Bangaladesh - Somaliya afar jeer ayay ka dhul yartahay hadana waa mid kamid ah dalalka ugu…!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
    / waaberimedia4

Komentáře • 82

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o Před 8 měsíci +4

    Waaberi media runtii in muda aha yaan kugu thaynahy wax badan baan kaa faaidney rabi haku sharfo keep going❤

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 8 měsíci +15

    PAKISTAN SOO DIYAARI
    MUDANE ABDIRAXMAAN
    DALKAAS SOMALIDU KAMA
    HEYSO XOG BADAN IYAGA IYO INDONESIA ❤❤

  • @Gole_sports-or3zt
    @Gole_sports-or3zt Před 8 měsíci +6

    Legend thanks ❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 8 měsíci +5

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @user-vz7vd5jg6n
    @user-vz7vd5jg6n Před 8 měsíci +3

    Thank you pro

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Před 8 měsíci +9

    Allah guuleyo reer palestini iyo muqaa wamadooda insha Allah ❤

  • @CabdiNaasir-mr4im
    @CabdiNaasir-mr4im Před 8 měsíci +7

    Waad mahad santahy sxbka wehelka bulshadeyna waxaan kaga bahanahay wac gilintada sxb mahadii aad awoodo codkaga nagu deeq si aan u helno bulsho wax barate waxna qabsato alle ajir iyo xasan haka siyo

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye Před 8 měsíci +3

    Madsanid Ustaad keep going

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 Před 8 měsíci +1

    We have bright future,our hope it's not bad.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 8 měsíci +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 8 měsíci +3

    🥺🥺🥺. .. .ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @maxamedsacadaale
    @maxamedsacadaale Před 8 měsíci +3

    Soo badi sxb

  • @caawiyetube
    @caawiyetube Před 8 měsíci +4

    Mahadsanid saaxiib, dalkaan dadkiisa aad beey u dadaal badan yihiin, 2 wiil oo bangaali ah beeynu saaxiib nahay, hankooda iyo halkeey hiigsanayaan qoraal laguma soo koobi karo.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 8 měsíci +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 8 měsíci +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @IdleNoor-tw4hx
    @IdleNoor-tw4hx Před 8 měsíci +1

    Manshaalah

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 8 měsíci +2

    Ad baan aqaan bangaala dheesh waxa madax weyne ka ah sheekh xasiina waan wadan aqoon sare leh mahad sanid cirax maan omar

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před 8 měsíci +4

    Dalka Vietnam kaso hadal wll

  • @YareIsxaaq-lc8es
    @YareIsxaaq-lc8es Před 8 měsíci +51

    Somali is come back 2030

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Před 8 měsíci +5

      Ala wakhtigasi waa foogyay e maxan kusugna alle wxba alama ahan imaakaba inu awodeni inoso ceeliyo lkn inaga ayay inagu xiidhanymtahay inaynu is hagajino

    • @Samba_gameofthrones
      @Samba_gameofthrones Před 8 měsíci +2

      ​@@anwaar.adaan.maxamud😂😂 waqtigas waxa laga yaaba caalamka . Gawari hawada kuuso coto soobaxan😂😂😂

    • @Samba_gameofthrones
      @Samba_gameofthrones Před 8 měsíci +1

      Waqtigas gawari hawada kusocoto ayaa so bixi doona😂😂😂😂😂😂

    • @user-pm8st7un6p
      @user-pm8st7un6p Před 8 měsíci +2

      Lkn ha inagu fogayn waxay ilatahay soomaliya 2026 waba fos waxay na kuso noqon sede hore owaleba casre ah insha Allahu tacala

    • @user-yq1go3yr3z
      @user-yq1go3yr3z Před 8 měsíci

      😂😂😂😂

  • @Zerpwron143
    @Zerpwron143 Před 8 měsíci +5

    Kuudarso dalka Germany badkiisu waa 357,580 km²,
    Halka Somalia ay tahay 637,660 km² hadaana wxy isku jiraan inta dhulka iyo cirka u dhaxeysaa dhaqaala ahan ,dhnksbaa ...

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 Před 8 měsíci +1

      Dhulkeena waa 1.120 737 km2 ugu yaraan dhibaataduna cid walba way soo martaa

  • @usaamefaataxjaamac8595
    @usaamefaataxjaamac8595 Před 8 měsíci +3

    Sxp pakistan kasoo hadal iyo loolanka dhxmaray iyada iyo india

  • @user-wh4dr3qy8d
    @user-wh4dr3qy8d Před 8 měsíci

    Xogaha soobiiri waadmahadsantahay wll❤❤❤

  • @mohamudcade2030
    @mohamudcade2030 Před 8 měsíci +2

    Waxaaaan Kaaa Codsanaynaaa In Aaad Noo Soo Badiso Birnaamijyada Adika Oo Raaali Ah Abdirahman Omer 👍

  • @ciise_masuul
    @ciise_masuul Před 8 měsíci +1

    Soomalia is back 2023 if Allah says ❤️🇸🇴

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Před 8 měsíci

      2023 waba dhamatey somalina wali qabyalad iyo qurun iyo mamul gobaled yado madax goniya ma mushi ba ka jiro😅

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 Před 8 měsíci +5

    Somaliland baa noqon doonta waqti dhow Japan ta geeska Africa 🌍 Australia yada geeska Africa waan hubaa inshallah Somaliland will be rich ❤💚🤍

  • @user-jg9px1ij2s
    @user-jg9px1ij2s Před 8 měsíci +1

    Asc ustaad waxa nosoo diyaarisa india iyo waxbarashdyda jaamacadaha india insha alah

  • @RidwaanFarxaan-tx8xt
    @RidwaanFarxaan-tx8xt Před 8 měsíci +1

    Sxb baryaahan sidii hore waxba umaso dhigtid blease barnamijyada noso badi

  • @user-br9ci3ch1o
    @user-br9ci3ch1o Před 8 měsíci +1

    Abdirahman cumar💯🇧🇩💯

  • @MustafCiise
    @MustafCiise Před 8 měsíci +2

    Halkee kakentaa warbixintada sxp

  • @user-ih1cg3ov3z
    @user-ih1cg3ov3z Před 8 měsíci +3

    😮

  • @ANTAAY_GEMAR
    @ANTAAY_GEMAR Před 8 měsíci +1

    Arimaha sirdoonada ka soo hadal 😢

  • @CabdiqaniYuusuf-fz6nk
    @CabdiqaniYuusuf-fz6nk Před 8 měsíci +3

    Kasoo hadal Spain

  • @user-ft4xm4iq3c
    @user-ft4xm4iq3c Před 8 měsíci

    Asc wll c/Raxman

  • @Abdalle11
    @Abdalle11 Před 8 měsíci +4

    Somalia ader 7kaas Maha Mana Noqonayso Caqligi Fikirka Xabashida nagama Dhaadhicinaysid

  • @mkumiofficial1672
    @mkumiofficial1672 Před 8 měsíci +2

    Waa dal dadkiisa ee yihiin dad qabooban oo an dhib jecleen lkn siyaasad ahaan waxa xukuma hal family oo reer mujiiburahman ah waxana ayaga e hoor yimaadaan India.
    I miss Dhaka waxan kusoo qaatay waqti qurux badan

    • @Abdirahman-ls6nb
      @Abdirahman-ls6nb Před 8 měsíci +1

      Riyadeyda waaye inaa mar un tago Dhaka, Bangladesh ❤❤❤

    • @mkumiofficial1672
      @mkumiofficial1672 Před 8 měsíci +1

      @@Abdirahman-ls6nb bro waxan kuugu waanina inaadan jamacad u tegin waa hadii ad batch tahay hadii ad master tahay o ad rabtid software ama computer wax xirir laleh waa tegi karta.
      Mideeda kale somali hada nahay waxan rabna meel qurux badan o sida europe cml ah ama udhaw inan kunoolano meshaas sidaas ma ahan waa bulsho faqir iyo tajiir ah waxana badan dawaqada hoose.
      Waa meel adkeesi rabto masahlana

  • @user-tp7pp1ll6l
    @user-tp7pp1ll6l Před 7 měsíci

    Jah masha allah eideting ayaa isoo jiitey

  • @user-rn4gm2ip6n
    @user-rn4gm2ip6n Před 8 měsíci +1

    m.a

  • @somaliashorts4929
    @somaliashorts4929 Před 8 měsíci +2

    Shamusha nai cidii garanaysa reer BD🇧🇩😅

  • @XusenmuqtarMaxmudabukar
    @XusenmuqtarMaxmudabukar Před 8 měsíci +1

    Sxp sidee xogaha loradiya

  • @user-fd3mn2px2h
    @user-fd3mn2px2h Před 8 měsíci

    Ka Wayn intaa somaliya

  • @Xamse_yare800
    @Xamse_yare800 Před 8 měsíci

    M.a❤

  • @user-hs2ir8kn1m
    @user-hs2ir8kn1m Před 8 měsíci

    Somalia is come back 2030

  • @mustafekamaal3313
    @mustafekamaal3313 Před 8 měsíci +2

    Mapka Somalia maxa ka qaldan😢

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před 8 měsíci +1

    Zxp muqal noga sosame dagalki somalia iyo Ethiopia

  • @OmarFaaruuq683
    @OmarFaaruuq683 Před 8 měsíci

    Asc

  • @Yarkaboy-mt5ur
    @Yarkaboy-mt5ur Před 8 měsíci

    Somalia is come back Inshaallah ❤❤

  • @user-bo9yt2dd8l
    @user-bo9yt2dd8l Před 8 měsíci

    c/ rax man waa ku taa gee raa masul kin koyn

  • @Cukaashe
    @Cukaashe Před 8 měsíci

    Ururka Islaamka ee saxeexay xoriyada Bangladesh waxa markaa gudoomiye ka ahaa dalkeena Soomaaliya.

  • @engmukhtaar4442
    @engmukhtaar4442 Před 8 měsíci

    Somalia halkaa waxa dhigay qabyaalad iyo siyaasi tuuga oo bilaa damiir inagu dhulkeena waa dhul balaadhan oo leh xeebo,biuro iyo banaaano

  • @user-ng5hg8vd1y
    @user-ng5hg8vd1y Před 8 měsíci +4

    Ssc khatumo state of Somalia
    Kasoo samee

    • @Abdalle11
      @Abdalle11 Před 8 měsíci +2

      Khaatumo naas dheer 😂 Ma Xuma Ma Lascanodba Waye ilen dhulkad Ledihin waa khatumo Hooyadina Ma Tagi karto

    • @kubabdhamaysley8160
      @kubabdhamaysley8160 Před 3 měsíci

      😂​@@Abdalle11

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 8 měsíci

    Bagaali waa dad cajiib ah😅😅

  • @husseinsharif68
    @husseinsharif68 Před 6 měsíci

    Joy bangla😀

  • @AbdiChannel-xm2oz
    @AbdiChannel-xm2oz Před 8 měsíci

    Soomaaliya wn uso jeedsany hadanahy itoopiyan dhulkamid ah Ethiopia ayey haysata

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci +2

      Amxarow mxd ku hadli sidaan idin wasnay 1977 iyo 2006 waa balan inaa hilib qayriin idin cusiiino 🐕 🥩

  • @user-qk6vn9xt4m
    @user-qk6vn9xt4m Před 4 měsíci

    There is alot hindus in somali be careful.

  • @KhadarCabdilaahi-ue2cj
    @KhadarCabdilaahi-ue2cj Před 8 měsíci

    siideen unoqonkaraa hogaamiye daacad ah oo mideeya Islamka
    waxaanad iga soo diyaarisaa barnaamuj gaar ah

  • @OmarFaaruuq683
    @OmarFaaruuq683 Před 8 měsíci

    Asc