6 Tallaabo oo aad Scholarship yada ugu guulaysan karto I P1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 08. 2023
  • #somalia #internship #scholarships
    #SomaliScho #somalia #scholarships #internship #deeqwaxbarasho
    Our New Website: somalischo.com/
    Telegram group: t.me/SomScho. t.me/+MKi2aNh-PjJmMDU0
    PLZ subscribe and like our channel
    You can also follow me on social media
    📸 Instagram - / yusuf_shire.. .
    🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
    🔵 facebook - / yuusuf99​
    CAMERA GEAR
    [www.youtube.com/watch?v=qaNgu...](www.youtube.com/watch?v=qaNgu...)
    Affiliate links
    📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
    📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
    📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
    ▶️ My FAALLOBUUG Playlist
    [www.youtube.com/watch?v=VNBiQ...](www.youtube.com/watch?v=9DwwD...)
    DISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
    Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

Komentáře • 80

  • @maharzade
    @maharzade Před rokem +3

    Mahadsanid ustaad

  • @AbdikaniHassan-nd6fu
    @AbdikaniHassan-nd6fu Před 6 měsíci

    Thanks 💯 ustaad yusuf

  • @Daaruldacwa24
    @Daaruldacwa24 Před rokem +1

    Mahadsanid zxb

  • @HersiOumalkaire-vs3xt
    @HersiOumalkaire-vs3xt Před měsícem +1

    Thank you you help me alot

  • @AbdirahmanMouse-mt4cz
    @AbdirahmanMouse-mt4cz Před 6 měsíci +1

    Oh thanks bro😊😊

  • @samiiribnuzwager920
    @samiiribnuzwager920 Před 3 měsíci

    شكرا لك.

  • @AbdirahamanSahal
    @AbdirahamanSahal Před 19 dny

    Thank you pro 🙏

  • @user-fp7zk1un1z
    @user-fp7zk1un1z Před 6 měsíci

    MAAAASHA ALLAAAH

  • @user-pk8fl6wy8d
    @user-pk8fl6wy8d Před 5 měsíci +1

    folder mhysaah yusuf shire

  • @AbdiQaniMohamed-ge2if
    @AbdiQaniMohamed-ge2if Před rokem +5

    Waad mahadsan tahay wll runtii waxbadan ayaad naga kaafisaa thank you very much

  • @Islaaxmedia0
    @Islaaxmedia0 Před 8 měsíci

    ❤❤❤

  • @ARDAYSAME
    @ARDAYSAME Před 8 měsíci +4

    Ustaad scholarship wadamada Egypt 🇪🇬 Morocco 🇲🇦 iyo qatar 🇶🇦 soo samee pls 😢

  • @suhurabdiwaliismail5517
    @suhurabdiwaliismail5517 Před rokem +2

    Group telegram sidee ugu Soo biraa

  • @Abdoulkani-Shirdoon
    @Abdoulkani-Shirdoon Před rokem +4

    Masha Allah walaal, aad baad u dadaalaysaa, muuqaaladan oo kale aad ba ay umada u anfacayaan.
    Soo badi si ay inbadan oo inagga mid ahi ay dunida horumartay wax uga soo bartaan.
    Thanks bro

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem

      Haye sxb sii share garee jnsha allh

  • @AhmedHussein-le7og
    @AhmedHussein-le7og Před rokem +2

    Mahadsanid dear Yusuf Shire waxaan ku soo jiraa jidka Alle hay fududdeeyee duco igu kab kudayasho ayaad mudanthay libaax mahadasanid.

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem +1

      Adaa mudan brother

    • @xafsaxaaji8348
      @xafsaxaaji8348 Před 28 dny

      Ahmed xage kaala so xariiraa information ayn kaaga bahanahay

  • @karimsapir
    @karimsapir Před rokem +1

  • @musemohamed2563
    @musemohamed2563 Před rokem +4

    Waxad taabatay qodob aan u baahnaa, thank you Yusuf Shire

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem

      adaa mudan

    • @musemohamed2563
      @musemohamed2563 Před rokem

      @@yusufshire Ustaad waxa hadii CV ga fake experiance aan ku qorto ma ogaan karaan qolada schoarships ka bixinisa

  • @AbdirisaqDahir-dk7tu
    @AbdirisaqDahir-dk7tu Před rokem +1

    Illaah haka abaal mariyay 🫡

  • @user-kx7fu3xp3r
    @user-kx7fu3xp3r Před 7 měsíci +1

    1:02

  • @user-qc7mq3kf8q
    @user-qc7mq3kf8q Před 11 měsíci +2

    Mahadsanid Yusuf sifiican ayaad noogu sharaxdey kuwa beenta ku shaqeysta waxa kamida gaban ay CZcams ka ugu qoran tahy fahiye Podcasts Mandela Washington fellowship bn iri ii xarey wuxu yiri 55 soo dirso yaab adigana page kaga ayan ku arkeyba adoo sharaxaya umaddu isla mid maha ilaahay hku barakeeyo abowe mahadsanid 😊

    • @naima_bulle
      @naima_bulle Před 11 měsíci +1

      Marqaati ayaan ka ahay taas walee

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před 10 měsíci

      Wllo waa jiraan dad badan oo bulshada lu gooya allaha xaqa ha fahansiiyo

  • @abdirahmanmohamednor8119
    @abdirahmanmohamednor8119 Před 2 měsíci +1

    Yusufow telegram ka side looga soo biiri karaa

  • @bushraapdullah7297
    @bushraapdullah7297 Před 7 měsíci

    Mahadzanid wll

  • @user-ls9ge9bx8f
    @user-ls9ge9bx8f Před 6 měsíci

    zhp xagaaan kala soo xidhiidhaa aad i cawisideee

  • @user-pk8fl6wy8d
    @user-pk8fl6wy8d Před 5 měsíci

    @yusuf Shire zxb mahaysaah templet uu note scholarship

  • @maidahassancabdulhi635

    Ustaad Xagee kala soo xiriiraa

  • @samiiribnuzwager920
    @samiiribnuzwager920 Před 3 měsíci

    Lkn kanalka telegramka maxakuqoran ustad.

  • @Mumtaascabdulaahimuxudiin

    Wll macad aadhigtaa scholarship hadaa rabo inaa xareesto mainaa sugaa ilaa aan kadhameyhaayo macadka❤❤plz ii soo jawaab

  • @AbdulahiSaed
    @AbdulahiSaed Před rokem +1

    Waa Mahadsantahay Wll Allaha Kaa Abaalmariyo

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem

      Daa mudan bro

    • @faisayousuf2351
      @faisayousuf2351 Před 11 měsíci

      ​@@yusufshire wlaaal waxa aan rabaa inaad iga caawiso warqada motivation letter sideen uqoraa, sidokale maxaa lagu qoraa,maxaanse lagu qorin walaal iso jawaab please.

  • @ubeshwarsame980
    @ubeshwarsame980 Před rokem +2

    motivation iyo CV qaabka loo qora ka so hadal wll wayo wa challenge igu Wayn ee naga hor istaga scholarshipyada

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem +1

      Haa wllo waa iigu jiraan listga insha allh

  • @hoodoaliiichannel2228
    @hoodoaliiichannel2228 Před 2 měsíci

    Group ka telegramka intee ka helaa

  • @AbdirisaqDahir-dk7tu
    @AbdirisaqDahir-dk7tu Před rokem +2

    Ustaad bilaha nagu soo adan wxaa furmaya scholarships badan marka mesha ka soomali ahaan lanugo reebo waa documents ka cv motivation latter's iyo wixii la mida🙏

  • @AkramChannel-lb8gt
    @AkramChannel-lb8gt Před 8 měsíci

    Zxpow aniga horta high school dhigtaa scholarship rbaa mana aqaan mel laga maro

  • @ummadamedia6785
    @ummadamedia6785 Před rokem +1

    Mhdsanid yusuf shire

  • @mohamudabdulahi3086
    @mohamudabdulahi3086 Před rokem +2

    Ustaad waad mahdsantahy anigu waxaan ka mid ahy dadka aad dagaalka u dirty isagoo aan hub wadan.
    Waxaan xarey ilaa 15 scholarship midkastana waxaan hely rejected, waxaa ka mid ahaa Romania
    , Panafrican, ISDB, Austrila, Arce, cheivening, Mandel Phodes, Turkish scholarship, King fahad, Atlascorps walibana sanado kla duwan.
    Marka sanadkaan waxaa kamida kuwa aan rabo inaan xareeyo Pan African iyo Arce insha llah
    waxaan rajaynayaa inaan ku guulysto insha allah.

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem

      Insha allh wllo guul badan baan kuu rajayn waxaana rajayn inaad khibradaas badan wax kaso baratay oo marakan wax badan adkayso

    • @shukricabdirashiid3427
      @shukricabdirashiid3427 Před 4 měsíci

      Maheshay marka wll

  • @Eng-Ispuraash
    @Eng-Ispuraash Před rokem +1

    Szb sare waxaad soo baartaa,scholarship ka nocyadaan
    1 MS-Geotechnical Engineering
    2 MS-Structural Engineering
    3 MS -Architectural Engineering
    Oo full scholarship ah nala wadaag szb.

  • @yaanamh6221
    @yaanamh6221 Před 2 měsíci

    Waxaan ahay Arday dugsi sare ah waxan raba inaan helo jamacad dibada pls iku caawi 😊

  • @user-qw6hg5et9o
    @user-qw6hg5et9o Před 7 měsíci

    waxbarasho Europe ii xaarey please abowe🥲🥰

  • @abdirahmanfarahabdirahman164

    Wll Brunie darussalam universiti waxay bixinaysaaa waxbarasho dhamaystiran inaad Xogteeda nala wadaagto ayn jeclaan lahayn😊

  • @maryamoxasan2289
    @maryamoxasan2289 Před rokem +1

    Mid unicef ah arke wax walpo waka helay lkn wepside yada ku wareeray

  • @kofimask9420
    @kofimask9420 Před rokem +1

    Sxb scholar ka slovakia oo hada furmay noo so sheg sida lo xareyo

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi Před rokem +1

    Ustaad Meel aan kaala soo xiriiro iisheeg linkiyada aad soo dhigtay waa iga diidayaan ima geynayaan profile kaada saxda ah marka number iisheeg ustaad

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem

      Yusuf_shire instagram
      Yusuf Shore Facebook

    • @Abdullahinawawi
      @Abdullahinawawi Před rokem

      @@yusufshire Farriin baan kuusoo qoray ustaad iiga soo jawaab

  • @najiibcabdulaahi876
    @najiibcabdulaahi876 Před rokem +2

    Aradyada waxaan ahay barito natiijadu usoo baxayso marka scholarshipska sanadka cusub furmaa kasoo hadal

    • @Saciid-axmed
      @Saciid-axmed Před rokem

      Walaal kula midaan ahay

    • @yusufshire
      @yusufshire  Před rokem

      Insha allh wan baarin

    • @AbdirisaqDahir-dk7tu
      @AbdirisaqDahir-dk7tu Před rokem

      @@yusufshire ustaad dhibatada jirta wxa weeye documents ka sida cv iyo wixii lamida motivation latter sida loo diyariyo ama loo qoro naga caawi mesha dadka kala reebta waa documents sa udiyariso please and please 🙏

  • @mohamedadan1767
    @mohamedadan1767 Před rokem +1

    Imtixaanka SAT ka sida lo helo kaso hadal ustad

  • @Khader_ab
    @Khader_ab Před rokem +1

    Link yada aad ka soo xigato scholarshipska ila so wadaag sir

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed Před rokem +1

    Walaal jaamacada islamic university of madinah kasoo hadal scholarship-ka aay bixiso

  • @abdimajidabdeq8939
    @abdimajidabdeq8939 Před 11 měsíci +1

    websiteyadaa aad sheegayso wax laga badhankaro halkan soodhig