SHOPING DAY ANIGA IYO ASXABTYDA INTANA SO BIXIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 469

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +181

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta fiicna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw ❤

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +199

    Iyadoo qof walba si gaar ah u mashquulsan yahay hadana waxa jira qof wanagsan oo aqriynaya commentigyga 😊❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +37

    iyado ay dadku wada mashquul sanyihin hadana waxa jirta gabadh qurxoon oo commentigeyga amusnan ku aqrineysa🥰

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 Před 2 lety +51

    Away dadkii jeclaa xapiipkena MAXAMED SCW AAN KUWADA SALINO❤️🙏✍️

  • @DrmuhyadinAbdilahi89
    @DrmuhyadinAbdilahi89 Před 2 lety +103

    Qurux ku dhiigle iyo marish insha allah waxan rajayna inay is calfan doonan oo family qurux badan wada disi doonan I hope one day way dhici

  • @ismaaciilaxmedcusmaan6426
    @ismaaciilaxmedcusmaan6426 Před 2 lety +20

    Dunidaan Masoo marin quf kadul qaad badan kana ixtiram badan Nabi muxamadعليه وسلم )(ص))❤♥🥰

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před 2 lety +38

    Marish iyo jack insha Allah one day I will see idinkoo family ah ❤

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett Před 2 lety +26

    Ilaah dambiyadeena iyo kuwa waalidkeenba ha dhaafo😭😭🤲

  • @saamisiman1736
    @saamisiman1736 Před 2 lety +25

    Insha Allh Jack marish wey iscalfan donan 🤲😥

  • @kamaajacade9278
    @kamaajacade9278 Před 2 lety +40

    Tii jack Canada geyso Allaha kaa dhigo ilaa hadda jack xaquuqdisa u doodoyaa😂😂

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 Před 2 lety +8

    Mansha allah marish jack wuu kuu xiisi donaa wanu kuu darsan donaa walalnimadiini iyo wanagii idinka dhexeya ha dayicin mariya 👑

  • @wardahusein8947
    @wardahusein8947 Před 2 lety +6

    Wlh niyadaan kaga duceyne mesha tagto hooyo iyo aabe sxibo qurux kudhiigle iyo amiin ookale allaha kaga dhigo

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 Před 2 lety +18

    Ducad jack si ficna bu u Ducayay amiiin🤲💯 ❤️

  • @abdisalamdahir9634
    @abdisalamdahir9634 Před 2 lety +10

    Waxan amin sanahay in jack iyo marish ay midobidonan inshaa allah💔💔💔💔

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 Před 2 lety +12

    New country! New life, Enjoy your life beautiful our Queeen.
    Allaha kugu xifdiyo wadanka cusub ee aad degtay.

  • @funny-kk5ck
    @funny-kk5ck Před 2 lety +7

    Qalbiga na xanuunay safarkag lkn mesha tagto ayaan kaa weheshan donaa marishey farxd ku nolow queen 👸

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Před 2 lety +20

    Masha allah Vlogg xasuus ah tnkle safarkagi inoga waran wllshey adigo bad qaba daremin daal rabi maku sama geyay wlshey maria m.a ❤🤝❤

  • @mohamedahmedibro2001
    @mohamedahmedibro2001 Před 2 lety +9

    Canada Tagtay
    Oo guulaystay laakiin
    anigu waxan Aamisanay intu
    Jacka ka maqanyahay inay
    Jidhkaaga qayb ka mid ka maqantay

  • @axmedxasan2055
    @axmedxasan2055 Před 2 lety +5

    maria my Quen sis Nolol farxad leh baan kuu rajeynaya halkaad tagtay dadka hooyo iyo Aabbe Alle hakaaga dhigo runtii waan jeclaa inaa ku arko lkn dhib malaha wixii nool waa is arkayaan Nolol farxad leh mi Quen sister❤🥰

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 Před 2 lety +15

    Dad aan wada kaftankooda iyo farxadooda aan jecleyn nooli kulantoo danbe insha allah🖐✌

  • @najahnurkanolosha377
    @najahnurkanolosha377 Před 2 lety +10

    Masha allah markad qurux kudhigleh Wll latahay waano tii Ugu wngsneyd iyo kaftan wad haysaa .

  • @aftax2469
    @aftax2469 Před 2 lety +8

    Sida safarka canada kugu hirgalay muuqal dheer nooga soo duub😂✌️

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 Před 2 lety +52

    3k 8minet another level 👍❤❤

  • @amaticade7583
    @amaticade7583 Před 2 lety +12

    MARISH In Aad naba tagtay Rajeynaa Safarkaaga hadii Aadan nabad tagin.neh Allah ku Nabad geeyo MARISH team waa yabee Waa kuu Xiiisi doonaan ♥️♥️♥️ meesha Aad tagto dadka joogo Hooyo iyo Aabe Allah kaaga dhigo ♥️♥️♥️♥️

  • @amiirismacilamiir1217
    @amiirismacilamiir1217 Před 2 lety +2

    M.a mariya jack la anti waa abaar ee ila arak wll qali lakin wll qali wilka dhaqsi sokaxey wll wayo anaga wada jirkina wax no ah

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 2 lety +19

    Marish waa lagu xiiisi doona haddii aan nahay The FAMILY EMPIRE 👪 💖

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 Před 2 lety +7

    Marishey allha ku xafido meel kastaba shaaftada waan Kaa rabnaa hadaan nahay team Mariah iyo ciil tireyaal love you guys allha idin dhawro

  • @wehelofficial9258
    @wehelofficial9258 Před 2 lety +4

    Adiga canada jooga muuqaal riyo oo adiga iyo asxbtada noo soo duubte waa another level 🔥🥰🥰✌

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Před 2 lety +4

    Soo dhawoow walaashis, wellcome to Edmonton , wakhti qurux badan ayaa imaaday. Summer time enjoy it.

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet Před 2 lety +2

    Gabar yar fariid ah kalsooni weyn kuqabto nafteeda ilaalsatau saxibadeeyda aanan laheen ceeb dunida halka kajoogto farxad cafimaad qab kaga nolaaw walasheey rumaad

  • @farduuscarab6915
    @farduuscarab6915 Před 2 lety +2

    Alx haddaad nabad tagtay lkn anagu haddaan teamkaaga nahy xuquuqda jack udoodaynaa ee alla hakaadhigo tii jack kaxaysa

  • @xamdixubi5742
    @xamdixubi5742 Před 2 lety +5

    Si uun paan umurgy 😥 ma aqaano 🤔 Meshaad tgtay hooyo io abe allh kaaga dhigo apyo taageero puuxdo idin ahy team qalpi wanaag❤

  • @cudoonQurux
    @cudoonQurux Před 2 lety +3

    Abyo I a waan rajaynayaa in aad nabad tagtay alxm waaye meeshaa tagtay allaha kugu nabad yeelo dadka aad dhex tagtayna hooyo iyo aabe allaha kaaga dhigo iyo asxaab ku jecelba anaguna waan kuu xiisi doonaa inbadan hortaada hibo allaha dhigo meel walboo joogto 🥰🥰🥰🥰👑👑

  • @walalbiixi2070
    @walalbiixi2070 Před 2 lety +3

    Marish allah kabaqe qurux kudhile sas miyad uga tagtay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mahamedali5878
    @mahamedali5878 Před 2 lety +4

    Walaal waxaan rajeynayaa in aad nabad tagtay meeshii aad u socotay,Allaah hakuu fududeeyo hayaanka nolosha cusub ee aad bilaabayso wixii aad ka rajaynaysayna Allaah hakaa siiyo,qabowgana ka taxadar

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +17

    Manshallah 😍 mariya and Jack 😘✌

  • @abdijibaarabdullahi3346
    @abdijibaarabdullahi3346 Před 2 lety +4

    Meria abaaayo taagero idin ahay safarka aad ayan calooosha ugu xurey wyo waxad ahaydeen asxaab isfahanty waxan idin rajeynaa inaad dib ukulantaaan isha allah🤲🤲

  • @fadumoabdiaziz5152
    @fadumoabdiaziz5152 Před 2 lety +14

    MashaAllah ❤️🥰Azxaap qurux badan🥰❤️

  • @zamzamkulow2006
    @zamzamkulow2006 Před 2 lety +10

    Keep going like this don't change your behavior sister qali. I will gonna miss you together wlhi.

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856

    Marish goobta tagtay oo muuqal ka sugynaa iyo sidii lagu so dhaweyy insha allah

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Před 2 lety +6

    Save journey walaal nabad tag insha allaah safarka alle hakuu dhibyareeyo

  • @abdiabdulaahi2582
    @abdiabdulaahi2582 Před 2 lety +2

    Maria sister Jack maxad ogatagtay wukujecla adna wadjeclayde

  • @ubaxcr9cr757
    @ubaxcr9cr757 Před 2 lety +6

    Marish marka hore safar salma walshey mcan qalbiga ayaan kaa jeclhy tan 2waxan ahy qof tagero weyn u ah my team wayab wiliba si dacad ah waxaan jeclaa inaa kamid noqdo my teamka riyada palza wali ma ii surta galin wan jeclaa laha mar uun kamid noqdo insha allh lkn adiga ayan zaid ujeclaa kula kulmo dhib malhn farxadada waa farxadena kip going melkasto jogto abayo macan 👑♥️😥🙏

  • @naciimomaxamed1492
    @naciimomaxamed1492 Před 2 lety +3

    Mariishey anoo tiktokaga fiirsanaya video udanbeeyay aa kan iiso dhacay wan soo orday 🥰🥰🥰

  • @Draxmednuur
    @Draxmednuur Před 2 lety +1

    Waxaa kaa maqan qurux ku dhiigle iyo amiin

  • @Forexsom
    @Forexsom Před 2 lety +1

    If you ever visit Minnesota isoo qabo walaashey

  • @maxamedalfa9207
    @maxamedalfa9207 Před 2 lety +3

    Marish waa iga weynta lkn tageranimada ka weyn wlhi💫🌹

  • @salmanibnufaris4603
    @salmanibnufaris4603 Před 2 lety +30

    i pray to God to take her to Asturo mariyo💜💕

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 Před 2 lety +4

    Maasha allah sister Allaha idin xifdiyo queen marish illahey soo kama nabad geeynin xabiibti kep goin sister hana ilaawin wan kugu tashana Allaha kuxifdiyo xabiibti

  • @hananmuusemursal566
    @hananmuusemursal566 Před 2 lety +12

    Challenge a jack Isla duuweeseen oo funny ahaa AA u xiisne 😭

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 Před 2 lety +3

    OMG marish oo canada tagtay keep going sis❤🌹🖇🌹💚🇨🇦🇨🇦🇨🇦🖇❤🌹👑

  • @moshafaali660
    @moshafaali660 Před 2 lety +2

    Queen guleyso waligaa 500k caming soon

  • @anzalaliabdi6844
    @anzalaliabdi6844 Před 2 lety +2

    Walahii you Will missed sidho klee abyo marisheey wxan jeclan laheyn in aad midhobii dontaan ex friend umu ahzaab December 2019up to now idhinku xiranahy wxan idhinka sosalamaya Oslo

  • @ibrahassan6418
    @ibrahassan6418 Před 2 lety +4

    M. A marish aad baaan kugu xiisi donaa
    Meshaad tagto hoyo io aabe alla hakaaga dhigo 💯🥰✊

  • @boojadheere
    @boojadheere Před 2 lety +3

    Wll mariish haniyajabin ee hor usoco keeb going

  • @sacdishmohamud4409
    @sacdishmohamud4409 Před 2 lety +2

    Mariyoy waa ku xiisney wlhi sidi inaa nala joogty cml Alllah haku xafido😭♥️👑

  • @maxamadciise1270
    @maxamadciise1270 Před 2 lety +4

    Legend jack ani waxaan kafa,iiday really

  • @shulaacabdi1022
    @shulaacabdi1022 Před 2 lety +4

    Khadr
    Baankuuraynayaa
    Marish😍😍😍😍

  • @queenlast4889
    @queenlast4889 Před 2 lety +5

    Wll mcn keep going Marish

  • @nuurdiinaaqilchannel385
    @nuurdiinaaqilchannel385 Před 2 lety +5

    They Have Done Every Path That Would Come The Love But Things Are Still The Same. What Are They Hiding

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 Před 2 lety +1

    Marish wan zlmy apyo alx ilahey waa ku nabad geyey pagekana waxan rajeynaa inaad zidhaqzo eh ugu zoo hadasho aragaagu dad badan oo ani ka,mid ahay ayuu caafimad uyhay wan kuu xiizny wllshy mcn

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242 Před 2 lety +3

    Marish wllshy qali nabad allah kugu geyo ma awoodo inaan kula kulmo lkn qoral ayaan awooda ee iga gudoon sister

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Před 2 lety +3

    Our Canadian girls is back guys👉🤗
    Welcome to canada spec Quebec/Montreal althought am guest from Westood/L.A/C.A/USA🔥

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 Před 2 lety +6

    Masha Allah tabarakallah ❤ maria beauty!

  • @maymunsulayman1054
    @maymunsulayman1054 Před 2 lety +3

    Mansha allh Wllshy Anoo Daawanaya Vedio aad duubteen adiyo Jack baa kan isoo dhacay Farxad Waarta io Nlol Qurux bdan baan idiin Rajaynayaa Adiyo Asxaabtada

  • @sacdiyomursal2293
    @sacdiyomursal2293 Před 2 lety +14

    maasha alaah waa nabad tagtey saan ujeedey dadka hooyo iyo aabe alaah hakaaga dhigo😘

  • @kederoz9312
    @kederoz9312 Před 2 lety +3

    Canada Yaa I Geeya Marish aan u Tagee we miss uh Quruxey🥰

  • @sumayaismail4008
    @sumayaismail4008 Před 2 lety +2

    first commit marish wan ku jeclhy like wllshy oo kale wllo ♥

  • @prodube9062
    @prodube9062 Před 2 lety +2

    Alle dib idinkoo nabadaa hayskukin keeno walaashey🥰✋

  • @shankaroon8840
    @shankaroon8840 Před 2 lety +3

    kulankiini waan u xiisi doonaa wllhi 3 lady and 2legends

  • @dahabsanhoyadeed4517
    @dahabsanhoyadeed4517 Před 2 lety +5

    Vlog uganda to Canada ayan rabna Marish quruxey

  • @awadaboy1359
    @awadaboy1359 Před 2 lety +3

    Aad baan ku jeclahay qurux ku dheegle haku,boodin

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi6967 Před 2 lety +2

    Pretty girl marish slaying everything 🤌💕

  • @manoowdaauudmanoowdaauud9037

    M,a keep going Marish

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +11

    My Dear sister I Wish you a Happy start to your New life you are a girl with a Good heart I will miss your stay with you Jack and Sulaan amin 🙏♥😊💙💖

  • @caqiidaabdirahman2495
    @caqiidaabdirahman2495 Před 2 lety +4

    Jack waa wanadii oo qofa alla hadye qaybta shaaftada io rasidka😂😂

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 Před 2 lety +6

    Wxan modayy vloG Canada xey tahyy Kenya
    Marizheyy vloG so dhawaynta Ka sugaynaa hppti ❤ 😍

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 Před 2 lety

      Walal qali haiga xasdin subscribe iisaar

    • @yaasiindaldhis606
      @yaasiindaldhis606 Před 2 lety

      Subscribe iisar wll qaliya

    • @shukrihassan5987
      @shukrihassan5987 Před 2 lety

      Canada anaga joogno camal la,aaantq reer kenya iyo soo dhawaynta iyo baqbaq cidna waqti uma hayaaan lkn we will see

    • @yaasiindaldhis606
      @yaasiindaldhis606 Před 2 lety

      @@shukrihassan5987 subscribe iisar wll qaliya thanks

    • @Amiin1208
      @Amiin1208 Před 2 lety

      @@shukrihassan5987 tiktok kadaawo Canada dhalinyaro badan ku soo dhawaysay kwrm Hade, Qoftaan Dadkaa jecel Gabareey👍

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Před 2 lety +1

    Mashaa Allah hurumar wacan wllshy🥰 illahay ha ku xafido meel walbo tagto asxaabtadi aadka qiimaha badnana kulanti danboo xiiso leh insha Allah

  • @dauudyare4656
    @dauudyare4656 Před 2 lety +2

    WALSHY WAAN KU XISI DONAA in badan Har mar wacan il hun Kuma aragto walashy mcn

  • @ahmetzalad7426
    @ahmetzalad7426 Před 2 lety +6

    Gabdhaydii aan tageeraha u ahaa i love you marizh❤

  • @sacdiyo143sacdiyoyaasin2
    @sacdiyo143sacdiyoyaasin2 Před 2 lety +4

    Masha Allah abyo xihabkada ilasho abyo tasan kugu wanina

  • @wlljeega3099
    @wlljeega3099 Před 2 lety +3

    Marish beauty Allah haku Xafido walashey meel kasto tagtid

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +14

    ❤👋

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 Před 2 lety +1

    Marish sxb safar salama youtubka asxaabta uga tag si ay u update gareeyaan adi intaa dagaysid

  • @qabulomar7689
    @qabulomar7689 Před 2 lety +8

    Masha allh abayo, hada jaak makatagtay, so painful ♥

  • @idilmaxamud3441
    @idilmaxamud3441 Před 2 lety +2

    waxa kale qurux narka waku somaxaday ilen quruxda wadhala day mashallah ♥❤

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety +1

    Keep going ma beautiful sister woow farxad kunolow abid wanijeclahy damatina ♥️❤❤🥰🥰🥰

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 Před 2 lety +22

    الحمد لله على السلامه ماريا

  • @Hebico1
    @Hebico1 Před 2 lety +5

    Marish you will miss this lovely companions

  • @haykalfaaraxmohamed8822
    @haykalfaaraxmohamed8822 Před 2 lety +2

    Marish ku xidhnow asxbtada marnaba haa ilaaawin qurux iyo amiin

  • @manoowdaauudmanoowdaauud9037

    Guul guul kurajenaa ❤️

  • @huskaabdulahi7891
    @huskaabdulahi7891 Před 2 lety +2

    Wlhi abayo Mario kurax kudigle Inte ogasotagte calol adkitha walaley

  • @abdihamidmaalim3575
    @abdihamidmaalim3575 Před 2 lety +1

    Alxamdulilah mar hadii Alle kunabadgeyay
    Salan boqortoyo igagadon mariishey

  • @waxkabarochannel8971
    @waxkabarochannel8971 Před 2 lety +2

    Away jawabtii su Aalaha amiinow

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 Před 2 lety +1

    Marish and jack the best brother's becuose qalbi saafinimo waanidin wataa inta nolshu jirto

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 2 lety +1

    M.a Marish Muqalkaa ugu dambeyay ee Africa kadibtay wan kaheynaa Quruxey ee hada kadib iyo muqalada Canada sugeynaa wllshn guuleyso markastaba

  • @taglifico5027
    @taglifico5027 Před 2 lety +4

    Meel ass tagtith Allah hoyoo ee abaa haka dhigo Abayo💕

  • @saidsuleiman7365
    @saidsuleiman7365 Před 2 lety +2

    We will miss the chemistry between Marish and jack

  • @ahssansaas212
    @ahssansaas212 Před 2 lety +6

    Safe trip Insha allah we’re still together

  • @anasaaxmednuur9253
    @anasaaxmednuur9253 Před 2 lety +2

    Wllshya marisha qurux allh ha ku xifdiyo