INTERNAL MEDICINE rotation | Udiyaagarow INTERNSHIP Video#2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • INTERNAL MEDICINE rotation | Internship Preparation Program VIDEO #2.
    Internal Medicine waa mid kamid ah qeybaha sida zaaidka ah wax looga barto sanadka Internshipka ee Jaamacada Medicine & Surgery.
    Muuqaalkaan waxaan kuugu soo koobayaa ilaa 10 qodob oo kusiindoona xog kaaga filnaandoonto qeybta Cudurada Uur kujirta.
    Waxaad igala soo xiriirikartaa;
    Facebook:
    / dr-adnan-abdallah-2904...
    Instagram:
    I'm on Instagram as @adnan_dr2. Install the app to follow my photos and videos. www.instagram....

Komentáře • 72

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 Před 3 lety +2

    Dr Adnan ilaahay haku xafido cilmigaaga iyo caqligaagana hakubarakeeyo wllo mnsha allah 🙏♥️👍

  • @yacquubhassanmohamed4848
    @yacquubhassanmohamed4848 Před 4 lety +1

    aad iyo aad mahadsanid waxbadan ayaan kaa fahmay runtiii allh ku sharfo maalin walba waan booqdaa chanalkaaga si aan wax badan oo i caawinaayo aan ugu dhaxlo💟👌

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 Před 4 lety +2

    Mzha Allah Dr Adnan mahadsanid wllo
    Aniga wali gaarin internship but near it
    Thanks for brighting our future.

  • @cabduqaadircadaawe846
    @cabduqaadircadaawe846 Před 4 lety +1

    Maaasha Allah Dr Adnan Mhdsinid
    Sda wcan ee aad Noogu soo gudbisid
    mhdsinid Thnks
    Horumar Wacan ku rjynaaa I.a

  • @najaxbella7959
    @najaxbella7959 Před 4 lety +2

    Masha allah mahadsanid qeyr fara badan alle haku siyo

  • @faliselmi3824
    @faliselmi3824 Před 4 lety +1

    Mahadsanid Dr. runtii wax bdn ayaan kaa faaidey allaha ku barakeeyo.

  • @drmohamudhassan4676
    @drmohamudhassan4676 Před 4 lety +1

    Thanks Dr Adnan Abdallah
    Allaha ku sharfo Aduun iyo Aakhiro....Waxa tahay qof aan ku Daysado mar walbo.........

  • @abdiraxmanboska3809
    @abdiraxmanboska3809 Před 4 lety +2

    Dr maansha allaah jazaakallaah cilmigaada allaah kuu barakeeyo
    Aniga wili mabilaabin intership lkn vedio gaan wax bdn baan ka faaiday alfa marah dr shukran

  • @doctoryaash4150
    @doctoryaash4150 Před 4 lety +2

    Marka bukanku comorbidity giisu bdan yahay sidad shegtayba anaga xita sidasan rotation ki Internal medicine dhihi jirnay bukankan waa Dividson socda ama guuraya boooskeda ayad dhigtay arday walbana taladada qaato inu guuleysanayo waa lahuba Thank you dear dr adnan next rotation inoga dhig General surgery please

  • @abdullahimohamud4310
    @abdullahimohamud4310 Před 3 lety +1

    Masha Allah Dr aad iyo aad u mahadsan tahy thanks Dr. 🩺

  • @safiaahmed4139
    @safiaahmed4139 Před 4 lety +1

    Masha allah dr wad ku mhd santhy sida aad nogu dadshid 🤩

  • @arwaaxfiidow6027
    @arwaaxfiidow6027 Před 4 lety +1

    masha allaha wax badan ayaan ka faa iiday in sha allaha wana isticmaali doonaa 10 qodob runtii aad ayaan iigu farxasanahy ,waxaan ogaaday wax Ia iga rabo allaha ku barakeeyo Dr adnaan Thnks every time

  • @mukhtaarhassanali4320
    @mukhtaarhassanali4320 Před 4 lety +1

    Dr adnaan waaku mahad santahay sida quruxda badan ee aad inoogusoo gudbiso arimaha caafimaadka 🙏🙏🙏

  • @cusmanmaxamuud92
    @cusmanmaxamuud92 Před 4 lety +5

    asc doctor, markaad dhamaysid program insha allah waxaan rajayn doona inaad kasoo hadashid adigoo mahadsan doctor, ardayda basic science xaladoda kasoo hadal waxaan ahay arday dhigta basic science medicine caqabada badan baa jirta runtii ardayda basic science aysan ogayn madooyinka muhiimka ah illa hadayr haysata iyo dhinica luuqada aysan fahsanyn badankoodu , dhibatoyinka ay leyihiin fahan darada ka haysta dhinaca luqadaha terminology badankooda

    • @yasiinmukhtar2654
      @yasiinmukhtar2654 Před 4 lety

      Aad iyo aad sxp runtii wan arkay arday badan oo basic science ka aan ka dhisnayn hadhowna dhib ku noqoto clinical wlhi dhibtu waa basic ah

    • @khadramaxed663
      @khadramaxed663 Před rokem

      Asc DR waxaan lakulmy Arimo badan lkn wan udulqatay markasta Adi ayaan wacyi galin badan ka helaa marka horumarkyga Adaa kow ka ah markn hospital tagay waxan noqday qof baqdin badan lkn hda waxaan dhagaysty casharo badan aad so jedisay hada waxaan hayaa shaqo aad umuhiima walina waxan ahay ardayd wax barata markasta waxaan nasiisaa dhiirigalin badan Alle haku xifdiyo Dr mhdsanid

  • @draishatohow9374
    @draishatohow9374 Před 4 lety

    Mashaallh wax badan ka faaidy madaama aan ahy ardy dhawan bilaawi rabo intership thnks dr👏👏👏

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 Před měsícem

    Mahadsanid Dre 🎉

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 Před 4 lety

    MAANSHALLAH
    Mahadsanid dr cadnaan cabdillaahi
    Allah haku sharfo
    Waa kaa faaidaye

  • @sadakabdirashid
    @sadakabdirashid Před 4 lety

    Shukran Dre
    Allaah Ku Sharfo
    Wlhi Wax Badan Ayaa Kaa Faa'iiday ❤👍

  • @amiinabdi3241
    @amiinabdi3241 Před 4 lety

    🙏Thanks Dre...waiting 3rd Video❤

  • @cabdicabdullahi7109
    @cabdicabdullahi7109 Před 4 lety +1

    M.a dr wadmahasantahy sida sharftaleh oo marwalbo noodherigaleeso Dr waxaa jacelaanlahaa in aad naga caajisen marwaliba my dear Dr. And my dear teacher .Allah give you long life mahadsaniid dr

  • @hassanmohamedahmedomar5935

    Mashaa allaah Dr Adnan jazaakallaah.

  • @hissaho8797
    @hissaho8797 Před 4 lety +1

    ماشاء الله
    جزاك الله خيرا

  • @ibrahimabdullahi7268
    @ibrahimabdullahi7268 Před 4 lety

    Thanks Dre well Appreciated for you Awesdome Advice

  • @yusufahmed2361
    @yusufahmed2361 Před 2 lety

    Mahadsanid Dr adan

  • @Birdia423
    @Birdia423 Před 4 lety

    Thank u .you helped us alot alaha ka abalmariyo dr

  • @suhaybaniiska7765
    @suhaybaniiska7765 Před 4 lety

    Maanshallaa wllo alle hakaa abaal mariyo aduunyo iyo aakhiraba FAA idadaa aad nasiisay

  • @suheybsheikhahmed1891
    @suheybsheikhahmed1891 Před 4 lety

    Maaha allah
    Dr adnan allah ku barakeeyo

  • @ashamohamed281
    @ashamohamed281 Před 4 lety

    Jazakllh kheer dr adnan💟

  • @Yassinabdullahi-so3lc
    @Yassinabdullahi-so3lc Před 2 měsíci

    Mahadsanid Dr

  • @nuuxmohamed3196
    @nuuxmohamed3196 Před 4 lety

    Mansha Allah Dr go forward

  • @aweyskoofi8887
    @aweyskoofi8887 Před rokem +1

    Pocketbook internal medicine yaa ugu wanaagsan aragtidaada dre

  • @abdulahiabdimohameddirie2830

    M.allah dr runtii maanta waxaa ka hadashay mowduuc an aad u daneynayey
    #Mahdsanid_Jazakallahu- kheyr dr.

  • @quweenaishaofficial3170

    mashaallh mahdsanid dictor

  • @hassanabdulle2751
    @hassanabdulle2751 Před 4 lety

    Masha Allah Dr cadnaan mahadsanid

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518

    Do you know Why I am looking this video b/c of i will start internal ship tomorrow please pray for me

  • @ikraamdahir1631
    @ikraamdahir1631 Před 4 lety

    Mahadsanid Dr.adnan

  • @mym3057
    @mym3057 Před 4 lety

    Mashaa allh dr mahadsanid
    Ardayda cafimadka barato sifican ula talih

  • @maryamamohamud7857
    @maryamamohamud7857 Před 3 lety

    thanks dr wax badan ayaa kaa faa iiday

  • @mukhtaarhassanali4320
    @mukhtaarhassanali4320 Před 4 lety

    Guuleeso dre🙏

  • @sacdiyomuuse939
    @sacdiyomuuse939 Před 4 lety +1

    Internal medicine meqa sanaa lugu barta maxee sa ka kobanthy ya iga cawin karo maclumadkeda

  • @sosocadeey7938
    @sosocadeey7938 Před 4 lety

    Mahadsanid dr

  • @ahmedabdrisaaqburjiko8270

    Msha allaah Dr allaah hku xfdo

  • @dahirdayah4661
    @dahirdayah4661 Před 2 lety

    Dr Adnaan, Sxb. Guuuleyso.

  • @ahmedabdrisaaqburjiko8270

    Msha allaah dr adnn allah hk xfdo wxn hely taloyin badan aan ka faaido kalsoni jmcadaha dalkena ah

  • @nuuxmohamed3196
    @nuuxmohamed3196 Před 4 lety +1

    Dr ardayda kale ee caafimaadka kaso hadal

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll Před 2 lety

    Thank you

  • @medicaleducation1493
    @medicaleducation1493 Před 4 lety

    M.allah thank U Dr

  • @drabdirahmanibrahin6021

    Thanks dr

  • @axmednuur8058
    @axmednuur8058 Před 4 lety

    Jazaka laah

  • @ruunmaxud1871
    @ruunmaxud1871 Před 4 lety

    Aad ayaad umahdsanthy shukran

  • @ayaanwarsame1718
    @ayaanwarsame1718 Před 3 lety

    Dr thanks

  • @aminaomar8090
    @aminaomar8090 Před 4 lety

    M.a dr thnks

  • @cabdixakiinxuseenbille9402

    Jasaakalaah wllo

  • @axmedali6422
    @axmedali6422 Před 4 lety

    Mashaa allah zxp s

  • @dawelaxmad8661
    @dawelaxmad8661 Před 2 lety

    Mahasanid doctor

  • @mukhtaarhassanali4320
    @mukhtaarhassanali4320 Před 4 lety

    Maasha allah

  • @isakali9934
    @isakali9934 Před 4 lety

    Waxaan ahay medical student Dr sanadki 3aad baa ibilaban rabo waxana jeclahay inan barto Internal medicine

  • @mohamedkhadar8964
    @mohamedkhadar8964 Před 4 lety

    Dr arday da kale ee cafimaadka

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 Před 4 lety

    ManshaAllh wlky

  • @isakali9934
    @isakali9934 Před 4 lety

    Aad iyo aad baad umahadsantahay dre....waxaan filaya in aad diyaarinosid master..marka maxaa kadiyarinosa master kaaga?

  • @muhanadmohamedabdi2273

    Asc Dr mahadsanid waxan ahay arday medicine ah lkn aan gaarin intership waana ka sii faaiday video gan
    Waxan kaa codsan lahaa inaad ka soo hadasho ood video ka soo samayso sanad yada medicine mid kasta iyo waxa uu muhiimad u leeyahay si aad u noqoto dhaqtar wanagsan

  • @drahmedbalcd8800
    @drahmedbalcd8800 Před 2 lety

    Ustad nambarka what's up hoos soo dhig

  • @safiyoindho2271
    @safiyoindho2271 Před 4 lety

    Dr Adnan ka so hdl midwife ado mahadsan

  • @AhmedHassan-yi1lb
    @AhmedHassan-yi1lb Před 4 lety

    👍dre

  • @umuomarfaaruuq738
    @umuomarfaaruuq738 Před 4 lety

    Mahadsanid Dr adnaan

  • @maxamedaamiinmacalincumar5233

    Mahadsanid dr

  • @jasminafarah1168
    @jasminafarah1168 Před 4 lety

    Mahadsanid Dr