Xulashada Dumarka Wanaagsan Iyo Xaasaska Ragii Hore Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 09. 2020
  • Lasoco Qarni Joog

Komentáře • 94

  • @iidlecumar
    @iidlecumar Před 6 měsíci +6

    Yaa dhageysanaa 2024😊

  • @korneylabdimalik419
    @korneylabdimalik419 Před 2 lety +4

    Axmed faarax cali idaaja cimri dheer iyo cibaado suuba eebe haku siiyo runtii la aantiis taariikh iyo murti toona maynaan helneen mahadsanid qarni joog

  • @zme5485
    @zme5485 Před 3 lety +10

    Dark-skinned somali women are the most beautiful woman.

  • @nimcomahamed6630
    @nimcomahamed6630 Před 2 lety +5

    Nin baruurta jecelbaan ahay waydi waa balo e naagtaanku iyo badhi lahayn waanka buubsanahay hhhhh waa caynkaa

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 2 lety

      Hhhhh Legand

    • @nuursheabdi5289
      @nuursheabdi5289 Před rokem

      Naag aan kub iyo Abdi laheyn wan ka boodsanahay kuwed kujirta adiga😊

  • @ziadera2137
    @ziadera2137 Před 3 lety +15

    Diin ahaan naagta looguma tala galin in ay geela kuu ilaaliso oo kabaha banaaka intaad dhigto kaaga soo qaado ama ay cunta kuu kariso ee waxaa loogu tala galay in aad isku shahwa guda taan oo caruur kuu dhasha magacaaga wada xanaano ayey u baahan tahay iyadaa wax dhasha iyada ayaa sagaal bilood uurka ku sida ilmahaaga oo korisa caruurtaada marka uma baahana silic kale iyo in ay geel raacdo marku dumarka haloo naxariisto. dumarkuna waa in ay naftooda ka fekeraan

  • @nuurcarab7946
    @nuurcarab7946 Před 3 měsíci +3

    2024 hada tahay guurdoon
    Like hayla dhaafan

  • @adamyusufshagaxle6508
    @adamyusufshagaxle6508 Před 3 lety +11

    Sawirkan aad faarax afcad moodaysaa
    Maaha faarax afcad e
    WAA cabdi iidaan faarax

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +1

      Wa Tusaalo Ileen Badana Sawiradoda Lama Hayo

  • @noorwarsame
    @noorwarsame Před rokem +4

    Ragaas wa dadaleen lkn xaga diinta ino mashegin kabagas in LA gu xusho intas lkn alxamdulilaah hada dumar wa mida diinleh gu qancisa asluubteda wanaagsan

  • @hoodonimcan8901
    @hoodonimcan8901 Před 3 lety +12

    Halkaa kaga hy idaajaa keep going

  • @abdiazizmohamed4032
    @abdiazizmohamed4032 Před 3 lety +5

    Sawirkan waa Cabdi Iidan Faraax
    Alle raxma gabayaa

  • @user-jp2ik8zg1t
    @user-jp2ik8zg1t Před 3 lety +10

    Maba guursadeen haduu maanta noolaan lahaa gabar walba cilad buu uyeeli lahaa

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr Před 3 lety

      Taariikhda way idinka khaldayaan. Taa uu dhalay ayuu guursaday. waana taariikh dhaba

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 Před 3 lety +4

    MashaAlaah Qarni joog waad mahafsan tahay wax badan baan idikabartai👍👍👍

  • @maxamudsulub6638
    @maxamudsulub6638 Před rokem +2

    Aad aad taariikhyahan

  • @abdiboodhhari1757
    @abdiboodhhari1757 Před 3 lety +4

    Idaajaa horey usii soco wll

  • @cawf2825
    @cawf2825 Před 3 lety +4

    Aniga kuwo badan baan ka buubsanah

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před 3 lety +4

    3:33 that is my woman, do not look at her.

  • @kasimadam950
    @kasimadam950 Před 2 měsíci

    qaarba quruxda waxba loogu darin dhabanka kaliya ay kaga dhantahay

  • @ayaanleabdulahi6584
    @ayaanleabdulahi6584 Před 3 lety +1

    NaGaan kub iYo bari lahayn
    Guur an ka laaDo ...
    All macnow no raaxo

  • @sahalyare9317
    @sahalyare9317 Před 2 lety +3

    Shee kooyinka waxaa fiican inlaga daayomuusukada lagu daraa

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 Před 3 lety +7

    WAA DHAQAN WANAAGSAN.MANSHA ALLAH

  • @IprahimYuusufi
    @IprahimYuusufi Před 2 měsíci

    Scw asc saw

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Před 5 měsíci

    Hhhhh 😅alla tanaa ta meeshey hurda kuqabataba iska gama'da kuyeh😂

  • @sadaammohamed2739
    @sadaammohamed2739 Před 3 lety +4

    Keep going😍😍😍

  • @maxamudsulub6638
    @maxamudsulub6638 Před rokem +1

    Ma aha gu iyo jiilaale was goor iyo ayaane

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 Před 3 lety +3

    Runtii sheeka doodhan waa qabyaalad iyo qurun igadheh

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 Před 3 měsíci

    Waa maxay waxyaabaha lagu xusho dumarka?.

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 Před 3 lety +2

    dadkii Wax garaD Waaya Arag ah bey ahaayeen 😮😮

  • @husseinqaddafi7804
    @husseinqaddafi7804 Před 3 lety +2

    Ninqaliya idaa jaa

  • @kimichhalimo3976
    @kimichhalimo3976 Před rokem +2

    legend

  • @sahalyare9317
    @sahalyare9317 Před 3 lety +3

    Muusakada kadaayo

  • @uwaysabdiqadirahmed2156
    @uwaysabdiqadirahmed2156 Před rokem +1

    Masha allh

  • @tashadetuff5503
    @tashadetuff5503 Před 3 lety +6

    Afqalaad aqoonti miyaa

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 Před 3 lety +2

    Mahadsanid walal

  • @sayidxananeye6815
    @sayidxananeye6815 Před 3 lety +3

    👍👍👍👍👍

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 Před 3 lety +2

    Hada xulasho way dhimatay,

  • @mahamoudsaid159
    @mahamoudsaid159 Před 3 lety +2

    Op ninan tageero

  • @hassanrashid6530
    @hassanrashid6530 Před 3 lety +2

    AF qadhmuune ma adaa ogaa

  • @farxiyaadan2696
    @farxiyaadan2696 Před 3 lety +6

    Uf I hate dhaqankas xunkaa dumarka lagu bahdilay😡kulha kabaheyga hadaan arkin shitt meesha shaqala ku jooga

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety

      Wa Dhaqan Kii Hore Laga Yaabe In Ay Ayeeyadaa Dadkaas Kamid Ahayd

    • @generalilmoge5902
      @generalilmoge5902 Před rokem

      Ok now you can be now a wife of mzungu as well.. we love our culture and very proud sister

    • @generalilmoge5902
      @generalilmoge5902 Před rokem

      @Farxiya Adan

  • @wareeyehe1272
    @wareeyehe1272 Před 2 lety +1

    Hore

  • @sahraguuled6086
    @sahraguuled6086 Před 3 lety +1

    I remembered

  • @husseinqaddafi7804
    @husseinqaddafi7804 Před 3 lety +1

    Hussein ibrahim

  • @queensharaf707
    @queensharaf707 Před rokem +2

    Wlhi dumarkiihore walayasijiray oola silcinjiray😢 kuwahada nabsi baukacy

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 Před 3 lety +7

    It's wrong cultural to insult a lady where l come from, sir I believe you are from s.somalia, no wonder.

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 Před 3 lety +2

    ma ii sheegi kartaan, miyuusiga uu ku bilaabaayo heestii lagu qaaday soomaalay

  • @ziadera2137
    @ziadera2137 Před 3 lety +6

    Shaqaale ayuu u baahnaa ee xaas uma baahneyn, geeljire ayaa lagu ogaaye in uu ilasho geela gormay naag geeljire noqotay waa yaab noloshaas guur la'aan ayaa dhanta waaba adoonsi aan dabool saareen guurkaas guur la'aan aa dhaanta

    • @abdiibrahim4466
      @abdiibrahim4466 Před 3 lety +2

      Gabadh karti leh iyo shaqaale nimo mxaa isku mid ka dhigay? Kartidu waa waxa dadka is dhaafiya nin iyo naag ba

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety

      Waa Ad Adeeg Sida Ay Amin Sanayen

    • @ziadera2137
      @ziadera2137 Před 3 lety +2

      @@abdiibrahim4466 karti ma ha in gabar ay geel raacdo iyada ba ah cawro oo larabaa in la ilaaliyo si aan banaanada looga helin gabadhu waa in ay gurigeeda joogto suuqa looga soo adeego diintu sidaa ayey na faraysaa

    • @abdelleahmed5165
      @abdelleahmed5165 Před 3 lety +1

      Gabadh geel raacda xagee ku maqashay? Taariikhdana ka mid maaha, Dhaqan kana meel kagama jirto. Sida ninkaa hore sheegay maadaama dadku noloshoodo adkay kuna tiirsanayeen xoolo waxay dhaqdaan qof walba ama rag ha ahaado ama dumar ha ahaadee waxbaa lagu xulan jiray. Naagaha tii meeshay aragtaba ku ga'mad , gurigeeda aan ka adkayn ee dayacda iyo ta aan kartida lahayn iyo ta tiriska badan Lama guursan jirin. Ragana kii fulaygaa iyo kaan xaajo qaad gelin waxba laguma darsan jirin. Nolosha qof walba meel buu qaabilsana ; is dhex yaac ma ahay sida imanka.

  • @ashamohamed9299
    @ashamohamed9299 Před 2 lety +2

    🤣🤣🤣😂😂

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před 3 lety +7

    Gabdhuhu waxay leeyihiin
    Gabanki ilmaha loo dhaleen
    Garab kusiinaynin
    Ee gudaha reerkiyo ogayn
    Guru wixii jooga
    Intii aan galayuusi laha
    Guur an kalaado
    Kaan garanin gacan furnaan
    Iyo Gini la dhiibaayo
    Googsrad iyo hugiyo
    Goa midkaan goynin
    Gacantiisu Kay godee
    Aanan garanynin
    Intii aan kugarab qadi lahaa
    Guur an kalaado
    Midkaa tagsiga uun kuguda
    Ee gago wareegaya
    Goor xun socod
    Aan gogosha garan
    Guur an kalaado
    Gablankay gacantiis godee
    Garasho waydooby
    Intuu iguul guuli lahaa
    Guur an kalaado

  • @hilowlebare4836
    @hilowlebare4836 Před 3 lety +1

    Cct

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 3 lety +4

    Ogadeen tribe only history broadcasting now is for ogadeen of Eithiopia and Kenyan NFD region

    • @khadarmohamed6505
      @khadarmohamed6505 Před 3 lety

      What are talking about?

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 Před 3 lety

      @@khadarmohamed6505 clarify ur understanding of my comments? Then say what I am tolking about?

  • @ayaanleabdulahi6584
    @ayaanleabdulahi6584 Před 3 lety +1

    NaGaan kub iYo bari lahayn
    Guur an ka laaDo ...
    All macnow no raaxo