Qeybta 1aad Wareysi Generaal Maxamed Nuur Galaal oo ka hadlaya dhibaatooyinkii dalka Soomaray.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 08. 2020
  • Qeybta Kowaad Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo Generaal Maxamed Nuur Galaal uu kaga hadlayo dhibaatooyinkii dalka soo maray soddonkii sano ee la soo dhaafay iyo waxa ragaadiyay dhismaha Dowladnimada.

Komentáře • 282

  • @fuadahmed7346
    @fuadahmed7346 Před 3 lety +23

    Illahay ha’unaxariisto Janatul Fardowsa hageeyo ameen,

  • @abdallaabdinasir1577
    @abdallaabdinasir1577 Před 3 lety +26

    Who is after hearing his death may allah have mercy on him

  • @ummulkheir5434
    @ummulkheir5434 Před 3 lety +10

    Somali qof run ushego ayawayse ilahey hakunaxaristo runta atakahadhashe may Allah have mercy on him . Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hamzaabdi6513
    @hamzaabdi6513 Před 3 lety +16

    Amazing testimony about 77 war

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 Před 3 lety +15

    Somalidu runta waa dhibta tarikhda waa tarikh. Meerso ama ka tag. Allah haku naxaristo general galaal

  • @abdiazizmohamud2798
    @abdiazizmohamud2798 Před 3 lety +14

    Odaga 1973 dagalki carabta iyo gumeystaha israaiil ka dhex dhacay si hufan oo toos ah buu uga shekeyay oo maskaxdisu wa fadhidaa

  • @mccazhad
    @mccazhad Před 3 lety +14

    Allah yaa raxma Generale. Amiin😭😭😭

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Před 3 lety +3

    Alle ha u naxariisto Jeneraal Maxamed Nuur Galaal Halyeey Qaran bu aha

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz Před 4 lety +8

    Maasha Allah xog ogaal geesi ah, Allaha ku dhowro, waa halyeeygii kasaarey xamar dhiig yacabkii sida baa dilka ah ku xukumay ey 21 sano somalia

    • @gaarsiiyemedea6051
      @gaarsiiyemedea6051 Před 4 lety

      Qabta labad wagoorma

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 Před 4 lety

      waa ninkii 26 cisho gacan ku dhiiglihii 21 sano Somalia ku amar ku taaglayn jiray kaga saaray muqdisho

  • @abdirahmanali5605
    @abdirahmanali5605 Před 3 lety +5

    Car mardanbee afweyn ka dhee maxamad siyaad barre illahay ha u naxaristo

  • @Tooxoow24
    @Tooxoow24 Před 4 lety +9

    Wariyaha hala badalo kulanka xiga xasan wali waa dhalinyaro qof xoogaa xogogaal ah ama xiligaas soo gaaray halla raadiyo, runtii illaa xad xasan wali waa dadaalay jiilkiisa waa ka roonyahay meelaha qaar oo waaba yaqaan lkn ninkaan cml nin weyn baa ku fiican si fiican hallooga ssoo saar wax badan

    • @cumarshiiqxasan6382
      @cumarshiiqxasan6382 Před 4 lety

      Waa runtaa sxb mararka qaar waxaa moodaa in uu ilmeysanayo bad kale ayuu lagalayaa asagoo ka mashquulinayo in meelaha nuxurka leh laweydiiyo waa in su'aalo nuxur leh laweydiiyo si xogo muhiim ah looga shiilo hada odayga uun baa inta badan iska sheekeynayo umaba eka nin lawareysanayo waa sida in uu inankiisa usheekeynayo saraakiishii hore dhalinyarada xaafada ladegan baa qaabkaan oo kale ugu sheekeeyo waa laga koowiyaa waana loo qoslaa oo kaliya ileen xogo muhiim ah oo lafaag faago lama hayo hadadaana wariyihaan aqoon wariyinimo wuu leeyahay lkn xogo badan mahayo waa dhalinyaro waana firfircoon yahay lkn odayga malisi karo

  • @asiya_0248
    @asiya_0248 Před 3 lety +2

    Mashallah Jeneralka taariikh aan wax kabaranay ayuu ka hadlay. In kastuu hadal adag yahay oo uu dadka qaar qabiilkooda ku dhajiyay, runtii inta Soomaali ee taqaan waligiis dagaal qabiil aqoontiisa militari dadkiisa iyo dalkiisa wax uguma geysan. Ilaahey ha unaxariisto waa nin aanan dhiig somali daadin. Waxa ciil labaday iyo shirqoolna kama aarsan. Wiuna heli doonaa illeen ilaah baa wax jaasiyee.

  • @user-ke9xn9gq1w
    @user-ke9xn9gq1w Před rokem +1

    ❤one of the great legendary somali golden generatoin❤absolutely made a brave history tale

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 Před 3 měsíci +1

    100 jir cuqdad la dhimanayo weeyo inaalilaahi waxaas oo cuqdad ah ma aakhiro la,aaday kulaah faro lagahaayay siyaad barre oo walibo amxaaro ayaa ka haysay dad aqligooda joogo miyuu usheekaynaa
    Ilaahow hana ceebayn

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před rokem +4

    iLaahay.ha.unaxariisto.Amiin

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal Před 2 lety +3

    Allaha unaxariisto Sareeye Gaas general maxammad Nuur Galaal. Geesia taariiqleh.

  • @awardere
    @awardere Před 2 lety +6

    Awoowe ilahi haku Naxristo ❤️

  • @Madajiye
    @Madajiye Před 4 lety +2

    WAAN-GARTAY I like the way wariyaha U wareysanayo Wuxuu iso Xasuusiyay Waayo waayo

  • @somalilandchessfederation9356

    Waa nin reer Somaliland ka nabad galeen isna nabad geliyey waagii rajeemkii......Viva hawiye Viva darood Viva gen galaal....wuu is baraxey was hore...wuxuna cadeeyey inaanu rajeemkaas wax badan kula socon sidoo kale daarood in badan oo saraakiil wanaagsanaydbaa ku jirtey...inta samaha jecel anaguna waanu jecelney........

    • @abdi1502
      @abdi1502 Před 3 lety

      inkaari kugu dhacday galaal waa masiibo nool

  • @wllxumbacade1474
    @wllxumbacade1474 Před 3 lety +5

    Generalle runta ayu shegay alle haunaxaristo

  • @bashirqadiibrahim3594
    @bashirqadiibrahim3594 Před 2 lety +3

    Ilh hakuu naxariisto baaba😭❣

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg Před 5 měsíci +1

    Jenralale mohamed nuur galal alh uaxariisto

  • @Nuuriz
    @Nuuriz Před 3 lety

    Masha allah Genaral Galaal nin wax bdan og wye waxbdan nh ino soo qabtey

  • @abdi-azizabdi-rahman3152
    @abdi-azizabdi-rahman3152 Před 3 lety +2

    General maxamed nuur galaal alle haw naxariisto #NATIONAL_HERO

  • @abdirisaqmahamed5418
    @abdirisaqmahamed5418 Před 4 lety +3

    Odayaashi.ama.dhalinyaradi.hore.oo.ka.nasibka.badan.dhalintan.imika.ee.ay.qabyaaladu.dishay.waan.ku.salamay.galaal

  • @hanadqeys1939
    @hanadqeys1939 Před 8 dny

    Allha yaa raxma 🥲🤲

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 3 lety +8

    Yaab war dee dadka ka xanaaqsan ma runtaa dhibeysa .general waa waayo arag

    • @yasincamay9868
      @yasincamay9868 Před 3 lety

      Isaaq cuqdadaysan oo darood nacayb hayo ayad tahay aabaha iyo awowga aya cuqdadas udhintay😂😂odaygan wuu isku darsamay siyad bare jajus itobiya u aha seriously?!

    • @suuusaaran7992
      @suuusaaran7992 Před 3 lety +2

      Daroodka waxeey naceb ayahiin. Qof hawiyo ah oo waxoo ogaa sheeko weey caayaana

    • @suuusaaran7992
      @suuusaaran7992 Před 3 lety +3

      Cuqadad u xuna somaliya waxaa qabo daroodka 🔥isaaq waxeey fahameen daroodka cuqadoda

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh Před 3 měsíci

      Haa wlhi

  • @sacidyare7896
    @sacidyare7896 Před 3 lety +1

    Alla yaraxma

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg Před 7 měsíci

    Alh naxariisto jantul fardowso alh kawaarbiyo jenralale mohamed nuur

  • @redback043
    @redback043 Před rokem +1

    Allaha u Naxariisto Geesigii Geeska Afrika Gaar Ahaan Soomaaliya Mudane 🤠 Maxamed Nuur Galaal Ee Cadowga Soomaaliya oo Dhan Cagta 🦶 Mariyey Waa Geesi Geesi Dhaafay GeeridaYaqaan Waxaa Uu Mudan Yahay In Taalo Xasuusa Loo Dhiso Geesigii Habar Gidir Gaar Ahaan Ceyerka Cad Cad Oo La Caabinkarin Waa Qabiilka kaliya Ee mariixaan marka ay maqlaan Isku saaran rag iyo dumar caruur iyo ciroole intaba Maxamed Nuur Galaal waa in Taariiq diisa aan la duugin maba duubeen asagana oo nool ayaa wareysiyo laga qaadey wax garadkoow ku faanaya Geesiga iyo kuwa ka badan oo ah taariiq itus oo i,taabsii ah

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 Před 3 lety +2

    Libaax General maxa.ed nuur galaal geesi dalkiisa iyo dadkiisa u halgamay 💯✊✊

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 Před 3 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @YusufAxmed-tr2lg
    @YusufAxmed-tr2lg Před 2 měsíci

    African lion king aun galal iminka ka shekeyn sagal sarkal itopio U basasay gacantisa Ku dilay manta isticmar lo wada adegayo madax shacabka qarxin nasib daro weyn nagu dhacday Jano Allaha siiyo Aamiin ❤❤❤❤❤

  • @dayaxcali8335
    @dayaxcali8335 Před 3 lety

    Ganeral galaal waa nin waaya arak ah allah haunaxariisto janatul firdoowso allah hakawaraabiyo aamiin

  • @abdifitaxcarabey1259
    @abdifitaxcarabey1259 Před 3 lety +1

    Masha allaah

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 4 lety +7

    General galaal waa good military officer one of the good ones weliba lakin ma aha siyaasi

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 Před 3 lety +10

    Odaygii reerka haddiu sidan u hadlayo, dhallintii maxaad ka sugaysaa? Allaa noo maqan. Oday lagu khasaaray dheh

    • @ilyaas3017
      @ilyaas3017 Před 3 lety +2

      Laxda mudug baa tahy ee iska dhawaaq xoolo xooli dhalay
      Galaal mahooyadaa buu wasay

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 Před 3 lety

      @@ilyaas3017
      Adiga ma garac uu dhalay baad tahay,

    • @abuukarmoalimabdule3883
      @abuukarmoalimabdule3883 Před 3 lety +1

      Taasi waa xaqiiqda dhabta ah

  • @khaackhaac989
    @khaackhaac989 Před 3 lety

    Ilaahey ha u naxariisto gen.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety +1

    General galaal taariikhda si wacan ayuu uga hadlay,general caynaanshe inuu maxamed Ibrahim cigal u digay galaal hortii lama sheegin,ilaahay haw naxariisto labadoodaba

  • @abwaanshamaaqille9975
    @abwaanshamaaqille9975 Před 3 lety +3

    Warnio horta ninkani mawuusan rabi iyo aakhiro lahaynoo kabaqayn muxuu beenta kufalaa ninku xiqdi iyo cuqdad kujirtaayi weynaa horta

  • @Myemy09
    @Myemy09 Před 3 lety +9

    Allaha u naxariisto generalka

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 Před 4 lety +10

    Jeneraalka aniga oo oo ixtiraamaya
    Waxaa fiicnaan lahayd in uuna liidin beelaha qaar
    Waayo Shaqsiyaad haduu qalad galaan ma ahan in lagu shaabadeyo qabaa'ilka ay kasoo jeedaan
    From soomaaliland

    • @sahroyahyedamey6794
      @sahroyahyedamey6794 Před 3 lety +3

      Sida wax u socdeen ayaa ah mid fol xun. Hadii ey dhacdo in lasheegane laasim Hadalkii waa fool xumanayaa

    • @idileabokor7582
      @idileabokor7582 Před 3 lety +1

      GENERAL GALAL : waxaan ku weydiiyey dagalkii somali galbeed; idhaankii lalayay ee gesayaal ka ahaa;kolkii laga soo laabtay dagalka.hadaad xasuusaantay maxaad ku dishay;bal kaso shekee waan ku sugeenna ana ko ah dibana yaal;waad mahadsaantay GENERAL.waa jawaab waxaan sugeynaa;

    • @sacidyare7896
      @sacidyare7896 Před 3 lety +1

      Alla yaraxma

  • @redback043
    @redback043 Před rokem

    Alahu raxmi raaximiin alahayoow qabriga kuu nuuriya janaraal uur galaal geesi alahumaa raxmu raaximiin allaahumaa aamiin 🤲 yaa rabi Yaa rax maan yaa raxiim yaa casiis yaa qafaar dul jalaal wal ik raam alahumaa aamiin 🤲🙏 resbig

  • @mohadeydakane4624
    @mohadeydakane4624 Před rokem

    Allah unaxaristo

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 Před rokem +1

    Allah u naxaristo generalka 😭🤲🤲

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před 2 lety +1

    Allaha unaxaristo general Galaal

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před rokem

    SAREEYA GUUTO MAXAMED CALI SAMATAR CIIDANKA SOMALIA ASAGAA DHISAY, OO IN LA QIIMEEYO EE TAHAY AUN AAMIIN AAMIIN .

  • @xaabsade9171
    @xaabsade9171 Před 2 lety

    Allaha unaxariisto

  • @bashman345
    @bashman345 Před 3 lety +11

    I respect general Galaal. He is a brave man and he always tell the truth about the somali X militery officers

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před 2 lety +1

      Muxuu Geesi ku yahay ma in uu maanta cabaado waagaas sidii gabar buu u xishoon jiray kuma dhici karin inuu xitaa kaftamo geesi waxaa la noqdaa marka adoo lagaa xoog badan yahay aad hadashid.

    • @bashman345
      @bashman345 Před 2 lety +2

      @@ahmedqumbe3644 Ma jiro qof aan baqani weliba marka dictator ku haysto
      Maxamed Siyaadba intaanu inqilaabkii dhigin 1969 wuu foorarsan jiray weliba asagoo dawlad dimoqraadi ah sarkaal u ahaa!

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před 2 lety +1

      @@bashman345
      Meel siyaad barre ku foorarsaday lama hayo wlle beenta naftaada haku qancin, anigu siyaad barre isku reer ma nihin hana iga urin hase ahaatee runta lagama been sheego qofka ha xumaado dictator ha ahaado ma baqin waligiis!

    • @bashman345
      @bashman345 Před 2 lety

      @@ahmedqumbe3644 Hhhhhh horta ha iga didin sxb, dhibaato inama dhex taalee waynu kaftamaynaa
      Maxamed Siyaad geesi ma ahayn lkn xariif talyaanigii la soo shaqaystay oo mu’aamarada yaqaana ayuu ahaa!
      Haduu geesi ahaan lahaa dalka kama carareen oo fadalkiisa geelu kama cabeen, orodkana Nigeria kuma galeen! Hhhhh
      Balse sidii Saddaam Xuseen iyo Qadaafi ayuu gudaha dalkiisa ku dhiman lahaa
      Hada ha iloobin generaal Galaal waa ninkii Xamar ka eryaday odeyga!

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před 2 lety +1

      @@bashman345
      Ha iska hadlin Daarood iskagaa is jabiyay ee cidna ma loodin karto waa boqortooyo culus oo aad u badan Hawiye oo shan xabo ah hana moodin!

  • @abdulahiibrahim926
    @abdulahiibrahim926 Před 3 lety

    Allaha ha unaxaristo general nur galal

  • @axmadshiil2253
    @axmadshiil2253 Před 4 lety +5

    Odaygan waxaan ka yabay Sergaal aan Hawiye ahayn waa Sargaal xuun,midda kale Qabiil buu ku sheegi.

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety

      Run baad ka sheegtay walaahi anaa kula arkay xataa hawiye nin isaga ahayn waxba maaha kkkkl kkkkkk

    • @axmadshiil2253
      @axmadshiil2253 Před 3 lety +1

      Abdirahman farax. Waan ka yabay Generalka nin kasta waxaa u leyahay mid xuno reer hebel ah wax dhintay ah.

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 3 lety

      @@axmadshiil2253 waan kula arkay waa shaqsi aad uliita dadka oo dhan xaqiraaya oo hadana qabyaaladayste ah

    • @amiincox6206
      @amiincox6206 Před 3 lety +1

      sxb sida maaha ninkasta deegaanka uu ku noool yahay ayaa saameeya dadka ugu badan ee uu la noola ayaa kuwaa ahaa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 3 lety +1

      @@abdirahmanfaarah3912 shaqsiyaddiisa waxaa kaaga filan inta maxamed siyaad ku saabsan waayo 21 sano ee uu meesha joogey ayuu hoos fadhiyey ayuu maanta ceebo aan waxba ka jirin korka kasaarey

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 Před 3 lety +1

    Waayo_arag xasuus badan. Real general.

  • @maxamed9673
    @maxamed9673 Před 3 lety +3

    Somalia waxaa dib u dhigay Galaal oo kale isagoo da’daa ah ayuu qabiil ka hadlayaa mana yaqaano qaran waa dadkii Somaliya burburiyay

    • @jiimi1v4pubggame63
      @jiimi1v4pubggame63 Před 3 lety +1

      Dalka somalia Miyanan wax lagu Qeeb san 4.5 iisheek
      Kalaal waa nin General Ah
      oo Dalka wax badan ka og

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety

      Soamlidu waa qabiilo wax ceeba maaha in la magac dhebo

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 Před 3 lety +2

    Ninkaan AU waxaa loo dilay inuu cadaawada itoobiya ka dhawaajiye ayaga iyo nabad iyo nolol waxaay taagan yihiin walaalo ayaan nahay. Anago ogaden ah wax itoobiyaan diidan hawiye iyo ogaden uun. Isaaq majerteen marexan waaa inaan iska qabanaa

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 Před 3 lety +3

    dhagaxbuur markuu yidhi meel ayaa igoday. waa magaaladii aan ku dhashay.

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx Před rokem +1

    @52 Minutes comment; After the two Marines Army ships returned from Assab port at dark night, one of them had a very a genius Navigator in one of the Ships, late Col.Mohamoud Hersi Hassan. The Other Engineer's ship had GPRS and calculated wrongly before they get lost into the Aden Sea. while Engineer Navagitor Col. Mohamoud Hersi, Whose ship had no GPRS took a pen and paper and used his mind to calculate their location and rightly positioned that they are inline with the Alms Mountains and not reached Berbera yet while the other Engineer thought they had already passed Berbera and that was the point they got lost upto the Aden sea. had he had taken engineer mohmoud's calculation they should'nt have losted and had not had run out of fuel.

  • @MohamedHassan-ci9hz
    @MohamedHassan-ci9hz Před 3 lety +1

    Cidna majeclaado cidna ma necbaado
    Shakhsiyad aad iso jiidatay .... genrl galaal

  • @user-pz7fb3nq8e
    @user-pz7fb3nq8e Před rokem

    Ilahay naxariisti jano haka waraabiyo halyeey somali ka baxay buu ahaa

  • @abdulwakuukaligaa889
    @abdulwakuukaligaa889 Před rokem

    Like

  • @muqdishaawiboyoffiacal3836

    Waan sallmy janaraalka gallaal

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg Před 7 měsíci

    😢

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    alow kuu naxariiso general galaal

  • @kylehorn9933
    @kylehorn9933 Před 3 lety

    41:34

  • @MohamedAli-wk1ph
    @MohamedAli-wk1ph Před 4 lety +2

    Qaybyii 2 baad meeday

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 Před 3 lety

    45:12💪🏾

  • @nunow2722
    @nunow2722 Před 4 lety +1

    Mareykan iyo ruush ayaa cadow isu ah waa sheeko muslimiinta lagu seex seexiyo. Quraan ka dib haloogu noqdo.

  • @ibraahimmaxamed4901
    @ibraahimmaxamed4901 Před 3 lety +2

    Kaga waraysa ayandaran wa ay ahayd?adu dadka ayad oday somalidilay ayad uhaysata ?waxad mayswaydisay shaqa adoo dadka utabinaya isagoo dadka iskawayninayey dalkikisii dadkisii duminti manta waxshegaya waydi gormay talo ka goaysay se amarkagi kawaran?

  • @mohammedhussiehassan4689
    @mohammedhussiehassan4689 Před 3 lety +1

    Farsamada ama cod gudbinidiisa kuma aanan qancin, inaa dib ugu labadoontaan,

  • @jakey2424
    @jakey2424 Před 11 měsíci

    Tuug khaayin ah. Ilaahay uma naxariisto. Shaqsiga ugu liita Soomali weeye. Markii horena wuxuu dhaqi jiray nigisyada Maxamed Siyaad

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 Před 8 měsíci +1

      Danbiga iska daa oo ilaahay ka baq anigu labada midna waxba iskuma nihin oo qabiil midna ku difaaci maayo ee gari alle ayay taqaan ee jooji danbiga geesi weeye ninkan ee waxaad ku nacday ma ii sheegi karta mise qabyaaladii umada dishay ayaa ku haysa walaal???

    • @jakey2424
      @jakey2424 Před 8 měsíci

      ​@@Mohamed16830halkee buu ku noqday geesiga adeer? Ma waxan uu akhriyayo ayaad run moodday kkkkkk
      Waa beenawaas kaddaab ah. Wallaahay baan cidina wax uu waydiin jirin. Waydii kuwii Hawiye ee madaxda ahaa. Waa beenawaas faan badan. Waxaa uu akhriyayo xabbad runi kuma jirto oo wallaahaya. Waa beenawaas kaddaab ah

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 Před 8 měsíci

      @@jakey2424 ninkan dad badan oo ka shekeyay Ayaan arkay oo waliba ay soo wada dagaala meen xitaa waa ragii tirada ahaa ee bilada geesinimo helay waana saraakiisha ugu saraysay somalida wakhtigaas balse qabiil haku nicin ninkan anigu meel aan kaso galo ma jirto balse somalinimo iyo dhiiga somalinimo ee awooda leh ee ku jira ayaan ku jeclaaday iyo casharku baray Ethiopianka waana geesi sharaf ku dhintay alle haw naxariiste isaga iyo rag badan oo kale marka sxb qabyaalad waa nacfi waana waxa Somalia dowlad uga dhalan laadahay ee libintan uu gaaray inago somali ah ayaa ku faanayna qabiil ma leh taariikhdan sxb🇸🇴❤️🙏🏼

  • @mohamedabdullahi6510
    @mohamedabdullahi6510 Před 4 lety +1

    Aniga oo aad u ixtaraamaya generalkawaxan condsanayna taariikh badan ayuu hayaawaana nin wayn markaa waa muhiim noo sheeg wixii dhacay ee ay ka midtahay xasuuqi gobalada waqooyi

  • @hal-aburyahyesuldan4194

    Alle godka haw nuuriyo general galaal

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 Před 4 lety +7

    Bashir Yusuf waxa ahay nin Hawiye Ah habargidir sacad Bahweyn. Habargidir wa gesiyo wlh

  • @suleimanmohamoudmohamed1570

    Amazing true story

  • @mustafamuse2904
    @mustafamuse2904 Před 4 lety +12

    General mohamed nuur galal must write book of 77 war somalia to ethopia

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 Před 7 měsíci

    Askarti aad garab case ku laysay abeeso godka kugu cuna kugu noqde hawiye ayey u badnayeen dhiiglawe galaal allaah kuma naxaristo

  • @ZacharyTylor
    @ZacharyTylor Před 4 lety +4

    "Dhobade me el doluvio"

  • @mohamoudabdullahihersi5192

    Adeer C/hi Yuusufna warkaloo noosheegaye dagaalkaan hoggaaminjirow yiri xaaqaldan

    • @seekguidanceb4its2late85
      @seekguidanceb4its2late85 Před 3 lety

      Dagaalka cabduLLAHi yusuf hogaaminaye waa kii uu kadagaallamay gedo iyo beydhaba dhankeeda dagaalkii lixdanka. Dagaalkii 77 abduLLAHI Yusuf ayaa isla meeshi dhanka dooloow kadagaallamay galaalna meeshiisi hore ayaa loodiray ee waqooyi. Maxamed siyaad raggii dagaalki hore khibrad ulahaa ayuu dagaalka galiyay guulna waa kagaareen labadi marba. Ruush iyo cuba iyo libya iyo yemen ayaa ciyaarta kudheelay

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 3 lety

      Dagaalka c/lahi hogaaminey waa qeyb ka mida ciidanka ee maaha ciidankoodhan

  • @abuumuscab9461
    @abuumuscab9461 Před 3 lety +1

    Hadalkaa waxaba kamjiro dhawr eray ooy kujirto maxamed siyaad barre ayaa jaajuus ahaaa soomaaliya kamadhaa dhacayso

  • @adanghane6730
    @adanghane6730 Před 3 lety +1

    Marna lama arag raga uu caqiraayo iyagoo is faaninaaya lakin dad isga oo kale ah ayaa tariikhdooda ka waramay ogna in uusan labadaa nin midna uusan gaarin dhinaca dagaalka iyoaqoonta ciidamada

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 Před 4 lety

    Qaybti ay xukuum jirtey dawaladda dalka talyanigu may lahaan jireen ciidan military force.
    Hasayeeshe waxay lahaan jireen ciidan police oo ay dawladda dalka talyanigu uu sameyey 1955.
    Arrintasi waxay ka mid ahayd khiyamo ku dhacey somaliland Republic.

  • @habibohirsi3353
    @habibohirsi3353 Před 2 lety

    Adeerkay Mohamed Jaamac Xarbi-(Xarbi cade Abihiis).

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    walhi wa taariiq dheer maxamed siyaad umadii babiyey balayo kula tagtay

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c Před 3 lety +2

    Hhhhhhhh
    Imaan laawe Galaal
    Sidaa u socotay inaad Siyaad Barre AHUN jaajuus ku tilmaanto maa keentay Allah haku caafiyo

    • @jiimi1v4pubggame63
      @jiimi1v4pubggame63 Před 3 lety +1

      Cawaanow siyaad Barre waa jaajus nin Ganeral soo Ahaay waaye Galaal oo wax badan og

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c Před 3 lety

      @@jiimi1v4pubggame63 hooyo naas isii deh kadib hoosta ha kugaliso ee haku seexiso

    • @jiimi1v4pubggame63
      @jiimi1v4pubggame63 Před 3 lety

      Waxaas wax lagu Hadlo miyaa
      inaa Bilaa murti tahay Baad ii cadeysay xoolo

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 Před 3 lety +1

    Wariyahaan Xog Wareesi Ciidan Ma Garanayo iyo Erey Bixinta Ciidanka

  • @roblehirzi4658
    @roblehirzi4658 Před 3 lety +7

    Waxay ahayd inuu wariyuhu waydiiyo background ka iyo biography ga general ka, wariyihu maaha mid khibrad buuran leh.

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 Před 3 lety

      Wuu ku cusub yahay suxufi nimada. Qaladka Channelkaa is kleh

    • @Ahmedali-bj2bo
      @Ahmedali-bj2bo Před 3 lety

      roble hirzi he doesn’t have a background

  • @mursalmohamed9487
    @mursalmohamed9487 Před 3 lety +1

    Waa kacaankii odaygu

  • @princesanovic5968
    @princesanovic5968 Před 3 lety +6

    General galaal waxuu shegay in dagalkii 77 Cida somaliyeed oo dalkoda difacayay inlalayay siduu siyad bare kursigisa u ilashado
    Sido kale hadalkaas waxa afkisa laga hayaa cabdulahi yusuf ex madax weyn somalia
    😢

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 Před 3 lety

      Wll waxa marqati ah sida wax u dhacyen siyad ama ha amro ama kuwa ka hoseya ha amrqn

  • @harisikarimi234
    @harisikarimi234 Před 4 lety +10

    Waxaasoo oo rag culus baan haysanaa markaasaa dagkale namaa mulaayaan
    Come back HG

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 Před 2 lety

    horta diyaradihi somali airline xagee ka baxeen

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg Před 4 lety +1

    Oo kanne weli manool yahay markaaseey dad wareeysanaan war xaa laga faaidaa wareeysigiisa amoow.leeyahay haleey cafiyo.... Umaba maleeynaayee isksba dhaaf qarrane beeshoow ka dhashay xoow u qabtay nabadda makala.shaqeeyey war bahalkaan qurrunkaa. Ummadda kala tag. Inoow iska.baqtiyeeu eheeyde.

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 Před 4 lety +4

    Jeneral galal 21 kii sanadood ee kacaanku jiray wuxuu kamid ahaa ragii kacaanka hormuudka u ahaa maantana sidanuu u sheekaynayaa sidee lagu aamini karaa

    • @Shaacuur
      @Shaacuur Před 4 lety

      Waa nin sida lagu rumaystaa ay adag tahay awal hore siyaad bare baa macna u yeelay ee ma aha nin darajadan u qalma

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Před 4 lety

      Ninkan isla wayni iyo doqoniimo ka buuxda taariikhdana been ayuu ka sheegaa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 3 lety

      @@Shaacuur kan waxba haka dhegeysan waa dulli beenaale ah

  • @imaanibrahim2244
    @imaanibrahim2244 Před 3 lety +1

    Cawa ka hor kuma aqonin. Marka geriyotay aan maqlay magaca. Illah ha ku naxaristo. Siyad Barre Allah unaxaristo. Inta ka shegtay oo run iyo been waxey ahedba Illah ha ka cafiyo. Koley Siyad haddu ku cafin laha wuu ka hoseyay. Allow Alle

  • @ayuubmohamed831
    @ayuubmohamed831 Před 10 měsíci

    Jeneraalka alle hau naxaristo balse darood naceeb ayuu ahaa majeerenka xun ayuu yiri teeda kle askarta la laaaye 84saraakil wxey u bADNAyen rer waqooyi sanadkas wan ogalahy in uu halis gale janaraalka balse waygas qabil laiskuma dileenin ee inqilaab ayuu ka cabsaanaye siyad barre wxu kaligi talis lkn qabiil uu dhaFi jire mJirin mana jirin Sawab uu h.g u bartilmAAMEYSANaye lkn jiilkA iney waxn bey beri qabil meel laso istgaayan

  • @user-bf3sz4bp6d
    @user-bf3sz4bp6d Před 5 měsíci

    General galaal catiifad dayroom ayaa ku jirtay

  • @gdbdbhdhd1325
    @gdbdbhdhd1325 Před 3 lety +2

    Odaygaan nacabkii baa cuqdad ragtag ku noqday siyaad bare alle ha u naxariisto

  • @puregenius3493
    @puregenius3493 Před 4 lety +1

    Waraysiyada general ka halosobadiyo.

  • @maxamedjaamac4682
    @maxamedjaamac4682 Před 3 lety +1

    Maxaa af lagaga ciil baxay duqii markuu geeriyooday

  • @iibgeeyeonlinemarket1210

    Mawduuca inu ku soo celiyo ayuu ahaa

  • @Czetttt
    @Czetttt Před 6 měsíci

    Alla maxay Nacabka argagixisadu dadkii waxgalka ahaa dileen😢 alow ku baxariiso

  • @ibraahimcabdi4340
    @ibraahimcabdi4340 Před rokem

    1aà

  • @hamzikhamzik2199
    @hamzikhamzik2199 Před 2 lety

    Ayey ku leyihin siyaad bare waa wadani