QEYBTA 2 aad Wareysi Gen. Galaal Muxuu aaminsan yahay dhismaha Ciidanka ee uu ku faanay Farmaajo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 08. 2020
  • QEYBTA 2 aad Wareysi Gen. Galaal Muxuu aaminsan yahay dhismaha Ciidanka ee uu ku faanay Farmaajo

Komentáře • 126

  • @abdi-azizabdi-rahman3152
    @abdi-azizabdi-rahman3152 Před 3 lety +15

    Alle naxaristi jano haka waraabiyo generalka nin ciidana oo somali ah oo ka aqoon badan ma arag
    Waxa inta dheer wacyiga waaqica ah siduu ula socday
    National hero bad ahayd
    Si gaaar ah waxad uga baxday rer somaliland😭

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 3 lety +4

    Great job. Sxb wareyisiyadda TAARIIKH noo soo badiya. Mahadsanidin sxb

  • @redback043
    @redback043 Před rokem +5

    Ilaahow kuu naxariisto runsheeg galaal waa geesi 🤠 hawiye oo codkar 🗣️📢🔊 ceeyer ah👍🙏 HAWIYOOW talada wanaagsan adigaa ku nool ee ayada kuguma noola hadal badan haan ma buuxsho hawiyoow balanteenu waa ul iyo diirkeed bartay ka baxdaa waa 🐇 bakeyle galeen guul 💪 iyo gobanimo 👍 Alahayoow kuu naxariisto kitaabka gacanta midig allaha kaa siiyo aamiin 🤲 yaa rabi Raxmaan yaa raxiim yaa casiis yaa qafaar dul jalaal wal igraam alahuma Aamiin 🤲 aamiin

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 Před 10 měsíci

      Hawiye waa inaay buug kasoo qoran Gerenal geesi ayuu ah 😊

  • @abdallaabdinasir1577
    @abdallaabdinasir1577 Před 3 lety +6

    Alloow kuu naxariiso oo janno fardowso hoygaada ka dhig

  • @xaabsade9171
    @xaabsade9171 Před 2 lety +3

    Sorry walhi 😭😭 lagama faaidaysan . Allaha unaxariisto

  • @ayanlekhadar8278
    @ayanlekhadar8278 Před měsícem

    Allah ha ku naxaristo waxa aad moda in waxa manta jira inu arkayay dekedaha la dhisay ayu saadalliyay inay qayb ka qaadanto itobiya yaa maanta u sheega in deked gooni ah ay yeelan doonto iyo saldhig militari ba ilaahay sharka ay gaalo malegayso hanaga qabto oo iyaga haku celiyo

  • @jibrilmohamed1561
    @jibrilmohamed1561 Před 4 lety +10

    Habar gidir salaam from duriyadda isaaq 💪

  • @salmohussein7527
    @salmohussein7527 Před 3 lety +1

    Allow naxarista jano ka warabi Abo qaran amiin yarabi 🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @zakiyamcabdulahi516
    @zakiyamcabdulahi516 Před rokem +1

    Allah ha unaxariisto 🤲

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 Před 4 lety +7

    JAALLE..
    HAWYE
    FADHIGA KA KACA

    • @maxamed9673
      @maxamed9673 Před 3 lety +2

      Jaale somali fadhiga Ka kaca dheh Doqonyahow 1991 buu hawiye kacay somali oo dhan buuna qixiyay isna is gumaaday

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 Před 4 lety +18

    Shaki kuma jiro hadii soomaalidu tashan wayso in loo talin doono
    Jeneraalku wuxuu bixiyay 3 tallaabo oo dhaxal gal ah
    Waa hadii ay jiraan umad Damiirkoogu in uun qoyan yahay.
    From soomaaliland

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 3 lety +1

      From siilkii hoyadaa
      Like ayaad kuraadinaysaa sharafta dalka somaliland

    • @soomaalidageeska186
      @soomaalidageeska186 Před 3 lety +2

      @@bukharimohamed3828 adiga like kaama rabo
      Kamana helo dadka xanuunsanaya like tooda

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 3 lety +1

      Somaliland umaanad dhalane maxaad usheganaysaa?

    • @abdi-azizabdi-rahman3152
      @abdi-azizabdi-rahman3152 Před 3 lety +1

      From somaliland genenku run bu ka hadle dad dhago la buyu la hadlaya

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 Před 4 lety +2

    Masha Allah wa talo wanagsan. Waxan ka helay sedaxda talo oo kala ah shacabka oo kaca, ciidan hubeysan ona habeysan iyo golaha amanka ee qaramada midoobay. Wa war dhan warkas.

  • @abdilaahiawil8202
    @abdilaahiawil8202 Před 3 lety +4

    Alla haw naxariisto waxa uu la god galay isagoon laga faa'idaysan khibradii iyo waaya aragnimadii xeesha dheerayd

  • @shuukefanax3219
    @shuukefanax3219 Před 2 lety

    Allaha unaxaristo General Maxamad Nuur Galaal.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety

    Waa daraaran qaaliya ayuu bixiyey mujahid general galaal ilaahay haw naxariisto from somaliland

  • @abdinazirmouze
    @abdinazirmouze Před 3 lety

    alle haw naxariisto tee he was intelligent man wax garad iga dheh

  • @MHaashi
    @MHaashi Před 4 lety +6

    3 da talo, warqadii uu qoray odaygu iyo iskaashiga turkiga ayaa ah mida maankeyga gashay!

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před 4 lety +7

    Waa ku mahadsayahay General Galaal in uu xusay in qabiil wada xun aanu jirin ee shaqo xumo jirto.

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz Před 4 lety

    Maasha Allah waaya arab run sheeg ah Allaha ku dhowro

  • @Mahad-me2bg
    @Mahad-me2bg Před 5 měsíci

    Gobanimo alh naxariisto jantul fardowso alh kawaarbiyo jenralale mohamed waadni somali

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Před rokem

    Illahow ku naxariiso General Galaal waxuu aha Geesi

  • @hamzikhamzik2199
    @hamzikhamzik2199 Před 2 lety +1

    Allaha ku naxariisto adeer aqoontada waa noga faideysay lkn kama faideysan

  • @tiigsade
    @tiigsade Před 3 lety +3

    Waxaa xaqiiq inuu jananku khibrad farabadan iyo aqoon gaaraba u leeyahay soomalida iyo ciidamadaba waxaa kaloo jirta inuu maanta yahay qorax casar joogta Illaahay cimriga ha u siyaadiyee oo uu u baahan yahay hadii cidi wax ka tirsanayso ay iska saamaxdo, waxaanse kula talinayaa wixii sir ciidan ah ama mid wadan ah inuu la wadaago madaxda ku shaqada leh oosan niyad jebin waxa la hayo hada, dowladuna waa inay dhegaysataa dadka wax og ee isagoo kale ah

  • @awardere
    @awardere Před rokem

    ilahi haa uu naxristo awoowe

  • @abdiqadirali1562
    @abdiqadirali1562 Před 3 lety +7

    Wuxuu yiri xil ma rabo, rw ma rabo oo xildhibaan ma rabo oo wax aan rabo oo aan ahayn inaan khibradayda si bilaash ah ciidamada ugu biiriyo majiraan.
    Goor uu mawdku ii imaanayo garanmaayo,,,,, xaluu go'ay 31-01-2021 allaha u raxmo.

  • @axmedsayid9508
    @axmedsayid9508 Před 9 měsíci

    Subxanallah

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety

    General galaal ilaahay haw naxariisto,Khabir military ayuu ahaa xaga kalena nin hawiye ah laandheere habar gidir ah ayuu ahaa farta daarood kana yaqan

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 Před rokem

    Aunaxaristo Gen maxamed nuur galaal

  • @AbdiwaahidYuusuf-wp3yv
    @AbdiwaahidYuusuf-wp3yv Před 6 měsíci

    Walhi waana soo baxday😢😢😢

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 Před 4 lety +1

    Gen Galaal waayo arak wax badan og halaga faideesto

  • @mohammedhussiehassan4689

    Allaha ha unaxariistee, lugna ethopi lagal madaxana bada, walahi waa taatiko macquul ah, yaan la dhaliilsan arintaan ileen janraalku jamacad ayuu kaga soo baxay, aniga hadaan dhinto xitaa dardarankeyga ayaa ah somaliya dal waligeed ha ahaato waligeed dowladeeda haliidatee,

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 Před 7 měsíci

    Bal arag siduu ugu celceliyay kuwaani waa Wadki somalia allow na badbaadi

  • @puregenius3493
    @puregenius3493 Před 4 lety +8

    Galaal hadalkisa waa mid xaqiiqo ah maskaxdana wan ku zave gareyey lkn hadan isaaq ahay farmajo iyo qabilkisa yaa somalinimo kadhadhicinaya?

    • @bashkacade4432
      @bashkacade4432 Před 3 lety +1

      haddii ay soomaalinimo ayba kugu weyn tahay in xanuunsan waxba idinma yeeli karaan

    • @seekguidanceb4its2late85
      @seekguidanceb4its2late85 Před 3 lety

      Yaa qabiilkiisa ah? Farmaajo ma afarta mariixaan. Malaha daarood baa ulajeedaa laakiinse daaroodka israacsan waakee?

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 3 lety

      War isaaq matihide yaan hoyadaa lawasin

    • @puregenius3493
      @puregenius3493 Před 3 lety

      @@bukharimohamed3828 kk hoyaday maxad kucayday?
      Kawaran hadan hoyada cayo ilayn 100 jeerban cayi karaye

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 3 lety

      Pure Genius reer somaliland matihid isaaqna matihid beenta aad sheegayso ayaa usababa inan cayo bastaradii kuxaartay

  • @mohamedabdiwahab7653
    @mohamedabdiwahab7653 Před rokem

    Adeer Galaal Horay kuuma aqoon lkn Muuqaaladaada Karin waxaan ogaaday inaad inoo qalbi hadashay, Maalin uun waan gaareynaa hadafka saxda ah I.a

  • @12hamaro
    @12hamaro Před 4 lety +2

    Galaad weligiisba ree galbeed ayuu u shaqeyn jiray,dagaalkii 1977 ragii fashilinayey ee double agency ahaa ayuu kow ka ahaa.1991 raga qabyaalada iyo mooryaanimada ayuu ku hawlgalayey.maanta soomaalinimo kamaba hadli karo.

  • @ahmedasaweh9019
    @ahmedasaweh9019 Před 3 lety

    ilhey ha unaxristo

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 3 lety

    Allaha unaxariistee indheer garad somaliyeed waaaye hadaynu isu tashan waynona somaaalaay waalaynoo talin

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 Před 3 lety +1

    Waa sax itoobiya iyo kenya waxaay leeyahihiin heshiis la dhaho 50 year communique google buu ku jiraa mengistu iyo Daniel Arab moi ayaa kala saxiixday

    • @mohamedabdalle9187
      @mohamedabdalle9187 Před rokem

      Saxiib ma isagoo pdf ah ayuu jiraa , hadduu jirana link giisa iisoo dir

  • @abubakaralisheekh7964
    @abubakaralisheekh7964 Před 3 lety +1

    Allaah u naxariisto asiga iyo inta islam

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Před 4 lety

    👍👍👍GEN. GALAAL sheeko soomaaligeena hoose ee RAKHIISKA ah markaan ka tagno DIGNIIN CULUS & khatar weyn buu ka Digay oo ah in SOOMAALIYA lala wareegayo oo Xabashi iyo kiiniyaan ama kuwo kale oo madoow la wareegayaan waana RUN & DHAB tii dugaaga ahayd ee soomaaliyina MABA OGA🤔 waxaa wax laga XUMAADO oo la OOYO ah sida EEYDA, DOOFAARADA dalka madax looga dhigay ee shisheeye kalkaalka ahaa min ina YEEY ilaa FARMAAJO aysan dhisida SIYAASADA&AMNIGA wadanka ka QAYB GELIN dadkii WAAYO ARAGA ahaa ee nool sida GEN. GALAAL iyo kuwo la midka ah oo dib u dhiska DALKA qayb ka qaata asaasna u noqda. GEN. GALAAL oo XAMAR jooga waa CEEB in CIYAAL ODOWAA iwm. Ciidanka dalka hogaamiye ka noqdaan, waan CEEB iyo FADEEXAD in GENERAALADII iyo madaxdii ciidamada oo nool caruur naaskii hooyadood caano ka da'ayaan ciidankii dalka HORBOODAAN. soomaali dhamaantood waa DUGAAG waana DOOFAARO caqligu futada kaga jiro oo DAD FIYOOW aan ahayn😡 WAAR DAACADNIMO IYO AQOON baa loo baahan yahay ee INDHAHA FURA oo Dalka ha la badbaadiyo intaan DUFAANKU ina qaadan🤔🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ux5ie1le2e
    @user-ux5ie1le2e Před 6 měsíci

    Halyeeyadiinii dilay si ay eeyihiina idiin cunaan

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 Před rokem +1

    Fahad yaasin iyo xalane gaalada joogto ayaa dilay

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 Před 3 lety +1

    General Galal well done. 😍

    • @muhsinmiyir5647
      @muhsinmiyir5647 Před 3 lety

      Ok

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Před 2 lety

      Galaal Naag dhilla ah waxba kama Duwaneyn!!..Ogoow.

    • @samiraduus8963
      @samiraduus8963 Před 2 lety

      @@mohamedmire7660 Allah u naxariisto maanta waa marxuum. Qofka lkn awoowgaa magacaas iyo sumcadaas Kama tagin. Dhillo waxaa ku tilmaami kartaa maaha qofka ragga ah nin cuqdad heyso baa tahay Allah ku caafiyo runta iyo taariiqdama ma qarsoomaan. U wish in awoowgaa kaga tagi lahaa magac iyo taariiq fiican ahahahaha ma dhicin hadaa ka gaartaaye ku waaga ugaaga tag. Adoona ku xad gudbin ragga magac sameysatay. Ar wax buko badanaa.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 3 lety +3

    Oromada Somali ay wadashaqyn karaan tan Aby maaha wa tan xirxiran waa jeelasha kujirta.Aby waa Amxaar Lajoog lama heshiin Karo

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 Před 4 lety

    نور بن مجاهد بن سوحة ، اسمه في فتوح الحبش

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln Před 4 lety +2

    War ninyahoow waxaan tahay badoow aan waxba aqoonin ,ninka aad wareysaneysid waa khabiir milateri adna uma khalantid inaad wareysatid, wuu kugu soo qaldamay we warka ka sug oo ha hor boodin, taariikhda somaliya ma taqaanid xog goal ma tihid wareysigana waxba kama taqaanid

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 3 lety +1

    Turki halalagalo iskaashi amni iyo milatari siay ubadbaado qaranimadeenu.ciidanka Turkiya hakaabo ciidanka ladhisayo ee soomaliya.

  • @abdullahibadri9612
    @abdullahibadri9612 Před 5 měsíci

    AUN general Galaal, waxaan u maleyn sababta loo diley iney tahey waxyaalaha uu ka hadlayo oo cadow Soomaaliyeed uu san ku farxeyn inuu ninkaan oo kale joogo. Waxaa laga rabey dowladii Farmaajo ninkaan iyo inta la mida iney amnigooda ilaaliso. Waxaanse kula talin kuwa hadda jooga in la ilaaliyo taariikhna laga reebo.

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 Před 3 lety

    Mahadsid Ganarale mahadsid General Galaal

  • @axmadshiil2253
    @axmadshiil2253 Před 4 lety +1

    Waxaan 20 ka hadlaayay walahay Generaal Galaal baa igu Raacay ariinta Ethoipianka ku soo qul qulaya.

    • @abdi-azizabdi-rahman3152
      @abdi-azizabdi-rahman3152 Před 3 lety

      Wlhi nio aniguba kula mid ban ahay cid ii dirtay garan mayo cabsidan i haysa ee ah wadan ba laga qadayana cid i galisay garan mayo
      Xitaa azxptaydu waxay igu tidhahda war wad riyonaysa

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 Před 3 lety +1

    Aryaa Waa Waxa Na haaya

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 3 lety

    Nuur Galaal maanta soomali Inna kama maaranto waa waaya arag milatari.

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 Před 3 lety

    Asc; waakhibrad iyo caadifad odey ka mid ah raggii dowladihii dalku soo dhiseen;soona dagaalamey hase yeeshee ku milmey dagaalkii sokeeye.marka wax ka tag waxna qaado hadalkiisa.wbt

  • @xaashicabdiqaadir3187
    @xaashicabdiqaadir3187 Před 4 lety

    Asc

    • @qassimolaad8718
      @qassimolaad8718 Před 4 lety

      Allaha xifdiyo khabiir milatari oo dalks jecel allha keeno intaad nooshahY CID kaa faaidYsata kuwaana mid waa tegay Kan kalena allaha raacsiiyo

  • @nasirabdi797
    @nasirabdi797 Před 3 lety

    Walee soomaali madanaa dab ugujira alaw sahal

  • @abubakaralisheekh7964
    @abubakaralisheekh7964 Před 3 lety

    G. Galaal waxaan ka fahmay inuu somali dhab yahay oo eheen nin qabiil tas waxaa cadeen u ah kalama saarin madaxda soo martay iyo kuwa haayo aragtidiisa ayuu ka hadlay. Fikirkiisa oo kale waxaa fahmi kara dadka wax garadka ah oo fikirkooda aad u dheer

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 Před 4 lety

    امير نور ين مجاها بن سوحة وليس نور المحن. امير نور لبس من مريحان ولا الصومال . ربما كان من قبلية اما م احمد التي لايعرف ان كانت من حرلة او غيرها.
    مريان كان حاكمعم هرباو بن تدروس ، ثلاث اسماء تكرينيه

  • @mohamudomusemuse9984
    @mohamudomusemuse9984 Před 3 lety +2

    𝑴𝒂𝒍𝒐𝒐 𝒒𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒓𝒂𝒂 𝒔𝒊𝒓𝒅𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒌𝒆𝒏𝒚𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒕𝒐𝒃𝒊𝒚𝒂 𝒊𝒏𝒂𝒚 𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒌𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒆𝒏 𝒅𝒊𝒍𝒌𝒂 𝒐𝒅𝒂𝒚𝒈𝒂𝒏.

  • @aadhiin8477
    @aadhiin8477 Před 3 lety

    Waxa u diiday itoopia inuu la qadeeyo waana loo hanjabay farmaajo

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před rokem

    Weryaha waa yaqaanaa sida odayaasha loowareesto walow aanu khabiir ku ahayn si xogta loo soo dhiraandhiriyo.

  • @ca6611
    @ca6611 Před 4 lety +1

    Somaliyey suaal sidee khibrada iyo cilmiga janaraal galaal iyo shakhsiyaadka la Midka ah looga faaideysan karaa?

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 4 lety +1

    Reer Somalia in la gumaysto way istaahilaan waa dad dhiig iyo uus toona lahayn oo iyagu isku wada cadaw Somalina khatar talinaya. Waxa la isku dul dilayaana waa dhulkii Hawiye Daaroodna inta ka tirsan Somalia mar kasta waxa ay soo adeegsadaan itoobiya waa naa dadka markasta Somalia soo galiya itoobiya.

    • @tashte2530
      @tashte2530 Před 3 lety

      Waa sidii afartii dibi oo kale ma waxey kula tahay in walaaladaa koonfur la gumeysto adigana aad xur sii ahaan doonto ? Waa mayo somalida kale gumeys bey ku jiraan kaliye xamar ayaa wehel u ah hargeyso marka isma hurnee aan iska difaacno cadawga naga dhexeeyo

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 3 lety +1

      Abdisalan .Tashte hoyadaa cadow kadifaac

    • @ismailjama8293
      @ismailjama8293 Před 3 lety

      @@bukharimohamed3828 hooyada.iyo eydoor ba was

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 3 lety +1

      ismail jama bastaradii kudhuustay was ee yugandhiis wasijiray 🤣🤣🤣🤪

    • @ismailjama8293
      @ismailjama8293 Před 3 lety

      @@bukharimohamed3828 siiilka.hooyada.iyo eydoor ba wase.. Ani maa itaqaana qaxabadii.marqaanka.kugu dhashay wase
      Iyo marqaanland

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Před 4 lety +4

    Waa kaas soomaaliyeed khabiirnimadu in aanay ahayn wax la sheegto ee loo baahanyahay aqoon iyo tababar.

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Před 2 lety

      Galaal Naag Sharmuuta ah waxba kama duwaneyn Ogaada!!!.

  • @mohamedabdullahicigaal3125

    waxaa na moodee malehe waa maxay amxaartaan aordee😂 cajiib hadalka heli ogaa

  • @fasalkaduruustaiyoisdaarad6758

    Halkaan hoose ka daawo xasuiiq loo gaystay ciidnaka itoobiya ee ka dhacya Gobolka baay
    ok.ru/video/1516188011231
    facebook.com/watch/?v=310702020380869

    • @gomeyre6320
      @gomeyre6320 Před 4 lety

      jab baa ku dhacay injireey waa ku mahad santahay

  • @bashkacade4432
    @bashkacade4432 Před 3 lety +1

    wallee farmaajo wadan inuusan noo dhiseynin

    • @mohamedfarahmire4287
      @mohamedfarahmire4287 Před 2 lety

      Qabiileyste iska daa Qabiil!!!!!!!!!!!.

    • @bashkacade4432
      @bashkacade4432 Před 2 lety

      @@mohamedfarahmire4287 mooryaankaas dalkii inuu iibsaday waxaa u dheer dadkii wax galka ahaa inuu mid mid u dilay qaarna uu itoobiya u dhiibay xaaraanka

  • @dahirsheikhdon3598
    @dahirsheikhdon3598 Před 3 lety +1

    Walaahi galaal waa qabiir lkn cilmigiisa in laga faa’iideyso baa fcn

  • @mohamedmatan9765
    @mohamedmatan9765 Před 3 lety

    General waa inuu kabtan ka amar qataa.🤭🤭🤭

  • @dhuumaal1986
    @dhuumaal1986 Před 4 lety

    Genenku waa waaya arag

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 Před rokem

    Alfa group ayaa dilay xaqiiq dhinacyo loo adeegsaday

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 Před 3 lety +2

    Tuug galaal been joogin adiga dowladdii kacanka ayaa wadanka burburseen Ethiopian u jabiseen war habargidir qabyaalad been badana Ethiopian caydiid ma joogin usc meshii lagu dhisay soma maxaa 3 qof u sheegta ixtiramka siyaasadda soo baro

    • @kingcadde8397
      @kingcadde8397 Před 3 lety

      Tuugii ugu weynaa waxuu ahaa kii alshabaabka ahaa ee ku dhintay xamar ee adinku aad ku sheegteen ugaaska mareexan 2013 wxuu ahaa ninkii masaajida ka abaabuli jiray

  • @seeyouwhenyougetthere206

    Hhhhh inaga oo cayr ah ku laha

  • @Yearof2023-sg4cb
    @Yearof2023-sg4cb Před rokem

    Talo wax ku ool ah hadey Somali qaadanayaan

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 4 lety

    kuwaad leedahey waadahab iyo farmaajo maxey kala yihiin sow isku qabiil mey aheen markaa farmaajana waa dahab

    • @oa8699
      @oa8699 Před 4 lety

      @Layla, sheekada waad ka dhacsan tahay. Farmaajo ay kaaga dhegan tahay iyo qabyaalad

  • @Ardaaga.Akhriska
    @Ardaaga.Akhriska Před 4 lety

    War criminal

  • @xasanculusow8124
    @xasanculusow8124 Před 3 lety

    Odaygaan qabiilka ka buuxa, waa isku dhax yaacay, aadbuuna isku faaniyaa. Haduu wax yaqaano ma hor fariisteen wariye isku sheegan. Waa labo eber ah.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +2

    Galaal waa danbiile waxuu ka qeyb qaatey dagaalki 1991 waa in maxkamad la horgeeyo he's war criminal

  • @Ardaaga.Akhriska
    @Ardaaga.Akhriska Před 4 lety +1

    Waxaa cajiib galaal oo gacan ku dhiigla ah. Marna daba dhilif u ahaa siyaad bare. In wax laga wareesto. Waxaa u fahmay goobjoog in ey tahay chanal habargidir

    • @jerrypenn481
      @jerrypenn481 Před 3 lety

      Yusuufow bal ma ila aragtay? Ninkani soo ma aha ninkii dhabarka ka toogtay geesiyadi xabashida la dagaalantay 1977kii. Waa gacan ku dhiigle dulli ah

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před 5 měsíci

    Oromadaa yaacayso hadda ayay joogtaa oo dhulkii soomaali lahayd ayaad moodaa inay u soo guureen waa hayaan