DEG DEG: Ninka ugu Awoodda badan Soomaalida Itoobiya oo weerar layaab leh ku qaaday Xasan Sheekh....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Aadan Faarax ku xigeenka Abiy Ahmed oo dhulka ku jiiday Xasan Sheekh, Sababta

Komentáře • 361

  • @user-wc6wl8zg6n
    @user-wc6wl8zg6n Před 22 dny +19

    Rw kuxigeen ka itoobiya ahna soomaali waa jaajuus dabadhilif itoobiya ushaqeeya yuu idinku sirin magaca soomaali Soomaaliyana waxa dulaynaya waa jaajuusiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před 22 dny

      RW KuXigeenka waa run tii maxaa yeelay waa reer Ethiopia maaha reer somaliya
      Xasan gurguurte waa bilaa caqli aan waxba kala garanayn
      Ethiopia nabada somaliya ayey gacanta ku haysaa
      Somali waxa ugu liita kuwa Xasan madaxweyne moodaaya
      AadanFaarax waa geesi run sheegay

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před 22 dny +12

    Aadan Faarax waa qof cawaan ah aakhirkana waxaa dilidoona Oromo ama Amxaaro,wuxuu kudhashay Garbaciise waana meeshii hal maalin 500 qof oo beesha ciise ah lagu-dilay
    Waa doqon waana khalad in warkiisa lasheeg-sheego

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 Před 22 dny +18

    Somali maaha waa xabashi ee waxba ha ka soo qaadin waa Doqon.

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 Před 22 dny +10

    Adan Faarax afkii Rasulwasare Abiye Ahmed buu nagulahadlay

  • @Fays2010
    @Fays2010 Před 22 dny +10

    Soomaali ma aha ee waa Etoobiyaan.

  • @Shuuke-Gurey
    @Shuuke-Gurey  Před 22 dny +14

    Si aan xog kasta oo Xaqiiqo ah deg deg ugu heshaan Like & Share noo dheh muuqaalkaan

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 Před 22 dny +11

    Soomaali maahan ee waa Wecel meel uu ka yimid aan la aqoon.

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 22 dny +1

      Ma Hooyadaa ayaa wecel kadhigtay waa nin Ogaadeen ah oo laandheere ah oo iskaleh dawlada Africa uugu awooda badan ee Ethiopia 🇪🇹 adeer meel aan maamul kajirin ayaad ku nooshihiine iska noolaada uun

    • @queensuqramahamed5971
      @queensuqramahamed5971 Před 22 dny +2

      Adan duale iyo farah maalim Somali maha miya sabto ah Kenyan nimada ayey aminsan yihin wa Kenyan ninkas kalena hadii uu aminsan yahay Ethiopian nimada maxa ledihin Somali maha ani Mafahmin waxad shegiysin somalida kenya iney Kenyan yihin ayey amin sanyihin maxa udidey iney somali Ethiopia aminsanadan Ethiopian nimada

    • @Xuska-bukgaari-xuska
      @Xuska-bukgaari-xuska Před 22 dny

      @@Abdirahman-1020 hanasheegan dulliyohow xabashiga ah

    • @ogadenia3rddreemedia460
      @ogadenia3rddreemedia460 Před 22 dny +1

      He is Oromo he is not somali

    • @ogadenia3rddreemedia460
      @ogadenia3rddreemedia460 Před 22 dny +1

      @@Abdirahman-1020 anaga ku leh waa wacel qabilka uu yahay waaxba na ka ma galin

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před 22 dny +6

    Adan Farax, waa qof Somaliyeed waa nin isticmaar la noole.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 22 dny +6

    Aadan faarax hakahadlo dumarka iyo odayaasha lagulaynaayo dadkii soodoortay ee gobolka siti from awdal

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Před 22 dny +1

      Aadn faarax iyo in ilay ayaa wareejiyay siti iyo diridhabe canfar ayaagaa siiyay dadka lalaayay qiyamaha ayagaa lawaydiin caruurti lagubay iyo waayeelkii

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 12 dny

    Waaa nin caloooshisa u shaqayste ah oon xitaa reerkoodu nqceen oon waxba ugu filnayn

  • @koureichomohamed1437
    @koureichomohamed1437 Před 22 dny +5

    Waa munaafq

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g Před 22 dny +7

    Waa shaqaysanya ha la yabin

  • @OmarHassan-ui6vm
    @OmarHassan-ui6vm Před 22 dny +2

    Somaali maha ee Xabashi waa Aby 2aad waxba haka sooqaadin

  • @abdillahiahmedcheik7645
    @abdillahiahmedcheik7645 Před 22 dny +1

    Hassan sheekh maha somali
    Xamar ba somalida kale la u goomesta
    Hassan sheekh iyo tolki wa moryan qabily ah

    • @AbiyeetaAdesh
      @AbiyeetaAdesh Před 14 dny

      Illah haku caafiyo waa jiran tahee doqomoow

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 Před 22 dny +2

    Waa saxan yahay aadan faarax

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 Před 22 dny +1

    Nikan waa rufyaan ugu doqonsan rufyaanada itopiya xataa in uu dhaho allaha u naxariisto waa awodi kari waayay dad kiisi laxasuuqay...!!!

  • @AbshirAbshir-100
    @AbshirAbshir-100 Před 22 dny +4

    Xabashida waa cadowgeena koowaad..Aden asaga ha is xoreeyo..

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 22 dny

      Adiga Amizom ayaad ku hoos nooshahay ninkana wuxuu kunool yahay Dawlada Africa uugu awooda badan ee Ethiopia 🇪🇹 Amizom iska xore oo dawlad samayso markaa Ogaadeen usoo gudub

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 22 dny +1

      Adiga Amizom ayaad ku hoos nooshahay ninkana wuxuu kunool yahay Dawlada Africa uugu awooda badan ee Ethiopia 🇪🇹 Amizom iska xore oo dawlad samayso markaa Ogaadeen usoo gudub

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 22 dny +1

      Adiga Amizom ayaad ku hoos nooshahay ninkana wuxuu kunool yahay Dawlada Africa uugu awooda badan ee Ethiopia 🇪🇹 Amizom iska xore oo dawlad samayso markaa Ogaadeen usoo gudub

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 Před 22 dny +8

    Waa oromo sheegta somali

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 22 dny +1

      Adiga Amizom ayaad ku hoos nooshahay ninkana wuxuu kunool yahay Dawlada Africa uugu awooda badan ee Ethiopia 🇪🇹 Amizom iska xore oo dawlad samayso markaa Ogaadeen usoo gudub

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 Před 22 dny +1

    Adaan faarax waxaad waudiisaan dadkii uuisagu kasoojeeday barakicii ciise away

  • @ahmedyusuf5077
    @ahmedyusuf5077 Před 22 dny +2

    Waa Dabadhilif Dabada u dhaqa zaby Wsr kiisuna Macanamalaha

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 Před 22 dny +5

    Hooyadiis ha u sheego.

  • @abdulkadirabukar7966
    @abdulkadirabukar7966 Před 22 dny +2

    Waa Caado qato aan Soomaali ahayn kaas waa mid in la hubiyo u bahaaan inuu dhalay nin Soomaali xalaal ah.

  • @Abdulahi-q7j
    @Abdulahi-q7j Před 19 dny

    Ninkastaba xilikisa ayu ilaalsanayaa ani ahan Adan faarax wa saxsanyhy

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 Před 22 dny +1

    Hadoow Soomaali dhab ah yahay sidaad uma hadleen DNA giiisa Yaa baara

  • @EidXaaji
    @EidXaaji Před 22 dny

    Rws Aadan faarax waxa uu Sheegayo wa Xaqiiq

  • @MahamoudSougueh
    @MahamoudSougueh Před 22 dny +3

    adan farax mahin somal
    wa qoti weyin

  • @user-yp8wk6qe6g
    @user-yp8wk6qe6g Před 22 dny +3

    Adan farax waa horgal wayee

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 22 dny +1

    Waa jaajuus xabashi ah somali ma ahan ee somaliyey yaan lagu sirmin dadka noocaan oo kale 🔥😡

  • @cabdirisaaqabdullahi27

    Aadan faarax isagu ha xuroobo marka hore anaga miyaad noo sheegeeysaa nin cabsanaya hadalkiisa

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 22 dny

    Adan Farah wa Nin Cise ah wana ilmo Xaran ad u lita o xita daskisa o 2 sano la xasuqayay ayu ka hadli wayay wa garac

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před 22 dny +2

    waa sax waayo it is a true story

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Před 22 dny +2

    Afgaarta guracan waxaa wada aadan faarax aadan mawaxa uurabaa isagoo shalay ayshaca qaadka kugadaayay inuu soomaalinimada nagasaaro anagoo dhiigii aabayaashayo qoyaynyahay oo ay canfartu laysay

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před 22 dny +1

    Adiga Amizom ayaad ku hoos nooshahay ninkana wuxuu kunool yahay Dawlada Africa uugu awooda badan ee Ethiopia 🇪🇹 Amizom iska xore oo dawlad samayso markaa Ogaadeen usoo gudub

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 Před 22 dny

    Aadanoow xabashinimada iska dhaaf soomaalinimada ku soo noqo

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 22 dny

    Wa run tisaba daryeela tukalena ku dara Somaliya horta dawlad iyo Wadan ha dhistan

  • @abukarabdi9968
    @abukarabdi9968 Před 22 dny

    Taas hade waa runtii Aden Farah

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 Před 22 dny

    Aadan waxaan dhegaystay qudbadii uu ka jeediyay 60 guuradii jamacada bahirdar.
    Adan wuxuu u dhaqmay in uu xabashi yahay markuu qudbadaas af xabashi ku jeedinayay si shaqadiisa u ilaashado.
    Marka aadan wuu ku daayay ilaahay ha u sahlo in uu soomaalinimada gugu soo noqdo.

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 Před 22 dny +1

    Waa nin madiidin ah waxuuna fiirsanaya shaqadiisa
    Lagana yaana yazbe in abii ku amray in uuqoraalka qoro
    Isagoo loo isticmaalayo
    In uu yahay somali
    3:50

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před 22 dny

    Waalaalhaayga somaaligaalbeed maahaan xoor guumaaysiigaana Ayaagaaraah intoodabaan khaaar naah caabsii haaysaah.

  • @user-pj3hd6ik6p
    @user-pj3hd6ik6p Před 22 dny

    Xasan shekh wadoqan siyaasada aqon kumaa habona madaxwene inu ahado

  • @aliismail9636
    @aliismail9636 Před 22 dny

    Somali galbeed Waxaa saxeexay oo bixiyey dawladii kacaanka ahayd ee siyaad bare 1987 jabuuti, ayada oo kumanaan kun oo Somali ahina ku dhinteen 1977 inta aan Somali galbeed khakhal la gelin Somalia halal xasiliyo

  • @samraamo8912
    @samraamo8912 Před 10 dny

    Rag waxa nagu jira o duaha midabka soaliyed dugulka lamooda ninkan wa kursi caabud mana matala magaca somaliyed

  • @user-qz6yb4th7z
    @user-qz6yb4th7z Před 22 dny

    Jismigiisa sare waa waa soomali gudahana waa ka itob iyaan

  • @enginiamohamedabdow9534

    Waa qaldayahy ee waa nin walan

  • @AbkowMahdi
    @AbkowMahdi Před 22 dny

    Waa dabadhilif ushaqeeya cadawga 15:56

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před 22 dny

    Niin laahaastaah baa nooga sheekaanaasaah.

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 Před 22 dny

    Waa soomaali itoobiyaan inta kuwa Itoobiya aad rabtiin Soomaalida hishiisiya

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před 21 dnem

    Waa qashin jaasuus ah laakiin soomalia maxaa kagalay

  • @elmi6445
    @elmi6445 Před 22 dny

    Adan farax odayga farax uu waa abahay leeyahay waa abtigii oo soo koriyay ee mahaa abiihii walahii qof somaliyeed oo guriigiisa martii ugu tagayiina ma jiroo ciyaalkiisana ma yaqaniin luqada somaliga af xabashii ayay ku hadlaan ee ma ii saga madaxwayne xasan sheekh uu jawaabii kara duulii jajuus ah weeyaan

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 22 dny

    Somali galeb hada aya dib lo tageri o wa la hubayn itobiya way bur buri insha Allah hadaba gabi ayay ka lulata Itobita iyo Abiy

  • @abdillahiahmedcheik7645

    WA RUNTIISA ADAN FARAH XASSAN SHEIKH HORTA SOMALIYA HA ISUU KEENO hawiyanimada lafaaha jabisay ha ka bogsado intu oo xanuunka daroodka ee haya isaka daweedheh

  • @DaoudAwaleh
    @DaoudAwaleh Před 21 dnem

    Waa siasi ee haa ka war sukunu

  • @cabaasxasan2537
    @cabaasxasan2537 Před 8 dny

    Ab iyo isir toona uma dhaxeeyso somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹 aadan faarax waa damiir laawe liita cadaawada udhexeesana ma dhamaneyso intey dhulka somali galbeed inta ey gumeysiga aan ka saari doono waana huba xil ey noqoto

  • @AhmedDey-pr8dd
    @AhmedDey-pr8dd Před 22 dny

    Waxa somalidu melkastay joogto waxay heer ugaadhi la dahay waa dhuuni qatahan oo kale hadaan nahay dhalinyarada kasojeda somali galbeed somalia Alaw nala midee from fafan

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 Před 22 dny

    Itoobiyaa gaysay Villa Soomaaliya Gen. Gebre

  • @IlyasAbdi-d4x
    @IlyasAbdi-d4x Před 22 dny

    Waaxa uu Ku hadlaayo afka Abi

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 22 dny +1

    Kan dhiig somaliya Kuma jurto waa lugu shaqeesto😢

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Před 22 dny +1

    Aden farxaa waa xoolo😂😂😂 mikiin

  • @gouldIdriss
    @gouldIdriss Před 22 dny

    Wa damer dhar ciiyey

  • @abdisalamismail9596
    @abdisalamismail9596 Před 21 dnem

    Adan Farax, waxaan u sheegaya:
    ✅DDS ama Somali Galbeed waxa iska leh Somalia , mar uun bay ka xiroobi doontaa Gumaysiga Ethiopia.
    ✅Adan Farax wax haka qabto xasuuqa ka socda Sitti ee Oromadu ku hayso shacabka Somalia.

  • @cabaasxasan2537
    @cabaasxasan2537 Před 8 dny

    Asaga ayaaba ka hadlaya in dhulkeena ey Ethiopia 🇪🇹 hada heysato oo somali galbeed ey gumeesi ku hoos nooshahay

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Před 22 dny

    War waxaad doonto sheeg bad soomaaliyeed heli meyside calooshaada u shaqeyso skursigaa kaa hadliyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✌️✌️✌️✌️🤲

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 22 dny

    Waa maqaarsaan adan farah, isagaa bixiyay garbaciise iyo cadhaytuu iyo cundhufo oo usaxiixay canfarta. Degaanka umahadalo marka lalaayo somalida. Waa dabodhilif

  • @raafxero527
    @raafxero527 Před 22 dny

    Siyasad ma taqaanan.ninkani waa cuusub yeey, waa in uu raac siyasad dowlaad,
    Awod badan ma laha. Waa saxanyey.mar hadanad awood laheen. Suug mustaqbal Ka la noolow garo awood dadkaga.

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 Před 22 dny

    Wa sax marku jigjiga kaxad raynanan musaxana mise manta xassan shikh

  • @user-yn4yc6ch4f
    @user-yn4yc6ch4f Před 22 dny

    Way isku keen sixreene ilahay habur buriyo sixirkooda Dibna ha ogu noqao amiiiiin yarab

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 22 dny

    Waa jaajus Xun oo la kufsaday

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Před 20 dny

    Muxuu uga hadli waayay dhul boobka canfarts iyo tsageerada Aby Ahmed

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 12 dny

    Waa ayga abiyi

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Před 22 dny

    Dabaqoodhi Aan Xor Ahayn Oo Liita Soomaaliya Cantarabaqashkiisa Dheg Uma Dhigayso Soomaaliya Waxaa Burburiyey In Laga Xoreeyo Isaga & Qaar Lamid Ah Oo Xabashidu Rarato Se Doqon Nebi Muuse Ayaa Habaaray Oo Lama Xorayn Karo Hadalkaasna Isaga Fikirkiisa Maahan Ee Ninka Rarta Ayuu Makaroofan U Yahay Shacabka Soomaali Galbeedna Ma Metalo Isaga & Inta La Ayniga Ahi.

  • @user-bw2sp8iu8m
    @user-bw2sp8iu8m Před 22 dny

    Shuuke waad mahad santahay walaal sida aad noogu cadeysay dhagaraha kuwa diirkeena leh hadana uurkoodu cadaawada iyo baabi inta umada soomaaliyeed kabuuxo waan hubaa inuusan kumatalin hadalkaas itoobiyaanka uu kudifaacayo shacabka soomaaliyeed ee sharafta leh ee soomaalida deegaanka waxaan ognahay shacabka deegaanka soomaali nimada inay ayaga kasoo bilaabato kuna dhamaato yihiinna dadka soomaalinimadooda iyo islaam nimadooda marwalba ku dhibaateyso itoobiya marka waxaa ladhihi karaa ninkaas reysul wasara kuxigeenka itoobiya ka ah wuxuu kamidyahay caada qaatayaasha iyo munaafiqiinta waa qof dadnimadiisa iyo diinkiisa ku badalanaya dhuuni aan meel gaareyn munaafiq waligeed dunida waa la😂 arki jiray taariiqda aduunkana meel madow ayey kagaleen xitaa nabigeena muxamad scw ayey dhibi jireen jaajuusi jireen waliba ayagoo sheeganaya iney raacsan yihiin nabigeena scw marka raga dunida tariiqdaas madow ka galay ayuu qeeb kanoqonayaa wax waxlala yaabo ma.aha haduusan alihii abuurtay utoobad keenin uusan kadhaafin umada uuka dhashay ee muslimka ah ee soomaaliyeed dhagarta iyo munaafiq nimada jaajuus nimada iyo doorinta dhaqankeeda iyo diinteeda

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Před 22 dny

    Waa doqon dawa dhilifka shisheyaha ah oo la adoonsaday doqonka Shanta somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🇸🇴🫡🦁💎❤️☝🏽💪🇩🇯🫡

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Před 21 dnem

    NAAGAYS ABIYO INDHO BUUR GAAL AH BUU U YAHAY NAAGAYS WAXBA LAGA QORI MAAYO DABO QOODHINIMUU KU HELEY IYO INUU SIDAAN U HADLAA U DAMBAYSEY ILAAHAAYNA WUU KA FURTEY WUUNA IS CEEBEEYEY ILAAHAAY BAAN KA MAGAN GALNEY WAA MARXUUMKII LABAAD.

  • @CaliAxmad-c2q
    @CaliAxmad-c2q Před 22 dny

    Nin kaah wacalosha u shaqasta wana shikhsi mana a ha xor waquf loodhii bay

  • @abdirashidabdullahi-x7j

    Awoodda aad ka hadlaysid mee waa miskiin yar oooromo gumeysato oo oromada ka dhexhadlayso war kuwani waa dad bahdilan haloo gurmado

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 22 dny

    Kk Cabdi ilay ayuu ku xigeen u ahaa ader

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 Před 22 dny

    Itopia waxay ogtahay in soomaalidu israaci doonto hadii gacan la isu qaado

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 12 dny

    Kanasii mid ahaan mayno itoobiya hadanu nahay somali galbeed

  • @sosoyusuf6034
    @sosoyusuf6034 Před 22 dny

    Soomaliya hanoolaato waligaa jir oo joog baddaa inta taariikh lahayo soomaali ayaa lahayd jaasuus kasta hasoo hadaaqo

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 Před 22 dny +1

    Wa ina Ileey labaad

  • @hassanadenorgab9628
    @hassanadenorgab9628 Před 15 dny

    Waan farakh kaasi

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před 10 dny +1

    Waa sick man waxow u shaqeynaa caloshiis ayuu u shaqeeyaa he is not somali xasbunAllah wanicmalwakiil Aadan Farax.XasbunAllah wanicmalwakiil

  • @AxmedNasir-i3p
    @AxmedNasir-i3p Před 22 dny

    Waxa la yidhi nin tiisa daryeelaa ta kale ku dara Markaa dadka soo qoraya komantiyada aan munaasibka ahayn ama aan xaqiiqada ku salaysnayn waxaan odhan lahaa inta aydaan wax ka sheeting raisal wasaare ku xigeenka dalka itoobiya oo ah nin sharaf iyo karaamo ku leh dalkiisa iyo deegaankiisa in aydun idinka soomaalida sheeganayaa iska xoraysaan cadawga shabaabka dalkiina haysta bulshadiinana xasuuqa maalin walba aadan faaraxna waa ku sax San yahay qoraalkiisa qiimaha leh ee uu soo qoray iyo baaqa uu u diray umada soonaliyeed
    In ay danahooda gartaan ilaahay ha idinku anfaco waanadaa saliinka ah

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 22 dny

    Ethiopia waa cadow madow oo XUN.... Dadka ay doortaan ee la shaqeeya waa ka xun yihii XABASHIDA.

  • @Abdulahi-q7j
    @Abdulahi-q7j Před 19 dny

    Wa 40 sano waxa nilitalinayo gorma tashanaysid aqligini Aya ba qabyaalada xishooda

  • @BurhanSalad-qr2vc
    @BurhanSalad-qr2vc Před 22 dny

    Waalale waxan runbu ka sheegey waxana ben bu ka shegey mid kale dawalad somali awey sotan 10 calan yelatey marka walale wa saxanyaye

  • @SaynabIbrahim-fb8mr
    @SaynabIbrahim-fb8mr Před 22 dny

    Waa jaajuus la waa islaanta abiye axmed anida tolkii oo ciise ah ayuu wax u tari waayay dameerka afka cadlihi

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 Před 22 dny

    Jaajuusow itoobiya iyada abaalkaada taqaan

  • @KhadarMuuse-mg9uw
    @KhadarMuuse-mg9uw Před 22 dny

    Ninkan waa ninlagumaysto abiye ayuukabaqaya

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 Před 21 dnem

    Waxankaxumahay,ninkan Rw,kuxigenka.itopia, wamikahadlay,,wixilosodhibay ,jajuska, uguweyn inoyahayayowcadeystay

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 Před 22 dny

    shaydan adan farah wa ninka halki ukudhadhay hal malin lagu diilay 500 boqol oo qof damir iyo dad nimo midna maleh

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 22 dny +3

    Awalba ogaadenia horgal ayey ka xoroow wayday

    • @sahraismail2230
      @sahraismail2230 Před 22 dny

      Ninku waa ciise soo maa ah ?

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 22 dny +1

      Adiga Amizom ayaad ku hoos nooshahay ninkana wuxuu kunool yahay Dawlada Africa uugu awooda badan ee Ethiopia 🇪🇹 Amizom iska xore oo dawlad samayso markaa Ogaadeen usoo gudub

    • @munayousuf8460
      @munayousuf8460 Před 22 dny

      @@Abdirahman-1020 ani dhulkayga ssc khaatumo ssc baa katalisa Ethiopia na anigu dawlad uma aqoonsani waa oromo mu aamarnad sixir wada

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 22 dny +1

      @@munayousuf8460 xornimo lagu faraxsan yahay 2024 🤣😁😅😁🤣😁😅😁🤣

    • @user-ds9zt2nb9o
      @user-ds9zt2nb9o Před 22 dny +1

      Hooyda wss khaatumo nasa dheerbawas

  • @abukarabdi9968
    @abukarabdi9968 Před 22 dny

    Degalka yaa kuqasbihaayo somalida

  • @user-jj2nh6uv8o
    @user-jj2nh6uv8o Před 22 dny

    Ninkaasi waa oromo

  • @muminosaciid5026
    @muminosaciid5026 Před 22 dny

    Hadii uusan saas u hadlin jagada ayaa laga tuurayaa waa nin aan soomali u shaqeyneyn layaab maleh.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 12 dny

    Waa ay ay dhalay aaDan farax maba aha inuu hadlo waata reerkiisa lagumadayo nacaska uraya ee wXa loosodhibo ka hadlaya

  • @user-rx8gc2pq1m
    @user-rx8gc2pq1m Před 22 dny

    Aadan waa wadani danta umadiisa wada

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před 22 dny

    SOMALINIMO WAAN KU DAALNAY ITOBIYAN AYAN DOONAYNAA.HAWIYE DAROOD IYO ISAAQ AYAAN UGA TAGENAA SOMALINIMO

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Před 20 dny

    Waa dsbadhilig cadulqaati ah , nasabadiisa dhaafsaday dhandhamo

  • @dahirahmed2405
    @dahirahmed2405 Před 22 dny

    Runw buu sheegay sidaa ayaanu wada qabnaa