Public Health

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2016
  • Hordhac Ku saabsan Kuliyada Caafimaadka Bulshada

Komentáře • 81

  • @fatimaosman7848
    @fatimaosman7848 Před 7 měsíci +3

    Thanks ustaad illahay hakaa abaal mariyo run ahaanti waxaad noo diyaarisay wax dhaxal gal ah❤maanta oo ay ka soo wareegtay 7 years ayaan wax badan ka faa,iday ❤❤❤

  • @hannettahaldaaa9606
    @hannettahaldaaa9606 Před 3 lety +10

    Imkaan bilaabaya wll mahadsanid aad ayan u jecelahay public health officer♥️♥️♥️

  • @maxamedibraahin2731
    @maxamedibraahin2731 Před rokem +11

    Waxaan daawaday intaa jaamacda bilaabin waxaan dib udaawanayaa anoo 2 sano ka cunay alhm inta kale aa si nabad iyo caafimaad ha igu dhameeyo 29/7/2022

  • @khadarazlam2023
    @khadarazlam2023 Před 9 měsíci +1

    Macalin sa,ad runtii waa professional teacher, illahey aakhira iyo aduun ba haku barakeeyoo🎉🎉❤❤

  • @frdozyusuf3712
    @frdozyusuf3712 Před 7 lety +15

    public health is general health but our government didn't know way of working public health mostly who learned work as doctors not nursing

  • @faadumobarkhad1405
    @faadumobarkhad1405 Před 9 měsíci +1

    Aad bad u mahad san tahay wan u bahna informationkan❤

  • @mahamudmahamed2237
    @mahamudmahamed2237 Před 5 lety +2

    THANKS my senior lecturer and dean of health science pro sa.ad ahmed abdiwali

  • @user-mh8ct3tc9x
    @user-mh8ct3tc9x Před měsícem

    Guleyso wll anoo muragsan ayad iga farxisay

  • @cabdicabdilaahi3833
    @cabdicabdilaahi3833 Před 7 lety +2

    My Dean Dr Sacad Ahmed Abdi ilahay haka jasaa siiyo cilmigaad ArdaydA barayso eed nabartay

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Před 2 lety +4

    thanks Senior lecture We get enough information

  • @warsameHasan-on1zf
    @warsameHasan-on1zf Před 9 měsíci +2

    masha allah sida aad inagu faaqidey xogta dhameystrin ee aad inaga siisey kolka sanadkan ayaan bilabey guul baa rajeysanaya insha allah

  • @maxamedyasin3806
    @maxamedyasin3806 Před 7 lety +2

    Si wacan ayaad noogu sharaxday mahadsanid

  • @rahmaahmeth7500
    @rahmaahmeth7500 Před 4 lety +1

    شكرا جزاك الله ألف خيرا

  • @XmdaiIbrihm
    @XmdaiIbrihm Před 2 měsíci

    Maansha Allah hoyo

  • @Abdirahman-Cideeye
    @Abdirahman-Cideeye Před 5 lety

    Mahadsanid mudane full understand

  • @fathihassen
    @fathihassen Před 11 měsíci

    Mahadsanid ustaad❤😊

  • @yusufibrahimjeyte3611
    @yusufibrahimjeyte3611 Před 2 lety +1

    Thanks so much dr 🙌🏻

  • @islamicaffairs5008
    @islamicaffairs5008 Před 3 lety +11

    Thankz senior
    Waxan ahey ardeyd dhigtaa jamacada hargeisa wxn ahey sophomoreda sanadkan waxannan markii hore kusoo baxay puplic health lkn Markii tuhun badan iga galay puplic health iyo qeybihiisa waxan u hadashey laboratory lkn hadda wax badan ayaan kagaranayaa puplic healthka

    • @nawaalmowlid9588
      @nawaalmowlid9588 Před 7 měsíci

      Kuliyada public health waa sidee war bixin iga sii abayo

  • @WllkaWeyn-rm8uh
    @WllkaWeyn-rm8uh Před 6 měsíci +1

    Alx video waxan daawaday 3sano kahor manta waxan ahy last year of university wax badan ayaana kafa iday dhiiri galintaada ayaa usabab ah inaa barto public health manta wlhi

  • @calistyl8423
    @calistyl8423 Před 6 lety +1

    Waad Mahad santahay bro xasharada soo badi

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Před rokem

    Wd mahdsnty wll thanks

  • @cafiyocayuuni1321
    @cafiyocayuuni1321 Před 4 lety +3

    Thanks senior lecturer

  • @Barsanpodcast614
    @Barsanpodcast614 Před 3 lety +1

    Mncha Allh thanks my role model

  • @sumayoahmed8975
    @sumayoahmed8975 Před 3 lety +4

    M.a teacher sacad aad ayan uga helay dhirigalintada wngsn wax bdna wan ka faiday runti💯💯 please mel an kala xiriro ishege muqdisho ayan joga 🙏🙏

  • @zackgamer1714
    @zackgamer1714 Před rokem +1

    Mosha Allah waa xog Aan raadinaayay ❤️🙂

  • @barwaaqokhadar5750
    @barwaaqokhadar5750 Před 3 lety

    Masha allh allh ha ku bara keyo wll.hadan is leyay baro allh hay sakhiro

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 Před 3 lety

    Waad Ku mahdsantahay sharxdada macalin

  • @shukrimohamed4828
    @shukrimohamed4828 Před 5 lety +3

    I need to know about health edu and promotion?! Can you make video about this topic

  • @publichealthcareer251
    @publichealthcareer251 Před 5 lety +2

    asc wll waxaan rawaa meel aan kaala soo xiriiro

  • @fahadabdirashiid8523
    @fahadabdirashiid8523 Před 3 lety +1

    Waxad nasiisay information fiican Oo aan raadinaaaynay

  • @hassanmoalim3499
    @hassanmoalim3499 Před 3 lety

    Thank u ustaadi

  • @abdulaahihassan5217
    @abdulaahihassan5217 Před 4 lety +3

    l am c mx thaks my dear pro

  • @hamsecirrochannel543
    @hamsecirrochannel543 Před 3 lety +2

    Ardayga public health ka maxaa takhasus caafimaad loo ogol yahay

  • @kassahunasefa4660
    @kassahunasefa4660 Před rokem +2

    Hello Sir, I am a medical doctor(MD,MPH,MPM) and lecturer in a medical school in Ethiopia. I wonder if you could give me insight and job opportunities in Somaliland.

  • @luuljaarso5582
    @luuljaarso5582 Před 3 lety +1

    Mahadsanid

  • @kaafiyahhajji4222
    @kaafiyahhajji4222 Před 4 lety

    Mhdznid wll

  • @guubaaboofficial3860
    @guubaaboofficial3860 Před 4 lety +1

    Mash allah

  • @abdihakimdayaxtube105
    @abdihakimdayaxtube105 Před 4 lety

    Thanks our senior 🙏

  • @alimohumed3685
    @alimohumed3685 Před 6 lety +11

    Aadbaad uhadsantahay bro
    Aniga waxaan ahay
    Degree of public health and
    Master of nutrition and food science
    But my question is buugaagta pH ka introduction ka ah wali buug aad u cajiiba man arag dhawr maahine markaasi buugaagteebaa ugh fiican introduction
    Of pH ardayda cusubna unoqonaysa musdanbeed

  • @calimaxamedbeekeeping1307

    Thanks senior

  • @smf111khalil5
    @smf111khalil5 Před 7 lety +6

    Public health somaliland systemkani kama shaqeeyo ee maskiinta arayda ah waxba ha soo lu goyn waa ta kalee faculties public health strg u sameeyaa maah in aad dad ku doontaan se waa in horta barmaamijka caafimaad ee dalka laga aqoonsan yahay ku dartaan . ta kale aad u kala saar markaad ka hadlayso public health and public health officer maaha in aad isku qasto . mahadasanid .

    • @mustafecumar2270
      @mustafecumar2270 Před 6 lety

      Mnsha Allah macalin kygii qaliga ahaaa hormuudka kuliyada caafimdka jaamacadda golis pro sa,d Ahmed abdiwali

    • @hamsecirrochannel543
      @hamsecirrochannel543 Před 3 lety

      Waa dhab wllo somaliland kama diwaan gashana

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Před rokem +1

    Wow ! So informative ❤️ Iam fresh graduate 🥺❤️ I want know more in Somali walllahiii😍❤️

    • @hakeemyare
      @hakeemyare Před rokem

      I,m confused for this I,m wanna choose once public health or medicine 😑🪐

  • @cumardaahirmuxumad348
    @cumardaahirmuxumad348 Před 3 lety

    M.a macalin

  • @cabdiraxmaanbile5652
    @cabdiraxmaanbile5652 Před 2 lety

    Thanks bro

  • @farduusfaarax5951
    @farduusfaarax5951 Před 4 lety +7

    Wn jeclahay public health officer wlhi wnan dhigtah

    • @qaali3214
      @qaali3214 Před 3 lety

      Wll adoo mahadsan faahfahin mana ka sin kartaaa inteeena la dhigataaa public officer mahadsnaid

    • @nasrahared144
      @nasrahared144 Před 2 lety

      Abya sedeewaaa aniga jecel inan bartee?

  • @amaalmohamod8495
    @amaalmohamod8495 Před 5 lety +4

    insha allah waxa aan raaba in aan bilaabo

  • @cimransead8108
    @cimransead8108 Před 2 lety

    2021🤞

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki Před 5 lety +2

    Macalin qaaliya. Sacad axmed cabdiwali. Alle cilmiga ha kuu barakeeyo

  • @ruweydiishaali6203
    @ruweydiishaali6203 Před rokem

    tnxs👍

  • @islamicaffairs5008
    @islamicaffairs5008 Před 3 lety

    Macalin wxd nooso galizaa jamacadaha gobolka maroodijeex ku yaala Jaamcad bixisaa pulic health officer hadii aad garaneysid

  • @ilaysproduction7564
    @ilaysproduction7564 Před 2 lety

    M.a

  • @smilesmile9404
    @smilesmile9404 Před 3 lety +1

    Dr sacad waxaan rabay inaad ka hadasho social determine of health iyo waxa ay ku kala duwan yihiin mahadsnid

  • @crashiidxusseen3772
    @crashiidxusseen3772 Před 5 lety +5

    Ardayda ha waalin wllo adoo raaliya. Public health and officer waaa inaad uwada dhigtan sida caalamka lkn public health oo qudha ardayda hasoo lugaynina Hana Eegin miishaarkaa lkn eeg mustaqbalka

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey Před 10 měsíci

    Norwiegan church aid Africa

  • @sovietboi6929
    @sovietboi6929 Před 7 lety +1

    inaad noo sharaxdo ayay ahay waxa u dhaxeya public health iyo public health officer

    • @alimohumed3685
      @alimohumed3685 Před 6 lety +7

      wlalo waa run lkn waxaa udhexeeya public health waa pure wuxuuna kaga duwan yahay ph officer ka dhanka hawl galka tusaale ph ka qofka ahi prevention of diseases ayuu u badanayaa lkn patient ma gaadhayo clinical routationka agalaayo diagnosisna masamaynaya while ph officerku uu samaynaya both pevention of disease and curative wardkana wuu galayaa wuxuuna u shaqaynayaa sida nursingka oo kale lkn ph pure wuxuu ka shaqaynayaa haelth projects health system management etc

    • @abdicasiscqsdirabdicadiscq1148
      @abdicasiscqsdirabdicadiscq1148 Před 5 lety

      Msh allh

    • @shukrimohamed4828
      @shukrimohamed4828 Před 5 lety

      Public health officer is policy makers

    • @Ahmed_Qabobe
      @Ahmed_Qabobe Před 2 lety +3

      @@alimohumed3685 wll waxbadan ayaan ka fahmay illahey hakaa abaal mariyo in badan sida aad noogu soo koobtay afar sano ka dib ayaan aqristay .

  • @qaalidaahir4663
    @qaalidaahir4663 Před 2 lety +1

    Wll hadan bilabi rabaa

  • @muunamohamad7887
    @muunamohamad7887 Před 4 lety +2

    Somaliland facultygasi kama shaqeyo sa darteed qiimo badan ma samaynayo barashadiisa

  • @sundussundus5722
    @sundussundus5722 Před 7 lety

    A