GIFT QAALI AH AYAA U KEENAY KADIB MAXA DHACAY🥺🙈

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 1,3K

  • @user-jq3zf1ic7l
    @user-jq3zf1ic7l Před 2 lety +464

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Muxammad)ﷺ:📿❤️
    Scw ❣️❣️

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 2 lety +209

    Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi Mohamed صلي الله عليه و سلم

  • @wllpaato2852
    @wllpaato2852 Před 2 lety +197

    Maria if you go America or Canada 🇨🇦 don't forget 😉your special freind like jack..... and this prank is funny 😄😆jack 🤣😂

  • @abdirahman282
    @abdirahman282 Před 2 lety +29

    Marishey abayo qurux kudhigle hal mid uga qaldantahay waayo brnkiga aad kusameysay yacni bah dil cml kadhigtay waayo waxaad kukentay baranbaro iyo qashinoo dhan ani labadina waa idin tageraa run ahaanti asina waa uu kuqaldanaa brnkigii uu waa lumay kudhahay marka inaad isku qabsatiin waa jeclaan lahaa walahi labdiina saa idiin daawad qof aan udaawada social media kuma jiro kaligey maaha dadka dhan isku kiin jecel anagoo ahaa taagerayashina hadaa xushmad noo heysiin isku qabsada blz love you

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 Před 2 lety +479

    Ilhyow wa malin carafo oon somanahay calaf iskugu dar jack iyo marish qalbiyadooda midee🥰🤲

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +428

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤

  • @goldenboygb2097
    @goldenboygb2097 Před 2 lety +188

    Jack is always funny man 😂😂

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 Před 2 lety +109

    When i saw how marish look into jack's eyes there is something behind the curtain.
    I wish they will be a couple one day.

  • @kinggoleygoley712
    @kinggoleygoley712 Před 2 lety +71

    Eid wangsan dhaman inta Muslim family 👪 ❤ 💖 ♥ 💕 💓 👪

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p Před 2 lety +240

    Illahayow labadan is guursadaan aamin🤲

  • @mohametsait3751
    @mohametsait3751 Před 2 lety +13

    11:06 Sidey Maria u eegayso Jack Indhaheeda jaceyl iyo naxariisbaa ka muuqda🥺❤

  • @mohzan-dekh
    @mohzan-dekh Před 2 lety +18

    7:09 maraya kulahaa wad qalbi weyn tahay Ababa jiir iyo baran baro kusugeysa alla jeclaaa gift 😁😁😁😁😁🤟

  • @suldaancabdulaahi3200
    @suldaancabdulaahi3200 Před 2 lety +47

    Wiilka Gift 🎁 u keen inta oga ku amanayee

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před 2 lety +52

    When you are together I feel happy because I love you being together.

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed4481 Před 2 lety +17

    Team marish iso duceya Dan ban leyahay in allah ifududeyo malinta fadliga badan darted Allah idinka ajarsiyo 🤲

  • @alisamadoon893
    @alisamadoon893 Před 2 lety +40

    Ilaahow 2dan is guursadaan aamin dhaha🥰💯🤲

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 Před 2 lety +53

    America🇺🇸+Canada🇨🇦= mariash meel kale ima marto aadidaada
    Insha allaah
    Safar khayr

  • @abdifatahibrahim2155
    @abdifatahibrahim2155 Před 2 lety +73

    Vedio raalin galin ah wa inad usameysa ✌✅

  • @saamisiman1736
    @saamisiman1736 Před 2 lety +16

    Allow labadan calafkoda isku dar aamiin yarabi 🤲😒

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 Před 2 lety +18

    Jack iam sorry Maria Rali qelin waa inn adh bexesaa gift can't be jokes do that as much as possible love you all💖💔💘

  • @suuriabuker5794
    @suuriabuker5794 Před 2 lety +13

    Wiilka Abaala mari siii Abyo wuu kaa mudeneyahaye haa wxa kasta waada kamudenteheya barbaro JaH saas maxaa ugu gelee qoslkii asuunka Abyo saan scrab kugu saareyey gacta ih xanuuntey qofksta kgag saaraaaha ❤❤❤❤❤Maria ILove you sister

  • @MastarLiiMahamdKhalif
    @MastarLiiMahamdKhalif Před 2 lety +86

    Garasha wacaneey
    Qurux gurigeediyeey
    Gobanimo ehelkedeey
    Dadku kala ayaan roon
    Ama kala aqoon dheer
    Ama kala asluub weyn
    Inan yahay la'aantaa
    Dumar lama abuureen
    Gabar lama amaaneen
    Jaceyl looma ooyeen
    Gabar adiga kula siman
    Hadan uurka lagu sidin
    Maba sarna dunidee
    Dhigaa ugu sareey abid
    Wanku jeclahay walashey
    Maariya abshir ( love ❤)

  • @yaxyecali9326
    @yaxyecali9326 Před 2 lety +117

    Mᴀᴀʀɪsʜ ǫᴜʀᴜx ᴋᴜᴅʜɪɪɢʟᴇ ʜᴀᴅᴀ ʀᴀᴀʟɪ ɢᴀʟɪɴ ʜᴀʟᴏᴏ sᴀʟᴇᴇʏᴏ❣️❣️

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 Před 2 lety +1

      😂🤣

    • @xamzamaxamed
      @xamzamaxamed Před 2 lety

      👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👨‍👧👪👪👪👪👪👪👪

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 Před 2 lety +6

    Mashalaah walaladay mariya maxamed iyo amiin sucad walahay waxad tihiin dadkan ugu jeclaa CZcams wan idin xisi donaa awil sucad ba naga tagtay mariya adna safar bad naga tahay farxad ban idin rajaynayaa

  • @naimarnaimar163
    @naimarnaimar163 Před 2 lety +12

    M.a abaayo Alle waxaan kaaga baryaayaa inaad nabad ku tagto oo aadan wax dhib ah arkin I.A ❤❤❤❤❤💘

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad5405 Před 2 lety +5

    Jack sxb welcome nolol bila marish beauty eey kasi bexeyso
    waxa ku dhihi kara kuso dhowoow sida dhalintu yaradu u badan tahay Marish beauty abyo adigana illahay kahu fududeeyo safarka
    from puntland

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Před 2 lety +9

    😂😂😂 ma nooli Marish dooli maa kaa mudanahay Jack is funny kulahaa diyaarada dhan maqas ku jaraa

  • @saddaamxuseen6217
    @saddaamxuseen6217 Před 2 lety +93

    Nothing better then to be together forever marish and Jack

  • @sadammuktar383
    @sadammuktar383 Před 2 lety +19

    Waaaw m.a hore usocod wngsan wlshy mariishey waxad tahy gawadha inta badan aan jeclhy

  • @yaaskaboymedia9984
    @yaaskaboymedia9984 Před 2 lety +27

    Qurux kudhigle iyo marish wani tageraa mashalah pin🥰☺😚☺

  • @maymuunmaanka2497
    @maymuunmaanka2497 Před 2 lety +8

    Raali galin baa lagaa rbaa maariya maadama aad ka tageso wiilka saan ma fiicneen inaa sameso ❤❤😭

    • @mzeekijana9742
      @mzeekijana9742 Před 2 lety

      Abayo wankutagera lakin jack mell cidlax ayaa ugutaktay sas when you are together I feel happy so If you go anywhere don't forget jack because his very funny __to be continue in the house kiBish in Building waa wilkini waa gaBidini brother jack keep going and My sister Mariah keep going

  • @hayaanmohamed6316
    @hayaanmohamed6316 Před 2 lety +18

    Emotional damage 😂still keep going sis👉400k common zoon INCHAAL

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Před 2 lety +10

    Qofka kaliya vedioyadeda kadalin thy Wll Hi farxd kunolow abyo MCNTO wan kujeclhy hormar wacn kuu rajenya mariyo comin soon 400k🎂🥂❤❤❤❤❤

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 Před 2 lety +16

    Marish beauty, give jack a worthy and wonderful present.🎁

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 Před 2 lety +17

    Eid mubarak abayo mcnto safrakana alaha ku fudaydiyo ❤️✌️

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 Před 2 lety +9

    Hadiyad cdi ah ukeen 😂😂😂😂 Raali galim Team Jagk

  • @djkhalid9886
    @djkhalid9886 Před 2 lety +10

    Wlhi manta ani uu hore ya qurixeyey ale haku nabad geeyo 😮❤

  • @aishocabdikarin6238
    @aishocabdikarin6238 Před 2 lety +7

    maariish jack kasoo garbax gift kle oo runa o keen😩❤

  • @ahmedmahdi9734
    @ahmedmahdi9734 Před 2 lety +2

    Marish wax ka naxay walahi quruxkudhigle oo inta ku amaanayay nasabl iyo gob intaba isku daray in aad dooli geft ugu dhigto emotional damage

  • @omarN
    @omarN Před 2 lety +11

    Please be together forever until death do you apart. Love both of you, you are natural actors.

  • @travismouad8141
    @travismouad8141 Před 2 lety +13

    Marish I hope you make in a relationship of Jack please and keep going 💕

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 2 lety +12

    Congratulation 400k insha allah waad gaadhi Doonta❤️💯

  • @onlyziizey3979
    @onlyziizey3979 Před 2 lety +14

    Jack is a comedian 🤣 person

  • @abdulahiiidow4020
    @abdulahiiidow4020 Před 2 lety +26

    Dib Dooli kulaha maka mudanahay Lkn Prank xanun Ayu aha 😂✌️

  • @maryanabdimohamud2045
    @maryanabdimohamud2045 Před 2 lety +9

    Baqiiil😅😅😅😅
    Marish hana iga xumaan mcnto soonkayga yuu iga halaabine🥰🥰🥰

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Před 2 lety +20

    Odeyga waa ka gashaty🥰 lkn marka xaga tagto uso muran🤣

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +43

    I Would love to see You all Time because You are the only ones Who seek Happiness and I hope you Will meet again. I A JACKDAWSON AND MARISH ARMY 🙏🙏❣🥰

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad5405 Před 2 lety +3

    beelaayo dooli kuso gaday wlhi wax fican baan u haystay nin dhan baa dooli iyo baran baro uso gadeysa
    Jack sxb nabar xag daro alle ha kaga dhigo

  • @kingalipaapa2184
    @kingalipaapa2184 Před 2 lety +22

    Keep going my sis and brother

  • @nuurmaxamad9680
    @nuurmaxamad9680 Před 2 lety +8

    meel kheer qabto alah kugeeyo abaayo jack hailoobin

  • @maxamedyare2791
    @maxamedyare2791 Před 2 lety +19

    EID MUBARAK GUYS FROM MARKA CDY✌✊❤

  • @umusuunaa
    @umusuunaa Před 2 lety +4

    Waaw m a asxaabey ii soo daawada qiso cibro leh ayaan soo dhigay wall adigaa ii mihiim ah plz ha i dhaafin

  • @rahmaburhanjamac1915
    @rahmaburhanjamac1915 Před 2 lety +5

    Rali galin deg deg teim jack🥰🤦‍♀️

  • @umaliitoaxmed8811
    @umaliitoaxmed8811 Před 2 lety +3

    Wll iisoo duceeya inuu ilaahay ubad khayr qaba isiiyo peleas and peleas

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 2 lety +1

    INAAN ZAA,ID UGA XANNAAJIYO MA RABBO!! WALAHI MAARIISH EESH CALLAA NAXARIIS QALBI FIICNI, QALBI NUGEYL KAAS AYA LAGA YIDHAAHDA, ALLE HA KU DHAWRO

  • @saabosaabo6915
    @saabosaabo6915 Před 2 lety +45

    Congratulations 👏400k 💚🥰

  • @MohamedAhmed-hh5wr
    @MohamedAhmed-hh5wr Před 2 lety +5

    Maariish beuty gabadha you tube aa kadaawado we love 💘❤💗you

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 Před 2 lety +1

    Video marka *marish* tagto Canada 🇨🇦 *jack* uu xiiso wuu ku celcelshan doona prank ugu qoslka Badan All of you Hope Long life Cafimaad *Eid Mubarak*

  • @adankrawy4269
    @adankrawy4269 Před 2 lety +7

    Always Jack you are the best brother

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 Před 2 lety +12

    Congratulations 400K subscribe marizh beauty hppti 👏 💖

  • @farhanmohamud7276
    @farhanmohamud7276 Před 2 lety +10

    Eid Mubarak kulu caam waantum bil qeir

  • @walaalahacomdian6290
    @walaalahacomdian6290 Před 2 lety +2

    JACK DAWO DOOLI MAKA MUDNID PRO SHAAFTO MAQAS DIYAARADA LA KAC

  • @maxamedcabdilaahi2599
    @maxamedcabdilaahi2599 Před 2 lety +1

    Abbaayo wiilka waa ku xumaysee GIvt fiican u keen

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +13

    Marish iyo Jack guurkooda yaa ila jecel 🥰

  • @ciiltireqalbidayax8516
    @ciiltireqalbidayax8516 Před 2 lety +3

    Mariish Bakhiil yaal ayaa tahay waayo wiilka wana katagi rabtaye xaa ugu farxin wasay.😍😎

  • @abdirahmanyassin6130
    @abdirahmanyassin6130 Před 2 lety +4

    Lelkasee girl keep going gabada uhoresay ayanotahay caan nonoqotay diiga❤🩸

  • @yusrageedi8435
    @yusrageedi8435 Před 2 lety +2

    Sorry Jack 😞 🥺maaria plz raali galin usamee intaanaad bixin oo gift kugusoo xasuusto sii wiilka

  • @xaliyepesgamer
    @xaliyepesgamer Před 2 lety +9

    Maariish keep going abyo 🥰🥰🥰

  • @shakiipmustaphe6391
    @shakiipmustaphe6391 Před 2 lety +5

    CIID MUPAARIK DHALINYARRO 😃 😊
    WAXA SOO DHOW WAKHTIGII YOUTUPERADU AY ODHAN JIREEN
    SIDA LOOGA IIDAY ..........? 😃 😊

  • @djyaashka5544
    @djyaashka5544 Před 2 lety +2

    Waxan naaska u eg kulahaa wllhi said uu iiga qosliyay😍😍😃

  • @riyaanibrahim4190
    @riyaanibrahim4190 Před 2 lety

    Wlhi dacad u qosly marish keep going sister

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +11

    Keep going my brother 🙏

  • @faisosiciid181
    @faisosiciid181 Před 2 lety +5

    Mariish abayo wiilka waa xanajisay ee ka farxi

  • @abdulkeydekow1344
    @abdulkeydekow1344 Před 2 lety +1

    Sxp qurux kudigle kafcn nolashada inta kadiman maarkeysit marish wilka kafarxi inta bixiin kahor I have ever seen two friends like marish beuti and Jack gullesta ill aderyal

  • @abdinasirovic7847
    @abdinasirovic7847 Před 2 lety

    Maria waxaan kussiina hal tallo
    Iska ilaali weligaa qof hub heysta comra hakuqabanin waxaa uu kugu zoo oogi karaa dacwad.

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Před 2 lety +4

    Ku salliya nabigeena muxamed scw❤️❤️❤️

    • @Makay683
      @Makay683 Před 2 lety

      Scw ♥️♥️♥️♥️

  • @kederoz9312
    @kederoz9312 Před 2 lety +3

    Qof walba oo iga Danbeeya wxn Leeyahay Ciid muparak MeeL walba oo aad joogto🥰

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 Před 2 lety +1

    wiilka ka farxi intaanad ka tegin abaayo waa xanaaqee please maarish

  • @abdirahmansaqiir3940
    @abdirahmansaqiir3940 Před 2 lety +2

    Marish baqiiil watige tageyse balajoge wilka hadiyad wanagsan inaukento larawe

  • @khadermohameth1422
    @khadermohameth1422 Před 2 lety +7

    Indhihii wey Daalene waxa naga soo gaba gabeeya 😂😂😂😁

  • @marishmohamed4649
    @marishmohamed4649 Před 2 lety +11

    Comming 400k subscribers ♥️🥳👏

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +2

    9:28 jah walhi wa ka naxay marish plz jack kaso farxi intanad bixin🥺

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Před 2 lety +10

    Keep going m'y two legends

  • @Samiirgaamer1
    @Samiirgaamer1 Před 2 lety +4

    Jeack shaafto ku qabo inteh bixin hada legend thy

  • @mohamedmohamud2849
    @mohamedmohamud2849 Před 2 lety +8

    جمعة مبارك قربك الله بأمورك الحسنة

  • @moissack7095
    @moissack7095 Před 2 lety +8

    Videoga in laba jeerla sameeyay inta fahantay farta taaga 😅 ,0:24 isagaa furaya 8:16 iyadaa indhaha ka qarinaysa markuu fiirinayo 😅😅😅. Editing wad na waalaysaaa😅😅😅

    • @Kamadage6566
      @Kamadage6566 Před 2 lety

      0:13 Kᴀɴ ʜᴏʀᴀᴀ ʀᴜɴ ᴀʜ ʟᴋɴ ᴋᴀɴ ᴅɴʙᴇ ᴡᴀᴀ ᴊɪʟɪɪɴ🤣🤣

  • @Gaarhaye
    @Gaarhaye Před 2 lety +3

    Video rali galina bixi madama kala tagaysaa sxbo is jecel tihine🥺

  • @hanaaxmedxayaad8057
    @hanaaxmedxayaad8057 Před 2 lety +9

    Qosolka iguma hadhin 8:23 kulahaa waa maxay waxan naaska u eek😂😂

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 Před 2 lety +6

    Biloowga channelka ayaan ku soobiray wllhi inta videow aad soo dhigto oo dhan mid igama tagin oo waan wada daabtay hadana maxeey ku dhacday meesha aad safarka utahay aadan noosheegin dadkii waxaan ku jiraa lagu aas asay channelka sorry saan dhan inaad uxuntahay uma maleyn waqtibadan ayaan ku bixiyay dawashadaada

    • @Kamadage6566
      @Kamadage6566 Před 2 lety +1

      🤣🇨🇦Cᴀɴᴀᴅᴀ ʟᴇᴇ ᴍᴀ ᴀʜᴏᴏ🤣

  • @mosahal4477
    @mosahal4477 Před 2 lety

    Waa iska maskiin ninkaan indhihiisa ayee ka aragtay hadii u mar hore caloosha u buuxin lahaa wax kaste ayee u horilaheed qurux Ku dhiigle daahana waa jiiftaa ee qofta jabjabso ✅✅

  • @qenjujuu9785
    @qenjujuu9785 Před 2 lety +2

    Prankgan mxn umodayaa inlaysla ogyhy qeybta ugu horysa asga furya giftga kdibna marishba furysa ary halkas ila arky😈🥱😹

  • @jaamacheelo7687
    @jaamacheelo7687 Před 2 lety +3

    Waligeed maan arag maariish oo aamin gift siinay 🥺why mxy udhacday saasi

  • @axmadamiinmohamud
    @axmadamiinmohamud Před 2 lety +5

    Kusali nabigena mahammmad s.c.w

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 Před 2 lety

    MaaRIISHEY ZXP JIRAH HADAA TAHAY QURUX KU DHIIGLE RAALIGALIN GITI AH USAMEE UU KU FARXO WAAYO WAA WIIL QALBI WANAAGSAN OO XTIRAAM BADAN

  • @siciidcabdillaahi1172
    @siciidcabdillaahi1172 Před 2 lety +1

    Marish gift kuma habooneyn wiilka waayo wax badan ayuu lacagta kula soo sameeyey, marka madam ad ka safartay gadaal ayaa laga leeyahay gifts gaa

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 Před 2 lety +12

    Marish we will going to miss your pranks please don't forget jack anywhere you go

  • @anisofaarax233
    @anisofaarax233 Před 2 lety +3

    Marish wilka mazkiinka sida udhaaan sorry jack🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @cadeaadan8876
    @cadeaadan8876 Před 2 lety +1

    Wlahi aadban uga xumahay jack inaad saan ugasho adoo safar ah hhhh

  • @hamdim6668
    @hamdim6668 Před 2 lety

    Meesha loosocdo Laiskuma Sheego Ma Brank Ba Nooga Dhagaysa kepe going sis almost 400k Caming soon I.a

  • @aaliyahshaban9343
    @aaliyahshaban9343 Před 2 lety +6

    Asc jack and marish.....greeting you from mandera my guys🥰