Wararkii u Danbeeyey Bilayska oo soo bandhigay Eedaha Loo haysto ina Cumar Dool & Cayda u u geystay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2024

Komentáře • 71

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 17 dny +4

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 17 dny +8

    Dawladnimo iyo Qabyaaladi isqaban maayaane ODAYAASHA QARAN DUMISkaa hala xakameeyo

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před 17 dny +6

    Yaanu waxba lagu daalin Ina dool wuxui ku cadaaday nin waalan oo maryaha in sita,waxaana dhibi haysata ninka uu meel walba ka sheegayo inuu gabadhiisa guursanayo.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 17 dny +2

    Ina cumar dool waa nin walan oo users cbb adegsato Weeyi Qaranka Somaliland Iyo dadkisa gaf Ayuu kagaly wlee

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 17 dny +3

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @subeeradensubeeradan92
    @subeeradensubeeradan92 Před 17 dny +1

    Ciiyaal midhaanba sandaladihi Somalia land isugu sohadhay taar tv❤

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Před 17 dny +3

    20 sano oo madheera ah ha loo gooyo odaygaaa huwanta ah😅😅😅😅

  • @anwarfowziismaciil1040

    Guuuuuuuuul kulmiye markale insha alleh kulmiye kulmiye kulmiye

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 17 dny +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 17 dny +11

    Taas qofka indhoolaha ah ayaa og hebelkaa dool inuu yahay dambiile

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j Před 17 dny +1

    Subhanalaah qabyaalad

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 17 dny +2

    Kalagarta muuse Biixi iyo somaliland Sharciga qofna kamaweyna guul somaliland ❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 17 dny

      Ina biixi labeebka ahaa dadkii kaa saeay hargeysa 1994 joogaa with makhnuudkii faqashka ahaa ina cigale

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Před 17 dny +1

    Well inaan moodan inu yaha isaqa waxaan mooday inu yah dadka konfured welikay madawan mar mar ayaan arki jiray wayo qof damir laha kuma hadalo jeel maknuunka

  • @calicabdi9937
    @calicabdi9937 Před 16 dny

    Ma. Shaaalaah

  • @calicabdi9937
    @calicabdi9937 Před 16 dny

    Ma. Alaah

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim Před 17 dny +1

    War wixii buuq qaranka ku wadaa wlhi ha la xidho

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 17 dny +1

    Balo kula arinsantay ma adaa suldaana Faqash baad tahaye

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 Před 17 dny +1

    Cumar dool waa danbile qaran
    sharciga hala horgeeyo

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 Před 17 dny +1

    Suldan ayanle waxuu lamidyahay sudan daud waxaba madhamo eecumada hayska dhigo isaguna

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g Před 17 dny +1

    Wariyo Maxmadow maxay cirolaha reer S/Somali u caytamaan.

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před 17 dny +1

    Nimanka wadini inaxaashi uguyeedhay ma waxa ay cod urabaan xisbi qabiilka qabaa ilka kale iyo ciidanka qaranka dabinada uqoolayo waa sabarkooda uxaashayaal kuwaa cadawga lasftay

  • @CabdaleJaamac-v1d
    @CabdaleJaamac-v1d Před 17 dny

    wariye aan. Ciidna taageerin

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 16 dny

    Suldaan ku dheega subeer awal waa calooshiisa u shaqayste dareenkiisi baabay,waa dameer bakhti cun ah mana meli karo s.awal SANDALADANA waa laga xayuubiyaa

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před 17 dny +1

    Suldaanka maxaa ciyaalka U horboodayey

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 17 dny +2

    Ciidagale saw waa dadka ugu gunsan soomaalida bal waxay kula hadlayaan dadka ay dhaleen

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 Před 17 dny

      Adaa gun ah iyo muuse juudaan

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 Před 17 dny +1

      @@samiaabdi2018 gunguni dhashay idinkaa ah ee maalin kasta ka caayaaya tvyada oo markasta hooyo 90jira inankeeda caayaya illaa ina cigaal kkk xitaa dadka ibnu xalaalka ahi waxyaabo badan ayuu ka xishooda anigu la hayb iyo qolotoona lama lihi muuse xitaa habarawal meelna cadkagama lihi

    • @ninilahaywarkii9767
      @ninilahaywarkii9767 Před 17 dny

      Ciidangale waa ururis gun iyo goba leh,
      Waxa ku badan dadka aan nasabka ahayn dhaqan isaaqna aan lahayn,
      Anigu xisbiga uu madaxdiisa ka tiran yahay ayaan la yaabay ee daawanaya

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 Před 17 dny

      Anigu cidagale mahi laakiin qabiil dhan lamacaayo jaahil ayaad tahay

  • @MaxamedCabdisalan-hy4vw
    @MaxamedCabdisalan-hy4vw Před 17 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 17 dny +1

    Guul bagaa loo xidhay huwan iyo hadhaaga faqashta iyo calooshooda ushaqaystayaasha😅😅😅

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 17 dny +1

    Suldaan maaha ee waa budhcad intuu suldaan nimadii kategay dhagaxa tuuraya

  • @CabdaleJaamac-v1d
    @CabdaleJaamac-v1d Před 17 dny

    Woow

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 17 dny

    Garxajis haduu faysal u codaynwaayo madaxweyne haka quusto

  • @ahmedsaed-jr6rh
    @ahmedsaed-jr6rh Před 17 dny +1

    Osman omer dool is disgusting action against Somaliland and leaders ,
    He should be accountable for his terrorist action and paid accordingly even if he goes jail

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 17 dny +1

    Suuldan no maaha waaxaniiye yaa kaa qaabata dhuulka

  • @user-qi9jc5vt2v
    @user-qi9jc5vt2v Před 17 dny +1

    Waar taarow warka lasoo dhakhso dee

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 Před 17 dny +1

    Mr maxamed Adan Dirii bariigii hoore sifiican baad uuwarami jiirte iimika xusbiiga wadani baad ku biirtay ku biiro ayanay markaad waramayso tageetada wadani ayaan lagadareemin ilayen dadku wadani mahee aad ku ma dhagaysano dadka reer kulmeye imka siidi barigii hoore aad ahayed ku soo noogo

    • @Afguduud
      @Afguduud Před 17 dny

      Waagii Uu kulmiye Taageeri jiray buu si fiican U warami jiray Miyaa ?😂😂.

    • @idrismhussein3691
      @idrismhussein3691 Před 17 dny +1

      @Afguduud saxib taasi maha dadkayga guurbo joogta ihii aad ayuun uu tageeri jiiray markanu isugu imaa noo cafeteria kuyaa magaladan aan joogo. ee Bristol oo kuyal xafaad eeston layiraa goolada wadani cafeteria gaar ah oo daagal dawlad duumana yayay leeyihiin anana citirraf iyo Ibrahim caydiid ma hadalay xalay muu Ali duulduul iyo maxamed Adan diir yidhah deen ayanu ku maweelona isuna diira M A DIriir imka siidi hoore uuma shagaysano xaga wadani ayaa laga tageera oo an ahay dad aad uu yar guurbaha xiisbu dadkii suu ma badana lakiin media ayay wadani gabasaday Mr diirir illahay haa ka badbadiiyo wadani ok 👍

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 17 dny

    SULDAN MAA TAHIIDA EEYOW ODYGA XUUNE SANNKA WEYN EE EEDABTA DAARYN 10 SANO HAALA XUUKUMO

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 Před 17 dny

    War hadan lavishing siide loosely laha

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 Před 17 dny

    😂😂😂 Sokii Muuse bixiba kulashirayey jabuuti Xassen Sheekh iyo farmajaba eithopia .

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Před 16 dny

    Viiva wadani adeerkay kaahin hurdaaye duli ku baxdheh

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 17 dny

    Waxan suldaanka guud lagusheegayaa waa faaruq khawal 😅😂

  • @user-vl4be1bq2x
    @user-vl4be1bq2x Před 17 dny

    Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Před 17 dny

    Waliba wa in la togto

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 17 dny

    Oo macaybaa Lakala yaraystay yaabnaye

  • @anwarfowziismaciil1040

    Sorry sorry

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 14 dny

    Beeelaale dibjir tuuuga. iyo muj baaad simeysaan gx oodibjira

  • @user-fz8ds2vz3n
    @user-fz8ds2vz3n Před 17 dny

    😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 17 dny

    Muuse ayaa jilicsan markuu Qarankii difaaci kariwaayay ayaa waxwalba lagu hadlay oo lasoo dhiiraday

  • @user-gt3gw1fb8f
    @user-gt3gw1fb8f Před 17 dny

    الجزء من الجنزل الأعمال
    الكبار يصبون الأمهات وآلله 😡 عييييب

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 17 dny +1

    Odayga wax caayaya Da,diisa iyo siduu u hadlayaa isma laha Acuudubillahi

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 17 dny

    Nacaskan xaaywanka ee niink daalkisa uu huurye naaftisa Abdulahi Askaar inaa dool oo faataale faaqshte biishada doofarku

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 17 dny +1

    Haku sheegin siyaasi malaa Adaabaan saxneyne e waxaad tidhaahdaa yutuber cadaw geenu dhaqaale iyo dhuuni ku siiyo sidii uu u kala dili lahaa Dad kiisa una baabi'in lahaa Dal kiisa
    waxa keliya Ee inna dirirow Aad Ninkaa iyo noociisa Oo miidhan Aad ugu yidhii kartaa waa calooshooda u shaqaystayaal sabar kooda u xamaasha Oon dan iyo muraad ka lahayn Dad kooda iyo Dal kooda midnaba

  • @Kingboy_gi2
    @Kingboy_gi2 Před 16 dny

    Sirsdfggi❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 17 dny

    Qofka xuni cidna maaha

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 17 dny

    Kan waramaya waa ciyaala xirsi 😂😂

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 17 dny +1

    Cabudhintu waxaye dhalisa baabaa kii hadal haa iskaa hadlo ee halaa dayo afrikan waxaba kama bartaan tarikhada shalaye ayaay lasconod ku tagtaye cabudhiin iyo xabad laaladhaco shacabka siyaad iyo qadafi iyo sadam xusen iyo kuwi cabudhiin jiraye daadka xagaye ku danbeeyeen hadan intaye meel xun gadhiin xaladu halaga hortago hadi kaale dal iyo daada waa lagu baabi

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před 17 dny

    Horta ina kaahin muxuu ugu hadla ina biixi OO uu U hor booda?!!