Shiicadu Ma ahan sidaad mooday | Maxaan ku kala duwanahay shiicada?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2020
  • Shiicadu Ma ahan sidaad mooday | Maxaan ku kala duwanahay shiicada?-----
    --------------------------------
    Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    --------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...
  • Zábava

Komentáře • 358

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 Před 3 lety +147

    Aduunka waxan ugu jecelahay wiilsha somalida ah ee CZcamsr ah ee soo gudbiya warbixinadan oo kale 🌷sharaf bad leedihiin runtii

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +124

    Mowduuc wax kuool ah aad baad umahadsan tahay abowe Abdiraxman👏

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 Před 3 lety +12

    SHIICADU WAXAY KHATAR KU YIHIIN ISLAAMKA LAFTIISA TAARIIKHDA LAMA ARAG SHIICO U HIILISAY ISLAAMKA HA LAGA TAXADARO الحمد لله على نعمة الاسلام و الايمان والسنة

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety +2

      Xaqiiiiiq cad Yuhuuda iyo Christan ku wadamada Muslimin ta bay cadaw ku yihiin lkn Shiicadu diinta islaamkay cadaw ku yihiin

    • @mnaraani
      @mnaraani Před měsícem

      Falastiin yaa caaeinayo maanta waa shiico suni ma.ahan

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +54

    Mahadsanid Teacher
    Waxad No So Diyarisah Barmamijo
    Waxtar leh Good job Abdirahman Omar

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +27

    Subxaan alllah aadamaha cid aan khaldamin ma jirto
    Ilaahay SwT mooye ...
    Shiicadu waa dad aad uyaab badan !!
    Ilahay hasoo hadeeYo...
    Mahadsanid walaaL.....

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z Před 3 lety +4

    جزاكم الله خير أخي غالي

  • @mohamoudapdirahman486
    @mohamoudapdirahman486 Před 3 lety +2

    Mahadsanid wll
    Mawduuc qiima badan
    Thanks
    Allah haku xifdiyo

  • @powerstar6194
    @powerstar6194 Před 3 lety +37

    Xilli hore ayaan soo kalahay iska markaan arky upload cusub✋
    Inta IGA danbysow liketa hura👌✌

    • @khadarmohamed1435
      @khadarmohamed1435 Před 3 lety +1

      Anigu habeen Ayaan daawanaya
      Waaxaana joogaa dalka hooyo.
      Waxaan filayaa inaad yurub joogto.
      Mahadsanid.

    • @powerstar6194
      @powerstar6194 Před 3 lety +1

      @@khadarmohamed1435 oo waayo mxaad ugu malaysay walaal✋✋✋✋😀

    • @hamseabdi9071
      @hamseabdi9071 Před 3 lety

      Balo

  • @hapiabdi7915
    @hapiabdi7915 Před 3 lety +73

    Waxan ahay da.yar 18 waxan donaya inan nafdayda horimariyo oo shaydan ba ii xidhxidhay ee wll barnamij dhiragalin aah soo diYari wll abdirahman

    • @cabdisalaanadan4061
      @cabdisalaanadan4061 Před 3 lety +2

      Ana ku dhiirigalinaye soo baas lanabrkaga Hhhhhh

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 Před 3 lety +1

      @@cabdisalaanadan4061
      Kadaa wllkaa haku jees jeesin

    • @kiinowmember36
      @kiinowmember36 Před 3 lety +1

      @@cabdisalaanadan4061
      Argagixiso miyaa ku dhiirin galin rabtaa

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 3 lety +8

      Wllo quraanka aqriso salda duxaaa tuko adkaarta subax iyo galbta aqriso tasbiuxda badso u will be happy

    • @user-gy9dd8yy2j
      @user-gy9dd8yy2j Před 3 lety +3

      hapi abdi will qofkasta naftiisa isagey kagodaa inuu wanaaga udooro hanuunkana ilaaha haya anaguse waxaa nalooga baahanyahay dadaal iyo inaynu nafta barnaa wanaaga oona ku traine gareynaa jaceylka Diinta iyo waalidka , iyo jacaylka masaajidka iyo muminiinta ,aadna saaxiib kadhigato ruux wanaagsan kuxiran masaajida wanaaga iyo cibaadada waa inaad uheshaa ruux aad isukaalmeysataan marka aniga waxaan kugu wacyigelinaayaa inaad masaajida kuxirnaato dhageysato culimada adigoon kalasaareyn yaan lagu wareerin iska ilaali diinxumayaasha hadasoobaxday ee kashaqeynaya iney kumarinhabaabiyaan kuuna horseedaan isqarxin iyo in laguuqurxiyo inaad dad islaamah kujihaado taasina marba hakaogolaan kuwa waxaasi kuqaraabanaya waa kuwo alekafurtay naartana ehel uah marka wll baro diinta imaamka masaajidka fikrad kaqaado iyo kutubta aadbaraneyso aniga taas ayaan kugu wacyigalinaayaa

  • @engadam617
    @engadam617 Před 3 lety

    Mahadsanid wll jazakalah

  • @faafikheerka8550
    @faafikheerka8550 Před 3 lety +16

    masha allah wll aad ayaad umahdsanthay mowduuc aad uqima badan ayaad nalawadaagtay

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Před 3 lety +4

    Jazakallah kheer sida hufan aad inoogu sharaxday

  • @saedabdirisak5952
    @saedabdirisak5952 Před 3 lety +6

    Runtii waa barnaamij wax badan u baahnayn. mahadsanid wall. Keep it up.

  • @mohamedmuha2052
    @mohamedmuha2052 Před 2 lety +2

    Masha Allhu... Waa wax lagu faano in aan leenahay wiilal Abdirahman cumar oo kaled ah iyo kuwa lamidka ah cumrigiina ilahey ha idin barakeeyo

  • @mariauzaama1061
    @mariauzaama1061 Před rokem

    Shukran jizaakullahu kheyr

  • @KhaalidMukhtaar-sc2lx
    @KhaalidMukhtaar-sc2lx Před 11 měsíci

    Mahadsanid wllky

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Před 10 měsíci +1

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @maryamawil9305
    @maryamawil9305 Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 Před 3 lety +5

    ❤SCW❤SCW❤SCW❤
    Masha allh jazakallah kheer
    Shukran

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety +1

    Wcs mahadsanid sxb

  • @maryammohamed5921
    @maryammohamed5921 Před 2 lety +1

    Mahadsanid

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 Před 3 lety +12

    Salalahu CalaYHi WasalaM💚💖❤

  • @ismaaciiladam5040
    @ismaaciiladam5040 Před 3 lety +1

    Thanks tescher

  • @cabdallacaadil7056
    @cabdallacaadil7056 Před 3 lety +3

    Masha allah waad mahadsanthy qaabka wcn aad usoo jeedisay

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 11 měsíci +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @nafisocali4404
    @nafisocali4404 Před 2 lety

    Mahadsanid walaal

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 Před 3 lety +4

    Guul insha allahe zxpH qlli

  • @shamilesmail
    @shamilesmail Před 3 lety +29

    Shiicadu waa Gaalo mar hadayba asxaabti nabiga aflagadeyen waxan daliil u ah
    قال تعالى{وَلَئِن سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ ۚ قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ (65) لا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُم بَعْدَ إِيمَانِكُمْ.. (66)) [التوبة].

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety +1

      War Quranku inuusan dhamaystirnayn bay aaaminsan yihiin maxaa sheegi
      12 imaam baaa jira Bay aaaaminsan yihiiin oo nabiyada ka fadli Badan oo ah Ali iyo awlaadisi ka farcantay
      Boqolaal jeer waxay isku dayeen inay qabriga nabiga soo saaraan waagi Faatimiyiinta waxani gaalada ka xun ka fogow

    • @mushtaqismail4112
      @mushtaqismail4112 Před 2 lety +2

      wadad xun

    • @yaxyecabdiraxman3854
      @yaxyecabdiraxman3854 Před rokem +1

      @@saacidomar8752 weliba wey katageen Kitaabkale ayee qorteen quraanka wey taxriifiyeen waxaana lafhahaa kitaabkaas
      مصحف فاطمة
      Shiicada waa gaalo mulimiin ma ahan caqiido xun ayeey aamisanyihiin asxaabta cali iyo xuseyn ayeey ka aamisanyihiin intakale waa ay gaaleesiiyaan

    • @yaxyecabdiraxman3854
      @yaxyecabdiraxman3854 Před rokem

      @@saacidomar8752 gaalada mul xiddiinta ah baa kacaqiido fiican ba kuwaan

    • @yaxyecabdiraxman3854
      @yaxyecabdiraxman3854 Před rokem

      @@saacidomar8752 imaam ka udanbeeyo waa imaam muxmed al mahdiyi waa sax waa imaam ay musliimanta caalamka dhan ay is ku waafaqsanyihiin soo bixitaankiisa waana imaamu zamaan wuna soo bixi doona balse middaa kukala duwanahay ah iyaga waxaey aamisanyihiin inuu noolyahay hadda uu dhuumanaayo duruuf awgeed

  • @bandhigshow760
    @bandhigshow760 Před 3 lety +10

    Hoyga Aqoonta iyO Hormarinta DhalinYarada ✊

  • @zuhaybcabdilahimaxamed
    @zuhaybcabdilahimaxamed Před měsícem

    Mansha Allah wad mahadsantay zcp c.wabari

  • @maxamedshariif6552
    @maxamedshariif6552 Před 3 lety

    Mahadsanid bowe mcn

  • @Qurunwareejiiye
    @Qurunwareejiiye Před rokem

    Thank you

  • @abdillahimohamed1729
    @abdillahimohamed1729 Před 3 lety +12

    Aboowe mahadsanid waad iga jaahil saartay

  • @hellomoha443
    @hellomoha443 Před 2 lety

    💞🌺🌺🌺💕💕💕Mujahid Sadaam Xuseen kasohadal walal

  • @aniishaabdullahi4039
    @aniishaabdullahi4039 Před 3 lety +1

    Thnks

  • @maxamedshariif6552
    @maxamedshariif6552 Před 3 lety +2

    Alle haku barakeeyo cilmigaaga

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 Před 3 lety

    Alle khayr ha kaa siiyo wll c/raxmaan waayo wax badan ayaan ka faaiday kuma aqaan balse dar alle ayaan kuu jeclahay iyo wanaaga aan kaa bartay wll alle ha ku xafido aakhiro iyo aduunkaba noosoo badi barnaamijyada wll please mahadsanid

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Před 3 lety +6

    Wllky Abdirahman hore usoco keep moving forward big bro

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 Před 3 lety +6

    Masha Allah Wll HOwl wanagsan Bad shacabkaga u hesa iLahay hakula Garab galOh

  • @maan8746
    @maan8746 Před 2 lety

    Hore u soco , wllka codka macaanow

  • @gurmad-trader114
    @gurmad-trader114 Před 3 lety +2

    Aaad ayaa u mahadsantahay Captain keenni
    #Abdi_Rahman

  • @IsmaeelAdam-bk7mi
    @IsmaeelAdam-bk7mi Před měsícem

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nawishnawishabdi3990
    @nawishnawishabdi3990 Před 2 lety

    Mnzha Allh wll

  • @suleimanhassanhirsi6451
    @suleimanhassanhirsi6451 Před 3 lety +1

    Allah ha soo hanuuniyo

  • @Umurayyan
    @Umurayyan Před měsícem

    Masha allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @lovetolove3960
    @lovetolove3960 Před 3 lety +9

    Wax badan ayaan ogaaday masha allah

  • @aragtidaruntaah8844
    @aragtidaruntaah8844 Před 3 lety +1

    Mashaallh huray usocu sxp

  • @hassanmohamedhassan9117

    Mash Allah hore usoco

  • @allahisonegod8617
    @allahisonegod8617 Před 2 lety

    manshaallah intake kasii wad wallal

  • @abdihakimhussein1730
    @abdihakimhussein1730 Před 2 lety

    Scw scw Mohammed nabigiinee udgoonaa Scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @c.raxmancali6250
    @c.raxmancali6250 Před 3 lety +1

    Mashaaa Alh

  • @saadiqmohacabas3814
    @saadiqmohacabas3814 Před 3 lety +2

    Masha allaah pro wan ku tagera

  • @samzworldchanel7686
    @samzworldchanel7686 Před 3 lety +1

    Iko sawa

  • @alixussein4012
    @alixussein4012 Před 3 lety +1

    Sxb aad pan u jeclahy wararkaan so badi insha🙏🙏❤❤❤❤

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 3 lety +2

    Baro wlhy waan ku taageeraa waa yo waxan rabay ayaan kaa helay oo kaa faa idey taas oo ah sheekoyinka dhiirigelinga balse weligay waanku xidhnaa jannelkan markaa pro mahadsanid wlhy zxp gacaliye inbadan oo soomaali ah ayaa wax u faa ideysay markaa ilaahay khyr hakaa abaal mariyo magacaynuna waa MAXAMED LUUK ZHOW KEEP GOING PRO abdirahmaan

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia Před 3 lety +1

    man sha allh

  • @ahmedmufti9489
    @ahmedmufti9489 Před 3 lety +5

    M.a .Mahadsanid waa Fariin u muhiim ah iyo qodobo In la barto ay fiican thy

  • @cumanmedia899
    @cumanmedia899 Před 3 lety +5

    Keep going my brother

  • @saadiqapdiqani934
    @saadiqapdiqani934 Před 3 lety

    Manzha allLaH hor e uzoco zhp

  • @asadali5648
    @asadali5648 Před 3 lety

    Asc wll c.raxmaan
    Caruurta nabiga scw uu dhalay qasatan gabdhihiisa faduma iyo zaynba ayaa wax dhalay .
    Waadna mahadsanthy waxana ku xeranahy barnaamijyadaada shukran wll

  • @abdiraxmanmacalin119
    @abdiraxmanmacalin119 Před 3 lety +13

    Aniga ayaa ugu horeya wan ku salaamay ustaad abdiraxman omar

  • @mohacusman6879
    @mohacusman6879 Před 3 lety +2

    Wll abdiraxman aad baad u mahadsan tahay mooducyada wanaagsan ee aad inoo soo gudbiso wll ado raali lamparkaaga ayaan u baahna

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 Před rokem

    Subxaanallaah, wa dad gaf weyn galay , alle hasoo hanuuniyo

  • @cabdifataaxmacallinmuxumed2409

    اللهم اهد هم

  • @abdirashiidkhadar1454
    @abdirashiidkhadar1454 Před 3 lety +1

    Wll qaliya abdirixmaan omar

  • @kathiamohomuud7448
    @kathiamohomuud7448 Před 3 lety

    So xaqiiji wll

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 Před 3 lety +1

    Insha Allh
    Cabdirahman Omar
    100k subscribe

  • @ssh1898
    @ssh1898 Před 3 lety

    Baralh wl

  • @saabiriinmoha4211
    @saabiriinmoha4211 Před 2 lety

    ختم الانبيا محمد صلى الله عليه وسلم❤❤

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 3 lety +2

    Soo badi habo

  • @maryanmohamedmaryanmohamed9445

    Zxp going forward

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 Před 3 lety +1

    Ilaahay qaladka ay ku suganyihiin haka soo hanuuniyo

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 Před 2 lety

    Abdirahman dib ugu noqo
    shiico ama iiraan ma soo saarin bukhaari iyo muslim

  • @sayfudiinsaid7987
    @sayfudiinsaid7987 Před 3 lety +61

    Keep going my teacher

  • @sh.khashici
    @sh.khashici Před 6 měsíci

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @sakimustaf8147
    @sakimustaf8147 Před měsícem

    Scw

  • @abdinajiibmaxamed9447
    @abdinajiibmaxamed9447 Před rokem +1

    Horay usoco wll

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 3 lety +3

    Shiicada waa dad layimid bidcooyin diinta islaamka ka baxsan qaarkood ama imaamyadooda waxa ay rabaan bay sameestaan gabadha maxramka u eh xitaa ma cafiyaan oo waxa ay kuleeyihiin waan barakaysanaa waana sii wax baraa

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 3 lety

      halaal media @ beenta warkii carabta ayaa wadataa wali qof sooma salaada xajiya waxaad ka sheegtid waa qalad WAX SHIICO LADHAHO AMA SUNI LA DHAHO MAJIRAAN SISA KITAABKA ALE YIRI EE DHAGEYSO WARKA MARYA WEYNTA

    • @abdilahiali4668
      @abdilahiali4668 Před 3 lety +1

      @@AR-cx5yf aadaa jahile wax baadh Runbuu ku sheegay

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      @@AR-cx5yf adu ma shiiiicaa tahay

  • @faafikheerka8550
    @faafikheerka8550 Před 3 lety +15

    asc walaal faafi keerka quraan iyo muxadroyin ayaad kaheleeysaan fadlan so boqo subscribe isaar

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Před 3 lety +6

    Cabdiraxmaan cumar ( waapri media) keep goin

  • @abdihakinkacaan3373
    @abdihakinkacaan3373 Před 3 lety +1

    Wan ku salamay sxb Abdirahman Omar 🖐️

  • @user-kq5sv4df4c
    @user-kq5sv4df4c Před 8 měsíci

    Subxanllha alle so hadeeyo

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 Před 3 lety +1

    Keep going

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 Před 3 lety +1

    Keeep going bro

  • @yahyeabaaz3791
    @yahyeabaaz3791 Před 3 lety

    Horey usoco wll

  • @LastTime-sc4ky
    @LastTime-sc4ky Před 11 měsíci +1

    Sxp mahadsanid adaa mudan nin wax tar uleh dhalinyarada waqtigaan

  • @user-jh6sk6mc5k
    @user-jh6sk6mc5k Před 7 měsíci +1

    Keep going codkaa mcn😊

  • @yususabdi871
    @yususabdi871 Před 3 lety

    Sxb soo badidi kuwaan oo kalee

  • @cabdullahicabdicisman2714

    Waaberi Sxb Barnaamijyada Noo Soo Badi

  • @user-vq8so2si9g
    @user-vq8so2si9g Před 3 měsíci

    Scw❤

  • @xamzeaxmed4232
    @xamzeaxmed4232 Před 3 lety +3

    Keep going Zxp sare

  • @user-ds8ut2gi5n
    @user-ds8ut2gi5n Před 8 měsíci

    illaahay ku Darajee

  • @sadaqilmi4415
    @sadaqilmi4415 Před 2 lety

    Scw🥰

  • @abdirahmansalad7485
    @abdirahmansalad7485 Před 3 lety +4

    Asc wll abdirahman samiyow

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 3 lety +12

    Shiicada waa dad dhagar bdn oo aad u dhib bdn

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 Před 3 lety +3

    Gaalo an gaban

  • @abdirahmanmohammed3338
    @abdirahmanmohammed3338 Před 3 lety +1

    Scw scw

  • @ahmethzakirmohamoud334
    @ahmethzakirmohamoud334 Před 3 lety +1

    Wabari.media❤👆❤

  • @khadarcade5322
    @khadarcade5322 Před 3 lety +1

    Team waaberi

  • @mohamowlitt5269
    @mohamowlitt5269 Před 3 lety +2

    Waa jeclhy barnaamijyadada sxpkiyow