XAFLADA SODHAWAYNTA🇨🇦SIDAY U DHACDAY IYO JACK O KA QAYB QAATAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 767

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +635

    Dunida masoo marin qof lamid ah
    Nabi mahamed scw ❤

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +422

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

  • @somalaiaxasan5869
    @somalaiaxasan5869 Před 2 lety +116

    Iyadu ay dadku wada mashqul San yihiin hadane waxaa jirey qof wangsan oo qoraalkeega aamusnaan ku aqriyey 😂😂😂❤❤❤😂😂❤

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +383

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤

  • @mapzoud1609
    @mapzoud1609 Před 2 lety +101

    Ilaahow wxn kuwydiisty ind maalin uun itusto jack iyo marish oo nolosha ku midoobay oo reer yagleeshay🥺💍❤️

  • @MohamedAhmed-nx4uw
    @MohamedAhmed-nx4uw Před 2 lety +123

    Adigaan qoraalkeyga aqrinyo alle haku sharfo wall❤️❤️❤️

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 Před 2 lety +105

    For Marish, Really this was warm welcoming from somali Canadians 🇸🇴🇨🇦 you did the best for her well done 👏 ✔ 👦

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Před 2 lety +31

    "Noloshu wey adagtahay balse isku day inaadan dhageysan hadalada niyad jabinta ah ee aad dadka qaar ka maqleyso ogow dadka guuleystay waa kuwa aan dhag jalaq usiin dadka isku dayayey iney ka hor istaagaan horumarkooda"
    Nagu soo biir mhdsnd ❣🙏

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 Před 2 lety +96

    Mansh Allah tabarakallah qurux kudhiigle waa nin rageed mariya ninkaa ha ilaawin sistareey saxiiptinimadu ha waarto❤❤

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Před 2 lety +15

    Marish waa gabadha keliya ee aan ka jeclahay hablaha social media l'm so proud wlhi 🥰👑

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +83

    Iyadoo qof walba si gaar ah u mashquulsan yahay hadana waxa jira qof wanagsan oo aamuusnaan ku aqriynaya commentigyga 😊❤

  • @siman_mohamad
    @siman_mohamad Před 2 lety +33

    Ala jack isku qurxnthn Wllh 🥺 allow calf iskugu dar😭

  • @balqiishappy5810
    @balqiishappy5810 Před 2 lety +15

    Allow marish iyo Jack calaf iskuug dar Aamiin 🥺❤
    Team wayaap😄🙏

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 Před 2 lety +13

    Ayyy inderky qurux ku dhigle wa nin ragged walaltimada wax ka yaqaan m.a

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 Před 2 lety +12

    Masha Allah xabiibti Illaah haku xafido, tagerahada U S A ku nool ayaan ahay wan ku farxay markaad farxadaada heshay waxaana rajeynaa inan kugu soo booqdo Canada 🇨🇦, welcome xabiibti Illaah haku xafido.🇨🇦🇨🇦🇨🇦♥️♥️♥️🌹🌹🌹🥰🥰🥰👏👏👏🎁🎁🎁👑👑👑👑

  • @sakariyecabdulaahi9068
    @sakariyecabdulaahi9068 Před 2 lety +126

    Marish abayo runti😥
    You Tube kada iyo xalafadada ba nurimayan ilayo Jack iyo Amin
    Ay ka muqdan mahane 😔😔😔
    Asxabey so Mahan there lions

  • @muscabmohamed1026
    @muscabmohamed1026 Před 2 lety +35

    Mansha allaah wlhy waan qiroday markuu jeck hadlayay nin rageed baadtahay ilaahay hadin kulmiyo ad iyo jeck

  • @c.jaacgeelleofficail2398
    @c.jaacgeelleofficail2398 Před 2 lety +30

    Marish iyo Qurux ku Dhiigle
    Nolosha kuwii wadaaga Ilaahay Uga Barya Wllayaal 🥰⬜🟥🟩🟥⬜🟩🦋💜

  • @abdiqanimumin6197
    @abdiqanimumin6197 Před 2 lety +66

    Very nice nd colourful events..........Good to see Marish laughing a lot nd out of her love bringing Jack to live call.
    You pple deserve each other for really.
    Tii ilowda qurux kugdile ilahay kama digo.

  • @Asmazchannel
    @Asmazchannel Před 2 lety +20

    Masha allaah maariya xbbti wad istaahishaa qof la soo dhaweeyo reer Canada wey mahad san yihiin sidey kuu soo dhaweeyeen waligaa farax sanoow

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 Před 2 lety +51

    Dadka qofkii wax kuu tara
    Daacad kuugu hagar baxa
    Kaaga doona meel adag
    Wuxuu galay wax doorsada
    Si ka diiran ugu celi
    Heeestaa soo xasuustay
    Mshlh wll marish good future ku leeyahay dad wanagsan utgty dad wanaagsana ka tagtay mshlh 😍

  • @saharaabdi9634
    @saharaabdi9634 Před 2 lety +10

    Mshlh macanteydha qurux iyo qima bdhan ayathy runtii, am also here to thank all the pple who there
    Congratulations gyz nolow xabibty.

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Před 2 lety +19

    Mashaa Allah Hanbalyo marish wad kasbatay inad meel kasto sida io si ka fican laga so dhaweyo laguna mamuso💟 Allah ha kugu xafido reer CANADA mahadsanidin sidad gabadha nagu so dhawesen

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 Před 2 lety +8

    Mash allh marish
    Jack waa qof qalbi wanagsan mar kale hambalyo abyo markastoh video noso gali waan idin xiisnay adiga iyo asxabyadabo isla jognas

  • @aliomar440
    @aliomar440 Před 2 lety +101

    Allah isku kiin xafido adi iyo jack runa haanti wow ku jecelyaha guulesta taagero ayaan iidin ahay🌹🥰

  • @abdullahiabdinasir4174
    @abdullahiabdinasir4174 Před 2 lety +5

    M.a marish gabar asturan waye marna diinteda iyo dhaqankeda ka tagaynin guuleyso sister

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 Před 2 lety +20

    Masha allah guuleyso abyo wlhi qof wangsan baad thy abyo🥰🥰🥰💖 hailaawin jack io amiin sis shaqsiyada wangsan lama iibsan karo ane allab iikaso inaan tago canada🇨🇦insha alah

  • @saharaabdi9634
    @saharaabdi9634 Před 2 lety +9

    Jack laanta abaar walalka thanks so much sidhaa oga qeyb qadhatii xaflada

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 Před 2 lety +3

    AAMIIN mar walba xasuustada haka saarin wakhti adag iyo ku faraxdaba wuu kula soo qaatay

  • @nasrim8341
    @nasrim8341 Před 2 lety +13

    Masha Allah mariya cadeey alle hakuu fududeeyo nolosha qurbaha Canada iyo America nolool adag baa taal 🥰

  • @cadnaaniqra3040
    @cadnaaniqra3040 Před 2 lety +58

    Dadka yurub Iyo amiraca jooga intay kuusoo dhiweeyaan ayay hadana Ku caayaan waa shaqadooda waxaan kaaga digayaa Hays dhiibin weligaa sirtaadana ha u sheegan beri ayaad maqlaysaa sirbaan Kaa haayaa (dantaada raaco iskuna kalsoonoow dadku wada xajiin Iyo xuub Iyo kasmaahee)

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 Před 2 lety +5

    Marish beuty apyo waxan ku leyhy halganka nolasha allaha kuu fududeyo hormar wcn wllsh mcn respect full 🌕

  • @shukrihusein8109
    @shukrihusein8109 Před 2 lety +8

    Masha allah Gabadha kaleya soceyal mediya ankadawado marish qurux waad ma cidlaysay

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 2 lety +7

    MASHA ALLAH INSHA ALLAH next waa arooskina qurux ku dhigle iyo marisha INSHA ALLAH

  • @mubarakumal8489
    @mubarakumal8489 Před 2 lety +7

    Mansha Allah Walaashay Maariyo Farxad iyo Wanaag Iyo Jawi Wacan Ku Qaado Canada wallo

  • @amishbintiali7043
    @amishbintiali7043 Před 2 lety +17

    Nowadays wanagawaleysa queen 👑 Canada 🇨🇦 keep going my sister ♥️

  • @nezmaupdi0236
    @nezmaupdi0236 Před 2 lety +12

    Dhamantin zad wllshey nogo zoo dhweyseyn aad ayad u mhdsantihin♥️reer Canada 🇨🇦 ♥

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Před 2 lety +5

    Masha allah tabarakalah hambalyo habar yar Allaha kuxiftiyo dadkuna hooyiyo Aabe iyo wallaal kunoqoy😍😍😍😍💞💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍃🍃🍃🍃🍃🎊🎊🎊🎊🎊

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 Před 2 lety +8

    Soo dhowooow. Eroropa iyo Amerika. Stress iyo war qad or deeysa. Ayaa talaa. Iyo lacag soo dir. Lakiin horey u soco walashiis. Isha alh. Mid nafteeda iyo dadkeeda asxaabteeda. Wax tar tarta olahay ha kaa dhigo. 🙏🙏🙏🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @Yaskahaji2233
    @Yaskahaji2233 Před 2 lety +4

    Walahi jack marku hadley meel ba ixanuntey jack waa kula daremaya sxp🥺❤️😫

  • @mohamedahmedibro2001
    @mohamedahmedibro2001 Před 2 lety +8

    Legend Qurux ku Dhiigle
    And marish beauty
    Sharaf iyo karaamo

  • @YAHYAOFFICIAL31
    @YAHYAOFFICIAL31 Před 2 lety +50

    I’m extremely happy to see such kind of ceremony where by everybody is satisfied to participate that occasion otherwise I’m wishing you good life ahead also don’t forget your close friend jack and Amiin

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 Před 2 lety +7

    Mansha allah marish qurux hambalyo wll qali intaa ka badan ayaad u qalantaa hore u soco 👑

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media Před 2 lety +42

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏😭😭🤲🤲

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před 2 lety +3

    The best one person ever in the world is Our prophet MohameTt IBnu ApdulaaHi 😍 💖

  • @seynabaweyschannel6081
    @seynabaweyschannel6081 Před 2 lety +1

    Wllhi reer canada wa das nasab ah sidee uso dhaweyen o garbaheda u buxiyeen waan ugu mahad celinaya rabi ha idin sharafo

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 Před 2 lety +28

    Jack iyo marish saxibo aan la heli karin neve give up noloshu idinma xumayso dar ilahay ayan idin jecelahaye🌹💖🇨🇦🖤🌹🥰

  • @muminjama1489
    @muminjama1489 Před 2 lety +2

    From Fadumo Jaamac Ciise iyo Rashid Jamaac Ciise ( Run Sheeg media )

  • @nastexoxassanmohamed1143
    @nastexoxassanmohamed1143 Před 2 lety +10

    14 minute io 4k waa another level wxn cml maria le samyn krto guuleyso walshy👏👏

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Před 2 lety +7

    Qurux kudhigle codkiisa iyo jacketkisa 🇨🇦 canada ayy saan kutageen.

  • @maxamedcabdilaahi2599
    @maxamedcabdilaahi2599 Před 2 lety +8

    Woow mansha allah dadku aabbe iyo hooyo hanna ilaawin waligaa jack

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 Před 2 lety +31

    Thanks to Somali Canadians for the warm reception you have given to our queen Marish beauty 🥰🥰

  • @wadaniga143
    @wadaniga143 Před 2 lety +5

    Ku soo dhawaaw Edmonton walasheey Marish beautiful

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Před 2 lety +24

    Masha Allah marish beauty waa gabar karti iyo dadnimo ilaahay siiyay ad adayga iyo hawlkarnimadana waxaa lagu tiriyaa dhan ragga ilaahay haku xifdiyo baayo qaali oo Guul iyo farxad waarta ayaan kuu rajaynayaa.
    qurux ku dhiigle waa nin sxptinimada iyo wllnimada wax ka yaqaana abaalka loo galayna yaqaana waayo xafladiisii muqdisho maariish waatay kasoo muuqatay masha Allah Guulaysta wllha farxada😊❤💋

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed Před 2 lety +2

    Qurux ku dhiigle he is a legend. Marish don't forget that man he been there thru thick and thin 💯

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 Před 2 lety +2

    Woow mashallah reer Edmonton sharaf iyo karaamay mudan yihiin. Madaxay ku saareen wllhi aad bay u mahadsan yihiin. Hambalyo kuleeyahay abayo nolosha cusub. Isbedel kheyr qaba ood ku raaxaysato Ilaahay ha kaaga dhigo. Hor mar iyo badhaadhaan kuu rajaynayaa. Kudos to reer Edmonton one more time.

  • @siicowproduction6967
    @siicowproduction6967 Před 2 lety +8

    Ma sha allaah walasheen hormar intaan kasii qurux badan kuu rajeyheenaa in shaa allaah

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 Před 2 lety +19

    Meshad joogto farxada ku faafta m.a 😍
    keep going hppti from burco ❤

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +19

    Welcome to canada marish🇨🇦✌💙❤

  • @ubaxdugsiya363
    @ubaxdugsiya363 Před 2 lety +18

    Masha llaha hanbalyo hanbalyo sodhaweyntada Aad ban ugu faraxsnhy😍
    My zizter G marish beauty Farax o qosol
    Nolosha kuma Xumeyso in bdn abayo ❤️

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 Před 2 lety +2

    gaarigan waa another level limousines kii US🇺🇸 president khaaska u ahayd. Marishbeauty madax baad tahay waad uqalantaa in si sharaf iyo heer caalami ah luguu soo dhoweeyo...

  • @bureeqadhuux2084
    @bureeqadhuux2084 Před 2 lety +2

    Mansha allah qali dumareeey wlhi dar ilahy idiin jeclahy adiga iyo qurux ku dhiigle noloshu haydin kulmiso marar kalo badan waliba waxan jeclhy inad famli noqotaaan insha allah markastana waaaan isugu kiiin duceeeyaaa wanan rajaynayaaa malin uuun inay taaaasi dhacdo insha allah

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 Před 2 lety +63

    mashaAllah 😍 and that's was a good welcoming from your lovely Somali people 💕May Allah protect you from evil eyes 🤲.

  • @mahrezking1346
    @mahrezking1346 Před 2 lety +3

    Masha allah tabarakallah one of my favourite girl marish queen 👑

  • @apdulrahmanmohamed2714
    @apdulrahmanmohamed2714 Před 2 lety +4

    M.a marish ani ahn waxn ku dhixi lahaa jeck ilaasho abyo advise ayey iga tahay

  • @bilkhayrjannodayip5714
    @bilkhayrjannodayip5714 Před 2 lety +18

    Marsh qofa kaliyeen anan ka cajisn abyo waan ku jclhay waxan rajaynyaaa inad mazejkaygaa soo qadato way waxan amizanhay inad jclkaaygan kuu qabo ad ila daremyso abayo waxan ka mid ahay tagerahaaga ka ugu wayn baan odhnkaraa abyo waxan ku leyahay horumar wcn qoftaydiiyeey ❤👸💯

  • @khalidcawl
    @khalidcawl Před 2 lety +9

    Nabiga kusali ha dhaafin walaaal 😢 subscribe iaara 1k le igaar siiya wax yara iiga dhimane😢

  • @faatimaadam5043
    @faatimaadam5043 Před 2 lety +3

    Mashalaah wlhi farxadaadu waa farxadena mcnyyy nolol qurux bdn meel kasta oo aad tagto

  • @mohaanilkacase2514
    @mohaanilkacase2514 Před 2 lety +16

    Waa marki igu horeysey aan arkayo marish oociyaraysa😂😂💖

  • @mulkihappy
    @mulkihappy Před 2 lety +10

    Masha allah mar walba farxad ku nolow mrish qurux 😘❤❤

  • @ayanmohammed5452
    @ayanmohammed5452 Před 2 lety +2

    Qurux kudhiigle wa qof wangsan markaste wuu dhiri galiyaa sxbtii

  • @iidoyuusuf5662
    @iidoyuusuf5662 Před 2 lety +10

    Masha allah marish beauti hore usoco Abayo

  • @AbdikheirAk
    @AbdikheirAk Před 2 lety +14

    Team marish beaty + Team Jack = Happy lifestyle

  • @Farduusafarduusa
    @Farduusafarduusa Před 2 lety +6

    Xbbt mariish hormar wacan kurajaynaya insha allah waa imanayaa 🇨🇦

  • @carabtube4473
    @carabtube4473 Před 2 lety +4

    Jacky🥺🥺🥺🥺🥺 waan dareemi karaaa feeling kaa rumtiii
    Lkn. Wakhtigaa dadka kala fogeeya🥺

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 2 lety +4

    WALAAHI MAARIISH WAXAAN BA ZAA,ID UGA HELEY SIDEY U DHAGEYSANEYSO HADALKA QURUX KU DHIIGLE HALKAAS WAXA IIGA MUUQATEY INEY U HEYSO XISHMAD IYO IXTIRAAM FARO BDN GUULEYSO MARIISHEY FROM HARGEISA

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +15

    Afkaaga Caano Lagu Qabay
    Codkar Baad Tahay Marish
    Waxaan Kalo Ku Leeyahay Waliga Farxadas Ku Noolow 😘😘👍💕

  • @iqroahmedali9362
    @iqroahmedali9362 Před 2 lety +18

    Masha Allah walal qalbi wanagsan hormar wacan from Kenya ✌️🥰

  • @amiiradaahir6745
    @amiiradaahir6745 Před 2 lety +1

    Wow wlhi farxadad waa farxadeyda my queen 👑👑 melkaste farxad Ku nolaw

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 2 lety +40

    Hambalyo!!! You deserve more 400k sister 🔥

  • @drwaxiidaomar3251
    @drwaxiidaomar3251 Před 2 lety +55

    Hambalyo abaayo qaali Farxad ku noolow abidkaa (Allaah haku xafido) congratulation

    • @drwaxiidaomar3251
      @drwaxiidaomar3251 Před 2 lety +1

      Abyo waxa thy gbar qurux iyo dabeecad iyo daganaan iyo diin iyo magac iyo sharaf uu ilaahey siiyy m.a lkn hal talo ayaanku siin lahaa laga yaab inaad dbipsato taladeyda lkn qaado ama ka tag wxaanku dhihi lahaa dharka aad xiraneyso jirkaaga aad ayuu uga dhagan yhy waa dhar jirkaaga dhan soo saaraayo ee waxaad xirataa dhar aan zaaid jirkaaga dibada ukeeneynin waa iga talo waana ku jecelnahy walaashey

  • @farahjimale6470
    @farahjimale6470 Před 2 lety +5

    Ay ay ❤️💖❤️💖❤️ farxadaadaa wa farxadena damanteen 💕🎷🎷🎷🎷🎷💓

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +34

    The Only Man luckier Than Me is The Man who Finds Marish Beauty and a Canadian Visa 🇨🇦 Trust me😆😸🤟

  • @waliidaxmed1036
    @waliidaxmed1036 Před 2 lety +5

    apaayo inta iyo in ka bdn waad u qalanta keep going wllo

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 2 lety +2

    Mnsha Allah wlo aan kala harin
    Guulaysta wlahy maarish beauti iyo wlkay qurux ku dhiigle from somaliland hargeisa

  • @fosiaawil6351
    @fosiaawil6351 Před 2 lety +4

    Maaansha Allah wllo qaaali marish beauty farxad kunoolow waaliga

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před 2 lety +4

    Queen 3 days😂😂
    Si Qurux badan lu soo dhaweye🥰

  • @aishocabdulqadir6409
    @aishocabdulqadir6409 Před 2 lety +6

    Maan sha Allah abaayo macanto hormar wacn sister

  • @n_S021
    @n_S021 Před 2 lety +47

    The one and only Marish Beauty👑. You are so beautiful mashallah abaya macanto. This was an amazing welcome party from the Somali community in Canada. I love you so much and I wish you all the best in your new life journey❤❤❤

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 Před 2 lety +9

    Adigan qoralkeyga aqrinaya wxa thy qof aad u qalbi wngzn nolosha kuma xumeyso wll🥰🙏

  • @simaneycabdi8310
    @simaneycabdi8310 Před 2 lety +4

    Masha allh Ina ader farxad ku nolow

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +31

    Jack iyo mariya soon their wedding ❤
    🔥

    • @ismailabdikaariye819
      @ismailabdikaariye819 Před 2 lety +1

      Illahiyow ka dhig

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 Před 2 lety

      Arooska waa dhowr sano kadib marka ninka u dawoday iska furto 😂

    • @tashamoh2459
      @tashamoh2459 Před 2 lety

      @@sacdiyahassan1095 eedaded ba wady

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 Před 2 lety

      @@tashamoh2459 eedo ma wadi karta qof adan dhalin malagu ogolo walidka ilmaha xaaskaga/saygaga intas bes la ogol yahay

    • @saabarinmohammed485
      @saabarinmohammed485 Před 2 lety

      @@sacdiyahassan1095 abayo adiga Canada miyaa joogta

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 Před 2 lety +6

    Mashallah habalyo my queen marish huray u socu faraxad igo nolow 😃❤️

  • @faysalahmedsheikh6975
    @faysalahmedsheikh6975 Před 2 lety +8

    Legend 🙏 Hambalyo fican ayaad Sodirtay.

  • @Tayba283
    @Tayba283 Před 2 lety +7

    Dad wanaagsan baa heshay masha allh ❤️❤️❤️

  • @hashimguy5797
    @hashimguy5797 Před 2 lety +5

    Infact I really miss you the little time you are away from Africa anyway keep going sister

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 Před 2 lety +6

    Congratulations sister
    Allah ku dhawro meel kasta joogtidba

  • @abdishukri4502
    @abdishukri4502 Před 2 lety +15

    Welcome to my country Canada I'm proud to wlcm u 🤩🤩🤩😂

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +12

    ي عمري الف الحمدالله علي سلامه نورتي كنده🇨🇦🇸🇴🇸🇱

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun7996 Před 2 lety +4

    Hambalyo hambalyo abayo mcn farxad ku nolow meel walbo tagto umada abe iyo hooyo allaha kaga dhigo