Sidee lacag u sameynkartaa intaa MEDICINE baraneysid | MBBS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 05. 2020
  • Sidee lacag u sameynkartaa intaa kuliyada daaweynta iyo qaliinka baraneysid?
    Muuqaalkaan waxaan kugula wadaagayaa ilaa 9 qodob aad lacag fiican ku abuuri kartid intaad arday katahay jaamacada.
    Daawasho wanaagsan.
    Igalasoo xiriir:
    Facebook: / dr-adnan-abdallah-2904...
    Instagram: Adnan_dr2

Komentáře • 102

  • @izaqali8659
    @izaqali8659 Před 3 lety +18

    I am medical student at the same time xirfada cilaan sarka ku shaqeeya

  • @hibomaxamuud4296
    @hibomaxamuud4296 Před 3 lety +1

    Manshallah dr adanan alle haku xafido waad noo faa iidaysaye misiinka xasandaka alle hakugu daro more

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 Před 3 lety +1

    جزاكم الله خيرا وزادكم الله علما وعملا Dre wad noo faa'iideysay in badan Shukran

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel Před 3 lety

    M.a Dr caaqil baa tahay alle haku barakeeyo

  • @alihussein921
    @alihussein921 Před 4 lety +4

    Dr cawa waa uu I.dhiiri galiyay mashalah dr aad iyo aad wado wangsan ayad no iftiimisay👏👏👏🇸🇴

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Dr Adnaan fikrado badan ayaan kaafaaiday

  • @istarcabdiwahaab3036
    @istarcabdiwahaab3036 Před 4 lety +1

    Masha allh doctor inaan diyaariyo ayan rabaa medicine wax badn ayaad ii faa idysy

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 Před 3 lety +3

    Mnsha allah ilaahay caqligaaga iyo cilmigaagaba hakuubarakeeyo wllo 🤲🌹

  • @cabdimaaliknuurmacalin1259

    Mansha Allah dr mahadsanid

  • @sowdaosmanhussein3351
    @sowdaosmanhussein3351 Před 4 lety +5

    Wa sax Dr adigoo medicine baranaya ina lacag sameyn kartid balse caqabadaha ugu weyn oo ardayda heysta aya ah waqtiga oo cariiri ah (anigaa ahan wan argay wey jiri karaan fekerdaa in arday kale ila qabaan)

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +1

      Waa sax walaal dhibka ugu weyn ayaa ah in ardayga Caafimaadka barta uusan heysanin waqti badan, balse qofkii duruufta ey ku kalifto asagaa laga rabaa in uu jadwaleeyo noloshiisa.

  • @fadumamahamedali1045
    @fadumamahamedali1045 Před 3 lety +1

    Mashaalah shukran dr adnan

  • @halimomohamed8916
    @halimomohamed8916 Před 4 lety +4

    Masha Allah macalin waxaan ku leeyahay mahadsanid inta Noo faaideysay lagama hadli karo inta iyo inkabadan ayaa kaka fadhinaa horey usoco ha caajisin Allah kuu fududeyo hamigaaga iyo guushaada Allah ku gaarsiiyo ❤❤❤❤

  • @deeqdarajo3312
    @deeqdarajo3312 Před rokem

    Dr Thknkz Allaha Ku Xifdiyo❤

  • @suhaybabdirahaman543
    @suhaybabdirahaman543 Před 4 lety +3

    Maasha allh doctor Adnan abdallah
    Allah haku barkeeyo aqoonta anaga Allah hanoo sahlo barashada kuliyad MBBS

  • @drhudahassan6329
    @drhudahassan6329 Před 4 lety +2

    Mashallah Dr Adnan runti wax badan Ayan kaa faaide fikir ayaa mesha igaga dhashay oo iga maqnaa jazakallah walalo

  • @naemaadem3319
    @naemaadem3319 Před 3 lety

    shukran wllo allaha ka abal mariyo

  • @yuzarsiif-aminahmed4918
    @yuzarsiif-aminahmed4918 Před 4 lety +1

    Jazaka Allah kheyra dr Adnan
    Guleyso runtii waxa tahay dhaqtar wngsn mar waliba jcl dhalinyarad cafimadka hormariya

  • @cawilahmed4000
    @cawilahmed4000 Před 3 lety +3

    Masha Allah ilhay hku xafido wllo 💕❤

    • @oliverkevin8954
      @oliverkevin8954 Před 2 lety

      you probably dont care at all but does someone know of a method to log back into an Instagram account..?
      I somehow forgot the account password. I would appreciate any assistance you can offer me

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320

    بارك الله يا دكتور

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 Před 4 lety +1

    Aad ayad umahadsantahay dr baranamijyada quruxda badan eed noo soo gudbiso horay usoco 🙏🙏🙏

  • @alidhuux9035
    @alidhuux9035 Před 3 lety

    ma.a DR qof aan wax bdan ka ogaanay ma.a guulyso

  • @zuhuurabdirashiidhussein3376

    Masha Allah Walalkay Shukhran 😍😍

  • @fatimanoromar6205
    @fatimanoromar6205 Před 4 lety +2

    Masha Allah dr adnan aad iyo aad ayaa umahsanthy wax badan ayaa kaa faidanay hadaan ardayda medicine ka nahy shukran dr 🙏💯

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +1

      Cafwan walal, Farxad weyn ayey iitahay 1 erey hadii leyga faaido waa sababta aan ufuray kanaalkan.

  • @Dhamaystiren
    @Dhamaystiren Před 11 měsíci

    Excellent bro my role model❤🎉

  • @omarnorabdirihmaan1635
    @omarnorabdirihmaan1635 Před 3 lety +1

    Thankz

  • @khadramaxed663
    @khadramaxed663 Před rokem

    Alle haku xifdiyo teacher

  • @suubanbkr1579
    @suubanbkr1579 Před 4 lety +1

    Mahadsanid doctor adnaan👍👍👍👍

  • @abdiazizsaleban2494
    @abdiazizsaleban2494 Před 4 lety

    Go forward teacher

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 Před 4 lety +2

    msha Allah Dr adnan shukran
    points arday walba oo kuliyada medicine baranayaa is waydiiyo bad ka jawaabtay xaqiiqdii.

  • @masmalhasan2583
    @masmalhasan2583 Před 4 lety +3

    Mashalah keep going brather

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +2

      Thanks

    • @xamsoslife-6007
      @xamsoslife-6007 Před 3 lety +1

      Salaam dr I'm medical student online marketing xiseya arin website ku sabsan rape iyo marketin wax ka waydiyo .
      Hday macqul tahay meel an kala xiriiro.tnkz

  • @istarliinabdullahiabdi8284

    M.a dr Adanan allah ha ku xafido wd noo faa'ideysay runtii
    Mahadsanid 🙏 more respectful.

  • @calicabdiqadircali4992
    @calicabdiqadircali4992 Před 3 lety +1

    Dr adnan horay usoco

  • @amalhonest2052
    @amalhonest2052 Před 4 lety

    M a Dr shukrn

  • @asmaabduqadir8124
    @asmaabduqadir8124 Před 4 lety +1

    M. A Dr shugran

  • @safiaahmed4139
    @safiaahmed4139 Před 4 lety

    M.a Dr. Adnan

  • @muusesiilaanyo519
    @muusesiilaanyo519 Před 3 lety

    Mnzha allh

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 Před rokem

    Mahadsnid wll

  • @Shacni.
    @Shacni. Před 3 lety +1

    Mashaallah

  • @lebanmokhtar2449
    @lebanmokhtar2449 Před 3 lety +1

    Dr Adnaan aad ayan kaga mahadcelinaya sida quruxda bdn ee aad macluumaadka afaca leh noola wadaagtid markale mhdsnd sxb

  • @drabdulahixasan5043
    @drabdulahixasan5043 Před 4 lety +1

    Wllkh adnaaan wlhi wn kgu xeranhy alaha ku sharfo

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Před 2 lety

    Danke 🙏

  • @drahmed7202
    @drahmed7202 Před 3 lety +6

    Dr waxaa ka codsanaa qiimaha master degree ee dibedda qaybaha kala duwan medicine ina noso diyaariso iyo wadamada ugu wanagsan
    mahdsanid Dr Adnan

  • @raalinacabdi2206
    @raalinacabdi2206 Před 4 lety +2

    Thanks dr adnaan wlhi waxaa ku farax sanahay mar walbo aad eray aad jeegtit wax baa ka faaida

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety

      U welcome sister, Muhiimadeena marwalba waa in walaalaheen aan u faaideyno intayar ee aan kaga roonahay.

  • @abdulahiabdimohameddirie2830

    M.allh dr waa arin aad u wngsan runtii
    #Jazakallah.

  • @mastertiktoks8023
    @mastertiktoks8023 Před 4 lety +2

    M.a dr adnaan waan ka faaidaystay hadda medicine wadaa insha Allh guuul rajaynaya

  • @sakariyemohamudmohamed1552

    anigh wxaa ahay medical student wxaana lacag ka sameeya forex alx thanks Dre

  • @fardowsaabdullahi4547
    @fardowsaabdullahi4547 Před 3 lety +2

    Asc dr adnaan waxan rbaa inaan kula xariiro ee xageen kaaala soo xariira

  • @xamsoslife-6007
    @xamsoslife-6007 Před 3 lety +2

    Wlhi funny 😄 thy
    Qalin RASAAS 🤣laga lbiste.

  • @RuunShaaciye
    @RuunShaaciye Před 3 lety

    Wll adoo mahadsan altarasound kasoo hadal casharo koban noga soodiyari

  • @QadroaliShire-wx2ei
    @QadroaliShire-wx2ei Před 10 měsíci

    Waan ku fiicanahay qoraalka ee ma ifahansiinkartaa blogging ma fahminee

  • @mohamedlucky2422
    @mohamedlucky2422 Před 3 lety +1

    Teacher adnan anigoo medicine baranaa math ama physics teacher maka noqon karaa
    Haddii aan ka noqdona ma laga wanaagsanyahay

  • @maariyamaanka222
    @maariyamaanka222 Před 3 lety

    M.A

  • @muhanadmohamedabdi2273

    Dr noo soo gudbi dhacadooyinkii kugu yaabka badnaa intaa MBBS ku jirtay
    Iyo sidaa uga gudubtay

  • @mohayare1560
    @mohayare1560 Před rokem

    Asc dr waxan kuwedinaa jamacadaha dalka kuwa cafimadka kufecan kufecan waa kuwee

  • @raxmocusmaanisqaax5854
    @raxmocusmaanisqaax5854 Před 2 lety +1

    Ustadi aada umahadsantahy lkn jamacadada magaceed jamacadaada magaceed

  • @ismaciilkulane1695
    @ismaciilkulane1695 Před 2 lety

    Pro adi cml waa i anfacesa ee lambarkaga what,s appka ma iisoo qori kartaa adigoo mahadsan

  • @xabiibchannel6681
    @xabiibchannel6681 Před 2 lety

    Dadka medicine ka ah lee miyaa dr

  • @abdikadirm.abdullahi
    @abdikadirm.abdullahi Před 4 lety +1

    Ustaad waan ku salaamay marka hore.
    Waxaan isticmaala blogging marka wuxuu leyahay si aad lacag ugu sameysid waxaad ku xirtaa Google adsense markaan ku dhuftana wuxuu iweydiya website. Marka mxaan sameyn karaa mhdsnid.

  • @sadaammohassan673
    @sadaammohassan673 Před 4 lety

    Dr kawaran hadaad joogtid waddanka dibadiisa side u samayn karta lacag?

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety +1

      Walal Sadaam, Gudaha ama banaanka dalka meelwalba waa lagu dabaqo karaa qeybo badan oo kamid ah waxyaabaha aan kahadalnay.

  • @hafsoomar9762
    @hafsoomar9762 Před 4 lety

    Zxp wax sheegaaga waaa ku faa iiday zxp

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 4 lety

      Farxad ayey nootahay in aad wax uun ka faaiday walal.
      Guuleyso.

  • @mustafeliiban2991
    @mustafeliiban2991 Před 4 lety +1

    MAANSHALLAH
    Mahadsanid walaal dr Cadnaan
    Anuu CZcams channel ayaa furtay
    Immika 318 qof ayaa ku soo xidhmay
    Asxaabtaada waxaa ka codsanayaa
    Inay igu soo xidhmaan inshallah

  • @ikraanahmed6702
    @ikraanahmed6702 Před rokem

    Asc Dr aad baad umahadsantahy intaad na siisay fikradahan quruxda badan Dr imikaan isqoray medicine ka waxanan ahay gabdh dhawaan guursatay ,yadoo ay saatahay aadbaan ujecelahay barashadah medicine ka markaa Dr miyay qoyskaa samaystay iga hor isaatagaysa barashadeeda oo dadaalki miyaa hood udhacayah ?

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před rokem

      Wcs walaal Allah kuu barakeeyo reerka aad sameyseen. Maya reerkaaga wuu kugu caawinkaraa in aad si fiican wax ubaratid ee ha isdhiganin dadaal badan sameey 2da dhinacba, dhanka guriga iyo dhanka waxbarashada.

    • @ikraanahmed6702
      @ikraanahmed6702 Před rokem

      @@DrAdnanAbdallah alle haku sharfo diktoor insha alllh ana waan dadaali barnaamijyadaadah waxbadan ayaan kafaaiday mahadsanid Dr.

  • @raxmoraxmocabdi1575
    @raxmoraxmocabdi1575 Před 2 lety

    Send me your number 🌹🌹 aaad io ayaa ujeclahay medicine runtii si aan kaaga faaiido

  • @salafusaalixchannel
    @salafusaalixchannel Před 3 lety

    M.a Dr caaqil baa tahay alle haku barakeeyo

  • @fardowsaabdullahi4547
    @fardowsaabdullahi4547 Před 3 lety +1

    Asc dr adnaan waxan rbaa inaan kula xariiro ee xageen kaaala soo xariira

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Před 3 lety

      Wcs walaal Fardowsa.
      Faceboo: Dr. Adnan Abdallah
      Instagram: Adnan_dr2