DUMAR ISAAQ SAMEEYAY ARIN YAAB LEH DAAWO

Sdílet
Vložit

Komentáře • 262

  • @choukrihassan9544
    @choukrihassan9544 Před měsícem +27

    mashallah iam isaaq,isaaq is the power of Africa💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁❤️🤍💚👍👍👍👍🦁🦁🦁

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 Před měsícem +10

    Waxa layidha janada iyo gabadh isaaqa ba wa loshaqeysta ❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem +13

    Inamada. Yadeen. Ilahoow. Noo. Daa. Isaaqa. Waa. Goon. Gabadha Hoodu. Waa. Qaali. Laama. Taabataan. Iyo. Wilashoodaba. Ilahoow. Noo. Daa. Yaa. Raabi. Maasha. Allh. Amiin

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před měsícem +4

    Masha Allah Reer sheikh Isaaq is powerful 💎🦁💪🌟☀️💪

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem +8

    waridaad TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤ Guul Hablahena sharafta badan Aniga isaaq way i dhalen Wana ahay wanay ila dhashen Hablaha yaga sharafta badan isaaq dheeman weeye Alle Ha noo dayo❤❤❤

  • @AsmaQurux-qx9ob
    @AsmaQurux-qx9ob Před měsícem +18

    Mnsha allah mnsha allaah

    • @ismailabdi6248
      @ismailabdi6248 Před měsícem +1

      Masha Allaah ilaahow nobarakeen

    • @shamishussein9447
      @shamishussein9447 Před měsícem

      Darood Ismail Ninians aan ISAQ DHALYN MAY UU dhiiban jiir in Talada Habaryar shukran

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před měsícem +3

    Alxamdulilaah Anigoo Reer sheekh Isaxaaq ah ❤❤❤ illahay baa i karaameeyay❤❤❤❤

  • @CabdiraxmaanCabdiraxmaan-mo1mb

    Masha allah hablaha soomaaliyeed oo Dhan baa anigoo reer sh isxaq ahna u wada rajaynayaa maadaama oo dumaroo Dhan noo matalaan mara cad oo wasakh laga ilaalinayo

  • @ridwankk2187
    @ridwankk2187 Před měsícem +7

    100% Reer Sheikh Isxaaq hablayna waa dhayman luul

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před měsícem +8

    Mansha Allah waridaad Allah ha ku daayo Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před měsícem +7

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci Před měsícem +5

    Alle ha barakeeyo dumarkeena❤

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před měsícem +5

    Reer Somaaliland waa gob gob dhashay maasha Allah

  • @Burcolove
    @Burcolove Před měsícem +2

    Wlhy 1000 ka badan ayaan u mahad naqaa in illahay hablo dheeman ah aan la dhashay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +3

    Aniga oo warsangeli ah hooyaday waa hy muuse ismaaciil waana jeclahay hadana waxan qabaa dumarka soomaaliyeed waa simanyihiin

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Před měsícem +4

    Masha Allah Thank you my brother 🙏

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t Před měsícem +11

    GuuL guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul soomaalilan GEESI QARAN habalaha ayaad garanaysaa meeqaa ka ay leeyihiin

  • @HodanAmin-wp7gs
    @HodanAmin-wp7gs Před měsícem +5

    Rabi baa nasaaciday ragan waan leenahay mashalla

  • @user-gc3fs6kh3x
    @user-gc3fs6kh3x Před měsícem +4

    Waridaad tu merci inadero fariid dadkisa jecel ayaad thy noloshu kuma xumayso guulayso abidkaa❤❤❤

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 Před měsícem +1

    Shukran halyeey qaran for cumaamdka hablaha duriyada.
    From genyada subeer Awal❤❤❤

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 Před měsícem +2

    Ilaahayow noo daa wiilashayad isaaq❤❤❤❤❤❤

  • @user-cl8zk2rm1i
    @user-cl8zk2rm1i Před měsícem +1

    Isaaq. Maansha. Allah. Hablaha. Isaaq. Ha nooladaan

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Před měsícem +1

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo waridaad tv waan ku salaamay ninrageed ninrageed dhalay buuf cayayaanka keep going

  • @kenzaosman377
    @kenzaosman377 Před 28 dny

    My Grandma who raised me was Isaaq Cidagale greatest person ever I love her so much even after her death what a woman she made me the person I am today. I was so blessed to have her in my life , so yeah am one of the luckiest people alive Isaaq people one love ❤️

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm Před měsícem +1

    Hablaha duriyada waxa qaaliga ka dhigay waa raga duriyada ee aan rag ku jirin maashallah allaw dhawr duriyada ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️isaaq alle iga dhigay alxamdulila 😎

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob Před měsícem +9

    Masha Allah guul iyo gobanimo hablahena guul

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Před měsícem +1

    Manshaballah isaaq Weyne meele uma dhaafo ❤❤❤❤❤

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 Před měsícem +5

    Mansha Allah hablaha isaaq

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 Před měsícem

    Hablahayagu waa luul iyo dheeman ❤from ARAB sheekh isaxaaq

  • @klausmikealson1430
    @klausmikealson1430 Před měsícem +1

    Maa shaa Allaah ❤❤❤❤❤ guul hablaha reer Sheekh Isxaaq❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaliAwcabdi-ed8hb
    @CaliAwcabdi-ed8hb Před měsícem +5

    Mashallaha geesi naladhashay cadawga cagta hoosteda

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc Před měsícem +2

    MAsha allh i love you hablahayagii❤❤❤❤

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před měsícem +3

    maaasha allaah ❤❤❤

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 Před měsícem +1

    Duriyada❤❤❤❤ ilaahow adaa iga dhaliyey reer sheeq isaaaq❤❤❤

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 Před měsícem +3

    farahuba sidoodu ma sina xubnuhuyo way kala sareeyan ❤❤❤❤

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Před měsícem +4

    xaqiiq indero❤ragayagaa qayrkayo na dhaqfiyaya💯✅🩸🥰🙏🏾❤️❤️

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Před měsícem +4

    Reer sheekh Isxaaq dumarka ma dulman mà xumeeyaan caruurtdooda Ilaacadaha lagama baafiyo ninkay guursanayso way u abtirisaa.halka dadka qaarkood caruurtooda 20jirka ilaa 30jirka loo baafiyo abbihii dhalay iyo qabiilkuu ahaa.

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před měsícem

      wallaahay waan naxaa markaan arko somalida kaloo wada ooyaysa oo raadinaysa cida ayihiin

  • @foziawoldehana7951
    @foziawoldehana7951 Před měsícem +3

    Masha Allah guul ❤❤❤

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 Před měsícem +1

    thank you waridaad

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 Před měsícem

    Mash allah wllo geesi qaran jir oojog inshallh Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪💪💪

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před měsícem

    waridaad geesi inader sharaf iyo karaamo ilaahayba ila kaa dhaliyey ku jecliyAa ❤❤❤

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 Před měsícem

    mashaa allaah guul iyo gobonimo habaryar

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem +2

    Wllhi Aniga nin isaaq ah oo Habar jeclo baa leh Hablaha yaga sharafta badan isaaq waa xishood miidhan Alle ha no dayo waxa soo raaca Hablaha soomalida Hablaha ogaaden

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Před měsícem +1

    Mansh Allah ❤gesi qaraan

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před měsícem

    Alxamdulilaah calaa nimcatil Islam 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿ISAAQ AYAAN AHAY ILLAHAY BAA III DOORAY🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿😍😍😍🙏🏿🙏🏿👍🏾

  • @saynabhussein3007
    @saynabhussein3007 Před měsícem +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před měsícem

    Masha allah hablihii duriyadaa dhashi waxa tahay snm gobti reer hargeysa allow inamada yadana noodaa waa geesiyee❤❤❤❤❤❤

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před měsícem

    Geesi qaran waaad mahadsatahy waridaad tvgz

  • @Barkhadle596
    @Barkhadle596 Před měsícem

    Masha allah allah isaaq naga beray aya mahad leh ❤❤❤❤

  • @barwaqoeidid8404
    @barwaqoeidid8404 Před měsícem +3

    🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 Před měsícem

    Masha Allah ❤❤❤ I'm Isaac and I am proud of it 🥰🥰🥰🥰

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Před měsícem

    Mansha alhaa waa runtaa wllo mahsanid waanu isku ognahay wanaga idinkuna ragad ugu fiican tihiin

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j Před měsícem

    Maansha Allah, hableheena ceeb ayaa lala raadiyaa, lakiin gob weeye daacad ah oo Ilahay iyo ragoodaa ilaasha iyaguna way ka dambeeyaan. Hablahayagow guulaysta.
    👋👋👋💚💚💚🤍🤍🤍♥️♥️♥️. Garan maayaanse u sharax.

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    Masha Allaah ❤❤

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před měsícem +2

    Waridaad geesi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mounamawell3993
    @mounamawell3993 Před měsícem +1

    Gaadh Habra AWAL NASSIB LEH🎉❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Maansha allaah waad mahadsantahay abwaan daakir

  • @MucadNimcan
    @MucadNimcan Před měsícem +1

    mashaallha

  • @marwaomar2741
    @marwaomar2741 Před měsícem +2

    Jah maxaan ku faraxsanay inan kadhashay isaaq waliba garxajis ❤❤❤ hoyadayna❤darood tahay ❤❤

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 Před měsícem

      COCONUT OIL FAMILIES 🛢️🛢️🛢️🛢️🛢️🛢️🤣🤣🤣🤣

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před měsícem

    Mnsha Allah hablaha isaaq waa dheeman dhulka guudkisa no saaran
    Aduunkna cid kale kuma dooroonysyno

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 Před měsícem

    Masha Allah tabaraka Allah hablaha duriyadu dahab way dhafeen oo wa dheman iyo luul ❤❤❤❤❤

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p Před měsícem +3

    Maashaa Allah

  • @hindadheman
    @hindadheman Před měsícem +1

    Waa runta Alxamdulilah 🥰💯🥰

  • @Khadra933
    @Khadra933 Před měsícem

    Mansha Allaah duriyada ❤❤❤❤❤❤. Guulayso. Wllo. Geesigayaga ♥️🇬🇶💚♥️❤️❤️🇬🇶🇬🇶🇬🇶cisiyo. Sharaf. Ku noolow

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před měsícem

    Waridaadtv geesiqaran sharaf iyo karaamo kunolow guul iyo gobanimo Soomaaliland 💚 🤍 ❤️

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q Před měsícem

    Guulayso walalo geesi geesi dhalay darbii isaaq manshallah

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q Před měsícem

    Walaahi waaa ruun way ku fanaan waan arkay walal amarka ilaahay way jecelyiin aad iyo aad😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem +2

    Kalmad yarna may ahyne wuxuu yidhi maan dhalin caruurta ee ragkalaa kaadhalay Waxay ahyd In laga Bixiyo 100 halaad waa inaadeerked

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před měsícem

      May gabadha magteedu waa 50 dambi ayay noqonaysaaa wll 😂😂

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t Před měsícem

      Haye dhagayso wll Shareecad islaamka madiidayno Laakiin wax lagu hadlo kumui hadal ninkaasi Markaa Waxay ahayd In Laga dhigo
      1 50 maga
      2 50 xaala

  • @nabiihaxaashi5770
    @nabiihaxaashi5770 Před měsícem

    Mashaallah Alx ilaahayba i dooray inan isaaq meelna iga bixin 🥰🥰

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ou8fs5dk5x
    @user-ou8fs5dk5x Před měsícem +2

    Gobti ayuubey 🥰

  • @CashaIsmaciil
    @CashaIsmaciil Před měsícem

    Mashal dhamman guul❤❤❤❤

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Před měsícem

    Asc waaaw illaahay cimriga hakuu barakeeyo adookalena allaah hanoo badiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waridaaaaaad

  • @bulaalecabdi9566
    @bulaalecabdi9566 Před měsícem

    Aniga hablaha somaliyeed way isiman yihiin from duriyada

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm Před měsícem

    Caynkaa weeye mujaahid labaatanlaw viva hablaha duriyada ❤

  • @sahraahmed6753
    @sahraahmed6753 Před měsícem +2

    Cadawo
    Kuma helo
    Wardaad
    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:05 😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m Před měsícem

    Illahayi ciimriga haa oo barakeeyo Edna aden Amiin Amiin insha Allah ❤❤❤

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 Před měsícem

    Mashaa Allah Geesiqaran🎉❤ Noolow 🎉🎉🎉🎉🌺💐🌺

  • @istaahilcali3246
    @istaahilcali3246 Před měsícem +2

    Alx alle aya mahadleh ilahaw na xifdi

  • @user-pl5nk1nl7k
    @user-pl5nk1nl7k Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤warun hadlkasi wa ceeb isaaq

  • @hodanmohamed5734
    @hodanmohamed5734 Před měsícem

    masha allah ilahay ha sharafo hana dhowre inta ragga kartida iyo raganimada ilahay u dhaliyey dhinac jogaan qeyrkood weyka saraynayaan mahadsanid geesi qaran

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +1

    Waa geeeesiyaa reer shqsixaaq

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Před měsícem +2

    Oo qadri reer sheikh isaac ma sha miyaa kkkkk

  • @nimomataan1703
    @nimomataan1703 Před měsícem

    Mansh Allah thanks ind macaan nollol ind ♥️🥰❤️❤️🥰🥰🥰🥰❤️

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Před měsícem +2

    Ilahaay mahadsika leh

  • @khadrafarahfarah-ye3sz
    @khadrafarahfarah-ye3sz Před měsícem

    Waridaad legend 🦁❤️❤️❤️🙏

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi Před měsícem +2

    Geeeeeeeeeeese madhacayso

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Před měsícem

    Masha Allah ragayagu wa geesiiyin reer Somaliland

  • @user-sl6zh9fz1u
    @user-sl6zh9fz1u Před měsícem +5

    Bk oo kabtan ayuub ka ooyaya yaa arkey 😂

    • @user-eu2gj9fd1v
      @user-eu2gj9fd1v Před měsícem

      KABTAN AYUUB WAA KEE? MAGII QANISKA AHAA EE MARKII DHAQTARKA LA GEEYEY NINKA ISAAQ U TURJIMAYEY.😂😂😂😂😂😂

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Před měsícem

    Wa ruunta xaqiiq geesi guul 😎👋👋❤️👍👍👍💯💯👍👍👋😎😎👋❤️❤️👍💯👎👎👎👍❤️👋😎😎👋👋❤️👍👍💯💯😎👋❤️❤️👍👍💯💯👍❤️👋😎😎👋👋❤️👍👍💯💯👍❤️👋😎😎😎👋❤️❤️👍👍💯💯👍❤️❤️

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před měsícem

    INSHALLAH KHAIR.

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 Před měsícem

    Maasha Allah

  • @JamaadCali-n8o
    @JamaadCali-n8o Před měsícem

    Maansha Allah ❤

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 Před měsícem +2

    Kuwa kalana inader
    Ragii carruurta abti u sameeyey ayaa meeshaa kabaxeee haaaaa
    Halkaa kuno inader

  • @user-vx8wo2cd7c
    @user-vx8wo2cd7c Před měsícem

    mansha alah gesigayagi ilahay haku xafido

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 Před měsícem

    Guul iyo gobonim Somaliland

  • @hodankariye
    @hodankariye Před měsícem

    Maanshallaha reer koonfurtaha bari hore ninka guursadah dumar reer sheekh wuxuu noqon jiray nin tagay

  • @hamseali1444
    @hamseali1444 Před měsícem +4

    Mash Allah

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před měsícem +2

    🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿👏👏👏👏👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿MAMA ADNA