Talooyin | Ardayda waxay kuriyoodaan kahor bilaabida MEDICINE | OGOW XAQIIQADA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2022
  • Jaamacada ayaan bilaabay / bilaabirabaa waxaana rabaa in aan ku taqasuso qeyb hebel !
    Hadii aan dhameeyo 6da sano ee barashada Medicine dhaqtar weyn manoqonaa !
    Igalasoo xiriir:
    Facebook: Dr. Adnan Abdallah
    Inatagram: Dr. Adnan Abdallah

Komentáře • 85

  • @saidhussein1882
    @saidhussein1882 Před 2 lety +5

    Mustaqbalkada qeer rajeey
    Waqtigadane hada meesha ugu sareyso kafaideyso Great kalaam
    Thanks dr adnan
    Advanced Doctor and motivator

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Před 2 lety +4

    Waxan ahay arday jecel barashada Kuliyada MBBS ilahay waxaan ka baryayaa inuu ii rumeeyo rajadayda si aan U anfaco naftaday qoyskayga iyo umadayada Aamin aamin

    • @user-uj1ce9dx1x
      @user-uj1ce9dx1x Před 7 měsíci

      Aamiin alle haguu Rumeyo riyooyinkaga Ana wan jeclahay iso duceeyo

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 Před 2 lety +3

    Wxaan ahy arday mbbs sanad 4aad ii dhamaaade......Dr waa xaqiiqo jirtaa arday ga inuu ku wareero taqasuska uu dooran lahaa o malinpa mid uu jeclaado oo anaypa igu dhacdaaa wxaana go'aansade ina dib u dhigto doorashada aan dhameysto jmcda. kadip no ahane I.a.

  • @muduofficial733
    @muduofficial733 Před 2 lety +3

    M.a jazaka allah.dr Adnan allah ku sharfo bro

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 Před 2 lety +6

    Dr. ADNAN aad ayaad u mahadsan tahy
    Wll
    Waxa aan kaa codsan lahaa course Anotomy and physiology in aad CZcams soo geliso si aanu uga faa'idaysano.
    Mahadsanid.

  • @cawilaxmed6577
    @cawilaxmed6577 Před 2 lety +2

    Wall soo badi muuqaladanoo kalev🙏🙏

  • @zakariyekaraama31
    @zakariyekaraama31 Před 2 lety +3

    Mahadsanid dr

  • @zakiabdi9025
    @zakiabdi9025 Před 2 lety +2

    Dr thanks Medicine Egypt ayaan bilabya insha allah wasee

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518

    Dr adnan mhdsanid

  • @shaaficicabdulaahi4288
    @shaaficicabdulaahi4288 Před 2 lety +1

    THANKS DR.ADNAAN😇

  • @maahir4988
    @maahir4988 Před 2 lety +3

    Full respect DR

  • @xaawoibrahim344
    @xaawoibrahim344 Před 2 lety +1

    Waw m.a mhdsnt aad iyo aad aya ugu mhsnthy dr

  • @GEEDI.
    @GEEDI. Před 2 lety +1

    Thanks dear teacher

  • @Mabrouka_.9
    @Mabrouka_.9 Před rokem +2

    Thanks doctor

  • @Madar43
    @Madar43 Před 2 lety +2

    Manshaas allh Dr

  • @mahamedfaarah9513
    @mahamedfaarah9513 Před rokem +1

    Wllhi xaqiiqdi dadka ka waaweyn ayaad ka qibrad vcnhy dr hore usoco oo noqo kii dadkiis iyo dalkiisa✌

  • @duyafitaj5915
    @duyafitaj5915 Před rokem +2

    Thanks doctor 🥺🕊🖤

  • @mohamedc.rahman1596
    @mohamedc.rahman1596 Před 2 lety +2

    Thanks dre

  • @muduofficial733
    @muduofficial733 Před 2 lety +2

    Whole advice

  • @bashiraldalali
    @bashiraldalali Před rokem +2

    Mahadsanid Dr Cadnaan walal waxbadan.baa na tartay

  • @Hannah_Ahmed117
    @Hannah_Ahmed117 Před 2 lety +1

    shukran dr Allaha ku xafido🤲💜
    my role model ❤

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 Před 2 lety +2

    Shukran

  • @maxamedcade2198
    @maxamedcade2198 Před 2 lety +1

    Dr adan

  • @AbdishakourAdam
    @AbdishakourAdam Před 2 lety +3

    Masha allah Doctor i am in 2nd year of medical school arintas way jirtaa ardeydu comparison ayey ku sameeyaan jaamacadaha waxaaney dhahaan taas ayaa ka fiican markaa ma bilaabayo taas waqtiguna saas ayuu uga dhacaa. Well done waa topic loo baahnaa doctor adnan abdallah ❤❤

  • @sihaamibraahin7065
    @sihaamibraahin7065 Před 2 lety +2

    Dr hadaan bilaabaya jamacada dugzi zarana dhameeyay waxaanan raba drs wayn inaan noqdo marka talooyinka noo soo badi 🙏❤

  • @ayanabdi5271
    @ayanabdi5271 Před 2 lety +1

    Wlhi dr sidaa ufikiro kahadashe waxa iga guuxaye jwb uhele tnx dr allha ku sharfo noo soo bdi dr

  • @mohmedahmedali3819
    @mohmedahmedali3819 Před 2 lety +2

    Meela kala soo xariiro isheg Dr adnan.

  • @yahyamahad9007
    @yahyamahad9007 Před rokem +1

    incha allah

  • @durka400
    @durka400 Před 2 lety +2

    Mahadsanid dr si gaara ayay noo anfacaysa sobobto ah imika dhamayny imixanki dawlada lagaga gudbayay secondary

  • @khadraawiblogger7832
    @khadraawiblogger7832 Před 2 lety +5

    Dr mahadsanid hada ka dib waxaan ka codsanayaa inaad koorsooyin basic ah noosoo galiso inkastoo adiguba aadan wakhti hayn oo aad taqasus diyaarinayso

  • @opsiiyecharitychannel.8388

    Dr :Adnan waxad iizhegta macalin hadad cazharo online ku bixiso inzha Allah caafimadka la XIDHIIDHA isoo zheeg waan kusoo biiri doona

  • @DeeqaApdullahi-gi6cb
    @DeeqaApdullahi-gi6cb Před rokem

    Dr thnks anadba iga hadlysaa 😅

  • @malyuunmacalin7593
    @malyuunmacalin7593 Před 2 lety +6

    shukran Dr waa xaqiiqa jirta in aad xamaasad ku qaadno takhasuska jeclnhy mudo kadibne wax kle ku fakartaa Dr suàal baa donayo ku weydiyo waxaa dhahday jmcd rabto bilow lkn aniga hadaan nahy dhalinyarada wadanka joogta markaa dhahno kuliydan cafimd intbdn jmcd qaar diirada lagu sooro lagu yiraah why jmcd oga bilowday kuliyda maaha kuliyada cadi iyo wax lamida jmcd waliba lagama baran karo caqabatahaane way jiraan Dr

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 2 lety

      Jaamacad walba oo nidaamkeeda waxbarasho hagaagsanyahay waa lagu barankaraa

  • @aishaabdi6084
    @aishaabdi6084 Před 2 lety +1

    Yaa allh ii sahal intee kaga soo xariira sualo bdn ika buuxo ikagala talin lahayd 🥺😢

  • @user-be8yl4fu5m
    @user-be8yl4fu5m Před 2 lety +5

    Like me my dream was cardiothoracic surgeon but now everything is changed hhhhh

  • @abdirashidahmed8888
    @abdirashidahmed8888 Před rokem +2

    Dr adi faaido ma ka heshay kuliyadaan

  • @calimuuse1058
    @calimuuse1058 Před 2 lety +1

    Dr waa mahadsan thy sxb waxaa ku weydiiyaa Kaplan iyo DIT iyo TUS exam intaas ma igu filan thy isku diyaariska examka digfeer

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 Před 2 lety +6

    Ani waxan ahay ardayda sanadkan dugsiga dhameeyay jecelns medicine 💊💉

  • @FaliscabdulaahiBoqorada
    @FaliscabdulaahiBoqorada Před 8 měsíci +1

    Dr waxan marayaa sanadkii ugu danbeeye ee dugsiga sare waxaana rapaa inaan ku biiro mustaqbalka ama aan barto medicine ka luuqada eng kuma wngzni iyo maadada biology sidee igu suurta galeysaa marka inaan caafimaadka bart bal ii sheeg adigoo mahadsan

  • @adnaanhuseen5204
    @adnaanhuseen5204 Před rokem

    Dr makabaqee eyga

  • @user-vk9zw1sr8g
    @user-vk9zw1sr8g Před 2 lety +3

    asc dr adnan wxn aHy wiil dhalinyar Oh marka wxn first year an hada dhemeeyey medicine
    mrka waxa an ila iyo dugsiga hose wxn isu diyarinayey in aan mar un medicine an galo lkn mashLh wan galY
    marka waan kari waayey lkn ilaa hada wali go'aan kama aanan qaadin 😢
    inshLh wxn rajaynaya in aad dhiiriglin an isiiSo❤

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 2 lety

      Wcs walaal Mafahmin su’aashaada

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před rokem

      See ukari weyday ?

    • @user-vk9zw1sr8g
      @user-vk9zw1sr8g Před rokem

      @@marisacillahi1537 wllo primary and secondary arabic aya ay xiisaduHu ku dhiganaYey marka xata maths arabic ayan kuso qatey English ka aya aad io ad igu adag marka macaliminta jamacadu wa ajnabi
      English kayguna wu liita marka taasaa sabab u aH in an kariwaaYo💔

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před rokem +1

      @@user-vk9zw1sr8g abwe illhy hakuu fududaydiyo lkin haga harin ee waxaa samaysaa meel Englishka lagu dhiso dhinac kagal Ereya badan baro markaad Jaamacada Ku jirtid Ereygaad garan waydid meel ku qoro oo raadi micnihiisa
      Waxaa macquula Ardada kula dhigata jaamacada inaysan English saasa aqoon lkin Ereyo badan ka garanayaan markaa waxba ha isniyad jabin ee dadaal un wax la barto luiqad baa ugu fudude aaska aaska dhan bil baad ku baran gartaa siiba ereyada caafimadka xooga saara

    • @user-vk9zw1sr8g
      @user-vk9zw1sr8g Před rokem +1

      @@marisacillahi1537 inshalaH wllo Qli alahaku sharfo intasina dhiirigalin dhinaca walShy ka timi weeyi 💙

  • @ayuubmoha7291
    @ayuubmoha7291 Před 2 lety +2

    Dusiga sare waan dhameye lkn waligey marna majeclan chemistry 🙄? marka waa iskada miyaa

  • @halimaabdulaahi3009
    @halimaabdulaahi3009 Před 10 měsíci

    2023-2024🎉

  • @opsiiyecharitychannel.8388

    Cazharo ku saabsan dhinaca laboratoty noo soo gali inzha Allah macalin

  • @maxamedcade2198
    @maxamedcade2198 Před 2 lety +1

    Rieviow inaa naga siisid exam turki ee digfer oo hadii upadate ayey jiraan

  • @hannaabdi3763
    @hannaabdi3763 Před 2 lety +1

    Dr instagramka iga jwb plz sual ban kuguso weydiyee.

  • @mohamudali1439
    @mohamudali1439 Před rokem +1

    wlle talo ayaan ka rabaa facebook kala soo hadlay imada soo jawabin

  • @itadoriyuuji5922
    @itadoriyuuji5922 Před rokem +1

    انا احب اصير طبيب
    وشغفي من يوم وانا صغير اصير طبيب
    بعد سنة ان شاء الله بتخرج من رابع ثانوي
    بس ما اعرف ابدأ اي تخصص في الطب
    انا احب الطب بشكل عام
    تنصحني أبدأ بأي تخصص يدكتور؟

  • @Dr-Ahmed-A-abdi
    @Dr-Ahmed-A-abdi Před 2 měsíci

    Dr c cadnan waxad ka hadashaa fadlan oxygenka dadka wawayn iyo ciyaal la

  • @mascuudsaalax9203
    @mascuudsaalax9203 Před 2 lety +2

    Digtoore asc

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 2 lety +3

      Wcs …
      Haye salaam bes hanoosoo qorin walaal Mascuud ee weydiin ama arinkale soo raacsii.
      Mahadsanid.

    • @mascuudsaalax9203
      @mascuudsaalax9203 Před 2 lety +3

      Raalinoqo diktoore een waxaan dhihirabay Dr aan Kudeesto aa tahay Dr

  • @user-fj2wh3pg7c
    @user-fj2wh3pg7c Před rokem

    Doctore kahadal qaybaha caafimaadka

  • @Queen-wk5lf
    @Queen-wk5lf Před rokem

    Dr waxan ahy arday dugsi sare dr ka wadnaha Ayana ku hami wenahy mana ahan fakir qof leyhy familkayganeh ma aminsano inan noqon karo😢

  • @nasraaxmed3330
    @nasraaxmed3330 Před 2 lety +1

    Asc Dr waxan dawaday moqalka aad kaga hadlysy eernada waxan iskgaga shikisanhy iny eerno I hayso ma waxan ahay qof cayilan wax calmad ah o so kusanA IGAMA MOQDAN LKN WAXAN darema xanun iyo inay wax igo wRegayn mar marna naqaska ayan I dhibiya

    • @nasraaxmed3330
      @nasraaxmed3330 Před 2 lety

      Wan jogaa gobol Eermda Qaabke lo bara maxaase lago baraa

  • @shaficifarah2715
    @shaficifarah2715 Před 9 měsíci

    Doctor ineey jamacadu Exam IGA qaado shardi miyaa

  • @maaanciise5629
    @maaanciise5629 Před rokem +1

    Dr waxankuwaydina qofkah medinekabaranayo maxalogabahanyhy inusameyo maxana hanka iyo Rajadada sare micnaha diradasaraaa Dr wankuwareray ani hadeer ayanbilabay kuliyada siden marxaladahas ugagudbikara

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před rokem

      Waxaad xooga saartaa duruusta hada laguu fhigo jaamacada

  • @ashkar1657
    @ashkar1657 Před 2 lety +3

    Wll plz and plz kasoo hadal qaybaha medicine iyo qaybaha gaarka ah sida in lagu takhasuso qaliinka guud iyo qaybaha kale noo kala sheeg wll mcn wllhi wax badan ayan ka faiday plz wll soo samee

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 2 lety

      Daawo videogaan.
      czcams.com/video/jd5GZnbT8Ss/video.html

    • @ashkar1657
      @ashkar1657 Před rokem

      @@DrAdnanAbdallah wll anu waxan sheegaya takhasuska gaarka ah sida kilyaha i0 kaadi mareenka ama qabiinka guud kuwas oo kale oo noocyo badana aya jira marka kuwas kaso hadal

  • @sadia121z
    @sadia121z Před rokem

    Dr kuliyada dentistis ka so hadal

  • @sagalmustaf4632
    @sagalmustaf4632 Před 2 lety +1

    Ani hooyaday aya igu qasbeso kuliyadan ma jcl li wllh lkn hooyaday amarkeda madidikaro firt year idhamaday 😩😭😭😭😭

  • @hodanhapi-xy5yv
    @hodanhapi-xy5yv Před 9 měsíci

    ani hda jamacad galaya fakal anqaato ma aqaan😅

  • @abdiazizmadari5066
    @abdiazizmadari5066 Před 2 lety +1

    𝙰𝙻𝙻𝙰𝙷 𝙺𝚄𝚇𝙸𝙵𝙳𝙸𝚈𝙾 𝙳𝙸𝙺𝚃𝙾𝙾𝚁𝙴

  • @cafiyomohamed7623
    @cafiyomohamed7623 Před rokem +1

    Mahadsanid dr