Jaamacad free ah .bishiina qaado.$850 dollar,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 12. 2022
  • 1.waa maxay "pan African university
    Yaa aasaasay,yaase ku midaysan.
    Wadama africa qaabkee umaal galiyaan.
    2.yaa codsan kara ,Shuruudaha
    looga baahanyhy arayda markuu xeraysanyo.recommendation jaamcadda uu ka soobaxay ma laysaga baahnyhy.cadaymo
    3.qofka noloshiisa yaa ka faala qaadaya imisa lacaga ayaa bishiiba lasiinaya.
    4.wakhtigee admission lanxeraysan karaa.
    5.maxay dhalinyaradu fursadaha u raadin waayaan
    6.talo ahaan maxaa dhalinyarada u soo jeedin lahyd.
    Suaalahaas oo dhan ayuu kaaga jawaabaya.
    mohamoud.moh...
    #pau
    #panafricanuniversaty
    #scholarships
  • Věda a technologie

Komentáře • 225

  • @EngMechanico
    @EngMechanico Před rokem +34

    Inteena Wanaagsan hdeynan Taageerin walle Baynan Hormar Gaareyn
    Ninkaa Halla Motivate Gareeyo Waa Barnaamijyda Loo Baahan yahay Runtii Dhalintuna aad ugu Baahan tahy ,
    Adiguna Sxb Wxan ku Leeyahy khyr allah hku Siiyee Dadaalka Halkaa Kasii wad, Ustaad Abdisalaam Waa Mhdsan yahy Xogtaas Qiimaha Badan Aad Nala Wadaagty

  • @cabdirashiidibraahim6357

    Masha allah macalin Cabdisalaan allaha ku barakeeyo

  • @abdisalamrabah4372
    @abdisalamrabah4372 Před rokem +2

    Mahadsanid fahiye iyo macalin kayga Dr Abdisalam boramaawi.
    Insha'Allah wan ka faa'ideysan doonaa.

  • @abdirizakmahamed
    @abdirizakmahamed Před rokem +2

    Wad ku mahadsan sida dadka ugu faidaynayso bwe alle haku la garab gallo insha allah

  • @farhiyamohamed9823
    @farhiyamohamed9823 Před rokem +1

    Mashllh ustaadka allah barakeeyo sifican buu nogu sharaxay

  • @maxamuudafcase9443
    @maxamuudafcase9443 Před rokem +1

    Masha allhb
    Mahadsanidiin Usaataadii

  • @abdirahmandahir6918
    @abdirahmandahir6918 Před rokem +5

    Ninkan dhallinyarada ah hala dhiirigaliyo sida uu isba inoo dhiirigeliyo walaalayaal. Guulayso walaal Faahiye.

  • @engmacruuf1793
    @engmacruuf1793 Před rokem

    Mahadsanidiina adiga iyo ustaadkaba

  • @AsmaAhmed-cq3op
    @AsmaAhmed-cq3op Před rokem

    Maaansha allah wlal mahadsanid❤

  • @hamzerayaale7285
    @hamzerayaale7285 Před rokem +4

    Ustaad Abdisalan Hassan Muuse ♥️ WXan nassib uyeeshay inu mcalin inoqdo

  • @adambraima7539
    @adambraima7539 Před rokem +2

    Congratulations dear Dr .abdisalam Hassan Muse

  • @umayma1263
    @umayma1263 Před rokem +3

    Mashaallh walaal mahadsanid
    Waxyaabo badan ayaan ka faaidaystay.
    Noo soo badi

  • @MursalMohamed-xo4sx
    @MursalMohamed-xo4sx Před 5 měsíci

    Mhadsanid dr faahiye adiga iyo ustaadkaba

  • @istarixyaqidaty7039
    @istarixyaqidaty7039 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Yousister100
    @Yousister100 Před 10 měsíci +1

    Marhorey iifiicnayd inaa arko ninkaan ❤

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 Před rokem +1

    mashaallah wll ilaahy ha idin garab galo

  • @umayma1263
    @umayma1263 Před rokem +3

    Masha’allh walal,meel aan fursadaha ka helo ayaan waayey ,mahadsanid madaama adiga ku helnay

  • @mohamedfahie4109
    @mohamedfahie4109 Před rokem +1

    Mashaallh thanks wll

  • @faadumoalicumar662
    @faadumoalicumar662 Před rokem

    Mashalah waye nagu dar walaal

  • @Caqlikoriyepodcast
    @Caqlikoriyepodcast Před 10 měsíci

    Masha alah alle haka abaaliyo zxp

  • @user-gm5lz8cj2d
    @user-gm5lz8cj2d Před 11 měsíci

    Mansha Allah ustaad

  • @wizzylaalaaelmahdi2812
    @wizzylaalaaelmahdi2812 Před rokem +1

    Hambalyo Dr abdisalan , Mahadsanid Coach Faahiye sida noogu so gudbisay.

  • @Shacnibarud
    @Shacnibarud Před rokem +1

    Waad mahadsan thy wll jazaakalaah khayr sida wanaagsan eed noola wadaagtay

  • @sowda4477
    @sowda4477 Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @mariacawad2696
    @mariacawad2696 Před rokem

    Masha allh

  • @ridwaibrahim7461
    @ridwaibrahim7461 Před rokem

    Mahadsanid wlaal.

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 Před rokem +1

    mashaallah amiin al harari waa culimada an kutubtooda diraasayn doonaa inshaallah

  • @abdirahman4888
    @abdirahman4888 Před rokem +1

    Thank You Very Much

  • @moosman8704
    @moosman8704 Před 10 měsíci

    Masha allah

  • @apdirizakmohamed597
    @apdirizakmohamed597 Před rokem

    Hormar wacan zhp

  • @abdallamohamed7388
    @abdallamohamed7388 Před rokem +1

    Mashlah wall

  • @Rayaan139
    @Rayaan139 Před 11 měsíci

    Mahdsnid wll ❤

  • @anzuualy2969
    @anzuualy2969 Před rokem +2

    Mansha allah allaha ku barakeeyo wll inee kala xiriiri karaa

  • @Rayaan750
    @Rayaan750 Před 6 měsíci

    Mnsha allh

  • @mohamoudfaahiye1099
    @mohamoudfaahiye1099 Před rokem +1

    😊❤🎉

  • @mohamedadan5232
    @mohamedadan5232 Před rokem +3

    M.a aqoonyahay sharaf mudan guleeyso wll

  • @user-mi8yv9of4e
    @user-mi8yv9of4e Před 8 měsíci

    🎉

  • @SACDIA888
    @SACDIA888 Před rokem

    Teacher kun iyo kow jeer mhdsnd runti millions ayaa u qalantaa
    Wyo xoga muhiim ayaa ino so gudbisaa

  • @aminaosmanali4763
    @aminaosmanali4763 Před rokem +2

    Plzzzzzz dr. Lnbrkiisa xgee kahelaa aad muctat u ahay

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 11 měsíci +1

    Asc wllow waxad kasoo hadashaa sida qof aan high school iyo jaamacad haysanin balse englishka iyo cumputerka yaqaana uu maraykan wax ugasoo barankaro waliba hadii ay macquul tahay barashada xirfadaha gacanta

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og Před 4 měsíci

    Uwur🎉🎉❤❤

  • @Abdikhalaq
    @Abdikhalaq Před 10 měsíci

    Good

  • @natures1578
    @natures1578 Před rokem

    Asc plz igu caawi sida ku heli garo iuo informationkas

  • @nasraliban6774
    @nasraliban6774 Před rokem +3

    Walalo qeyr fara badan allah ku siiye ma igu cawin kartaa sidaa ku heli lahaa jmcda magceeda iyo process ka marayo waxan ahay arday heesta degree 1aad o master rabo 2017 dhameeye jmcda

  • @hodoahmed1572
    @hodoahmed1572 Před rokem +3

    Meel ustaadka laga la xidhiidho no sheeg wll

  • @user-ez6zf6cb9l
    @user-ez6zf6cb9l Před rokem

    Wlll waxaan ubaahanahy inaa ustaad ayaan ubaahanahy inaa igu soo xariirisa

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před rokem

    Maashaa allaah wll guulaysta Eng faahiye😍🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL

    Bachelor ma aqbalan miyaa. Master iyo PhD lee qadata yh sxb War bixin ika sii

  • @amaalsiciid9310
    @amaalsiciid9310 Před rokem

    Walal dadka xageen kahelaa oo kala xiriirayaa

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd Před 3 měsíci

    Schoolar Shipkan Qof shahaadada Shareecada Haysta Ma Geli Karaa ustaad Sido Kale It Ma Bixisaa Jaamacawad Mahadsanid Ustaad

  • @hamdixiisinamohamed7348
    @hamdixiisinamohamed7348 Před rokem +2

    Sida lagu xareeysan karo naga caawi plz

  • @abdimaalikaxmed2747
    @abdimaalikaxmed2747 Před rokem

    Ustaad aniga ayaa ubaah pllz waxaana jooga soomalia wll yaal igu cawiya jamaca daas 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-ep1zp9pr5f
    @user-ep1zp9pr5f Před 4 měsíci

    See ku heli karaa

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 Před rokem

    Maanshallaah sxb iisaara anigana subscribe

  • @khalidomar5550
    @khalidomar5550 Před rokem +3

    Aad u mahadsantihiin walala adi iyo ustaadku waxan ka codsan laha inaad noso galiso qaybta caafimad public health ka ina video nooga samayso .

  • @ahmedali3788
    @ahmedali3788 Před rokem

    Xage kala soo xidhiidhaa mclin

  • @talowanaag6649
    @talowanaag6649 Před 7 měsíci

    Fadlan macalinkaas xagee kala xiriiraa

  • @monacadeey
    @monacadeey Před rokem

    So gali wll marku furmo

  • @ZahraJama
    @ZahraJama Před rokem

    Sidee ayan uxaraysanaya wll

  • @farhaanfartagte9553
    @farhaanfartagte9553 Před 4 měsíci

    Anigaa masar usocdo qofka ma aqaano

  • @sahracabdisamed3928
    @sahracabdisamed3928 Před rokem

    Ustaad anoo sem 7 ah ma xaraysan karaa

  • @miskicumar9086
    @miskicumar9086 Před 6 měsíci

    Sxb yarkan xarirkiisa ma igu cawin kartaa.

  • @user-xh1mf3xt2j
    @user-xh1mf3xt2j Před rokem

    Asc wll qaali جزاءك الله الف الخير Halgee ayeey gutaalaa Jaamacataasi

  • @cilmicabdi-hd4nf
    @cilmicabdi-hd4nf Před 8 měsíci

    Wllo waxan rawa scholarship ka wan u banana hay ee Macalinkan igu soo xiriiri ❤

  • @faatimoiprahim5874
    @faatimoiprahim5874 Před rokem +3

    Bachelor kuma jirto mia wlal school baan dhameyaye izo jwp🥹

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Před rokem +1

      Maya wll master iyo phd
      Lkn waa soogalinayaa wll kuwa kle

  • @siciidlaarimaxamed-yz6lc

    walal faahiye Aviation meey bixiyaan

  • @sadiiqfuad4746
    @sadiiqfuad4746 Před rokem

    Zxp lmbar an kala xirirno I so sheg zxp plz waxan dhigta jamacada amuoud University ardeyda imiga freshman ee ka so baxay schoolka alnour ee porAMA PLZ I SO JAWAB ZXP

  • @Saadik12
    @Saadik12 Před rokem

    Asc Ustaad @AbdiSalan Salan Sare
    Walal xaage ayaa laga xareyaa Jamacada Iyo Ciwanadaa Adigo mahadsan

  • @shaaficifiidow7417
    @shaaficifiidow7417 Před rokem

    Bachelor degree ma leh miya scholarship ku

  • @abdisalanjoseph..9818
    @abdisalanjoseph..9818 Před rokem +1

    Hampalyo hampalyo teacher Allah ha kugu anfaco

  • @neyruusabuukar
    @neyruusabuukar Před rokem

    Walaal.xageen kaala.soo xariiraa plz.

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Před rokem

      Numberka qaybta about ka ku qoran wll
      Ee youtube discrptionka

  • @SMARTBOY-kt3ec
    @SMARTBOY-kt3ec Před rokem

    Asc wll qali adoo mahadzan website ka Laga xareesto maadsoo dhigtid❓

  • @yuusufahaaha8955
    @yuusufahaaha8955 Před rokem

    Faahiye channel sxp wtssppka wan kala so xidhay isha allah halkaas macluumdka iga siin doonta

  • @bluemhdofficail2641
    @bluemhdofficail2641 Před rokem +1

    Faculty aaan rabaa mannkabrana mise mid gaar ah waalo😊

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Před rokem

      Kii aad rabtid walal

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Před 9 měsíci +1

      ​@@faahiye_podcastsalaam Alaykuma waxaanku waydiiyay wll ma gaceed jaamacada se miyaanay qaadan Degree program thanks my teacher

  • @sacdiasiman9671
    @sacdiasiman9671 Před rokem +1

    lkn ustaadka noowaydii wadamada caafimadka laxariira oougu fcn africa
    ani hadn iskapilabo frontiyer wakusoshaqeyey mudo 1sano ah General Nursing waanparty marka master wadanke iifcn ookusoosameya scholership ahn wlh wann xaresan diyar pan ahy ila wxn rapa inan medicine usigudpo

  • @haajiabdishire27
    @haajiabdishire27 Před 10 měsíci

    IT ayaa rabaa in aan ka bardo

  • @osmailmohamed2440
    @osmailmohamed2440 Před rokem

    Isqorista bilahee ayaa la furaa

  • @sumayamaxamad
    @sumayamaxamad Před rokem

    Sidee kuhelikara wll 🥺🥺

  • @user-hc5ki3fd8y
    @user-hc5ki3fd8y Před 10 měsíci

    Xge ku taal jamacadan

  • @idmansalax8697
    @idmansalax8697 Před rokem +1

    Asc ustt salam kadip sidee kuheli kara waxbarashada muhiim u ahay😢

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Před rokem

      Walal hda kuwii bilihi hore xeraystay ayaa laqaatay,marka bilaha sooscda marka la furo halkaan ayaan soogalinayaa

  • @user-nt8od7ub6f
    @user-nt8od7ub6f Před 10 měsíci

    Sxb Macalinka Ciwankisa Nagu Caawi Adigo Mahad san

  • @nouraahmed3947
    @nouraahmed3947 Před rokem

    Sidaan ku xaraysan karaa jamadaas ustaad

  • @sharmakeabdikadir7111

    zxp waad mhdsanthy ma jirtaa meel si gaar ah lagala soo xidhiidhikaro

  • @xamdaabiib5377
    @xamdaabiib5377 Před rokem

    Sheir nosoosiiya

  • @casaancade001
    @casaancade001 Před rokem

    Zhp sidee loo xareysan karaa

  • @wlladuun6791
    @wlladuun6791 Před rokem

    Iminka master program diyar ma yahay ? Goormuse noqonaya wll

  • @wonderfulnaturesoftheworld3864

    Walal aaway linkiga

  • @saaramohamed3472
    @saaramohamed3472 Před rokem +3

    Mahadsanidin walal labadiinuba lkn facultyada caafimaadka miyey bixisaa teeda kale qofka somalia jooga isaga isisoo deberaayo miyaa ilaa intuu jaamacada imaanayo mise iyaga ka masuul ah intaas noomad waydiinin ustaadka.waan u baahanhy degree baan ahay waana soo dhaqeyey mudo dhowr sano ah mahadsanid

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Před rokem +1

      Walal way bixisaa caafimadka .ayagaa kaa bixinayaa ticket ka macal visaha

    • @saaramohamed3472
      @saaramohamed3472 Před rokem

      @@faahiye_podcast thank you so much walal

    • @bbbbhhhh8091
      @bbbbhhhh8091 Před rokem

      @@saaramohamed3472 siden ucodsanya

    • @saaramohamed3472
      @saaramohamed3472 Před rokem

      @@bbbbhhhh8091 walal aniguba magaranaayo lkn lkn koley bisha afraad ayaa la codsan karaa sidaan maqlay

    • @omarmoha1285
      @omarmoha1285 Před rokem

      Wllo mcalinka contact tigiisa ma' isiin kartaaa wlll

  • @ismaciilshire2691
    @ismaciilshire2691 Před rokem

    Asc wll ustad contact aan kala xiriiro isii wll????

  • @faadumo123-hv8mn
    @faadumo123-hv8mn Před 8 měsíci

    Dad madow miyaa dhigaya jaamacada mise somali wl

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 Před rokem

    Meelaha laga apply gareeyo iyo process la maro manala wadaagi kartaa

  • @nimomohamed1888
    @nimomohamed1888 Před rokem

    Sidee ula xariiraa jamacad oo cud sigeyga udirsadaa

  • @zahramuxudiin219
    @zahramuxudiin219 Před rokem

    Kuliyadaha ay bixiso maxaa waye oo master ka ah

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Před rokem

      Video ga ayuu kujiraa wll
      Ama google ayaa ka bari kartaa.

  • @xamdaabiib5377
    @xamdaabiib5377 Před rokem

    Xagee laga helyaa jamacda

  • @dahaboisse6239
    @dahaboisse6239 Před rokem

    Saan uxaraysan lahaa

  • @mohamedabbeyadan5434
    @mohamedabbeyadan5434 Před rokem

    How to apply pan University

  • @bulaaleali6375
    @bulaaleali6375 Před rokem

    Links oo masterka la applied gareynay walaalo inoo soo dhig

  • @dahaboisse6239
    @dahaboisse6239 Před rokem +1

    Wll maiga cawinkarta

  • @mclinkacruurta3731
    @mclinkacruurta3731 Před rokem

    See loo xarystaa

  • @ayaanbadan1096
    @ayaanbadan1096 Před rokem

    Fursadan Wey I anfacaysa wllo numberkaga ma arkee Halkee kaala soo xiriirna