MUHIIM | SIDEE udooraneysaa TAQASUS |Medical Speciality

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 51

  • @hamdaahmed5720
    @hamdaahmed5720 Před 2 lety +4

    Thanks dre, please share with us All international Exams During and After MBBS.

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 Před 2 lety +1

    Mansha allah
    Dr. Adnan dadka waxa aad u haysaa shaqo wanaagsan

  • @mawliidbarkhadobsiiye3739

    Mazha Allah Dr Abdale

  • @asiyamohamed7531
    @asiyamohamed7531 Před rokem

    Dr adnan shukran videogn xili fcn oon ubahna ayan arky🥰

  • @user-xx8se4md2t
    @user-xx8se4md2t Před rokem +1

    Thanks dr wxa kasohadasha meeqo taqaqus aya jira e master Laga diyarinkara

  • @im7somali
    @im7somali Před 2 lety +3

    M.a dr horay u soco

  • @abdikadirqurbac1054
    @abdikadirqurbac1054 Před 3 měsíci

    Mahadsanid dr

  • @samiiroaliomar2375
    @samiiroaliomar2375 Před 2 lety +1

    Dhamantii isooduceeya inshalaah sanadkaan ayaa imtixanka galirabaa🥰❤️

  • @drmohamedali7624
    @drmohamedali7624 Před 2 lety +6

    Dr waxa raba pls ina ka hadasho MRCP
    Iyo side taqasus uga soo diyarin karta europe adoo dalkii ka soo qaatay mbbs

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před 2 lety +5

    Keep going ustaad Adnan Waxaan ka soowarantaa Waxabrashada Iyo nolosha Egypt

  • @drmohamoudhassan
    @drmohamoudhassan Před 2 lety +1

    Qofkii ugu horeeyey
    Oo dawada

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 Před 2 lety

    Jazakallah dr aad baad umahdsantahay

  • @mumtazzbirish8918
    @mumtazzbirish8918 Před 2 lety +1

    Thnx dr

  • @sumayamaxamed2028
    @sumayamaxamed2028 Před 2 lety

    Maasha Allah doctor ilaahey haku barakeeyo

  • @maryamoxasan2289
    @maryamoxasan2289 Před měsícem +1

    Dr taloyin ubahnhy sida udoran laha
    Hda dhmeyy dugsiga sare

  • @suhaybabdirahaman543
    @suhaybabdirahaman543 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Dr

  • @cabdixakiinxuseenbille9402

    Jazak’Allah dr sidaad dalabkaygii nogufulisay huno

  • @khadiijocadceedmuxyadiin4072

    dr mahadsanid waxaa kasoo hadashaa umulisanimada iyo dhaqtar wax uu ku kala duwanyahay

  • @Xaaji1
    @Xaaji1 Před 2 lety

    Shukran dr Adnan.

  • @dahirdayah4661
    @dahirdayah4661 Před 2 lety

    Shukran.

  • @idilali8909
    @idilali8909 Před 2 lety

    Thank you Dr adnan for ur advice

  • @hij3728
    @hij3728 Před 2 lety +1

    Mashallah sxb

  • @abdikanihussein7111
    @abdikanihussein7111 Před 2 lety

    Thanks a lot doctor Adnan

  • @drmohamoudhassan
    @drmohamoudhassan Před 2 lety +2

    Nolow boe wankugu daysada
    Year 4 medicine surgery student (M.B.B.S.) LION DOCTOR

  • @c.raxmanm.c.qadircumardrma2231

    Dr Ent Ga sow kamid maaha Taqasusyada leh
    Daawayn iyo
    Qaliin

  • @cabdixafiidsuleiman2915
    @cabdixafiidsuleiman2915 Před 2 lety +1

    Ma allh ku xafido dr wax bdan aa ka faidey
    Mida xigto waxa rajeyna ina kaso hadsho uk exam

  • @zulthancooraaf1054
    @zulthancooraaf1054 Před 2 lety

    Mhdsnid walal qali Dr adnan

  • @maslaxxasan5926
    @maslaxxasan5926 Před 2 lety

    Thanks dr

  • @inamacalinhassan1928
    @inamacalinhassan1928 Před rokem +1

    Haa aniga ayaa sidaa ah shb

  • @user-mr3ub5cc3i
    @user-mr3ub5cc3i Před rokem +1

    Dr dhaqtarka qallinka wadnaha ka hadal please ustd

  • @mahamedqumane9649
    @mahamedqumane9649 Před 2 lety +1

    M.a wlhi alle dartiis aan kuu jeclahy Dr ani waxaan ahay dadka markey wax dhaco la ordo in qof kii sameyn lahaa inaa waco si uu u sameeyo maxaa ila haboon aan barakaa Dr

  • @shaaficiciise4733
    @shaaficiciise4733 Před 2 lety +2

    Shugran wll/dr wxaan ahay ardry mbbs ah year five waxan takhasus ahaan ku fikiraayay epidemiology wlina information fcn kama haayo dhaqtar diyaariyey mrka mxaad warbixin iga siin kartaa arintaas. Thank you

  • @nihaanbeerlula8569
    @nihaanbeerlula8569 Před 2 lety

    Insha allah f3 baan ahay waxan jecalahy in aan noqdo drs qalin wana hubigeyga insha allah

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 Před 2 lety +1

    Nolow brother

  • @maslaxxasan5926
    @maslaxxasan5926 Před 2 lety +1

    Dr

    • @faadumohasan5523
      @faadumohasan5523 Před 2 lety +1

      M.a Dr adnan abdullaahi illaahey haku barakeyo ajar iyo xasanad rabi ha kasiiyo cilmiga bulshada ugu fa ideeyneetso mar walbeeto

  • @samdocabdirahman2186
    @samdocabdirahman2186 Před rokem

    Qalinka guud aa raba

  • @deqamohamed1056
    @deqamohamed1056 Před 2 lety

    Dr adbad umahsantahy waxn jeclahy medicine hdana majecli qaliimada mark qaybtee igu haboon

  • @basteysharma9381
    @basteysharma9381 Před 2 lety +1

    Anesthesiologyst hard work miyaa mise normal waaye
    Mida kale no so geli muqaal residency egypt part 2 thanks

    • @mohamedabdulaahi3027
      @mohamedabdulaahi3027 Před 2 lety +1

      Sxb wax fudud ma jiraan lkn waxay ku xirantahay muhimada ad sineyso

  • @cabdalaxusen1742
    @cabdalaxusen1742 Před 2 lety

    Dr cadnaan please nursing kasoo hadal 💝🤞🤞

  • @Islamicsom
    @Islamicsom Před 2 lety +3

    dr. adnan aad ayad u mahdsanthy ee wxan ahy arday jmcd dhigta kulliyada mdcine wda sandki kowd ku jira wxan ad u jclahy inan wx wlba gacnta ku qbto wxan aad ugu raaxeysta inan noqdo xirfadleh caafimad ""dr adnan ""inan dhaqtrka lafaha nqdo jclahy ee isheg meelaha ugu fican ee dhaqtrka lafahaha lga diyaariyo⁉️ mahdsnid

    • @mohamedabdulaahi3027
      @mohamedabdulaahi3027 Před 2 lety +1

      Sxb sanadka kowad ayad tahay waqti badN ayaa ku haray is diyaari adkeysi samey adiga ayaa wax walba ogaan doona

  • @maslaxxasan5926
    @maslaxxasan5926 Před 2 lety +1

    Wcs

  • @safiaahmed4139
    @safiaahmed4139 Před 2 lety +1

    General surgery ayan jaclahy sameyn miyey ku yelan kartaa inan gabar ahy DR

    • @Trusfrated02
      @Trusfrated02 Před 2 lety +1

      Waddankena ahaan marki loo fiiriyo Haa..it's sad and true🥺

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před 2 lety +2

      @@Trusfrated02 sababtu waa maxay ?

  • @dradnanabdull5079
    @dradnanabdull5079 Před 2 lety +1

    MashaAllah doc

  • @nastehamohamed2085
    @nastehamohamed2085 Před 2 lety

    Mahadsanid Dr