Geeridii & Dilkii Mataan Ciideed Ee Dhamaadka Taariikhda. Qoraa Idaajaa.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 10. 2023

Komentáře • 5

  • @user-pz7dj5bi4r
    @user-pz7dj5bi4r Před 3 měsíci +2

    ما شاء شاء ❤❤❤

  • @ZainOmerhaji
    @ZainOmerhaji Před 2 měsíci +1

    Team 2024😂🎉😊

  • @mohamettabdi629
    @mohamettabdi629 Před 3 měsíci +2

    Tollaaayeey toboda jeer miyaan xalayto soo toosay
    Turbigiyo xidigihii miyaan tiriyey oon eegay
    Tiiraanyo iyo ciil miyaan taws la ladi waayey
    Sidii adhi tigaad cunay miyaan taaha ku caweeyey
    Ma tunkaa ibuuxsamay sidii 10-jir awr gaadha
    Ma tallaabadeydaan haldhaa aanan wax tuugaynin
    Sida laanka tawlka ah miyaan tahan u dheeraaday
    Laba saanac ii tumay miyaa tiirsan dhinacayga
    Ma takoorinkiibaa magliga tabacyo ii yeeshay
    Miyey tabaraday laba qabiil taws dhex dhigi wayday
    Balaayadan itaabo leh miyaan toosin kari waayey
    .
    Ma cabdaa turaabta isku rogay waa tabtaan rabaye
    Goortaan ku taagsaday miyuu talalay oo reemay
    Ma tumaatidiibaan wadnaha tahan wax waydaarshay
    Libaaxuba dhurwaa 10-kunuu tulud ka qaadaaye
    Ninkii fara yaraan igu tuhmay talo ka hoostaaye
    Wallee aniga waa lay tix galin tiiirinimadayda

  • @MaxamedNuurfaarax-jb4cn
    @MaxamedNuurfaarax-jb4cn Před 6 měsíci +1

    Asc