Deg Deg: Xogta Weerarkii Muqdisho, AS oo war yaab leh ka soo saaray & MD Xasan oo qaatay go'aan adag

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
    #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

Komentáře • 17

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem +2

    Mahadsant walaalkey allaha u naxariisto amiiiin yaarabi ❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +1

    AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @CabdixakiinBarre
    @CabdixakiinBarre Před měsícem +1

    Xasan sheekh baa ka masuul au qaraxaa 😅😅😅😅😢😢😢

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 Před měsícem

    MARKAS WAXAAD OGTIHIIN IS WEEDISAN JIDKA WAARDIYO JOOGO WEEDIYA YAA AMRAY MAANTA IYO BERI WARKA LAGA SHEEGAA ILAAHEY HA U NAXRIISTO INTA DHIMATEY INTA NOOLNA CAAFIMAAD TAAM ILAAHEY HA SIIYO AAMIIN AAMIIN

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 Před měsícem

    Alle u naxaristo Yaa rabi
    Qaraxa jeelka dhexe aya lo waday 3 checkpoint ayuu kaso gudbay kadib checkpoint tiyadiu xabsiga dhexe u mari lahayeen aya ku adkaday isla kuwaa xabsiga dhex weeraray aya ka danbeeyay mw hassan sheekh ba go'aan adag ka qadanaya yaad ku qaladad horta iyagaba danbiille ahe

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d Před měsícem

    Sedaxda mesha saaran waa sedax aan necbahy oo kala daran walhi tilaaabo kulahaa war kaas mid maahan ee muqdisho waa baabaday walhi odoygaasana ugu wacan

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 Před měsícem

    Madax intaas oo goor fashimay markii ay qabtaan xilalka dalka, maxaa la filan karaa?

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před měsícem +1

    Mahad Salaad waa la tabay.Tobkobi ma Turkiyaan joognaa magacaas baa qaldan. Sanbalooshe oo doowladii Farmaajo fashilmay iyo Taliye Shub oo isna soo banjaray buu u dhiibay amniga. Wasiir Tiktok oo aan wasiir u qalmin.

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Sanbaloolshe ayey la docdaan xabsi laweeraro iyo qarax yaahuu bacow waaye Kan .

  • @axmedxuseen7523
    @axmedxuseen7523 Před měsícem

    8

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem

    dalka soomaaliya nasiib xumaa markey hogaaminaayaan kuwaan oo kale .allaahayoow kuwani na dhaafi

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před měsícem

      Farmaajo oo la dhaqaysan jiray Shabaab oo u fududeeyay inay 1000 qof oo Shacab ah inay ku dhintaan oo Wasiirkiisii uu isbuucan soo qarxiyay. Sheekh Shariif isagaa Shabaab aasaasay Axmed Madoobe oo MD doowlad goboleed iyo Abuu Mansuur oo wasiir uu Xasan Tuug ka dhigay. Waxaad arkaysaa Doowlad kasta waxaa ku dhex jiro AS

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Haddaay taasu dhacdo oo barisla'aan lagu badalo taliyeyaal , dowladda qarxisay dadkaan sanbalolshe iyo shartiisa waaye .

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Před měsícem

    Arinkan wuxuu kuyimid Fashilka heyada Nisa oo burburtay shaqadoodana kasoo bixiwaayeen iyo taliyaha amniga banaadir

  • @mohammedabdi7534
    @mohammedabdi7534 Před měsícem

    Umadabentakadaya.hasanwashababwaye

  • @MaxamuudFaarax-xp3dn
    @MaxamuudFaarax-xp3dn Před měsícem

    Beena le