 2 lety +9

    Make her understand bro, good job, blessings.

  • @ironmansolariofficial
    @ironmansolariofficial Před 2 lety +29

    Triple triple baa cabeysaa tim Hortons greetings from Chicago Illinois

  • @freshman6936
    @freshman6936 Před 2 lety +103

    Best acting😫🤣✌️

    • @TNEOF20
      @TNEOF20 Před 2 lety +1

      What a Legend 😂😂😂😂😂

  • @tuuneyeerkole1509
    @tuuneyeerkole1509 Před 2 lety +14

    Jini hda so duubtid xataa wa kudawadaa youtube la aanta caajis waye😀❤️

  • @sacdishmohamud4409
    @sacdishmohamud4409 Před 2 lety +16

    Queen waa ku xiisney wlhi nolol farxad leh ku rajeynaa❤️❤️❤️👑👑

  • @wilkasanadka5118
    @wilkasanadka5118 Před 2 lety +24

    Prankiga so badiya reer canada sxb adigane wad ka baxsatay indho adeq melaha xaarka ku keyna marko dhahay qosol aba isku celi wayay funny boy hahahahah

  • @abdifatahhashiogle.5751
    @abdifatahhashiogle.5751 Před 2 lety +6

    Mariya waa qof daacad ah oo kaftanley, in badan baa dawadhe muuqaaladeedha. Nairobi anoo jooga balse laba afar bil kadib Inshaa Allah rer Canada aya Isla noqoneynaa.
    Guuleyso habo

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Před 2 lety +65

    Prankigi uhoreyy e Canada🇨🇦 lagugu sameyo maahoo😫🤣

  • @Cabdisamas
    @Cabdisamas Před 2 lety +29

    Ar marishaa iihii baa dhihi waa lacaga ku teh😂😂😂 love you sister 💗🥰

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 Před 2 lety +108

    Allh wiilku dhib badana Canada 🇨🇦dhana lana ursiyey sidan ujeclahy Canada inu mar tago lkn stress ku qaadey prank gan😰

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Před 2 lety +9

    Inta u xisty mariah jeck io amiin is la jogo dhac

  • @Macalimoo788
    @Macalimoo788 Před 2 lety +56

    Marish anaga iyo jack canada waad no urisay 😂😂😂😂😂😂

  • @maryn.humble
    @maryn.humble Před 2 lety +5

    😂😂alla beerka war wiilku hadal badna m.a😂😂
    Maria xppti routine noo so samee ii tixgali codsigayga my dear maria

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Před 2 lety +23

    Inta pranki Canada uso Oroday like Sara kkkkk

  • @shuceybdiiriye1236
    @shuceybdiiriye1236 Před 2 lety +122

    Marish oo sameysay prank la isla ogyhy maria keep going prank lisla ogyhy naga daye prankyadi hore no keen🤣

  • @mohamoudahmedkamil6990
    @mohamoudahmedkamil6990 Před 2 lety +62

    Durba way kugu bilaamatey 🤣🤣🤣
    Lamafilanka Prank

  • @apdinajiibabdullahimaxamed1088

    Ar marishaa
    Hehehe aa dhahee lacag aa ku soo galee kulahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @xamado2791
    @xamado2791 Před 2 lety +86

    Reer somaliland oo odhan ayad dumashidod tahay dumashi nolow💯

  • @call-me-king-warya
    @call-me-king-warya Před 2 lety +296

    Prank Gii Ugu Horeyay Ee Marish Nagu Khyaantay Fake Prank lol ✌️😀

  • @sucaadomaxamad7625
    @sucaadomaxamad7625 Před 2 lety +19

    Wilka funny waa walahi si mac bu ku gale😅😅

  • @amerofficial9298
    @amerofficial9298 Před 2 lety +6

    Allah gabadhan wallhi kibir hawadaas ayey isla mareysaa yapp war kibirka badan iska daa san ku neefle ayaa tahee in badan ayaan ku arky qofkii ila arkey Maariish like dhac ku sii

  • @aaminoaminshaa2613
    @aaminoaminshaa2613 Před 2 lety +11

    Wlhi marish fany wye welcome back xpti horey usoco qrxt❤🥰🥰

  • @bilanarahmaan730
    @bilanarahmaan730 Před 2 lety +10

    Manta anaa u horeyo anoo insigramkada dawanayo iisodhacay saa kuujeclahay lee mcnto Allah kuujeclado😘🥰

  • @juwoabdigelle2100
    @juwoabdigelle2100 Před 2 lety +18

    Masha allah wllhi waanka helnay lkn ma yutube ayuu leeyhy innku noo share gree

  • @illustratorgraphs4643
    @illustratorgraphs4643 Před 2 lety +24

    legendkan waan soo dhawaynaya😂😬

  • @user-wh4xj2xj3v
    @user-wh4xj2xj3v Před 2 lety +12

    Canada is my dream country wlhi.. I hope one day my dream is come true

  • @wehliyetv9119
    @wehliyetv9119 Před 2 lety +24

    The man is in another level…

  • @QoslayeadeQoslayeade
    @QoslayeadeQoslayeade Před 2 lety +8

    She is the best person marish beauty 💕

  • @nimaodheman7185
    @nimaodheman7185 Před 2 lety +34

    Wiilku waa Another level wlHi Qosol igu diley 🤟😂😂

  • @princessshamizi4582
    @princessshamizi4582 Před 2 lety +13

    Imagine i was searching 😳 your name..miss you marish bbe♡

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 2 lety +21

    Vlog baa rabnaa marish prank nagadhaaf 🤣🖐

  • @ahmedopdiizmacil724
    @ahmedopdiizmacil724 Před 2 lety +14

    Qurux ku dhiigLe alla kuu maqan WllkeYow 😅😅

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +175

    inta markay prank aragtay soo carartay ismujiya 😂

  • @anhaarabdi546
    @anhaarabdi546 Před 2 lety +4

    Marish Hadey mar indhaha yareeso warkas kuma socdo jwb fiicana kama heleesid in kastoo Aqliga illah siiyay uu xakameenayo M.A Allaha ku xafido

  • @Boqorada123
    @Boqorada123 Před 2 lety +24

    Qoftan shaqo uma tagin mesha 😂

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 Před 2 lety +11

    Kani prank maha camerada laga meereysanayaa lkn daawaney🤣🤣🤣🤣✌

  • @kashkayare03
    @kashkayare03 Před 2 lety +12

    Wilka ila shekeyso ka bixi wayay kalay marish intas sana Jack ak fadhisay wali hadal ma baran miya horto walaley😃

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 Před 2 lety +90

    WiiL kani funny wyee war huno marish prank badan kuso samee 🤣 😂 marish 00 Laga xanaajiyo wayadan ma arkinee

  • @amalgalal316
    @amalgalal316 Před 2 lety +5

    Assalam aleykoum, wallah you are very funny.good wishes.

  • @abdinasirofficial872
    @abdinasirofficial872 Před 2 lety +9

    Marishey maqnashahaga adow ubatay 🥰😍🥰💕

  • @mohamedbashir8865
    @mohamedbashir8865 Před 2 lety +6

    Marish canada see ku tagtey video nooga soo sanee wll 🥰

  • @naruronalka
    @naruronalka Před 2 lety +9

    Fanax ma reer hargeysa naa badana😁😂😂
    Maria indha adkaa waa rer mudugii asalka ahaa😂😂

  • @boojadheere
    @boojadheere Před 2 lety +31

    Mariish oo lagaxanaajiyeye prank walaahi wankaxumahay 😭😭😭😭

  • @muscabyare9634
    @muscabyare9634 Před 2 lety +8

    Qurux ku dhiiiglow marish canada 🇨🇦 shaqada ugu lacagta bdn😂

  • @abdumalikahmed1054
    @abdumalikahmed1054 Před 2 lety +25

    Quruxey suuqa xolaha makulanteen🤣🤣🤣🤣🤣 free 🇨🇦🇨🇦

  • @axmedyare6207
    @axmedyare6207 Před 2 lety +2

    Jack kusamee waayo qofkii ugudambeeyey team wayab ee prank lgusaameeyo adigu ahaa ee soowac amin jck

  • @umumaxamedumumaxamed2127
    @umumaxamedumumaxamed2127 Před 2 lety +7

    Ar kana🤣👌 waiga qosol siisay sac urdayo hore kaqal kulahaa kkkkk😆 nodaa inantena❤

  • @xayaath
    @xayaath Před 2 lety +6

    Marish adiga jack wa idin xisey prank a isku sameyn jirten iyo wada jogi diina wlhi àdban ugu xisey

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 Před 2 lety +3

    Dulqaado apyo qofba waa markiiza waxa layiri nin aan aarsani uurka habarti ku jiraa baa soomalidu tirahdaawaxan rajeynaa inaad arsandonto horay usoco wlshy

  • @cabdicade6546
    @cabdicade6546 Před 2 lety +65

    Hhhhh mariishey wll shaqeyso shaqaa sharaf leh 😁😁😁😁😁

  • @ahmedcumarsubow4590
    @ahmedcumarsubow4590 Před 2 lety +13

    Canada lacag leeba laga fikiraa yaab🔊📯🎛🥁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁📻🎷🔇🦌🐈🐱🌐🌏🌎g📢📢🇵🇷

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Před 2 lety +7

    Naa wllo saa kuu daawanayaay wlhi wan kugu riyon raba I love you ❤️ ku lee nahay

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 Před 2 lety +19

    MAR HORAA ISKA DHAAFAY INAA PRANK AAMINO

  • @oskaali9388
    @oskaali9388 Před 2 lety +5

    25second wn daawanaaya kk inta iga dambeesa ismuujiya

  • @hogamiyemahrez4709
    @hogamiyemahrez4709 Před 2 lety +10

    Hada Prank Wyo maad i dhihi Rabtaan😂

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 Před 2 lety +15

    😂😂😂😂reer Canada adinka biloway dulqad keeda yeesha sister queen marish kep goin

  • @Hebico1
    @Hebico1 Před 2 lety +10

    Welcome to Edmonton Marish
    😂😂😂😂😂

  • @GAZA871
    @GAZA871 Před 2 lety +3

    Jack wax badilo wali ma arko walahi wayo jack wuxu aha mid kaa xanaajiyo hadana ka far xiyo😍

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 Před 2 lety +7

    mariya waa gabar dabecad fican mansha allah

  • @mahadganaria4356
    @mahadganaria4356 Před 2 lety +3

    DURBA INAy kaa walan rapan _africa meel ka mcn ma jirto izka zo laabo🥰🙋From HargieSa

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 Před 2 lety +4

    Xbbt wlhi wankuxisay shaqa qurxon aan kurajaynaa muqdisho cdy aan kaa sosalamaaaa

  • @abaabala
    @abaabala Před 2 lety +2

    keep going bruh 😎. 500k coming soon

  • @farxiyoyasinmahmed8658
    @farxiyoyasinmahmed8658 Před 2 lety +4

    Qofkii ugu horeeyay ku saray leek

  • @Almaazahmed57
    @Almaazahmed57 Před 2 lety +4

    Ruwayad dheh Prank Uma jeedne Mariya Xoolo ma kula noqonay micnaha🤣🤣

  • @aishocabdulqadir6409
    @aishocabdulqadir6409 Před 2 lety +8

    Maariyo abaayo soo aarso keep going sister

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +2

    Marish beauty kalye girl I'm a big fan I hope you live the best life in your future pilgrimage🙏🙏🥰🥰🥰❤😍

  • @dhaantoland
    @dhaantoland Před 2 lety +8

    Tim Hortons the best Canadian coffee wish if I can find anywhere in Minneapolis but is far away fr me maybe one or two locations in the whole city 😩marish when U ordering Tim Hortons coffee just say double double coffee ,kaas sonkorta somalida oo kale 😆

  • @n_S021
    @n_S021 Před 2 lety +51

    wiilka dhib badana aniga bu stress igu riaday 😂😂😂

  • @muhsinabdirahmanibrahim633

    Free jack gabadha give tigeda iska siiya hee jack iska barejeyo cml🤣🤣🤣😂

  • @cabdinuuraadan1809
    @cabdinuuraadan1809 Před 2 lety +3

    barankiga beeeeeeeeen waaaaaaya hadurun yahay xanaqaada ayan arkilaheyn nama gaadidi

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 Před 2 lety +5

    Jilidiinu cadi maahan Keep Going✅😹

  • @abdifatahgerman3429
    @abdifatahgerman3429 Před 2 lety +14

    Varku dhiiglayaal idin aaway la idinma hayee
    😅😅
    Ayaantan Varku Wuu shaqayn layahay
    Mise Free qurux ku dhiigle baad leedihiin

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 Před 2 lety +6

    Marish mac Beey kugu tahy🤣🤣🤔🤔Fanax guul 👍👍Si wanagsan ayaad yeeshey🤣💞Marishey sorry Xbibti 💕

  • @ibrahassan6418
    @ibrahassan6418 Před 2 lety +2

    Waan soo daahay halay cimaamado plz
    Team Mariah waan so arsan donaa
    Is muujiya all Team wayaab 💯👆✊💖

  • @AhmedMohamed-cz8rn
    @AhmedMohamed-cz8rn Před 2 lety +1

    Gabdha lama dhaho NAAYAA anaga hadii aan nahay reer muqdisho waxaan dhahnaa gabdha ABAAYO tan kale waa wada nimed kanada anagoo wax ba ahayn hey she's beautiful girl don't for get that

  • @kingjohn9145
    @kingjohn9145 Před 2 lety +77

    Inta prank markay maqashay soo oroday 🤣🤣🤣👍

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 Před 2 lety +8

    Marisha waan ku xiisnay wllhi
    Canada ayaan ku lajoogaaye quf yahay halkee kasoo radiyaa

  • @AbdiHussein-mo1ch
    @AbdiHussein-mo1ch Před 3 měsíci

    Gaari gacanle Canada joogo ala!! Yaa fiiriyo 1 week ayuu jogaaa qof wadanka u dhashay ayuu iska dhigayaa

  • @najahdawlad746
    @najahdawlad746 Před 2 lety +8

    samir badnaa Wlh gooran Dhirbaaxay maan ogaaden😂

  • @maxamedcabdilaahi2599
    @maxamedcabdilaahi2599 Před 2 lety +6

    Marish waa gabdh aan aad u jecelanahay oo sharaf iyo karaamo badan u hayno lkn prankigu maaha kuwiii aan ku naqaanay

  • @khadarjama8414
    @khadarjama8414 Před 2 lety +5

    😂😂😂😂😂 kan itixanweye saca so ordaye midi gali kuweye

  • @shiinemavio4699
    @shiinemavio4699 Před 2 lety +4

    Hi mirisha

  • @cabdixakim3637
    @cabdixakim3637 Před 2 lety +3

    Hda ma wxa iga dhadhicin rabtin camera das wey qarsaneyd 😂😅

  • @maankacade3310
    @maankacade3310 Před 2 lety +4

    Wixii ku hellaa wax iga sii adi