Dhalinyarada Ku guulasatay PAN-AFRICAN University Scholarships-qaybta kenya 🇰đŸ‡Ș

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 27. 08. 2024
  • PAN-AFRICAN University Scholarships#scholarships
    #sidee#lagu#helaa#pan#african#university
    Pan#african#university
    #faahiye#podcast
    #somalia
    #pan#africanim
    Halkaan igala soo xiri
    +252907249086

Komentáƙe • 39

  • @mowgaaraale4453
    @mowgaaraale4453 Pƙed rokem +2

    Walal xagee kaala soo xiriira

  • @user-te2sf8th8s
    @user-te2sf8th8s Pƙed rokem

    hamblayo dhamantiin walaalayal fahiye mahadsanid adigana lkn dhalinyarada background koodi hore ee waxbarasho inaa weydiiso jeclaa sidoo kale requirements

  • @abdirahmanabdilahi3649
    @abdirahmanabdilahi3649 Pƙed rokem

    Master Banking and finance ama Economics ma leedahay

  • @abdifitahmuhudin9421
    @abdifitahmuhudin9421 Pƙed rokem +1

    Ustd waxaan ubaahanahay inaa igudartid
    Groupka Fursadaha Dhalinyarada
    Adoo mahadsan waan ubaahanahay

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Pƙed rokem

      Waan kugu dari wll-numberkaas fariin iiga soo dir
      +252907249086

  • @nazzershacrawi5139
    @nazzershacrawi5139 Pƙed rokem

    Ahmed copy masha Allah đŸ˜…â€

  • @drmohamedomarabukar4720
    @drmohamedomarabukar4720 Pƙed rokem

    Master for medical microbiology mala heli garaa walal iso jwb

  • @shaaficibile6672
    @shaaficibile6672 Pƙed 9 měsĂ­ci

    Sanadkan yaa og ama ii sheegi kara waqtiga natiijadda lagu dhawaaqayo, wan xareystay gaar ahaan qeybta Comoroon ayaan xareystay ee governence iyo regional integration, marka yaa xog ka haya fadlan?.

  • @ubaxabduqadir5026
    @ubaxabduqadir5026 Pƙed rokem

    Ma master kaliyaana

  • @hhhhh9814
    @hhhhh9814 Pƙed rokem

    Hey qof ku xariifa xareenta jaamacada u baahanahay 👍😂luuqa

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Pƙed rokem +1

      Numberka kor saaran nagal soo hadal wl waan kaa saacaudayn xeraynta

  • @sacdiyomohamed1950
    @sacdiyomohamed1950 Pƙed rokem

    @faahiye podcast health kuma jira miya

  • @khalidomar5550
    @khalidomar5550 Pƙed rokem

    Walal xage kala soo xidhiidha ina i xarayso ayan raba

  • @queenliza596
    @queenliza596 Pƙed rokem

    Feri bachelor malahan miyaa
    Sual economic maleyahay

  • @EngBaariOfficial
    @EngBaariOfficial Pƙed rokem

    Walal miyaad naga caawin kartaa link website ❀

  • @saladshaiye1710
    @saladshaiye1710 Pƙed rokem +1

    M.a engineering
    Waxaa ila quman labo suaalood inaad waydiiso dhalintaan I.a 1) choice ka department ga inay ayagu kuudoorayan iyo inaad adu dooranaysid
    2) iyo in Exam la iska qaadayo inta aadaan department ga bilaabin.

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Pƙed rokem

      Wax intixaan ah majiro wll
      Choice ka adiga aya leh markaa xeraysanayso wll

    • @saladshaiye1710
      @saladshaiye1710 Pƙed rokem

      @@faahiye_podcast markan xaraysano kuma waydinin wlle ee marka department ga labilaabo waxaa jira exam ladhaho Profesional exam markas gashid kaas hadaad baasto department ga waad bilaabi kartaa hadii aad dhacdana one preparatory ah qaadani marka qabkas camal makajiraa kawaa wlle.
      Anu TĂŒrkiye ban jooga waana saas jamacada thanks alot

    • @saladshaiye1710
      @saladshaiye1710 Pƙed rokem

      One year preparatory I mean

  • @faisocabdiwali3593
    @faisocabdiwali3593 Pƙed rokem

    Wllo nursing master degree malaga helaa

  • @rooblezalepan9308
    @rooblezalepan9308 Pƙed rokem

    Mel lagala xidhiidhi karo pls walalo

  • @laylobashiir2862
    @laylobashiir2862 Pƙed rokem

    Fahiye wllo linking ma nala wadagtidna ama page so dhigtid

  • @abdiheersare2842
    @abdiheersare2842 Pƙed rokem

    Ustaad molecular biology , engineering, natural sceince inta faculaty waxa dhaafsan malaga hela department campus qaybta nairobi.

  • @mankacadde5863
    @mankacadde5863 Pƙed 11 měsĂ­ci

    Ustaad link gruopka WhatsApp ka inoo sheeg