Warqaad TV
Warqaad TV
  • 171
  • 1 713 031

Video

Deg Deg: MD Xasan Sh oo godkiisa biya ugu soo galeen & Deni oo la soo baxay Awood Cusub kadib...
zhlédnutí 6KPřed 2 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: MD Xasan Sh oo go'aan culus ka qaatay Ganacsatada & Amar uu ku bixiyey in....
zhlédnutí 4,6KPřed 4 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: Banaanbaxyo waa weyn oo ka socda Muqdisho & Ciidamadii ugu badnaa oo lagu daadiyey...
zhlédnutí 6KPřed 4 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: Xaalka Muqdisho, Hanjaabadda MD Xasan Sh ee Itoobiya & A.Madoobe oo ka horyimid...
zhlédnutí 7KPřed 7 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: Itoobiya oo Digniin culus soo saartay, Xiisadii Badda oo meel xasaasi ah gaartay & Masar...
zhlédnutí 20KPřed 9 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: MD Xasan Sh oo xaalka ku xun yahay, M/goboleedyada oo garabkiisa ka baxay &....
zhlédnutí 6KPřed 9 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: MD Xasan Sh oo ka degay Masar, Fashilka Shirkii Turkiga & Xiisadda labada dal oo...
zhlédnutí 10KPřed 16 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: Somaliya oo Go'aan adag hordhigtay Itoobiya & Shirkii Ankara oo Fashil qarka u saaran
zhlédnutí 22KPřed 19 hodinami
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: Xiisadda Somaliya & Itoobiya oo la soo afjarayo, Muusa Biixi oo hanjabay & Mucaaradka oo...
zhlédnutí 9KPřed dnem
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: MD Erdogan oo go'aan adag hordhigay Abiy Ahmed & Xiisada Itoobiya iyo Somaliya oo...
zhlédnutí 12KPřed dnem
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: MD Xasan Sh oo lagu dhegan yahay & Kiiska Itoobiya oo weji cusub yeeshay kadib...
zhlédnutí 6KPřed dnem
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: MD Xasan Sh oo ku dhawaaqay Go'aan ka nixiyey Mucaaradka & Doorashada oo...
zhlédnutí 4,7KPřed dnem
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: MD Xasan Sh oo guul weyn gaaray & Mucaaradka oo qeylo dhaan afka furtay
zhlédnutí 9KPřed dnem
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: Ciidamadii ugu badnaa oo la geeyey Villa Somaliya & Weeraro Culus oo laga cabsi qabo kadib.
zhlédnutí 13KPřed dnem
Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,
Deg Deg: Shirkii Golaha Qaranka oo halis ku jira, Qorshaha Villa Somaliya & Digniinta B/Caalamka
zhlédnutí 8KPřed 14 dny
Deg Deg: Shirkii Golaha Qaranka oo halis ku jira, Qorshaha Villa Somaliya & Digniinta B/Caalamka
Deg Deg: MW Xasan Sh oo la wareegay Kiiska Weerarkii LIIDO & Saraakiil wadnaha farta ku haya...
zhlédnutí 6KPřed 14 dny
Deg Deg: MW Xasan Sh oo la wareegay Kiiska Weerarkii LIIDO & Saraakiil wadnaha farta ku haya...
Deg Deg: Qaraxyo waa weyn oo laga digay Muqdisho, Xukuumada oo shir deg deg ah yeelanay...
zhlédnutí 4,9KPřed 14 dny
Deg Deg: Qaraxyo waa weyn oo laga digay Muqdisho, Xukuumada oo shir deg deg ah yeelanay...
Deg Deg: M/Goboleedyada & MW Xasan Sh oo fooda is daraya iyo Turkiga oo wada Qorshe...
zhlédnutí 7KPřed 14 dny
Deg Deg: M/Goboleedyada & MW Xasan Sh oo fooda is daraya iyo Turkiga oo wada Qorshe...
Deg Deg: Xog yaab leh oo laga helay Qaabkii AS Qaraxyada & Hubka u geliyeen Liido & MD Xasan Sh oo..
zhlédnutí 13KPřed 14 dny
Deg Deg: Xog yaab leh oo laga helay Qaabkii AS Qaraxyada & Hubka u geliyeen Liido & MD Xasan Sh oo..
Deg Deg: MW Xasan Sh & RW Xamse oo is dhaarsaday, Saraakiil la maxkamadeynayo & Xaalka Muqdisho oo..
zhlédnutí 12KPřed 14 dny
Deg Deg: MW Xasan Sh & RW Xamse oo is dhaarsaday, Saraakiil la maxkamadeynayo & Xaalka Muqdisho oo..
Deg Deg: RW Xamse oo seefta gasha ka baxay, Saraakiil la xiray & MD Xasan Sh oo lagu dhegay...
zhlédnutí 30KPřed 14 dny
Deg Deg: RW Xamse oo seefta gasha ka baxay, Saraakiil la xiray & MD Xasan Sh oo lagu dhegay...
Deg Deg: MW Xasan Sh oo jawaab deg deg ah ka bixiyey Weerarkii Xalay & Amar culus oo uu duldhigay...
zhlédnutí 12KPřed 14 dny
Deg Deg: MW Xasan Sh oo jawaab deg deg ah ka bixiyey Weerarkii Xalay & Amar culus oo uu duldhigay...
Deg Deg: Khasaaraha Weerarkii Liido, Dhacdooyin Xanuun badan & MW Xasan Sh oo yaaban kadib...
zhlédnutí 8KPřed 14 dny
Deg Deg: Khasaaraha Weerarkii Liido, Dhacdooyin Xanuun badan & MW Xasan Sh oo yaaban kadib...
Deg Deg: MD Xasan Sh oo go'aan adag ka qaadanaya Doorashada M/Goboleedyada & Xiisadda oo...
zhlédnutí 7KPřed 14 dny
Deg Deg: MD Xasan Sh oo go'aan adag ka qaadanaya Doorashada M/Goboleedyada & Xiisadda oo...
Deg Deg: Mooshin culus oo la diyaarinayo, RW Xamse oo halis ku jira & MD Xasan Sh oo...
zhlédnutí 6KPřed 14 dny
Deg Deg: Mooshin culus oo la diyaarinayo, RW Xamse oo halis ku jira & MD Xasan Sh oo...
Deg Deg: MD Xasan Sh oo xalad halis ah dhexda ka galay & Siyaasiinta Beesha HG oo...
zhlédnutí 14KPřed 21 dnem
Deg Deg: MD Xasan Sh oo xalad halis ah dhexda ka galay & Siyaasiinta Beesha HG oo...
Deg Deg: Heshiiska Cusub ee Erdogan & Xasan Sh oo ka nixiyey Abiy Ahmed & Markaabta Dagaalka oo...
zhlédnutí 10KPřed 21 dnem
Deg Deg: Heshiiska Cusub ee Erdogan & Xasan Sh oo ka nixiyey Abiy Ahmed & Markaabta Dagaalka oo...
Deg Deg: Xogta Ciidamada uu dhisanayo MD Xasan & Mucaaradka oo uu waagu ku baryayey kadib...
zhlédnutí 6KPřed 21 dnem
Deg Deg: Xogta Ciidamada uu dhisanayo MD Xasan & Mucaaradka oo uu waagu ku baryayey kadib...
Deg Deg: SL oo qarka u saaran dagaal Culus, Xaalka Xildhibaan Abib & MD Xasan Sh oo la soo baxay...
zhlédnutí 8KPřed 21 dnem
Deg Deg: SL oo qarka u saaran dagaal Culus, Xaalka Xildhibaan Abib & MD Xasan Sh oo la soo baxay...

Komentáře

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 Před 7 hodinami

    Etoobiya iyada daba gacanta kula jirto maxa yeelay wa is yaqaana ila iyo axmed gurey sayid Mohamed iyo 1964 iyo 1974 ila 2006 ay cagaha wax ka dayeyn.haddii ay wax awoodan so socda been beenta iyo booto ley maad wadeysan.

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Před 7 hodinami

    Dilla xasen xayawankas hadhibkas foshoxun dilla qaniskas hawiye xasen tukgas hawiye

  • @abdibare5825
    @abdibare5825 Před 7 hodinami

    somali rufiyaan oo itobiyaan ah waaye

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 Před 8 hodinami

    Nin Gumeysi Kujiro Maxow Tara Hadalkiisa Somaliya Waa Dal Xura Wana Inaan Kasarna Gumeysiga Somali Galbeyd

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse Před 8 hodinami

    Dawa dhilif waligii wa jiryay cabsi ba u geysa wa la xurenah

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow Před 21 hodinou

    Halkan tv ga caaclaha

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Před 23 hodinami

    Moryantas foshoxun dilla xasen xayawankas foshoxun hadhibkas kujihada daqonkas foshoxun dilla xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Před 23 hodinami

    Beenta ka daa dadka somali

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 Před dnem

    Kani wariye maaha m.goboleed nin gudoomite ka ah ayaad barbadhigeysaa madaxweyne qaran, qabiil qaran ma noqdo

  • @Hollie-o3o
    @Hollie-o3o Před dnem

    Si j'avais le talent pour réaliser des vidéos comme celle-ci, je serais déjà une star de CZcams. Mais je ne fais que regarder✨

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 Před dnem

    Asc Asxaabeey Canshuur tan waxaa la yiraah daa ka Dhiigeey so Xasan Baahane wax ma deeqo Dantii Guud iyo Qabuura Qodidi waa soo dhamaatay waa in Mashruuc Cusub la keeno Muqdisho waa Maskiin koris duulaan maanta uguma horeeyo Muqdisho waa taqaan sida Madax weeyne loo tuuro Xasan Baahane na waa ikan ayuu leeyahay Hunguri weynin Malaay ayaa shabaq u galay Xasan Baahane na waa ku Deryay

  • @AweysKaraama
    @AweysKaraama Před dnem

    Hasan sh guul ❤❤❤

  • @user-jg6hl3ke4f
    @user-jg6hl3ke4f Před 2 dny

    Yaab yaab kiis

  • @Amberlynn-v2o2o
    @Amberlynn-v2o2o Před 2 dny

    Si chaque journée commençait par une vidéo comme celle-ci, je me promènerais toujours avec un sourire jusqu'aux oreilles💞

  • @fowziya9536
    @fowziya9536 Před 2 dny

    Soomaalidu hadii wadani mahan tahay lacagtii alshabab ka qadijurtay iyo canshurtey diidayan yaa badan ninka waa dulmi fafiye doqon umada isku diyaya

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn Před 2 dny

    natus banaan baxyada aad sheegeeyso canshuurta alshabaab ayaa xoogbuga qaadi jiray mana eeysan hadli jirin waa in dowlad nimada labaro dadkaan

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 Před 3 dny

    Asc Asxaabeey Xasan Baahane Dantii Guud iyo Qabuura hii Marka uu soo liqay lacag ayuu lacag ka rabaa Ganac satada horay uma bixin jirin miyaa mise Xasan Baahane kuma qan cin miyaa Dadka Muqdisho waa hore ayuu Xasan Baahane dishay ee hadeey naan iska Celin Karin Xasan Baahane lacag tu ha Noqoto kaash dolar wax lagu kala iib sado Ganac sato ma jirto waa dan leey

  • @safiasheikhahmed5170

    rer muqdisho intay soomaali jeceelkujiraan baa laga talaabsaday oomarkada oo aydwladi dhalataba bahal looga dhigayaa waar dawlada taageera oo hamaqlina macaaradka wadawlad diid hadadaan cashuur bixin sidee fawlad urabtaan yaase bixinkara waxbarasho bilaasha waar bixiya cashuurta saburna yeesha oo kudayda somaalida kale rer muqdisho hiinraa

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah Před 3 dny

    Md Hasan sheikh waxa u Roon inuu lacag hor leh soo daawacaa hadii kale waji gabax ayuu kala kulmayaa evc haka taqaluso hadii kale sumcadiisa ayaa ku dhumayso side ku dhaci kartaa in laga goosto nuz dollar qofkii wax tuurto evc please Xàsan sheeqow hormuud wax ka qabo hadii kale Waxan kuu arkaynaa nin la shaqaysto hormud soo daawac lacag cusub hadii kale waad qulqushay sxb thank you 😂😂

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Před 3 dny

    Dawlada hala taageero dalka xaalad xasaasi ah ayuu ku jira Cadowgeenii ayaa iridka taagan gudahana ku jira midnimo ayaa loo baahan yahay.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před 3 dny

    Been been sii laga fiican.

  • @user-jg6hl3ke4f
    @user-jg6hl3ke4f Před 3 dny

    Dad ka somaaliyeed shaatiga dowlada ku qaraabta

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Před 3 dny

    Ayadoo xalane wax Laga qaban xamar nabad noqonmaayo ee wax halaga qabto xalane

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi Před 3 dny

    War united nation ayagaa qarax wada inee iska joogaan wadanka ayey rabaa ee halaga tashto wallahi

  • @OsmanAbdirahman-e4k

    Mw sxn shiikh waxaan ka codsanaynaa inuu kursiga mw iska wareejiyo sababto ah dalka walahaaystaa itoobiya waxaay tiri dalka somaaliya kabiximaayo illaa magdhaw laiga siiyo dadkii igaga dhintay difaaca somaaliya maxaad maleesan kartaa dawladaha kale oo ciidama ka jooga somaaliya

  • @OsmanAbdirahman-e4k

    Qaramada madowe ayagaa kadambeya qarax walba oo aay shegaan wuu dhacaa taas waxaay cadeen u thy inaay kawarbaan

  • @homeh3455
    @homeh3455 Před 3 dny

    Kooxda xalane iyagaa ka danbeeya paraxyada mupdisho ka dhacaaya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 3 dny

    Xasan gurguurte waa in laweydiiyaa sababta uu ciidanka soomaaliya u dhiso waayey oo dadka mideynwaayey hadii aanu itoobiya hoos kala shaqaynayn

  • @mohamedhassan3983
    @mohamedhassan3983 Před 3 dny

    The only shabab is Ethiopia and the president of Somalia needs to declare war we don’t take orders from Ethiopia we will defend ur sovereignty!! Ethiopia thinks they own Somalia but are mistaking wallahi and we will show them who and what we are as somali people inshallah!!🗣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂

  • @ExcitedOleanderFlower-hw3oi

    Xasan waa muwaadin dhab ah guul ayaan urajaynaya somaliya

  • @abdinoradangaraar4731

    "Ethopia oo digniin ka soo saartay heshiiska militery ee dhexmaray Ethopia iyo Somalia" 😅

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 4 dny

    SAACADDAN HADDII UUW JOOGI LAHAA AABBO FARMAAJO JARERTAN AFRIKAANKA AH MA JOOGI LAHEEN NASIIB XUMO XASAN XUMOOW AYAA MEEL XUN KU WADO WADANKEENA

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Před 4 dny

    Itoobiya yes masar no Xasan sheekh ka dag xukunka wax aad tahay ma jiraan.

    • @lionman6813
      @lionman6813 Před 4 dny

      Hooyadaa siilkeed itoobiya haku wasto

    • @NurSalad-pc1xd
      @NurSalad-pc1xd Před 3 dny

      Sida dumarka ha caytamine fagaaraha is keen nacas yahow, aniga nin Qaran wax ka yaqaano ayaan ahay, 34 sano ayey soomaliya burbur santahay masar waxa ay kuu qabatay ma ii sheegi kartaa adigoon caytamin, sida caruurta looma Hadlee sida ragga iilla xisaabtan aniga waan ka way nahay in aan caytamo, kaliya waxaad ii sheegtaa waxa ay masar wadankeena u qabatay.ii sheeg jaalle.

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 Před 3 dny

      Itoobiyz lagama rabo soomaaliya

    • @lionman6813
      @lionman6813 Před 3 dny

      @@NurSalad-pc1xd adigu sheeg waxay itoobiya qabatey aan ahayn dhul balaarsi

    • @lionman6813
      @lionman6813 Před 3 dny

      @@NurSalad-pc1xd teeda kale nacasoow itoobiya waa tan gumaysi kugu haysata kilinka shanaad rabtana badda soomaaliya iyo gobolka isaaq la wareegto somaliland lagu magacaabo horaa naloo kala qayb qaybsadey dhulbaana nooga maqan iyo dad ay naga xasuuqeen ayaga iyo kenyaba hankaagu waa yaryahah walaahi inaadan soomaali aadan ahayne is cadee garacyahaw damiirka la a maanta fursad ayaan haysanaa weliba anoo og iney masar iyo itoobiya cadaw yihiin hadana waan lasafanaynaa masar xataa hadey maslaxadoodu kujirto anagana way inoogu jirtaa waana gubayna itoobiya nacalaa dhalee ayaga iyo waxii raacaba 😡

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Waaku mahadsanyahay parlemaanka waana iney arintaan reer muqadisho ay ka mudaaharadan oo xaqooda difaacadan.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 4 dny

    😅😅😅😅😅😅 oo soomaali koonfur imisa wadan bay saldhigyo siinaysaa miyaan wadankaba dawladahaa saldhigyada lasiinayaa aakhirka soomaali koonfur la wareegaynin waa yaab iyo lama arage 😅😅😅😅

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před 4 dny

    Maamulgoboleedyadow xasan umidooba shacabkiibo way u midooweenee xasan hadalkiisu waa ataxyaa lagu dhuusaywaye yuu idin qaldin

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 4 dny

    War ninkaan u sheega inuu dhiig usu yeelo waa ceeb waxaan inuu baryootamo iyadoo ethiopia ay leedahay somaaliya ciidan lama keeni karo waa in aanu ogolaano masarna ma imaan karto cajiib goormay soomaaliya sidaas noqotay. Ethiopia waxaa la taagan tahay badda xoog baan ku qaadanayaa iyo faragalinta dalka oo dhan .

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 Před 4 dny

    Hala ceyriyo kywa jgalkhalka Dadka gelinaya waxay rabaan in Wadanka laga cararo hadey kheer keeyihiin Faladtiin bay wax u tari lahaayeen

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před 4 dny

    Xassn sheekh waxa dhaaamaa habar soomaliyeed 100sano jir ah.

  • @AbdullahApshir-gb1wi

    Kkkkkkkkk sorry sxb

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Před 4 dny

    Waxey lasafteen Etobiya Waayo Ayaagkeeney Ninwaba ninkii keenay Ayuulasafan!!!!

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před 7 dny

    Indho adag failed state Somalia failed miserably again and again and again Iyagaa baryayay kkkkkkkkkk xin Somaliland baa u geeyay baryadaa 4tii dekadood ee somalia la baryaysay maxaa helay? bogcadaa Allah dhigay ee waligeed aduunku ku hirdamayo koonfuri dib ugula dhuuqi mayso

  • @abdiwahab5383
    @abdiwahab5383 Před 7 dny

    Xasan shikh siyaad magaranayo habada meel buu KU ordayaa qof waxab ganana

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před 7 dny

    masar iyo itoopiyo iyo turkiga ma somaaliya beey leeyahiin war hooy xasanow shacbka somaliyed hor dhaaf😢💔

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 7 dny

    Kolbadawlad heshiis ha la hasho .doqontii xasan sheekh iyadoo xamar ololayso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 Před 7 dny

    Masar dad laga guuray bari horewaxba ku.eeraysan

  • @lozaloza1323
    @lozaloza1323 Před 7 dny

    masar laguma tashan karo wayo waa carur u baari ah abahoda kasi oo ah macalinka weyn kkkk nadara ilah hagarsiyo

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 Před 7 dny

    Masar wax ma tari karto Haddi ay cid u hiilnayso walaalhood falastiin Bay wax u tari lahayid

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 7 dny

    Sanad walba somalia mawaxay kujiraa wada hadal badaheena laxariira. Maxaa qaldan?

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 7 dny

    Ithoians are bargaininh with terrtory og somalia. This is incredible at all.!!!