MBBS kadib ISBITAAL MAFURANKARAA | Taladaan qaado DOCTOR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 07. 2022
  • Kuliyada caafimaadka & Qaliinka markaa dhameysid | Taqasus mise Qibrad !
    Muuqaalkaan aan kaaga shaafiyo waxa kula gudboon markaa dhameysid Jaamacada iyo sida ey tahay in aad u wajahdid mustaqbalka kuhor yaalo.
    Waxaad igala soo xiriirikartaa
    Facebook: Dr. Adnan Abdallah
    Instagram: Dr. Adnan Abdallah

Komentáře • 35

  • @dr.sharmakemohamoudmohamed305

    MANCHA allaah Dr waxaan rabay si
    Gaara inan kule xidhiidho Dr see ku haleyaa Dr

  • @wanaag-sheegmedia6289
    @wanaag-sheegmedia6289 Před 2 lety +3

    cilmiga barta weliba diinta iyo bani adaanka wax yaalaha faaidada u leh doctor diinta waa in aad u taqaan markaas dadka anfacin

  • @dahirdayah4661
    @dahirdayah4661 Před 2 lety +2

    Waad ku mahadsan tahay Dr Adnaan. Si quruxda badan aad noogu soo diyaarisay mawduucaan muhiiimka ah.

  • @ridwanabdullahi4921
    @ridwanabdullahi4921 Před 2 lety +2

    WAAD MAHADSANTAHY DOCTOR

  • @sacdiyomaxamed7847
    @sacdiyomaxamed7847 Před rokem +1

    Waa maahsanthy wll

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 Před 2 lety +1

    Thanks you bro cadnaan

  • @Xaaji1
    @Xaaji1 Před 2 lety +2

    Masha Allaha aad ayaan uga helay muuqaalkaan Shukran dr Adnan.

  • @hij3728
    @hij3728 Před 2 lety +1

    Mashallah dre good point

  • @nasteexomaxamed6582
    @nasteexomaxamed6582 Před 2 lety +3

    Shugran dr

  • @farhanabdi1237
    @farhanabdi1237 Před 2 lety +1

    Dr:Aad Ayaad U mahadsan tahay👍👍

  • @abdikanihussein7111
    @abdikanihussein7111 Před 2 lety +2

    Thank u doctor adnaan Jazakallah khair.

  • @cabdulahihasan729
    @cabdulahihasan729 Před 2 lety +2

    Dr thanks

  • @ayaanaxmed8034
    @ayaanaxmed8034 Před 2 lety +2

    Thankz dr u ar very important 👏

  • @UgbaadAadan-to5wp
    @UgbaadAadan-to5wp Před 10 měsíci

    Dr mahadsanid

  • @cawilaxmed6577
    @cawilaxmed6577 Před 2 lety +1

    Soo badi wll

  • @shaaficicabdulaahi4288
    @shaaficicabdulaahi4288 Před 2 lety +1

    Dr.adnan aad ayaad umahad San tahy, doc video yada no soobadi🙏

  • @adnahaji5446
    @adnahaji5446 Před 2 lety +3

    Asc Dr Adnan aada kaga mahadnqa taldada wngsn hal arin rabay ina iga cawiso talana iga siso wll arday internship ka bilabaya ahy September side ugu gulesan kara qabkesa lo aqriya,imtixanka u smle ,examka digfer maxase tala isinesa you're my role model sidado kla raba ina kuso boxo mahadsnid Dr

  • @happyjamalhappy9188
    @happyjamalhappy9188 Před rokem +2

    doctor mahdsanthy hlkee kala soxidhidhi kra

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 Před 2 lety +1

    Waa runtaa dugtoor cadnaan lkn dadku runta majecla mucaarad kuu .maley nayaan

  • @user-uk9hq4yh5o
    @user-uk9hq4yh5o Před 2 lety +1

    Dr waa fikrad aan kula qabo midasi waana kugu wafaqsanhay

  • @maxamedcowsgale1348
    @maxamedcowsgale1348 Před rokem +2

    Ustaad aradad medical laboratory talo malahan miyaaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 Před 2 lety +2

    Dr aadbaad umahadsan tahy

  • @mahamudayanle7225
    @mahamudayanle7225 Před 2 lety +1

    Dr su aal
    see u aragtaa taqsuuska sameynta dawada iyo soosarista dawada

  • @cabdulahihasan729
    @cabdulahihasan729 Před 2 lety +1

    Waan ku,aminsannahy

  • @durka400
    @durka400 Před 2 lety +1

    Mahadasanid dr waaqac taaganba ka hadashay

  • @shucayb2cabdulahi340
    @shucayb2cabdulahi340 Před 2 lety +2

    Mahadsanid dr.....wxaan rabay inaan ku waydiiyo casharii anatomiga ee aa duubtay xlkee lga helli karaa linkigaa sheegtayna diidan yahay..fbuugana kaala soo xidhiidhay...instegramkana soo kle wx jawaabana kaama hayi dr...wxn rjaynayaa inuu messegekaygu kusoo gaadho....mahadsanid dr

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518

    Dr noka so hadal qofka taqasus bilabi rabo mxaa loka bahanyahe inuu diyarsanyahay xaga aqoontisa ma lo bahanyahe

  • @arwaaxsanka5898
    @arwaaxsanka5898 Před 2 lety +1

    M.s dr aad ayaan noola dar daaran tay hadaa nahray ardayda jecel kuliyada caafimaadka

  • @brotherhoodshamc9219
    @brotherhoodshamc9219 Před 2 lety +1

    Wll cadnaan waa markii igu horeysay taqasuska qaliinka kaso hadal

  • @hamdajamaalmohamed7374
    @hamdajamaalmohamed7374 Před 2 lety +1

    Dr examination no soosameey oo git

  • @ridwaan5949
    @ridwaan5949 Před 2 lety +2

    Dr Adnan su’aal
    Aniga oo nursing ah ma qaadan karaa takhasus ama speciality

  • @jamafarey5289
    @jamafarey5289 Před 2 lety +3

    Walaalo waxaan ahay ardey soomaaliyeed oo hadda dhameeyey dugsiga sare waxaan ubaahnahay inaan barto medicine walibo dalka dibaddiisa. Waxaan kaa codsanayaa hddaad i caawin karto waddankeed igula talin lahayd maxaadse iga caawin kartaa.

    • @wiilsomaliyed3828
      @wiilsomaliyed3828 Před 2 lety

      Walal Talada ugu wayn aan ku siinayo waxaa wye
      Bachelor medicine Dalkaada Hooyo(somli) meel ka fiican oo aad ku diyaarin laheyd ma jirto

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před rokem

      @@wiilsomaliyed3828 sababtu waa maxay ?