Mid ka mida jaamacadaha ugu fiican pakistan đŸ‡”đŸ‡° || comsats university

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 26. 08. 2024

Komentáƙe • 14

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Pƙed 9 měsĂ­ci +6

    Inta Aqoonta Jecel❀❀❀ Dadaalka aan laba jibaarno

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 Pƙed 9 měsĂ­ci +2

    bhai 😂

  • @AmiinMacalin-im3tf
    @AmiinMacalin-im3tf Pƙed 9 měsĂ­ci +1

    Nio channel ka wankuxihdanhay ee ad bad uficantahay❀❀

  • @waadiganolosha9480
    @waadiganolosha9480 Pƙed 9 měsĂ­ci +3

    Wllo Mubaarak ugu horayn mahadsanid, hadaad awooddo jaamacadaha ugu heerka sareeya xagga waxbarashada nala soo wadaag ilaaa 5 ka mid ah linkskooda si aannu uga faaidaysanno

  • @hamsekhadar3196
    @hamsekhadar3196 Pƙed 7 měsĂ­ci

    PLC Program Control Logic Malaga Helayaa jaamacada Ustaad

  • @shirdoonofficial
    @shirdoonofficial Pƙed 9 měsĂ­ci

    Ustaad cameradada magaciis❀

  • @cabdiqaniciisehussein8945
    @cabdiqaniciisehussein8945 Pƙed 9 měsĂ­ci

    Asc wll mubarak jaamacadan ma tahay mida Ict Ga ugu fiican dalka Pakistan mise jamacada kale oo ka fiican ayaa jira
    Mahadsanid

  • @gurmad-trader114
    @gurmad-trader114 Pƙed 9 měsĂ­ci

    Wll waxaan joogaa dalkiii gaar ahaan HARGEISA wll wxn Rabaa Agriculture ka Bal jaamacadee ugu fcn Pakistan in laga barto

    • @SakariyeCaano
      @SakariyeCaano Pƙed 3 dny

      Malaysia tag zxb

    • @gurmad-trader114
      @gurmad-trader114 Pƙed 3 dny

      ​@@SakariyeCaano sakariye zhp hadda waxaan joogaa Karachi Pakistan wxna ku jiraa Karachi University markaa zhp inshaa allah waan aadayaa Malaysia đŸ‡ČđŸ‡Ÿ xilliga aan diyaarinayo Master degree inshaa allah

    • @SakariyeCaano
      @SakariyeCaano Pƙed 3 dny

      @@gurmad-trader114 zxb waxaad ii shegtaa meel aan kala so xidhiidho Pakistan u bahayn sannadka donayaah inaan yimaado

  • @user-gi2oz3vt5x
    @user-gi2oz3vt5x Pƙed 8 měsĂ­ci

    Sxb number nooga soo qaad

  • @Abdirahman_jama
    @Abdirahman_jama Pƙed 9 měsĂ­ci

    Adu Ma Pakistan Baa Joogta Pro

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 Pƙed 9 měsĂ­ci

    Scholarship goormee furmaa Bro inan kafaa'ideysano Rabnaa!