PRANK SHIRQOOL AH O AAN QURUX KUDHIGLE KAGA XANAAJINAY🤩🥺

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 2,3K

  • @shugrimedia6596
    @shugrimedia6596 Před 2 lety +87

    Dunida masoo marin qof lamid ah nabi Mohamed salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

    • @amranosman2856
      @amranosman2856 Před rokem +2

      Scw scw😍

    • @hasaankabitano-ob9nn
      @hasaankabitano-ob9nn Před rokem

      Scw

    • @abdiSalam-jx7ui
      @abdiSalam-jx7ui Před rokem

      Scw

    • @NoorKhalif
      @NoorKhalif Před rokem

      Scw

    • @IbtisamYusef
      @IbtisamYusef Před 5 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaawinamohamed88
    @xaawinamohamed88 Před 3 lety +1440

    Team qurux kudhigle ismujiya wan arsanena Mariah wayhy😂😂✌💔

    • @ayuubosoble8682
      @ayuubosoble8682 Před 3 lety +8

      Wlley beenta maha aarsi leedahy marish adi lee danka
      Gacanta hasaraaan🤣🤣🤣🤣🤣

    • @xaawinamohamed88
      @xaawinamohamed88 Před 3 lety +5

      @@ayuubosoble8682 😂😂😂😂alah 😂

    • @ayuubosoble8682
      @ayuubosoble8682 Před 3 lety +5

      @@xaawinamohamed88 hadda qrx ku dhigle adinka kacsantene udulqata fas gees dahapa meherkiina laga dhigaa 🤣🤣🤣

    • @xaawinamohamed88
      @xaawinamohamed88 Před 3 lety +5

      @@ayuubosoble8682 alah 😂😂😂kada nio fasgeyska wanola badinaye😂😂😂😂

    • @ayuubosoble8682
      @ayuubosoble8682 Před 3 lety +3

      @@xaawinamohamed88 waa ino prank kaleh i.a arintaaan cawa
      Loo farisanaa fiicaney kulaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 Před 2 lety +15

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @mohasuleman2706
    @mohasuleman2706 Před 2 lety +118

    Xijàabka Wayn iyo hadalkaga Mislaha😍😂😂

  • @whizalvar0256
    @whizalvar0256 Před 3 lety +797

    Warkaasa iMara team marish is muujiya🥰🤣🤣🤣🤣

  • @wlaalahmedinho8509
    @wlaalahmedinho8509 Před 3 lety +19

    Inta ila aragty in marish kaga bxday balanta ahyd in prank danbo ku sameyneynin team Jack wa arsaneyna ismuujiya he like ta dhac 👍👍

  • @xassanyarkarobla6512
    @xassanyarkarobla6512 Před 3 lety +44

    War odayga dulqaduu leeyahay 👍👍 qurux ku dhiigle dulqadkiisa ayuu prankiga ku dagay moyee haduu qofkala ahan lahaa,muqaal an inaba caadi ahyn ayuu noqon lahaa sida kii mariish oo kale 😂

  • @amranmohamed6803
    @amranmohamed6803 Před 3 lety +212

    Wiil xishmaad badaan wayee wlhi dhulqada zaaid wuleyahay...mashaallh rabi haku xifdiyo🤲🤲

  • @deeqaalli8436
    @deeqaalli8436 Před 3 lety +230

    Maskiin mariya kadaa wiilka wlhi wax dhibo majecli 😭😭😭😭😭😭

  • @kafiyaabdirashid8455
    @kafiyaabdirashid8455 Před 3 lety +63

    Inta ila aragta inuu yabnyahy qurux kudhiigle is muujiya😂😂

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 Před 3 lety +63

    Gabadha Prankiga Jilayso Wa Heer Sare Si fiican Bay U Keentay 😅🤣

  • @abdirazakmohamed1106
    @abdirazakmohamed1106 Před 3 lety +81

    3:20 ساعدنى يا رحمن اشرح صدرى قرآن..... احلى نشيدة ❤

  • @mohangamer2343
    @mohangamer2343 Před 3 lety +66

    Walahi Jack Qof Loo Gali Karo Ma Ahan ♥❤ Team Jack Dowsan Is Muujiya

  • @timo6867
    @timo6867 Před 3 lety +284

    Wllhi jack waa qofkii ugu wanaagsanaa oo aan aduunka ku arko keep going my brother

    • @user-vh9eo2mv2d
      @user-vh9eo2mv2d Před 3 lety +13

      Qof aadan jadiid wadaakin
      Qof aadan jid wadaakin
      Qof aadan jiif wadaakin
      Hana amaanin
      Hana caayin

    • @nasrihassaan2610
      @nasrihassaan2610 Před 3 lety +7

      Realy jack waa qof lagahelikaro inta qof logabahanyahy ixtiram . Akhlaq . Maskax u shaqeneysa sida uguhaboon

  • @ayuutobosstv
    @ayuutobosstv Před 2 lety +39

    Prank gaan Ina hada arko side ku dhaacaday funny weye well acted 😂😂

  • @juleibibade
    @juleibibade Před 3 lety +130

    Sida Aan U Qoslaye Wan Furay Qurux Ku Dhigle In La Qarxin Rabo Ayu Modaa🔥🔥😂😂😂😂😂

  • @Mohameddeck549
    @Mohameddeck549 Před 3 lety +203

    *16:24* this prank is so funny 😄😆🤣

  • @toowfiiqroobloxussen3667
    @toowfiiqroobloxussen3667 Před 3 lety +71

    😛😙😙🥰Wan aar San🤦🥰 doonaa team qurux kudhii😘☺️😆gle is muu jiya 😙😙😄🙂

  • @khalidcarab8387
    @khalidcarab8387 Před 3 lety +6

    Inaa love ii saareeso ma hubi because 1.8kun comment wye hadii aa I rakto love ii saar Big fan❤️🙄

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Před 3 lety +30

    Wallahi wlkey Jack nin rageyd waye dulqadkisa ayaban la yabay masha Allah👍
    Walashey Marish, wlkey Amiin iyo gabadha kale ee walashey ah wad ka yabiseyn Jack parnk inaba cadi aheyn iga dheeh👍❤❤❤

  • @marwanmodel4521
    @marwanmodel4521 Před 3 lety +422

    Never reply when you're angry Never make a promise when you're happy Never make a decision when you're sad"💖💖💖

  • @mohamedsaladbarre3507
    @mohamedsaladbarre3507 Před 3 lety +61

    Wlhi qurux ku dhiigle waa la heley team maarish guul io gobinimo☝️🙏💪

  • @ahmednorfarayare6176
    @ahmednorfarayare6176 Před 3 lety +36

    Jack waa nin asxaabtisa walaal ka dhigta legend

  • @binuyaminmohamed3916
    @binuyaminmohamed3916 Před 3 lety +47

    Walee JACK waa nin rageed 22:03 kulahaa waxbo iguma dhicin wuxuu diidanaa inuu marish usheego . Dadka kaliyo aan daawado keep going guyz

  • @abdifatahmoh8505
    @abdifatahmoh8505 Před 3 lety +255

    Aaamiin Prank Kasta waa Line Up. Rufiyaan waaxid😅😅😅

  • @candiqanicabdiqaadir551
    @candiqanicabdiqaadir551 Před 3 lety +150

    Qurux kudhiigle walahi waa nin rageed masha Allah keep going my brother

  • @ismialabdifadil8008
    @ismialabdifadil8008 Před 2 lety +10

    Maria waan ku taaqeera keep going wallahi you smart girl
    Lkn jack markii danbe waan soo iloobee bax soo doono maxaad utiri taasaa wax yer ceeb ah no in aad qof intaan dhan aad kaga hanaajisey in aad u keeyntid ayey ahey THANKS
    KEEP GOING TEAM MARISH

  • @fardosayussuf4082
    @fardosayussuf4082 Před 3 lety +282

    Awwwwh Jack respect his fans more than anyone 👏🥰🥰❤❤❤ Jack we love you 😍❤💙♥😘💕

  • @fartonabdi69
    @fartonabdi69 Před 3 lety +78

    Qurux ku dhiigle qof dagan waaye maasha allaah

  • @yussufobserver.6496
    @yussufobserver.6496 Před 3 lety +347

    This prank confirms to me that Jack is not only cool but also very strong, I would have physically confronted this lady. The gentleman has the patience of listening trash for so long. Secondly, Marish should not cry when her time for prank comes. Be strong and accept his pranks without asking for his apology.

  • @qabyatiree029
    @qabyatiree029 Před 3 lety +12

    Ninkaa qurux ku dhiigle markaan daawado beerkaa icasaadaa ma adaa ibiilaaya kulahaa 😁😁😆😅

  • @ayanahuzein2248
    @ayanahuzein2248 Před 3 lety +24

    Cibaaadada Show off miyaa umoda kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤marish uh prank is another level Asxap cusub❤

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man Před 3 lety +47

    Prank Loo duceysanayo waa Another level Soomaali waa na waalooyiin

  • @axmedcalimursal5640
    @axmedcalimursal5640 Před 3 lety +40

    Jack waa ruux qalbi wanagsan masha allah alle ha u siyadiyo wana ruux dulqad badan oo samirna leh

  • @jimcaalemaxamed7565
    @jimcaalemaxamed7565 Před 3 lety +57

    Safarada maad ka Shaqaysa macnaha 🤣
    Wllhi waan qoslay 🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @ayaanleibrahim4966
    @ayaanleibrahim4966 Před 3 lety +23

    😂😂😂😂😂 walhi waa prank kaliya een ka helay weeeyan lkn ninka meela kaga soo hadheen

  • @ridwanmoha3078
    @ridwanmoha3078 Před 3 lety +98

    42minute 11k wow only team wayab aya sameenkaro🤴♥️🔥💪🧕🖤

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 3 lety +39

    hhhhh walhi jack waxn moodi jiray aftahan lkn waaba qof aad u xishood bdn masha allah

  • @Momoooo-p2o
    @Momoooo-p2o Před 3 lety +28

    Ficaney:🤣hadal bey sharxesah🤣🤣🤤
    While qurux:🤣🤣confused 🤣🤣

  • @clqanicabdul7454
    @clqanicabdul7454 Před rokem +3

    Hadal afkaaga kasoo boxo waxaa kamacaan saliga nabiga Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤ ♥ 🙏 🙏

  • @hayatmoha2267
    @hayatmoha2267 Před 3 lety +25

    Walahay asxapay waxaan odhankaraa Jack waa wiil ixtiraamak haweenka yaqaan raganimadiii oo qof ah guul baan ku rajaynayaa legan legan gobonimada was la dhashaaa

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 Před 3 lety +153

    Team aan iska jeclahay.
    Horay u socda.

    • @nololfcn9590
      @nololfcn9590 Před 3 lety +3

      Sido kle anigaba waan jeclahay ayaka lee dabada

  • @mowlidkuresh
    @mowlidkuresh Před 2 lety +6

    Jack,"codkaga say walahi ayu u egyahay " ....... This kept me rolling for an hour.

  • @dkkurawitube
    @dkkurawitube Před 3 lety +4

    😁😁😁😁😁😁
    Vaaar inta ila maqashy "Ninka nin rag waye isagaanba ku maqnaa" iny tiri wadaadu like sara 😁😁😁😁

  • @zayidyamani5427
    @zayidyamani5427 Před 3 lety +31

    Kalmada jack waxa ladhaha labka damerka marka muxuu kula baxay
    Always legends

  • @juniorshobay6113
    @juniorshobay6113 Před 3 lety +11

    inta marish quruxdedha channelkan ku jogta like ta haila dhafina♥️🥰🌺please

  • @sayidfuadomer6065
    @sayidfuadomer6065 Před 2 lety +5

    Masha Allah aktishada xishood iyo akhlaaq wanaga quruxdana hodan ka ah MARISH wll tusale ficanbatay

  • @abdifatah__kaka__cade1128
    @abdifatah__kaka__cade1128 Před 3 lety +13

    🤣🤣🤣waligey isma lehen qof jack ka yaabsan-kro ayaa nool🤔
    Wlhi wanala hely🤒Sharuhqanka wa na ceebeeye.😋

  • @AhmedAli-gt1in
    @AhmedAli-gt1in Před 3 lety +263

    5.4k with in 20minutes
    Geel waa rarasho shacabna waa kasbasHo.
    Keep going my sister ❣

  • @queensaaraa9562
    @queensaaraa9562 Před 3 lety +127

    Maria mahadsanid madama aad Jack prank an ka cod saday aad iigu Soo samaysay thank you qali💋🇸🇱

  • @ishqyboy
    @ishqyboy Před 3 lety +10

    Waligey prank ma sameynin it's my first prank hadu hagaago Alhamdulilah ducaado xagiina waye...🙏😂

  • @hamzukdj1851
    @hamzukdj1851 Před 3 lety +14

    Gabadha somalida uu qurxoon marish 🥰
    From Djibouti 🇩🇯

  • @abdihassan1131
    @abdihassan1131 Před 3 lety +164

    Wan kojelhya maryo Amin from Djibouti 👑👑🇩🇯🇩🇯😇😎😎💔

  • @crchannel3409
    @crchannel3409 Před 3 lety +36

    Team qurux ku dhiigle waan aarsanaynaa. We will come back 👊👊

  • @digaalereachman7427
    @digaalereachman7427 Před 3 lety +39

    Marish beauty keep going sister ❤️

  • @suldankadalka3531
    @suldankadalka3531 Před 3 lety +37

    Waw wankuwataa jack nosheda waakuqanacsanahay wlhi keep going our best team❤❤❤💯💯💯

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před 3 lety +45

    Mrka prank maqlay waa so cararaay yaa ilaa mid ah. qurux ku dhigle wx bdn waa ciyartay mmta lagu hayaa😁😁

  • @mansurgedi-752-
    @mansurgedi-752- Před 3 lety +176

    talented one really support Jack team

  • @nasrinaqurux6898
    @nasrinaqurux6898 Před 3 lety +13

    Waan idiin jeclhy quruxa ku dhigle iyo mariish ❤️

  • @aminibrahim7507
    @aminibrahim7507 Před 3 lety +6

    This prank ...waa lislaogaaa ...qurux kudigle ..cant talk to new pples like that 🤗🤗🤗🤗

  • @ahmednoorhassan6778
    @ahmednoorhassan6778 Před 3 lety +122

    Qurux Ku dhiigle waa kugu habsatey wlh shirqool caadi ah laguu dhigay keep going legend

  • @asmaabdikarin2267
    @asmaabdikarin2267 Před 3 lety +44

    Nac sokor jeeek wan ku faraxsanahy in sas looo galo thank you marish xppti xabad caqli badane wad keensaty MashaAllh si xun by u gashay

  • @manaalali7136
    @manaalali7136 Před 3 lety +10

    Ala ilahow qosolka aa iga dhamaadeyy 😂😂😂😂😂 qurux ku dhiigle maskiin waaye 😂

  • @quruxqaali3494
    @quruxqaali3494 Před 3 lety +40

    Mario my queen keep going

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 Před 3 lety +143

    Marish when jack does prank to you u cry but this time around we will revenge team jack ismujiya tit for tat is fare game😭💯✌💘

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 Před 3 lety +41

    Gabadhaan iyo jack video kale soo fariisi reaction ka bixiya prank gan wa firirkeyga keep going abaayo

  • @ismaacilhasan1467
    @ismaacilhasan1467 Před 3 lety +12

    Waluguheley maanta sahib qurux kudhiigle.keep going bro.

  • @ahmadaden7184
    @ahmadaden7184 Před 3 lety +32

    Mansha Allah walalkey qaliga Qurax kudigle.. 👏

  • @Ab-ft6se
    @Ab-ft6se Před 3 lety +22

    Joogi mayside hadhow kabaha gacanta haku qaadan oo jaranjarada orod hakaga degin

  • @lovepubg3623
    @lovepubg3623 Před 3 lety +33

    Xijaabka Aan Ka Baqaa😂🤣 qurux ku Dhiigle Yaab Ayee U Fureen ViVa Marish🙏🙏

  • @najibmusse7133
    @najibmusse7133 Před 3 lety +11

    Ina apti marishey horta meheraduhu waxaan prank aheen idinkuma shidmayaan miyaa, prank aad roob nooga dhigteene lol 😆😆

  • @Naaneeycaddey
    @Naaneeycaddey Před 3 lety +55

    Yeees jack you nailed it man

  • @allorehuseindhere3290
    @allorehuseindhere3290 Před 3 lety +42

    Mario odayga muxu yiri "" Ma adaa ibiilaya"" 😂😂

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Před 3 lety +44

    Ayyyy Prankigi waad soo aarsatey🤣🤣 marishey prankiyadadi uxisne 🤣

  • @ayanwadani2212
    @ayanwadani2212 Před 3 lety +10

    Gabarta ugu quruxda badan neyrobi marish ❤💋

  • @sabnabbesaabriin6538
    @sabnabbesaabriin6538 Před 3 lety +25

    Way ka baxsatay gabadha❤❤🥳🥳

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 Před 3 lety +70

    Mansha Allah wadaada qurux alle ha ku xifdiyo sis ilike wadaada🥰🥰🥰💕

  • @suleeqosiman7123
    @suleeqosiman7123 Před 3 lety +42

    Alla apaayoh qurux ku dhiigle ha dhibinina waa will fcn from ethoipia 👏👏👏👏

  • @amaalanfac1173
    @amaalanfac1173 Před 3 lety +16

    😂😂😂 quruxoow quruja lagu dira qamiisa lagu galina🤣🤣🤣🤣

  • @lifewithzuzu6597
    @lifewithzuzu6597 Před 3 lety +32

    Oh my God, he closes to cry 😭

  • @Khalidvlogs67
    @Khalidvlogs67 Před 3 lety +34

    😂 kugu haystaa marish , team marish The little we have 200K

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 Před 3 lety +59

    😂😂😂😂 magaceyga waa fiicaneey qosol iguma harin jack wlh caadi maaha kulahaa adi maa ibiilaayo😄😄

  • @mohamedjimale8340
    @mohamedjimale8340 Před 3 lety +8

    Qofta prank kiga sameyneso ducada xagiina wa hadu hagaago kulaha 😂😂😂 Anaga miyaa Kula jogna

  • @fb_iraadtv3778
    @fb_iraadtv3778 Před 3 lety +20

    Prankigaan waa jiliin😂😂🤣 ciyaalpay noo qabaan😂😂

  • @ANFACAABDI
    @ANFACAABDI Před 3 lety +133

    Biil intee kaaga keenaa kulahaa😀😀😀 Jack waa funny 😆

    • @nadiifoabdi994
      @nadiifoabdi994 Před 2 lety +1

      Masha allah wllhi waa xishoodaa qurux ku dhiigle waligaa xishood kaan kugu ogahay wll

  • @ahmedronaldo7731
    @ahmedronaldo7731 Před 3 lety +117

    IF YOU WANT TO BE STRONGER LEARN HOW TO FIGHT ALONE 😇✅

  • @zahromaclin3611
    @zahromaclin3611 Před 3 lety +10

    Masha allah waxaa tihiin dad wanaagsan allah idin dhowro

  • @zoasmr4862
    @zoasmr4862 Před 3 lety +13

    13:34🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 guduha ayu kujiraa mana Iska furi Karo gaariga

  • @abdirahmanabdinasir6276
    @abdirahmanabdinasir6276 Před 3 lety +181

    From first place Qurux kudigle is like, Damn who is this Girl talking behind my back :)🙄😂😂😂😂

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 Před 3 lety +15

    Biil inteen kaga kena caku jack🤣🤣🤣

  • @captainizza3870
    @captainizza3870 Před 2 lety +13

    After 4 month manta dawday what a Prank 🤣🤣

    • @shuceybnuur1839
      @shuceybnuur1839 Před 2 lety +1

      Isku midaa nahay anah hadaa fiirsooyaa adanah after4 days waaye😇😇😇😇

    • @nasranuurkq3023
      @nasranuurkq3023 Před 2 lety

      Ana imika dawanaya 🤣🤣✌️

    • @shuceybnuur1839
      @shuceybnuur1839 Před 2 lety +1

      @@nasranuurkq3023 oo cadaa waad kanacsantahy iminka🤣🤣🤣🤣

    • @nasranuurkq3023
      @nasranuurkq3023 Před 2 lety

      @@shuceybnuur1839 haaa Aad iyo Aad 🤣😂😂

  • @mariahussein9883
    @mariahussein9883 Před 3 lety +84

    Saaaa uuu faraxsanhy in lagaa aarsado qurux ku dhiigle team marish guul marish hore usoco xppti😂✌✌😘😘😘

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo7383 Před 3 lety +44

    Tan prank mataqaano xoog waye waxeda bee🤣 Qurux kudhiigle qof dulqad bdn Masha'Allah 👏❤️

  • @baaruudarmy9312
    @baaruudarmy9312 Před 3 lety +1

    Plze Mariya team qurux ku dhiigle waa ba heshee raali gilinta noo soo dadaji🙋

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 Před 3 lety +4

    Amiin nabada uu ku jiro wey idhiboosaa prank la isku kaashaday in lagu sameeyo waaye asigane 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryancabdi995
    @maryancabdi995 Před 3 lety +25

    Noloshey intaan prank fiirsanayey kan kohor igamaqoslin wxn ahay hooYo sadax carur ah leh😂😂

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 Před 3 lety +45

    Masha Allah team kaan waa jeclahay waa 3qof oo wanaagsan sucaadna waa u xiisay qurux ku dhiigle waa iigu baxdaa lakiin gabdhaha wuu ka xishodaa waa wiil wanaagsan waa laga gashtay manta🤣🤣👏👏👍

  • @suleeqocabdiqadir6366
    @suleeqocabdiqadir6366 Před 3 lety +9

    Wakugu cusbahay wlshy mcn m.a talent aya leedahay ❤

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 Před 2 lety +2

    Qurux kudhiigle samir badanaa mashaa Allah naagtu aroosi doono aa nasiib badan.
    Gabadhana waa best actress ❤ 💖