Fursadaha ay helaan ardayda Soomaaliyeed ee jooga Sacuudiga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u jooga dalka Sacuudiga waxay haystaan fursado gaar ah kuwaas oo ay dheer yihiin ardayda waddamada kale ee dunida u taga tacliin kasbashada. waxaa nooga warramay mid ka mid ah ardayda ku soo wax bartay Sacuudiga

Komentáře • 44

  • @maxamedsuldaan6333
    @maxamedsuldaan6333 Před 2 lety +3

    Wll hadaan joogo gobolada waqooyi
    Ee soomaaliya way nagu adag tahay
    Wll sidee uheli karnaa se managa
    Caawinkartaa adoo mahad san
    جزاك اللة خير

    • @user-hl3ro8go3u
      @user-hl3ro8go3u Před 11 měsíci

      Ma cusla hadaad adigu diyaar utahay wll

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      MASAR (AZHAR) INAAD WAX KA BARATAAN AYAA NOO KHEYR BADAN.
      SOMAALIYEEY DADKII SUCUUDI WAX KU BARTAY EE MAD,HABTA CUSUB NOOLA YIMID WAA KUWAAS MAANTA NA QARXINAYA. ILAAHEY KA BAQA OO OGAADA UMADDEENU WAA SHAAFICIYO.
      WAHAABIYO FIKIRKA EY NOO KEENTAY IYO KALA QEYBSANAANTA BULSHADEENA KU DHACDAY WAAD ARAGTEEN.
      ILAAHEY AAN KA BAQNO OO DADKEENNA IYO DALKEENA IYO DIINTEENA AAN U HIILLINO.
      CULUMADII UGU HOREYSEY EE GAALO NUGU SHEEGTA WAXEY WAX KUSOO BARTEEN SUCUUDIGA.
      ILMIHIINNA FITNO KA BADBAADIYA

    • @munoaisha3309
      @munoaisha3309 Před měsícem

      ​@@user-hl3ro8go3u wallo aniga arday heigh schoo dhamaeyey marka makaqayb gali karaa waxbarshadaas . ?

  • @sacdiyosacdiyo5178
    @sacdiyosacdiyo5178 Před rokem

    Haye

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 Před 4 měsíci

    Bilaash kulaha

  • @techtopfives343
    @techtopfives343 Před 2 lety

    Massachusetts soobadi

  • @xayaadxirsi5376
    @xayaadxirsi5376 Před rokem

    Ustaada ka sharax sida loo xareesnayo adigo rali noo soo gelina

  • @maxamedsuldaan6333
    @maxamedsuldaan6333 Před 2 lety

    Asc

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u Před 4 měsíci

    Wuxuu. Lacagta kuu siyay. Waa inaad jaajuus diineed unoqota. Howshaada bilow. Kuwii horey ugusoo baxay sacuudiga ayaan meel aan ka harsana la nahay waliba ayagoo somaali joogaan ayuu mishaarsiiyaa. Si uu ugu adeegta. Asagana. Uu ugu fuliya. Dadkuu usii adeega yaa waaye hee sacuudiga dadku uadeega. Xaqiiqiyan waa yahuud

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media Před rokem +1

    Qof degree computer science haystaa kiyuu xarayn karaa?

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 Před 4 měsíci

    Lacag 1000 dollar aya kubixi qofki jooga
    Wax cumro bilaash ama xajj bilaash ah majiro

  • @techtopfives343
    @techtopfives343 Před 2 lety +1

    Jaamacada emaaratka kazoo hadal

    • @abduuu_21_
      @abduuu_21_ Před 2 lety

      Diin barashadeed uma socotid ee dalxiis ayaaad usocotaaa iyo aduunyo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      MASAR (AZHAR) INAAD WAX KA BARATAAN AYAA NOO KHEYR BADAN.
      SOMAALIYEEY DADKII SUCUUDI WAX KU BARTAY EE MAD,HABTA CUSUB NOOLA YIMID WAA KUWAAS MAANTA NA QARXINAYA. ILAAHEY KA BAQA OO OGAADA UMADDEENU WAA SHAAFICIYO.
      WAHAABIYO FIKIRKA EY NOO KEENTAY IYO KALA QEYBSANAANTA BULSHADEENA KU DHACDAY WAAD ARAGTEEN.
      ILAAHEY AAN KA BAQNO OO DADKEENNA IYO DALKEENA IYO DIINTEENA AAN U HIILLINO.
      CULUMADII UGU HOREYSEY EE GAALO NUGU SHEEGTA WAXEY WAX KUSOO BARTEEN SUCUUDIGA.
      ILMIHIINNA FITNO KA BADBAADIYA

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      MASAR (AZHAR) INAAD WAX KA BARATAAN AYAA NOO KHEYR BADAN.
      SOMAALIYEEY DADKII SUCUUDI WAX KU BARTAY EE MAD,HABTA CUSUB NOOLA YIMID WAA KUWAAS MAANTA NA QARXINAYA. ILAAHEY KA BAQA OO OGAADA UMADDEENU WAA SHAAFICIYO.
      WAHAABIYO FIKIRKA EY NOO KEENTAY IYO KALA QEYBSANAANTA BULSHADEENA KU DHACDAY WAAD ARAGTEEN.
      ILAAHEY AAN KA BAQNO OO DADKEENNA IYO DALKEENA IYO DIINTEENA AAN U HIILLINO.
      CULUMADII UGU HOREYSEY EE GAALO NUGU SHEEGTA WAXEY WAX KUSOO BARTEEN SUCUUDIGA.
      ILMIHIINNA FITNO KA BADBAADIYA. WAAD OGTIHIIN QOFKA SUCUUDI WAX KUSOO BARTA MARKUU DALKA YIMAADO CADOWGIISA KOOWAAD WAA QOFKA MASAR AMA SUUDAAN WAX KUSOO BARTAY WAAYO WAXAA ISAGA KA GO,AN INUU FAAFIYO MAD,HABTII SUCUUDIGA. QURBAHA WAXAAD KU ARKEYSAA WADAAD MASAAJIDKA LAGA CEYRINAYO OO LUGU TILMAAMAYO WAA WAHAABI IYO MID KALE OO LUGU TILMAAMAYO WAA ASHCARI AMA MASAR AYUU WAX KU BARTAY. FITNO AYAA SUCUUDI NOOGA TIMID

  • @Jaouvn
    @Jaouvn Před 2 lety

    Anga waxan. Leeyahaye caruur inaan dagana rabaha kawarana masirtakalaha

    • @user-hl3ro8go3u
      @user-hl3ro8go3u Před 11 měsíci

      Haa hadaad awooddo

    • @aliabdirahman6553
      @aliabdirahman6553 Před 9 měsíci +1

      ‏‪2:07‬‏

    • @mubarikgiama248
      @mubarikgiama248 Před 7 měsíci +1

      Saudi Arabia musqabal fiican ayuu leeyahay walalo caruurtuna diinta ayay ku barayaan

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      MASAR (AZHAR) INAAD WAX KA BARATAAN AYAA NOO KHEYR BADAN.
      SOMAALIYEEY DADKII SUCUUDI WAX KU BARTAY EE MAD,HABTA CUSUB NOOLA YIMID WAA KUWAAS MAANTA NA QARXINAYA. ILAAHEY KA BAQA OO OGAADA UMADDEENU WAA SHAAFICIYO.
      WAHAABIYO FIKIRKA EY NOO KEENTAY IYO KALA QEYBSANAANTA BULSHADEENA KU DHACDAY WAAD ARAGTEEN.
      ILAAHEY AAN KA BAQNO OO DADKEENNA IYO DALKEENA IYO DIINTEENA AAN U HIILLINO.
      CULUMADII UGU HOREYSEY EE GAALO NUGU SHEEGTA WAXEY WAX KUSOO BARTEEN SUCUUDIGA.
      ILMIHIINNA FITNO KA BADBAADIYA

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      MASAR (AZHAR) INAAD WAX KA BARATAAN AYAA NOO KHEYR BADAN.
      SOMAALIYEEY DADKII SUCUUDI WAX KU BARTAY EE MAD,HABTA CUSUB NOOLA YIMID WAA KUWAAS MAANTA NA QARXINAYA. ILAAHEY KA BAQA OO OGAADA UMADDEENU WAA SHAAFICIYO.
      WAHAABIYO FIKIRKA EY NOO KEENTAY IYO KALA QEYBSANAANTA BULSHADEENA KU DHACDAY WAAD ARAGTEEN.
      ILAAHEY AAN KA BAQNO OO DADKEENNA IYO DALKEENA IYO DIINTEENA AAN U HIILLINO.
      CULUMADII UGU HOREYSEY EE GAALO NUGU SHEEGTA WAXEY WAX KUSOO BARTEEN SUCUUDIGA.
      ILMIHIINNA FITNO KA BADBAADIYA. WAAD OGTIHIIN QOFKA SUCUUDI WAX KUSOO BARTA MARKUU DALKA YIMAADO CADOWGIISA KOOWAAD WAA QOFKA MASAR AMA SUUDAAN WAX KUSOO BARTAY WAAYO WAXAA ISAGA KA GO,AN INUU FAAFIYO MAD,HABTII SUCUUDIGA. QURBAHA WAXAAD KU ARKEYSAA WADAAD MASAAJIDKA LAGA CEYRINAYO OO LUGU TILMAAMAYO WAA WAHAABI IYO MID KALE OO LUGU TILMAAMAYO WAA ASHCARI AMA MASAR AYUU WAX KU BARTAY. FITNO AYAA SUCUUDI NOOGA TIMID

  • @xayaadxirsi5376
    @xayaadxirsi5376 Před rokem

    Jamcada

    • @user-hl3ro8go3u
      @user-hl3ro8go3u Před 11 měsíci

      Haa wll myaa doonaysaa

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 6 měsíci

      MASAR (AZHAR) INAAD WAX KA BARATAAN AYAA NOO KHEYR BADAN.
      SOMAALIYEEY DADKII SUCUUDI WAX KU BARTAY EE MAD,HABTA CUSUB NOOLA YIMID WAA KUWAAS MAANTA NA QARXINAYA. ILAAHEY KA BAQA OO OGAADA UMADDEENU WAA SHAAFICIYO.
      WAHAABIYO FIKIRKA EY NOO KEENTAY IYO KALA QEYBSANAANTA BULSHADEENA KU DHACDAY WAAD ARAGTEEN.
      ILAAHEY AAN KA BAQNO OO DADKEENNA IYO DALKEENA IYO DIINTEENA AAN U HIILLINO.
      CULUMADII UGU HOREYSEY EE GAALO NUGU SHEEGTA WAXEY WAX KUSOO BARTEEN SUCUUDIGA.
      ILMIHIINNA FITNO KA BADBAADIYA

  • @abdiali2478
    @abdiali2478 Před 5 měsíci

    Shaqa maloo ogol yahay

  • @asmamuhumed5937
    @asmamuhumed5937 Před rokem +2

    Wlhi waan yaabay nimankan video kasoo sameeya jamacadaha sacudiga waa wada xasidiin views ayay rabaan ayaan umalaynaa ee dar illaahay kama aha oo maraban in arday jamacadaha aadaan waayo sadex sanadood ayaan hal su.aala waydiiya kuwo kala duwan waliba imana soo jawaban like ayay kusarayan xasidiintu dadka dhan qof uma jawabaan waxna kama jahli saaraan dhibna kuma hayso inay ujawabaan xasidiin

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 Před rokem +1

      Wll maxaad ubaahan tahay anaa arday dhigata kugu xidhaye

    • @user-hl3ro8go3u
      @user-hl3ro8go3u Před 11 měsíci +2

      Wllo waa lagu caawinayaa si haqabtiran inshAllah waliba haddaa doonayso waa laguu xarayn

    • @daweya12
      @daweya12 Před 7 měsíci

      Wll aniga ubaahan xagge kala soo xiriiraa​@@user-hl3ro8go3u

    • @aqoonraadis3153
      @aqoonraadis3153 Před 7 měsíci

      @@abdirahmanmohamed8998 zxb anaa ubaahn ina xreysto sucuudiga sideen yeela

    • @xamdadheega9600
      @xamdadheega9600 Před 7 měsíci

      Anaa donaya wll ma iixarayn kartaa ​@@user-hl3ro8go3u