Oomaar maxay tahay sababta loo silcinayo iyo deeq geesood oo xadhig loogu hanjabay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media@abdikadirroyel7889

Komentáře • 39

  • @hadibahassan3343
    @hadibahassan3343 Před měsícem +6

    Aad iyo aad ayaad u mahsantahay walaal i can sleep jasakalahu kheer

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 Před měsícem +4

    Sidee buu Sweden iyo Norway ugu safray baasaboor la’aan? Sidee loo xiri karaa, qof billaa dembi ah? Sidee loogu khasbi karaa qof, waxaanu raali ka ahayn?

    • @amohammud7236
      @amohammud7236 Před měsícem

      Risiqii baa halkaa ka galey, waxuusan ogyen, hubin buu ka hadlayaa. Dhaqtiirta wadamadan uma sheegaan qofkast arimaha qofka ay dhaqtarka u yhn, sharciga ayaana qabaaya hadey sameeyaan.
      Kaliya contactpersoon bey la info siiyaan. qofka ay la hadlayana waa qof uu doortey qofku ay dhaqtarka u yhn ama haduusan dooran karin oo ilmo ma qof aan masuul qaadi karin uu yhy qofka kaliya oo ay lahadlaan waa qofka ay hubaan inuu familie yhn .

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @jeelemohamed5344
    @jeelemohamed5344 Před měsícem +1

    Waan fahmi karaa bra wlh waxa jira inta ha udhaafin bra

  • @user-lw4ry2sj3j
    @user-lw4ry2sj3j Před měsícem +1

    Waa runtaa waan makhalnay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +1

    ISAAQA MAXA KEENYE MEESHE MAJERYAN BAA IS BACSANYE MEESHE

    • @user-qg7rl6yu4m
      @user-qg7rl6yu4m Před měsícem +1

      Naagta gaariga kuso qaaday oo hooyadeed cumar Maxamud tahay baa isaaq ah,waana iyada Io hooyadeed baa mishimay oo know ka ah shirqoolka loo dhigay oomaar,balse illaahay buu leeyahay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před měsícem +1

    Ma gabadhuu xoogey

    • @user-qg7rl6yu4m
      @user-qg7rl6yu4m Před měsícem +1

      Ma ilmaha marka la xoogaayo,mise gurigisay joogtay,iyadoo naag weyn ah oo gurigeda joogtaa hooyadedna joogtaa see loo xoogi Kara,waa shirqool loo diyariyay isagoo Canada jooga,oo waliba sixir loogu daray cunto waana markuu wareray oo dacaska ku cararayo markuu dareemay inay maskaxdisi is bedeshay,ka dibna ay labo gaari ay ku ceyrsadeen ayaan xirsi Io niman gaari meadow watay oo kuli ay shirqoolka ugu diyaariyeen inay dilaan oomaar, ee illaahoow ka badbaadi cadowga uheshiiyay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Před měsícem +1

    Waa nagtii shala nagey ama eedo ahow ama habaryar ahow meelaa gali lahey diyarso wiilkasna Allan u baryeynaa inuu xifdiyo

    • @user-qg7rl6yu4m
      @user-qg7rl6yu4m Před měsícem +1

      That's right allow badbaadi horta,oo Canada nabad gee

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před měsícem +1

    Adduumka sharci baa jira qofna qof uma xirnaan karo

    • @user-qg7rl6yu4m
      @user-qg7rl6yu4m Před měsícem +1

      Shirqoolo halis ah baa Jira sida tan hada oomaar ku dhacday oo kale

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Deeq Geesood naagtii HIV ku ridey ayaa dacweynaysa oo UK ka dacweysey wali waa hadlaya

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +1

    kanada maalaga dacweeyo oo loogu tago oomaar

    • @user-qg7rl6yu4m
      @user-qg7rl6yu4m Před měsícem +1

      Waxba Laga qaadi maayo xaqaa soconaayo,ee beeni raad ma leh, oomaarna xaqaa u hiilinaayo,kuwa daalimiinta ahna xaqaa Soo qabanaayo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    MEESHANI DIBJIR CABTOOY AYAA ISGU YIMID OO BUUFIN KA DHARGEEN

  • @NaleyShire
    @NaleyShire Před měsícem

    Adiga oomaar xaaskiisa ma tahay waa yaabe. Nacas doqon baa tahy

  • @aminaahmed-xb1zv
    @aminaahmed-xb1zv Před měsícem

    😢

  • @hassanomar6974
    @hassanomar6974 Před měsícem

    Waxan maqlaynaa warkii ugu maqulsanaa cawa midkan waa la qadankara

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před měsícem

    Walaahey rer mahad waa ceeboobeen deeq waa tuug beenale cadowga ku jira turufo toore

  • @shamsoamir3383
    @shamsoamir3383 Před měsícem

    sidee dhaqtarkiisa ula hadli kartaa ma waxaa tahay familkiisa ama qofka masuulka ah pl beenta dhaaf norwey ilmahaaga xataa hadii aad siinin ogolasho malaguu sheegayo sorry taas waa beentaa

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před měsícem

    Adigu maxaad uga hadleysaa arimahan siraha

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem +1

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE CZcamsR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH WAA CABTOOY JAAHIL AH OO KIRSHBOY AHAANJIREY

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před měsícem

    Gabar u garaabtay Omar bakro jabiye

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 Před měsícem

    Naag miyu xoogey

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    subxaan allaah walee oomaar waa lootashaday

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 Před měsícem

    Faataa dhugle. Aniga isaar block

  • @NaleyShire
    @NaleyShire Před měsícem

    Waalida ma leyska qadaa markii la rabo. Naag baa tahay

  • @NaleyShire
    @NaleyShire Před měsícem

    Ma hoyadiis Miya juudan ah. Waa tuu dhahayey waa juudan ? Xaaskiisa maa tahay wax kaa xiqsinayo

  • @shamsoamir3383
    @shamsoamir3383 Před měsícem

    Beentaa waaye norway waa dad aan kudagdagin dadka mida kale waxuu ku hadlikaraa lugaqad english been loow noorwey cidna ma dulmiso

  • @user-oe6ul9fj6n
    @user-oe6ul9fj6n Před měsícem

    Been iyo khayalka waxa kugu wacan wa in lagu diiday inaad u gali wayday, war ninkan EHELKI baa ka war haya cid an iyaga ahayna laga waraysan mayo

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 Před měsícem

    DOQON BAA TAHAY....STUPID....BLOCK ANIGA I SAAR

  • @Chano-9900r
    @Chano-9900r Před měsícem

    The Dangers of Extreme Pranks: Real Enjoa's Mistake and Its Consequences
    czcams.com/video/--sTK6MU0Ys/video.html